Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

folks describe your perfect honeymoon.

Recommended Posts

dont yall need to have significant other! before day dreaming!!

 

 

Rudy why are you always boasting about your conquest(wife)that is?.Dont you think the others that have have significant others?.

 

 

Raula Utamaduni

 

There used to be a pub near my family home in mombasa called utamaduni.Is that where this band used to play or something ;):D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ horta honemoon af soomaali maxaa lagu dhahaa?

 

 

Orgilaqe...baro family inleen waad ka heshaa? gracias annakabo waan kaa helnaa

 

honeymoon keyga inaan ka fikiro waxaan bilaaway markaan ahaay 9 jir...so u can bet ur life on it its going to be one to be remembered by me n him

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Looooool@Simply the Best

 

HONEYMOON: waxaa af-Somali lagu yiraahdaa Ayaamaha hore ee aqal-galka (Shahrul Casal :D ) ma heleysid hal eray oo la macna ah balse waa sidan ayaamah hore ee aqal-galka..........

 

 

Marka hore aniga ma'ihi gabdhaha ka dambeeya aroosyada qarashka badan lagu bixiyo, mana sameynayo aroos aqrash badan ku baxayo eg. kuwa hotel lada lagu dhigo, iwm ( Guys don't get ur hopes up 'cause this gal is not about to settle down anytime soon :D )

 

Balse plan keygu waa inaan honeymoon heer sara ah sameysto haddii Allaah yiraahdo, waxaan aadayaa vacation una aadaa magaalo yar oo ku taalo wadan Africa ka mid ah (that is secret :D ) hint:(Z) :D

 

waana magaalo aad iyo aad u qurux badan isla markaana leh bad iyo xeeb aad iyo aad u qurux badan geedo Palm treesna ay ku yaalaan xeebtuna ay leedahay caro cad oo aad iyo aad nadiif u ah, u probably get the whole pict on how it's look like :D Anyways honeymoon keygu waa sidaan,, oh yeah honeymoon keygu dharirkiisu waa inoo ahaadaa ugu yaraan 3 bilood :D;) Aniga lacagtii aan ku qarashgeyn lahaa aroos weyn waxaa ku aadayaa honeymoon :D

 

Go figure:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raage   

My perfect honeymoon would be under the bright moonlight in the highly remote regions of the somali bushland with the soft scent of radiation flowing in the breeze all the way from iraq while laying on top of a rusted 1980s tank listening for the echoes of gunshots from the borderlines of ethiopia...NOW thats a perfect honeymoon. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

My Dream honeymoon ,,,, waxa weeye inaan gabar fiican, dhaqan leh, akhlaaq iyo dabeecad wanaag ilaahay ku mannaystay aan helo ,,,, no matter inaan honeymoon u baxno ,,, hadaan rabno aan buul isku aroosanno laakiin waxa aan ka door bidayaa inuu qofku noqdo perfect (Insha Allah).

 

Markii qofka la helo ,,, waxa aan tegi lahayn my Favorate place ,,, Ceerigaabo waxa aanan soo daansha daanshoon lahayn buuraha Daallo annagoo cagta soo yara gelin lahayn xeebaha Maydh iyo Xiis ,,,,,,,, waxa aan jeclaan lahaa inaan ku degno hotel ku yaal agagaarka buurta Daallo ,, halkaas oo aan One Month ku qaadan lahayn nasasho Cake gana aan si fiican ugu cuni lahayn :D

 

Subaxdii waxa aan kici lahayn around 10:00am ,,, waxa aan tegi lahayn Miiska oo quraacdu diyaar ku tahay ,,,, aniga oo lebbisan dharkii bajamaha ahaa iyaduna sidoo kele. marka aan xoogaa quraac ka ku dhufano ka dib waxa aan aadi lahayn qolka fadhiga halkaas oo inta aan falaas shaah ah geysano sheeko iyo qosol bilowno annaga oo TV ga fiirsanayna si aan u ogaano wixii adduunka ku cusub. sheeko iyo kaftan dheer ka dib waxa la gaaray xilligii salaadda duhur loo kici lahaa ,, marka la tukado ,, waxa loo baxayaa barxadda sare ee guriga oo hoos fiican leh ,,, si halkaas looga sii wado kaftanka , qosolka iyo faro ka ciyaarka iyadoo aanay dhunkashaduna meesha ka maqnayn.

 

waxa la gaarayaa xilliga qadada ,,, xoogaa qado oo fudud baa lagu tuurayaa ka dibna waxa dib loogu noqonayaa qolka hurdada si xoogaa sheeko ah sariirta dusheeda loogu sii wato ama game la ciyaaro ilaa inta casar laga tukanayo.

