Sign in to follow this  
Abtigiis

MMA sacks Nuune from Sports Moderator post- Nuune says only LST can do that!

Recommended Posts

BOB   

Nuune

 

A&T waan iska laaluushay oo wuu iga wareejiyaya aniga...naftii yareed buu ii keenay siduu iilahaa Zulu af soomaali bartay baad tahay hadii kale is cadeey inaad Soomali tahay...marka now its your turn sxb...ka dabaalo. :D

 

 

PS. I hope you can swim because you're still a galti, galtiduna waan ogahay ineysan dabaal aqoon. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Maya Ciyaal Faay Cali aan ahay aan ka wadaa. :D

 

 

Adiga inaa tahay Ciyaal Maxamuud Xarbi waxaan ka gartay sidaa u foodo jeceshahay gabdhahana aa u waabsato...waxaa eheed kuwa makiinada cajiinta banaankeeda ku sugo gabdhaha oo garbasaarka ka dafo. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BOB, haka walwalin AT&T, anaa soo ogaadey boolasha laga furfuro oo dhan, waan hayaa :D

 

dabaashuna waxaad ogaataa hadaad reer Kismaayood tahay in aadan wabi waxba ka ogeyn, bad hadaad ku dabaalateyna tii Liido ayaan intaan yuunbano ayaan saacado moolka hoose ku dhax jiri jirney oon eryan jirney libaax badeedka :D

 

hadee wabina warkiis daa, kii Balcad iyo kii Afgooye labadaas ayaa rukun ii ahaa every weekend, marka bootada Kismayaoodka ila mood baan ku iri oo lulumo ayaad la hadleysaa :D , galti beelee badeyda ha soo galin hadii kale sidii aargoosato ayaan seenta kaa goyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ bootaale! runta sheeg nuun nooh! wiligaa bad ma aadin wabina warkiisa dhaaf!... Roob markuu da'o oo biyaha baliga fadhiisa iyo godadka magaalada ayaa ku dheel dheeli jirtay adoo dacas la'aan eh.. intii lagaa naxo ayaa lagu dhihi "waraa cunug yahoo madaxa weyn leh soo caroow yuusan dharawoow ku galinee" lool...

 

 

BOB.. Beentaa maha makiina cajiinka ee kutaalay suuqa siigaale waan aadi jiray banaankana waan ku sugijiray bilcaanyaal faluutoyin xiran oo timaha laga soo jaray calaashaan injir nooh lool.... laakiin Adi waabsi Kismaayood aa nala soo raadsatay...

 

Anagoo qaxooti ah markaan Kismaayo ku qaxnay, waxaan arki jiray lee ceel iyo barkada biyaha.... Tuubo wax la dhaho maba la aqoonin... badaan waa iska qabteen lee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebboow, Tuujka, Suuqa Siigaale hal makiinad cajiin maku yaalinee see camaleeto?

 

Saa u qortay waxee igula ekaatay in kaliya hal makiinad cajiin ku taalay suuqaas.

 

Waligaa ma gishay Shaleemo Hodan horta? Waxee u dhawayd Siigaale oo Isgoyska Dabka ayee ku agtaalay. Yaraantey ayaa naloo wadi jiray weekends mar mar. Mar marka kalena badda Liido. Sigh, such a memorable childhood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Suuqa siigaale hal makiinad cajiin lee ka aqaanay aniga oo aan xasuustaa lool was young laakiin coonimo aa igu duugan....

 

Shaleemo Ikwatoore ayaa i dhaweed aiga..carwada agteeda.... Ciyaal Hodan shimee aheed adiga?

 

Liido anoo yar ayaan ayee wiilasha ila dhashay ii wadi jireen markee banooni aadayaan loool.. meeshaas aan ku bilaabay banooni aniga..maantana Ngonge oo markuu yaraa maqbiyo camal guri ugu xirnaa oo banooni ka bartay nin carab eh ayaa anaga na dhahaayo banooni baro..lool..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ ina qowdhan! waa bilowday! loool waraa dirty mind aa leedahay... nin dhan magaciisa la dhaho Siigaale aan aqaanaa oo Canada ila joogo lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ,,,, deer warkaasu wuu dhan yahay marka ,, ninkaas in wax la waydiiyaba maaha waayo magaciisaa sheegay ,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaleemo Ikwatoore ayaa i dhaweed aiga..carwada agteeda.... Ciyaal Hodan shimee aheed adiga?

War lee maa wadeynaa. Meeqo mar kuu sheegaa inaa deganaa meeshee degmada Hodan ka bilaaban jirtay, waa Isgoyska Bakaarahee. Mise adiga Hodan inay ka bilaaban jirtay Bashiir Lugey moodaa miyaa? :D

 

Suuqa Siigaale wada makiinado cajiin ahaayeen, oo biyo wasaq ku wareegsanaa. Aad ayaan u xasuustaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

beentaa ma aha loool.. Suuqa siigaale wada dhiiqo uu ahaa gaar ahaan meesha cajiinka lool... iyo buunshe miiran.

 

MMA Hodan inta ee la'egtahay waan kuu kasaa laakiin Shaleemadeeda aan kuu sheegaaye nooh... Ikwatoore oo kutaalay Taleex iyo Number afar iyo Shaleemo somalia oo holwadaag u dhaweed i'm not sure taas... Hindi lee laga daari jiray waa ogtahay nooh....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Shaleemo Somalia Holwadaag ee kutaalay...Tiyaatarka midkale aa ku taalay..I'll find out loool... Shaleemo Nasar aniga aad ee iigaga fogeed.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this