Dalmar1

The Brother of the Girl that married the Bantu man speaks, and says that the Girl was married already to another man and she was sixired by the Bantu

Recommended Posts

Dalmar1   
1 hour ago, Samafal said:

Waraa Dalmar cida Dblock ah idinkayba idinku wacdaa Bantu markaasaas idinku dadkale Bantu kusii sheegaysaana. War dadkaan waad isleedihiin oo walaahi qof Somali ah oo aan DNAdiisa laga helayn Bantu ancestor majidhee dadka muslinka gabdhaha udaaya waxaan waa waxashnimo runtii in qof nolol lagubo danbi kasto uu galo.

Replying to you is Futile!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

LOLkkkkkk Waraa ha xanaaqin waxaan qabiilka nasab iyo gun waa BS wax nasab ama gun ah majiraan. Waxaa gun kii aakhiradiisa ushaqaysan waaya oo Jahanama gala.

Adiga nin dhalinyaro ah baad tahay waxaan oo kale ha taageerin. I am sure gabdho bada badan usmaale Maxamed oo aad nasab utaqaan in Wembley iyo Harlesdon wiilal jamaican ah oo wadan iyo diin midna aan la wadaagin inay ku raxaysanayaa bilaash. It is  A FACT. Marka Bantu at laest awwowyaashaa baa ahaa KKKK DNA bal iska qaad adaa ogaane kkkk kuwa aad jabartiga ku sheegaysid xataa waa saaas kkk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Samafalow, runti aniga shakhsi ahaan ma aaminsani qurunka qabiil iyo wixi nasab aan isku sheegno, but what i do believe in firmly is in Somaliweyne!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The sister of the marhuum who got burned says they are not from the Jareerweyne clan, but belong to the Ajuuraan clan. They just lived with the Jareerweyne Clan. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaji

Sinjiga iyo ilmo cabiid maxay ahaayeen?

Aqoontayda beelaha gabadhu ka dhalatay cunsiriyiin m'ahan dhanka guurkana waligood gabdhahooda uma diidin nin ay rabaan ama doonayaan.

Mèesha waxaa ku jira awalba anoo ooyi lahaa yaa sac saynta ugu dhuftay.

Guur qarran haddii gabadhooda loo sameeyay macnaheedu ma'ahan in lagu bilaabay waxaysan horay u aqoon.

Dhanka kale guurkani wuxuu noqonayaa godob reeb isu soo dhawaysa labada beelood maadaama wiilka adeerkii si xun loo dilay oo aad u fool xun

Waxaan kula tali lahaa inay arooska ka qayb galaan qalbi fiican muujiyaan.

Cunsiriyadu wax fiican ma'ahan waxaana dhici karta xataa in ciidamada amisom ka xanaaqaan oo xasuuq balaaran noo gaystaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zinjigu ama bide  ama sanweynta ama saanmadoobaha. Dee wa islawixi.  Guurku waxa lugu doora nassabahum. Hadanu waalidku  raali  ka ahayn. Dee guur noqonmayo. Saanmadoobuhu soomaali maha  dhaqaniyan ethnic  wise

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Mowduucaan maxaad snm ugusoo dhex dartay?

Snm kuma mashquuleen hdday sida koongo iyo siraliyoon luuqad kale ku hadlaan oo dhinac naga joogaan

Waa soomaali somalina ma ogola

Waa xanuussnyihiin dawana ma ogola.

Talyaani iyo ingiriis yaa dhulka noo qaybiyay labo umadood yaan kala nahay mar haddii laba gumayste nakala qaybiyay waa inaan kala baxnaa waa aragti qof kastoo caqli wax un ka galeen ka xanaajin karta.

Haddii la waydiiyo dhulka ay qaybiyeen gumaystuhu ma ingiriis baa lahaa mise talyaani?

Ma garanayaan waa caalami aduunkoo dhan baa ku dhaqma bay ku jawaabi

Maxaad qaybintii taariikh fiican uga dhigateen oo ingiriis idin daba dhigay?

Ma garanayaan awoowgeen baa u shaqsyn jiray meelaan uga harnano ma naqaan waa jawaabtooda labaad

See madaxwynihii soomaaliya soo xukumayay 21sano oo indhaha idiin fiiqay markaad wax aragteen ugu abaal furteen?

Waxaan xasuustaa

Hargaysa ayadoo dooxa laysugu tago oo dadkoo dhan dhabarka un iska yaqaan,  ama wax suuli ah lahayn,

dawladii kacaanku waxay amartay in loo sameeyo fayo-dhawr iyo biyo socda, guri walba gacmahana laga dhaqo dadka,

Abaartii daba dheer ayaga iyo xoolahoodii waxaa la geeyay sablaale iyo kunturwaarey dhul wabiyo lyo barwaaqo taal caruurtana iskool lacag la'aana yaa baadiye loogu geeyay.

Maantana waxaad luuqado ajnabi ku qoraysaan xoriyad baan ka qaadanay 1990kii bishii may 17keedii soo la yaab ma ahan?

Xataa ingiriiskaan laydinka reebi la'yahay idinma tusin sida suuliga loo qoto

Qof aan doonayn inuu taariikhdiisa barto waa khasaaro wayn.

Waa waxaas iyo wax ka badan oo aan goob joog u ahaa waxa igu diray snm.

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Zinjigu ama bide  ama sanweynta ama saanmadoobaha. Dee wa islawixi.  Guurku waxa lugu doora nassabahum. Hadanu waalidku  raali  ka ahayn. Dee guur noqonmayo. Saanmadoobuhu soomaali maha  dhaqaniyan ethnic  wise

That's rich considering half of the male population in the North look Bantu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yeah that might be the case but they are ethnic Somalis not ethnic bantus. Che do you know the difference between ethnic Somalis iyo beesha jareerweyne. Ama ilma cabiid who are known as beesha shanaad by most of the koonfurians.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Layskuma hayo inuu dhaqan aad u foolxun yahay ilaahayna noogu caroonayo

Odayaasha dhaqanka waxaa ka wayn culumada diinta noo haysa allaha noo xafidee

Maxay inta isugu tagaan meel, ayagu u bilaabi waayeen oo gabdhahooda ugu doori waayeen inay guursadaan dadka la hayb sooco ayaguna u guursan waayeen? Kan ugu yar afar xaas buu leeyahay hadana dadka kale unbay digniin siinayaan.

Qiil waayi maayaan haddii su'aashaas la waydiiyo

Mid culumada ka mida yaa igu yiri haddii guurkaas dhib ka ratib-mayo waa inuu qof walbaa kufkiisa raadsadaa oo laga fogaadaa wixii dhib u keenaya qoyskaa barakada iyo khayrka laga doonayo.

Aragtidayda waxaa lagu dawayn karaa inay ayagu is kaashadaan dhanka dhaqaalaha wax barashada diiniga ah iyo maadigaba iskuna xirnaadaan aayagoo u eg inaysan u baahnayn in cid kale soo dhex gasho

Shay katoo qaali ah waa inuu tayo leeyahay waxaan hubaa in kuwa wax yasaya hoos mari lahaayeen.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.