Sign in to follow this  
Jacaylbaro

HOW OLD ARE YOU ?

Recommended Posts

Tuujiye   

Abooto dhacnay iisha ilbuunee!!!!!!!!! arfilinkaas maa hada Burco gaaray? lawaaxatul lilbashar! JB kan reer xamar malaga keenin maya maya...alaabtii waaweynka waaye warkaan..casrigaan 2010 waaye abaa anaga wili 96 aan maroonaa lol..... caano lo iyo eri waa laga tagay! war maa wadeynaa!!! aaway nuune usi aa waxaan fahmee iyo cilmiga ka danbeeyo....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D:D .... i told u waa sheeko dheer.

 

 

Gabadha iyadoon la guursan uur yeelata waxa la yidhaa "Cabdillahi sarajoog baa helay" ,,, :D

 

 

yaa fahmaayo hee hadaba ,,, lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@sarajoog!

 

JB inama caadi ma tihid walaahi...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

I will blame Burco... kuwa inta waxaa jooga u qaba burco in ee tahay Maka!...weekendka ayaan utagi doonaa oo soo jarjari doonaa loool...ilmo cabdulaahi Sarajoog! loooool

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Bal labadan nin waaweyn waxey ka sheekeynayaan Soomaliyey eega!

 

 

Waar maa xishootaan wax bakhtiyay baad tihiine. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is always the same thread the same response no matter what somali site or for that matter any other site somalis converse.

you know what i am glad to see our medium age is b/w 19-35 yrs. we are a nation of age regressive.

Is that why most of the somalis got the wrong dose of medication? once you are not forthcoming your true age the chance of being prescribed the wrong dosage of medication is higher.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ waraa adiga waxa aad kahadleysid dhan ma fahmin runtii.... sheekadii socotay dhan aa caano geel ku daadis..naga tag!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this