Xaaji Xunjuf

Djibouti president ismaciil cumar geele to visit asmara soon

Recommended Posts

Ertirea
 

 2018730636685619860894368fg.jpg

Isniin, July, 30. 2018 (HOL)–Iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xiriirkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan lagu wadaa in ay tagaan qaar ka mid ah madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka IGAD

Todobaad kaddib sidoo kale waxaa tagi doona magaalada Asmara ee dalka Ertirea madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo uu hadda ku sugan yahay dalkaas madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Booqashadan lagu wado in madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka ku tagaan Asmara ayaa meesha ka saari karta go’doomintii lagu hayay dalka Eritrea, waxaana dhici karta in ay dib u soo ceshato xubinnimadeedii Urur gobolleedka IGAD.

Sidoo kale Eritrea ayaa rajo badan ka qabta in laga qaado cunaqabateynta Qaramada Midoobey ee muddo dheerba saarneyd, kaddib heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay la yeesheen Itoobiya.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
diini@hiiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

So after farmaajo the second Somali president to visit the masiixi dictator  afewerqi ibn hazenge tsenge ibn bahta hagos is  ina cumar geele of djibouti. I hope for somalis that asmara doesn't become like Addis Ababa for somali leaders to bend the knee for gaalkan xabashiga eeh carabtu biliiso ashahaada diiday afcarabigana bartay.ilaahoow xabashida iyo xuutiiyinta nagailaali. Labbadaasiba shar bay waddan. Fitna

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Kenyan president is going there as well. It will be in the interest of Eritrea and Djibouti to make good and solve their issues. I doubt Eritrea will attack Djibouti considering it's just coming in from the cold.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eritrea is the big winner in the horn  wey samreen samiri nabi ayub bay yeeshan. Though I hate afewerqi because he is orthodox Christian caduwal Islam.  But  he.plays  good politics bugaagti karlmarx iyo sha3biya kudabakhay and he created  a fake identity called Eritrean identity.  Djibouti is a bit scared but we will stand with them  they will lose some money but at the end djbouti will win because all Somalis love and support jamhuuriyada jabuuti

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is the worst of all the circus going around.

Isayas now has chance to read riot act to Ghelleh. Isayas has stick of America, UAE, Saudis, Egyptians...all of them who had been waiting with anger at Ghelleh.

They really wanted to show they are in control especially UAE. Soon they will overdo it. Al Bashir won't be far behind to be paraded.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.