Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Somali Scam

Recommended Posts

Assalamu caleikum? walal adoo raali ah waxaanu kuogeysiineyna in ad heshey Hadiyaat Qaali ah oo ay bixiso Haiyada caanka ah ee WFP Kenya. Walal hadaba ilah kumahadnaq.Haiyadu waxey kugudeqeysa lacag dhan 1500 $ iyo weliba Safar lacag la'an oo aad kuadeysid halkaad dontit marka lagatago Yurup iyo America hadii aadan wadanin Passport Israel ah. Haiyadu waxey gudonsineysa Hadiyadan in kabadan 20 ruux oo badankood ay yihiin ardadii iyo macalimintii Somalia.

 

Ayadoo haiyadu ay iskudeyeyso iney kacaawiso xaga waxbarashada iyo weliba dhan managameniga.

Hadaba walalow si aynu udhameyno howshaan waa inaad laxariirta

Xafiska WFP ee kuyaal Nairobi.

Langata House, 2floor

 

hadii aadan wadanka Kenya joogina fadlan laxariir abdulaahi Ali Raage +25290440814 begin_of_the_skype_highlighting              +25290440814      end_of_the_skype_highlighting Bosaso, Somalia.

 

Hadad jogtit meel Somalia kabaxsana Laxariir Mohamed Adan, hada kusugan wadanka Uganda unajooga howlo siminar ah.

 

Tellphone No: +256700847623 Secretary to Peter Coossess, www.wfpkenya.webs.com

 

Ogeysiiska dadweynaha:www.wfpkenya.webs.com

 

 

Fadlan waxaa lagugula talinaya inadan usheegin Hadiyadaan dadyaqana passworkaga hadii ad sameysidna dadkale ayaa dhibankaro codsi

Wabilaahi Towfiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

:D waa mid yaroon Soomaaligaba qori karin!, baahi lee u geysay!.

 

Ka noqo!: Iney sax tahay baa laga yaabaa oo website'ka uu meesha ku soo qoray af soomaaligan uun baa ku qoran! mise webkana isagaa design'gareystay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this