Suldaanka

Maamulkii Garoowe oo naf-la-caari ah

Recommended Posts

gooni   

Abuurista noolaha xigmad wayn baa ku jirta tan bini aadamkana waa lasii karaameeyay.

Gurigaaga markii laguugu yimaado ama lagugu soo weeraro inta hoosta kasoo xirato haddaad tiraahdo ilaahow nabad nasii duco boos haysata ma'ahan.

Puntland ducadaan faraha badan hayska dayso ayadoo gurigeedii lagu dhex jiro, ruush ma'ahan waxa is hayaan waa beel sida puntland geerida neceb somaaliduna waa beelo yar-yar oo is yaqaan wax noo kala qarsoon ma jiraan

Haddii snm isku tijaabisay inay xuduud beel kale ku dhintaan nabadna diiday, puntland sabab ay gacmaha kareem u marsadaan iima muuqato aragtidayda.

 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

The pirates  have lost samafal somalidu waxay tidha hadal baddan haan ma buuxsho. Gurigini garowe kunoqda..balantenu wa controlka garowe. Dhulkina ku eekada. Dhulkyaga waa idinka siifeynayna. Hadaadse diidaan oo aan idin biireyno qaladka anagu malihin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.