 

waxa ay gaartay xilligii Coffee lagu dhufan lahaa ,,,,, ka dibna inta kubbad (bolooni) la qaato banaanka loo baxo laga fogaado meesha aanu deggennahay. waxa dusha looga baxayaa buuraha ku hareeraysan Daallo iyadoo hadba ugaarta meesha yaacaysa dhinac loo eryanayo ugu dambayntana xoogaa jimicsi ah la ciyaarayo iyadoo kubadda la ciyaarayo marna la is baacsanayo kaymaha dhexdooda ilaa inta cadceeddu ka dhacayso oo lagu soo noqonayo meeshii la deggenaa.

 

Taking shower iyo lebbis ka dib waxa loo soo baxayaa magaalada iyadoo gacmaha la is haysto suuqa dhexdiisa isla markaana qosolka iyo dhoolla caddayntu ay wejayaga buuxisay. Waxa aanu u casho tegeynaa mid ka mid ah restaurent yada ugu fiican magaalada ,,, ka dibna waxa la soo marayaa suuqa iyadoo la daadaawanayo dukaamada iyo supermarkets ka ku yaal oo hadba wixii loo baahan yahay laga soo gadanayo.

 

Iyada oo dhexda la is haysto ayaan ku soo noqonaynaa meeshii aan deggenayn ,, marka dharka la iska bixiyo ka dib ee bajaamihii gurijoogga dib loo qaato ,,, waxa aan daaranaynaa hal Movie oo Romance ah ,, iyadoo lagu wada fadhiyo hal Sofa chair ah qof walibana uu kan kele ku dul jiifo ama at least gacmaha la isku dheggan yahay oo inta hadba isha la isku xado si jacayl qoto dheeri ku dheehan yahay la isu dhunkanaayo.

 

Ilaa ay gaarayso waqtigii sariirta la aaadi lahaa oo inta qof waliba soo diyaar garoobo ,,, cadar iyo wixii udgoon la heli karana la iska soo buuxiyo inta si fiican legga la isaga galo hurdo la muquuranayo.

 

Of course after eating the Cake :D:D:D;);)

 

ka warran ,,,, that will continue for One complete Month ,,,,, unless there is someone (of course the bride) would like to extend it to three months :D:D

 

I think you must get lust reading this ,,,, heeey wake up ,,, u r dreaming ,,it is no real ,,,, wake up ,,,, i'm just writing my dreams . . . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Honesita   

Lovely topic.....!!

I actually dreamt about my honey moon since i was a lil' kid too....so it'll defintely be worth while.....!! I dont believe in extravagant weddings....i dont actually believe in having a wedding period...so all those expenses will definitely go to a beautiful place and an unforgetable month or two long honey moon...!! Where...hmm...countries i think of are Egypt, Spain, Italy or Dubai...!! Or maybe even two or more of those countries.....!!! And of course, he'll have no choice if i dont like his idea...!!!

 

Dawoco....i like that sis....if my guy gave me a diomond ring, i would actually either sell it, or throw it back at him....on top...i'll make sure i manage his money...since he doesnt know how to spend it wisely...!!

 

Raula....girl i heard lots about Zanzibar....i might actually check it out this summer....i'm going to Tanzania insha allah....!!!

 

Wiilo.....maandheey meesha magac maleh miyaa, misa in la gaaga hor maro baad ka baqeeysaa...!! Ilaahay aa dhulka iska leh huuno...so share the place dear...!!! Plus...what do u mean long time baa ka haray....u mean u still have 6 more years, then 8 more years...then..maxaa ba haray walaalo...lol!!

 

Jacaylbaro....waa wareey...r u for real....i meant...wouldnt u get bored...lol...!!

 

Salaamz

Share this post


Link to post
Share on other sites

aint this a man's agony and womens fantasy!! let be 4 real! we r in higra! not in fantasy island!! so lets act like it!! :confused: and not hollywood freaks!! :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Loool@Honesita

 

Oh yeah, that place is secret :D but adiga waa laguu sheegaa In

Private) ;):Dsmile.gif

 

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ohhhhhhhhh ,,, Honesta ,,, how can i get bored and i've all these ,,,,,,,, ohhhhhh ,, dream ,, dream ,,,dream ,,,,

 

Wiilo,, ka warran meeshaas ??? hadii adiga aad ahaan lahayd would you get bored ?? ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Looooool@simply the Best,,, iyaa maxaan maqlooyaa aniga :confused: :rolleyes: :eek:

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this