Sign in to follow this  
Cawaale

Nothing like bad news to start your day..

Recommended Posts

Cawaale   

Today while waiting for the Adan of the fajr prayer i logged in to my FB account, and started chatting with with a friend, she was telling me how her uncle who was a mad man was killed and butchered by Al-Shabaab.

 

its such a bad news to start your day with but it seems like it has become stuck on the player and we will have to hear it many times down the road!

 

Below is the conversation we had on FB.

 

 

July 10

03:57My friend

 

waz up *******

 

u alri?

03:57Me

 

no

 

no

 

i am not!

03:57My friend

 

xaa kaa qaldan

 

lool

 

dnt tell me u mess up ur web again

03:58Me

 

noo

 

its not

03:58My friend

 

xaaa kaaa qaldan markaaa

03:58Me

 

its a of friend of mine

 

she is sick and i can't help her

03:58My friend

 

ohhh masakiin

03:58Me

 

..I hate watching qof xanuunsan when u can't do anything for them

03:59My friend

 

ilahey ha caafiyo

03:59Me

 

..we don kno waxa haayo

 

Aammin

03:59My friend

 

ilaah aa cafimad haayo ee ilahey ha caafiyo huuno

 

anba manta waxaaa ley sheegay my auncle alshaab goy goysay

 

adunkaan is funny

 

waxaaa fileyn ayaa dhacaayo

04:00Me

 

Innaa lillaah wo innaa ilahyi rajicuun

 

xage?

 

sabab?

04:00My friend

 

somalia

04:00Me

 

i know. its Somalia

 

i mean where in somalia? n why?

04:01My friend

 

number afar

 

wuu walanyahay

 

marka markuu socdo wuu iska hees hesaaa

 

ey told him nt do to that

04:01Me

 

hmm sax

04:01My friend

 

but wuu walanyahay

04:01Me

 

waa gartay

04:02My friend

 

soo manta waxaa noola soo sheegay in eey cad cad u goygoyeeen

 

eeey ayaha u dhigeen

 

i hate alshaab

04:02Me

 

Innaa Lilaah wo innaa ilahyi rajicuun

 

Ilaahay ha u naxariisto Abaayo

04:02My friend

 

aaamin huuno

04:02Me

 

..i understand sabar iyo iimaan

 

wax aad u fool xun waye.

04:02My friend

 

i noe

 

ilahey ha naga qabto kuwaaa

 

waxaas wax ka weyn eeey wadanka ku hayaneee

04:03Me

 

i know i know

 

i am sorry abaayo

 

sabar iyo iimaan

04:04My friend

 

is oki huuno

04:04Me

 

n aamiin to ur ducas

04:04My friend

 

May Allah the almighty protect you and your families from this ever happenning to you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Yo, next time tell ur friend Number Afar is Amisom Tfg stronghold. Secondely, not a word of this news from ur Shabaab-bashing websites?. Thats strange.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qofka hoos ku qoran miyaa? It happened a few days ago.

 

Alshabaab oo Bakaaro ku dilay nin waalnaa

 

Maliishiyooyin ka tirsan ururka Alshabaab ayaa xalay suuqa Bakaaraha ku dilay nin waalnaa oo la oran jiray Cabdi Maxamed Kaahiye (Goobe)

 

Ninkan oo ahaa nin iska hadal badan maskax ahaana wax u dhimanaayeen ayaa waxaa uu ka shaqeyn jiray musqulo ku yaala Bakaaraha oo dadku ay lacag ku galaan waxaana inta badan uu hor joogi jiray musqulaha si uu lacagaha uga ururiyo dadka musqulaha gala waxaana aan la garanayn sababta keeni karta in la dilio ruux madaxa looga jiro shaqadiisuna ay ceynkaa ahayd.

 

Waxaase la ogyahay in uu ahaa nin hadal badan oo mararka qaarna shidan jiray foox isagoo tusbax weyn wata, isla markaana sheegi jiray in uu yahay Ahlusuna waxaana suuragal ah in heysashadiisii tusbaxa iyo fooxii uu shidan jiray awgeed loo dilay.

 

Ehalada marxuumka ayaa saaka u cadeeyay saxaafada dilkiisa waxaana lagu wadaa in maanta laa aaso.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

OMG @ Maaddeey, waad kaa sii dareeysa,subhanallah - dont be so ugly.

 

Cawaale-tell your friend samir iyo imaan,that was horrible to read.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Malika, whats wrong?. they said it is Number afar that this mad man was killed, and Shabaab killed him. I just told him that Number afar is resided by Amisom and TFG soldiers.

 

MMA, you think Bakara iyo Number 4 are One and the same? just to accuse Shabaab?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

MMA, Macquul waaye bro. But its said in the report you posted that it happened on June 30 and the marxuum was killed in Bakaaro unlike my Friend's' uncle who was killed in Number 4 for singing!.

 

Maadeey, Either you have unreasonable expectations about the sheer reality-altering ignorance of your people or you are another disturbed, blood-hungry zombie with cimaamad on his gafuur so whcih one is it yaa Reemad?

 

Why would it matter meesha iyo maalinta? or yet better question why would it matter to you, while you clearly bragging about the death of fellow Muslims?

 

Malika, Amiin to ur ducas Abaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

So you think Shabaab killed him in Nambar afar, if yes, how? Nimanku ma jin baa?.

 

Beentaada maanta waxay gaartay inaad FB wax ka soo guuriso, Axmaqnimada jooji waryaa, sida aad sheegeyso Shabaab hees iyo waalli dad kuma dilaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^So anaa axmaqa miyaa now? very interesting. So now sanity is determined by the insane miyaa warkaagu?

 

As i told you i'll pass your ignorant comments, even though i doubt very much in wax ka roon aad isku hayso. Such a shame you using Al-Haj Malik's Picture!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, Number Afar oo Amisom iyo TFG la ciir-ciireysa sidee Al Shabaab ugu dileen saaxiibtaa adeerkeed? Ma qabsadeen?. |sidoo kale maxaa hal website loogu soo qori waayey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

..You are not relay serious about this. are you? waar soco shaqo yeelo ninyahow, maxaa furunta kaa soo celiyay wali nasrigu muusan imaane?

 

Karl, Jaariyaatki jaantooda aan maqlayayaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Waxaa layiri Al-shabaabka ilamaha yar ayay beerka kalabaxaan kadibna waxay ku quudiyaan nimanka ajaanibta ah. Warkaan waa xaqiiq waxaa ii soo sheeg gabar wiilkeedii yaraa ay Al-shabaab beerka kalabaxeen .

 

 

OMG its getting out of hand. Yesterday AMISOM raided Al-shabaab compound where they found human remains!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Dhubad, nice try. ku noqo adeer malaa bar go' baad tahay. Calankaad sidatid iyi joogtista "London" aad joogtid waxay ka qabaan ma kuu sheegeen horta? Sabar wax yar, waalligooda SOL intuu ka imaanaayo asigaa kuu sheegaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Cawaale , sxb maxaa dhacay oo warkayga u beeninaysaa? mise wuxuu kula noqday wax aan caqliga gali karin?

 

Teedakale anigu nimankaan ma taageero laakiin daacayda raqiiska ah ayaann nacayaa sxb, hadaad oran laheed "ninkii waalnaa ee heesayay ayaa waxay al-shabaab ku yiraahdeen heesta jooji markaas buu diiday kadibna meeshii muran ka dhacay , mid kamid ah Al-shabaab ayaa xabad ku dhuftay" - taas macquul way noqon kartaa, laakiin hilibkiisa la jarjaray kadibna eeyaha la siiyay camon sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this