
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
isn't this muatapha the one i rejected on the fb ??? ,,, ehem
-
Juxa, i'm not new to the place to rush write about it dee ,,, i'm familiar and have families here too. That is why i'm not so exited to write but once i've some free time ,, sure i will.
-
No, i'm just busy with meetings, field trips and reporting ....... met some bugland officials so far ,,, very interesting ,,
-
full report will be posted as soon as i get back to my place and have some free time in my hands ,,,
-
U mean Kurus eh ?? ,,, Ohh yeah ,, sadly i can't find one here. They eat Hilib geel but not with kurus ,,, i'm disappointed indeed .........
-
Galkacyu: Puntland declares emergency law on city
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Gabdhihii baa la kufsaday xalay baan maqlaayay ,,,, -
Galkacyu: Puntland declares emergency law on city
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Gabdhihii baa la kufsaday xalay baan maqlaayay ,,,, -
Look what you're doing to the young lady now ,, she must be struggling to log on to the fb ,,, Fufu, is caddee horta adigu ,,, lol
-
A plane ? ,, Me ?? ,, warlord ?? ,,, ehem
-
Why ? ,,,, aren't we all have da same eyes ??
-
I think I should have my own world here ,,,,
-
Still can't see any sexy girl ,,,, must be locked in the houses ,,
-
Ciidamada Puntland oo kufsi,dil iyo qab qabasho ka gaystay xero ay ku sugan yihiin barakacayaal oo gaalkacyo ku taal Ciidamada maamul Goboleedka Puntland ayaa habeenkii saddexaad waxa ay hawgal ka wadaan gudaha magaalada Gaalkacayo gaar ahaana qaybta waqooyi ee magaalada Gaalkacayo kuwaas oo hawlgalkaasi ku baadhaya dadkii ka danbeeyay dilkii alla ha u naxariuisteen wasiirkii warfaafinta ee maamulka Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seefta Banaanka). Hawgalkan ayaa waxa uu yahay mid si rasmi ah uga dhaqan galay gudaha magaalada kaas oo ay ciidamada maamul Goboleedka Puntland si xoogan ay ugu baadhayaan dadka laga shakisan yahay iyo waliba dadkii ka danbeeyay dilkaasi iyadoo hawgalkani yahay mid habeenkii oo dhan ka socda gudaha magaalada qaybteeda waqooyi. Ciidamada Puntland ayaa habeenimadii xalay waxa ay waxa ay hawgalo ka fuliyeen goob ay degan yihiin dad barakacayaal ah oo gaadhaya 700 oo qof kuwaas oo ah dad danyar ah oo ku jira xeradaasi oo kutaala gudaha magaalada laguna magacaabo Buulo Bacleey taas oo ay dad kasoo qabqabteen gaadhaya 10 qof. Sidoo kale goobtaasi ayaa waxa ay ciidamada Puntland ka fuliyeen kufsi ay u gaysteen haween ku jiray halkaasi kuwaas oo kamid ahaa dad danyar ah oo ku jiray xerdaaasi kana mid ahaa barakacayaasha knool goobtaasi iyadoo sidoo kalena ay jiraan dad ay u gaysteen ciidamada Puntland jidh dil. Isku soo wada arinkan ay ciidama da maamul Goboleedka Puntland ee ku sugan magaalada Gaalkacayo ay ku kaceen ayaa waxa ay tahay arin si wayn ay saaka isula dhex marayaan shacabka ku dhaqan magaalada taas oo ay iska waydiinayaan afkaaro kala duwan iyo sababaha keenayo iyadoo dhanka kalena aysan jirin ilaa hadda cid ka hadashay oo dhanka maamulka ah.
-
and still going on ...............
-
Wiil uu Dhalay Madaxweynaha Faroole iyo Burcad Badeed Isku Haysta Lacag Madaxfurasho ah oo Laga Qaatay Markabkii Talyaaniga ee Xeebta Laasqoray. Kadib markii habeynimadii xalay ay Kooxdii Burcad badeedka ahayd ee ku haystay Xeebaha gobolka Sanaag gaar ahaan Degmada Laasqoray ay qaateen Lacag Madaxfurasho ah oo gaareysa Afar Milyan ayaa waxaa halkaasi Gaarey Wiil uu dhalay Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole . Wiilkaan oo lagu magacaabo Maxmed C/raxmaan faroole islamarkaasina ah wakiilka Burcad Badeedka Puntland ayaa maal mahaan Safar ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Wuxuuna Isagoo shalay Galinkii Danbe Soo gaarey Magaallada Galkacyo halkaasi oo diyaaradu ku Dajisey. Maxamed C/raxmaan Faroole oo lacag Badan ay Xalay kasoo gashay Burcada ayaa lasheegay Lacagtaas in uu u qaaday Nin u horey uga Mid ahaan jirey Nabadoonada Puntland oo ay Madaxweynaha isku haybyihiin Balse hada ah Nabadoonka Burcad Badeeda, waxaana laxaqiijeyey inay saakay isaga iyo wiilka Madaxweynuhu u anba bexeen islamarkii uu gaaray halkaasi dhinaca Magaallada Garowe iyago Gawaari Dagaal lagu Galbinaayo. Wiilkaan Burcad badeeda Maxmed Faroole ayaa markabkaan Laga lahaa Dalka Talyaaniga oo Muddo dhowr Bilood ah lagu haystey Xeebta Degmada Laasqorey wuxuu ka ahaa Maalgaliye Sare iyadoo Xiligii Markabkaasi gacanta lagu soo dhigay uu kusoo aadey Maalgaliyeyaashii Burcad Badeed oo lacagtii ka dhamaatay. Balse isagu uu markii danbe dhabarka u ritey Maagalinta Markabkaasi. Dhawaan waxaa lagu Xiray Magaallada Boosaaso Fahad (Xanaano) oo ah Ninkii Lacagtii ugu Badneyd ka qaatay Burcad Badeed wuxuuna Xabsiga Weyn ee Magaallada Boosaaso ku jirey Mudo Asbuuc ka badan waxaana lagu siidaayey Amar kayimid Madaxtooyada Puntland kaasi oo kazoo fuley Maxamed C/raxmaan Faroole
-
Maya lakin wuu ka madow yahay ,,,
-
Mayee waan joogaa niyow oo subax kasta quraacda duqsi baa ku jira ,,,,
-
Not even Muridi ??? ,,,, not even Oodweyne ?
-
U mean he is your fav philosopher ? ,,,
-
Ohhh ,, i forgot this is the Muridi's place ,,
-
I heard rumors that he had a hard-on during the hand-shaking ,,,,
-
Somalia’s youngest president ever, is the most prominent Somali politician in the 21 century. Most prominent eh ??
-
How many times do they have to make a new website ?? I mean come on ..... I thought there was one the last time when the old man was there.
-