Sign in to follow this  
Cawaale

Nothing like bad news to start your day..

Recommended Posts

Maaddeey   

Dhubad, kan markii sidan camal looga daba yimaado waa cararaa, 3 beri kadib meeshiisa uu ka billaabaa, ceeb wax kama dhibto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^Your so self rightous with your support of Alshabab, they cant do wrong to you so mahaa?

 

You want to tell me, these people do not do any thing wrong? There is not a slight possibility that what Cawaale reported is true?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Dhubad, haddaanan qaldaneyn maalinti dhoweyd odaygii video-ga laga soo duubay waxaad lahayd waa been, marka walaalkeey afkaaga fur ilkahaaga aan tiriyo waaaye sheekada, waa nasiib darro cadceed dibadda joogto, haddii dharaartu caddayn u baahato!

 

To Maaddeey, Bro aniga waxaan ka gudbay nin tooqsiga iyo qalbi madoobaadka, hadde adiga iyo dadnimadaada sxb. waa ku kaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Cawaale, Cadceeda diba joogta oo aan meel kale ifinayn maxay ahayd ?

 

Nin baa hilibkiisa la jar jaray oo eeyaha la siiyay wax kaloo sheegaaya oon adiga ahayn majiro marka tookadaan cadceedaadu waad mid naxuus ah sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

War maxaa la isku hayaa horta?

 

Eeyaddan afka duuban maalin aysan cid dilin ma jirtaa? Maalin ama habeen aysan dhibtooda masaakiin ku geeriyoon ma mirtaa? Dood meesha ma taal. Kuwaan masaakiinta dilkooda biyo uma kabadaan. Rag, ama dumar, mid fiyoow iyo mid waalan, saqiir iyo sideetan jir isku si bey u laayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Dhubad.:

hadaad oran laheed "ninkii waalnaa ee heesayay ayaa waxay al-shabaab ku yiraahdeen heesta jooji markaas buu diiday kadibna meeshii muran ka dhacay , mid kamid ah Al-shabaab ayaa xabad ku dhuftay" - taas macquul way noqon kartaa,

wuu walanyahay

 

marka markuu socdo wuu iska hees hesaaa

 

ey told him nt do to that

04:01Me

 

hmm sax

04:01My friend

 

but wuu walanyahay

04:01Me

 

waa gartay

04:02My friend

 

soo manta waxaa noola soo sheegay in eey cad cad u goygoyeeen

 

eeey ayaha u dhigeen

 

i hate alshaab

04:02Me

Horta wax ma aqrisaaa adiga? mise comment-yada uun baad iska raacdaa?

 

Also i i am sorry if you find it hard to believe, it's an experience you can't even imagine until it happens to you. But don't worry you still have hope to experience is yourself very soon with little help from wadaadka kore!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Waan akhriyaya intaas sxb laakiin qof waalan baa hilibkiisa la jarjary oo eeyaha la siiyay oo wax kaloo sheegaaya uunsa jiran ayaa iga dagi la sxb, waa intaas un. Dabcan adigu waxaad rabtid waad aamini kartaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Cawaale AUN your friend's uncle...samir iyo iiman

 

Dad wadada meydka muslimka ku jiidaayo oo toogta dadka rayidka ah on a daily basis maa u daahaayo iney wax jarjaraan?

 

Give it a rest Taliban supporters. Hadii aad wax isku haysiin bax taga halkaas ee calanka madoow taagta haddii kale naga daaye this bs...waxey yihiin waala og yahay, sharaaxad uma baahna...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad, you have a soft spot for Barbaarta wali. And on the top of that, you have an avatar something eynan arki karin kuwaas:

 

4751845764_e34128141a_m.jpg

 

Waa laba wax aynan arki karin. Waa gurbaanka iyo calanka baluuggan. Labadooda isku wadataana and you dare come here to defend them. Ar yee ku arkin qoorta kaa goynin widaayoow.

 

Mise waa cabsaneysaa xariiftoo Baardheere kuu joogto u maleynaa oo markaa rabtid inaa u tagtid bilaa cabsi la'aan inaa ugu tagtid iska rabtaa markaa u tageysid xariiftaada. :D

 

Don't worry, SOL xor ayaa ku tahay, widaay. Xor iyo xorteeda. Wax walba waa dhihi kartaa. You just don't need to defend them illogically. Ha cabsan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Cawaale, allaha unaxariisto your friend's uncle...

 

Sheekadu hadeysan eheen mid aan maskax galeyn, as some are suggesting, malaga yaabaa sida dhabta ah ey sheekada udhacday iyo sida ey Cawaale kusoo gaartay iney sheekada soo badalantay? Usually markey wax dhacaan, by the time qofkii afaraad ama shanaad ey sheekadaa gaadho, sheekada waxoogaa wey isbadashaa...I remember when my brother was in the hospital a few years ago, from what happened to him to what people were saying were totally different...Even now, I have an ill aunt who's in the hospital, and almost daily Somalida tacsi bey inoo soo wacaan, ama cudur cusub iyagoo sheegayo...Just a thought...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Maadeey, Kaalay Al-shabaab bax u tag nooh! bax bambo isku xir oo cimaamad neefta iskugu celi..Intaa dibada katimid xamar ayaa booto heysaa iyo hiilis qaabdaran biiqyahoo.. Anaga Al-shabaab cabsi aan ka qabno aan dibada lajoognaa ee adiga bax hadaa nin tahay xamar u fiyaato doono! shiiidh fooqul shiidh! Cheese burger intaad ka dharagtay baa Al-shabaab u hiilinee! adoo kale caruurta intee ku fasaxaan ee kubaadi lahaayeen inta eesan ku dilin.....Al-shabaa Kun jeer wax waxaan ka xun ee sameysay.....

 

 

Cawaale, Saaxiiboo adiga topika sida aa u bilowday iyo sida aa u dhameysay ani shaki aa iga galay lool Adiga xitaa ujeedo ayaa wadatay lool rabsho abootadeed adiga waaye waraa wariiri baal baaloo haku qaniino...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

dadow this is getting out of hand.

 

beenta aad nagu afuufaysaan maad naga kala yareesaan.

 

Al-shabaab baa dad cunay iyo qof bay hilibkiisa go'goyeen .. iyo sheeko ciyaaleed ... Al-shabaab bay deg dheer moodeen :D

 

when you make up these absurd stories .. you cannot expect people to take you seriously.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

KK, u sheeg saaxiibkaa sheekooyinka inuu edit gareeyo oo waxa beenta ah ama aan la rumeysan karin uu ka saaro!. Nin hilibkiisa cadcad loo jarjaray waxay ahayd in usbuucaas news portals so wada qaataan, Cawaale wuxuu ka soo xigtay FB, maxay Website-yada kale u sheegi waayeen??? even Radio Muqdisho??.

 

Cawaale, wuxuu caan u noqday ituu been cad soo qoro, markii lagu qabtona uu calaacalo!.

 

Malika, waxa aan ka hadlaayo ma fahmeysid ee sugintaan Kiswahili ka soo baranaayo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^ :D ,ciid kuu fahmeysoo aan jiriin sxb. Wax iis damaa majiraan in this issue - marka continue to bask in yours & co.self-rightousness - whilst the death tolls continue - baal aan aragnee the last man standing will be who.

 

ps.You want to tell me that every death in the city of death is reported by major news outlets?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Cawaale, wuxuu caan u noqday ituu been cad soo qoro, markii lagu qabtona uu calaacalo!.

Adiga maxaad ku caan baxday marka? dare to answer this?

 

Every Posting Leaves an Internet Fingerprint yaa rajul.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this