
Taleexi
Nomads-
Content Count
5,587 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Taleexi
-
Is it really?
-
lol@JB Che- Charity begins home.... Be mind I'm a big fan of Somali Unity. A_Khadar: I was but at some point I saw our interest lies within the sphere of influence in PL and eventually within that of greater Somalia.
-
JB: My deliberations were carefully considered waryaa. NN & Liibaan: Thanks and I'm no longer shy to be called Ex-Puntlander. Thankful: I've mixed feelings about your remarks.
-
The caravan is on the move.
-
After I've observed, waited and waited for a very longtime that the autonomous State of Puntland steps up to the plate and takes its responsibility of protecting its citizens, borders, and transforming its way of governance where each citizen's rights, dignity and human values are respected. The ownership of PL has shrunk to the core and be only relevant in Garowe and its environs. The nominal support of PL State to SSC and some other regions of the state have only become an empty rhetoric and broken promises. I wish well my neighborly, brotherly State of Puntland and to the rest of Somali Regions. I decided to be on the right side of history and be supportive of soon-to-be restructured leadership of SSC. Before, I hesitated supporting them because of some narrow thinkers in their leadership. Times change so, do we. Geopolitically though, the interests of neighborly communities are intertwine and inseparable.
-
A fresh start for Sool, Sanaag and Cayn
-
Like anyone is safe ... stuff and nonsense indeed.
-
Saaxiib bal ninba qumanihiisaa qoorta ugu jira'e halkaa maanta ha inoo joogto. Teeda kale ma dhaxal baad u hesheen maxaad deegaamada SSC, Maakhir iyo Awdal ka qabanaysaan hadaad nabad doonaysaan.
-
Gooni-yow waad iga qoslisay.... waa la jabi jiray ee tanina ma inoo danbaysey tolow maxaa ku xigi doona waa iga su'aale?
-
Maamul goboleedka Cigo State oo goor dhaw lagu Dhaawaqi doono
Taleexi replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Magacyada lala baxayo baaba i dilay anigu markii iigu horaysay maadaama aan xuduudka maraykanka iyo Mexico ku noolahay sida espanol-ka baanba magacan u akhiryey Whatever that means Illaahow na astur. -
Anigu mar hadday sheekadu tahay waxaan doono aan sameeyo, waxaan doono aan ku hadalno, waxaan doono aan diidno, weliba si kastaba anaa u saxan. Dee anigu dhagax dixeed inaan la dagaalamo mooyee lama doodi karo abti.
-
XX: SSC community's thinking is in the best shape that it has ever been. They are in unison liberating their people and territories ku jar hadalka halkaa ninyahow.
-
SNM die-hard secessionists need help. Erigavo is a city of four subclans.
-
War wax fahan.... Idil hadday muslim tahay dee way yare denbaabtay sida aynu dhamaanteenba u dembaabno balse saaxiibtinimo intiamcy wadata iyo guur nin gaal ah iyo gabar/dh muslimad ah waa XAARAAN. Be mind noqo muslim and abide its rules and regulations or don't be and ifcal maa shita war anagaa belo nala tusay.... intaas bayba sheekadu ku dhan tahay.
-
War Xaajiyow dhegaha fur oo i maqal... waxaan ka wadaa dadku waa is wada laayey balse annaga oo ka xun cid kasta oo xaq daro lagu dilay baad hadana dadka ka cabaad badan tihiin. Kuwiina dadka madhiyey, ee kufsaday, ee xabaal nololooliyey waxay agtiina ka yihiin mujaahidiin, bal horta muraayad isku eega dabadeed shirka sheeko soconaysa la yimaada.... Illaa iyo hadda baad xasuuq bini'aadanimada ka baxsan ka wadaan deegaamada SSC waxaadna u aragtaan marka la eego fikirkiina guracan iyo maskaxdiina isku dhexdaadatay inaad jannada sidaa ku tegaysaan... Alla maxaa rag kala haysta wallee mudo dheer jiq bay idinku ahaanaysaan ilaa aad sheeko kasta labadeeda dhinac eegtaan.
-
War raggu cabaad badanaa.... bal Soomaali oo dhan baan waxba isula hadhin oo haddana rabta inay wada noolaato.... Some folks never learn... Adeer bal tirtira beelaha kale ee idinkula nool waqooyiga waa sidii hore loo yiriye bal aarsada oo hadalka naga daaya.
-
Ma gabadh yar oo yare danbaabtay baa waxan oo nacnac ah inaga keentay. Wallee waa laynoo baqaa.
-
It is just a matter of time.
-
Brilliant start.