Sign in to follow this  
Rokko

This or That? (CHOOSE ONE)

Recommended Posts

nuune   

waraa ani geeloow aa qaatay,because bakaylaha inii ihabaara aa kabiiqaa.

 

for lakkad:lakkad waa lagu dhacay aa kuleeyahay,xariifkaan goathurter aa kaa xaday avatarkaaga!!

 

check this out:

 

daanyeer shuban badan laakiin naagaha kufsado or xalwad mallaay kasameesan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Akaasey xalwaad iyo malley ahh..my Godddd..kasaab inuu shubaan iguu dhiciin intaas hadaa isku cuuno...maarka isku adimaayoo this one..loool

Got one..

Niin Nacaas ahh oo aqli oo geeda ka leexdo xadda ann leheen.mise niin Xassid ahh oo hooyadiis xadda lacaag uu dideey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Yac!..lemme go for the NACAS..yacni instead of hooyaday aan xaasdi la'aha?..hayeh?

 

hayeh check this out....

 

Doofaar dhuu -dhuusaya(oo 0rdaaya yaah-picture it..lol)..mise Mallay(bada kasoo baxday) doofaarka la yaaban! -baqbaq badanaa!

 

TO the bro who got my avatar!..saxiib iii deey geedka..yaah.

NUUNKA..mahadsanid! TO the bro who got my avatar!..saxiib iii deey geedka..yaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa lakkad see camal adi,ani avatarkaaga aa lagaa xaday bas aa kudhahay, addigana waxaad igu dhahday curri yaanyuur ersanaayo aa tahay.

 

waa kabiiqday xariifka kaa xaday avatarkaaga,because ani meellkale kugu arkay adigoo iska badallay avatarkaaga,sidii hitler camal aa kooffi qabtay

 

waxaan doortay mallaay doofaarka layyaaban

 

check this one out

 

gooryaan pilot ah or injir xalay dhashay wiil

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

Ar iga tag@!..NUUNKA..ani maa saas ku dhahay?

but tankis..waa udhaafay geedka xunka.

Jamal..mundu khu mundu..chieF!..

AMA go for the

 

JIIR JEEGADA XIIRTAY>>lol..this is crazzy...

 

hayeh check this out...

 

eey ilka la oo sarqaan ah..mise..shimbir shaati gaduud wadato!..aboow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LOOOOOOL..waraa ma fiyoobid JAMAL.

Xatanlay aa?

ama go for the xatanlaay..lol..cant get over it..

hayeh..fiiri hee

 

GERRI JAAJUUS AH mise GUUMEEYS WEERSHA AH..LOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Macalin   

LOOOL..jamaal/

 

i take the maroodi waraa

bismilaah.

 

libaax labo labo haayso(yacni matag haaya)..mise faras niikinaaya?(hees aweys ushidan-lol)

libaax labo labo haayso(yacni matag haaya)..mise faras niikinaaya?(hees aweys ushidan-lol)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haaruun   

LOOOOOOL, Jamal, Odeygaa la qaatey..

which group would u like to be with....Habro bugle dheelaayo(feeraha iska jajabinaaya) or odayaal imbili dheelaayo oo neerfoosa ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa naagaha buglaha aa qaatay feera jajabin min maskax qac wush dhac bul kac wac yac dul

 

faraanfar dhakhtar ah or mallaay dadka guda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamila   

Salaams all,

 

Filsaneey see camal sis hadeer lee isku daba dhacooyaaye ama waa ku caajistay sis?

 

Joodari Dhilqo badan (habeenki hakaa dharagto lagu lahaa) ama Madax Injir ka buuxdo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this