Sign in to follow this  
GAAROODI

Great Qoutes: Post your greatest qoutes

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Ducaysane:

gabdhaha ilbaxa ah quotes kooda lama rabo

Yaa diiday? Inteese lagu diiday? Yaase marqaati ahaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Rag waxaa ugu xun saddex nin: nin maqan oon la tebin, nin jooga oon la tirin iyo nin tegeya oon la celin

- Macalin Cabdulaahi

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Sadex waa maahir sadex baase u miciin ah sadex baase ka macaan sedex baanse waxba uga ool.

Mugdi waa maahir cadaase u miciin ah maalin baase ka macaan waxanase waxba uga ool nin indha la

Abaari waa maahir doog base u miciin ah cows baase ka macaan waxaana waxba uga ool nin aan waxba haysan

Colaadi waa maahir waanwaan baase u miciin ah nabad baase ka macaan waxaanay waxba uga ool nin dhintay ( isagu tage ama ha la heshiiyo ama ha la is laayee)

-Macalin Dhoore

Share this post

Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Originally posted by Farancab:

Maahir macnee fadlan...Mahadsanid

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Maah maahdanina waxay ka mid tahay maah maaha la yiraahdo sadex dhaca

Hal waa yaab hala waa amakaag hala waa yaabka yaabkiis,hal waa yaab oo aboor baa dundumo dhisa waa yaab hal waa amankaag oo candhuuftiisuu ku dhisaa waa amankaag hala waa yaabka yaab kiis oo dundumada habeenkii wuxuu aboorku u dhiso waa yaabka yaabkiis

- Nin Yaaban

Indhoos,

'Maahir' means something requiring skill, to handle.

Tusaale: Colaadi waa maahir( waa shay u baahan in si xirfad leh loo maareeyo) waanwaan baase u miciin ah nabad baase ka macaan waxaanay waxba uga ool nin dhintay

Hope that helps now smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this