Suldaanka

Tukaraq fallout...

Recommended Posts

MBC's calculated move on Tukaraq, stripping Garowe Administration their last extortion point, is bearing the intended political results. 

The Cagalule dude, ex-London marfish owner, is now licking his own wounds... he naivly and wrongly misunderstood Garowe's desparate cries for IC' interference as a token for support for going to war. Hopefully he learned his lesson. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

GAROWE:- ISSIMO WADA QORSHE AY KAGA HOR-IMANAYAAN DOORASHADA PUNTLAND

Qaar kamid ah issimada gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ee Puntland oo shir ku leh magaalada Garowe ayaa wada qorshe ay kaga hor-imanayaan doorashada la qorsheeyay 8-da Janaayo 2019.

Qorshaha issimadan ayaa ah in aysan soo xuleyn xubnaha beelahooda ku matala Baarlamaanka Puntland, inta laga xoreynayo gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo ay ku muransan yihiin Puntland iyo Somaliland, waxaana maanta galinkii dambe baaqday shir jaraa’id oo lagu shaacin lahaa arrintan, kadib markii la sheegay in laysku khilaafay.

Sidoo kale issimadan waxaa qorshaha kula jira qaar kamid ah issimada Beesha Tanade Daarood (Leelkase), kuwaas  oo sanadkii hore codsaday in dastuurka Puntland loo furo oo loo kordhiyo xubnaha ay ku leeyihiin Baarlamaanka Puntland, taas oo markii dambe suurta galiweyday.

Qorshaha issimadan ayaa ku soo aaday, xili Puntland ay u diyaar-garowday doorasho madaxtinimo oo xiligeedu ka dhiman yahay 80 maalmood, iyadoo beelaha qaar ay soo xusheen xubnaha ay ku leeyihiin Baaralmaanka Puntland.

Sida la aaminsan yahay qorshahan looga hor-imanayo doorshada Puntland ee la qorsheeyay 8-da Janaayo 2019 waxaa dabada ka riixaya Madaxweyne Gaas oo raba in uu sameysto muddo korarsi, inkastoo horey uu u sheegay in doorashadu xiligeeda dhacayso.

Qorshahan ayaa Puntland ku keeni kara qalalaase siyaasadeed, iyadoo qaar kamid ah musharaxiinta Puntland 2019 ayaa horey uga digeen Madaxweyne Gaas in uu sameysto muddo korarsi.

Baarlamaanka Puntland ayaa 15 bishii Agoosto ee sanadkan soo saaray Lifaaqa 4-aad ee dastuurka Puntland, kaas oo qeexaya qaabka ay u dhaceyso doorashada Puntland 2019.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Dahireeto said:

Tukaraq will be the cause of Gaas's downfall. That we should all agree. 

Agree,  he should never have been  selected in the first place, a dude on medication, properly thinks he still thinks he controls Tukaraq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdi Cawar is the weakest  khasaaro that has have led the pirate enclave   tuute muuse lost laascaanood cabdicawar lost tukaraq Somaliland wins the pirates lose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.