Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somali Soccer Fans Go Underground

Recommended Posts

Cawaale   

6Waxay u arkaan in dhalinyarada dagaal uu ku waajibay, marka waqtiga ay luminayaan waa wax aan loo baahneyn, in la ciqaabana waa wax loo baahanyahay.

 

mararka qaar fikirka bani'aadamka meel xun uu galaa ma ogtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Kuwa badan oo dhallinyarada u diidaya inay cayaaraha daawadaaan ayaa ilmahoodu degaanno iyo dalal kale laga yaabaa inay ku baashaalayaan. Caddaaladdaan maxaa si ka ah? aabayaashood ayaa ciqaabaya dhallinyaro aan waxba galabsan iyagana u ogol inay fiirsadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this