
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Arabs need to learn .... -
Stuff & Nonsense ....
-
President Sheikh dalxiis jets off to Djibouti and Egypt.
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
villa soomaliya ayuu ku haystaa wax walba (mall, hospital, police station, ceel biyo etc). -
Try again lad ........
-
Haa ,,, saas lee lagaa rabaa nooh ,,
-
Next "joint" operation might take place in Garowe ........ just wait
-
Shankaroon;688012 wrote: loool haa soo dhawaan miyaa tiri..waaxaada waaba dagaal ma igu bilaawday already? maxaad ka soo dhowaan deee ,,, siiba durug hadaad rabto ,,,
-
:D Blessed ............ that is what i'm talking about dee
-
Looking for an excuse eh ??? ,,,,,,, try again lad ,,, Even if we assume there are Americans u still have to tell me how many died during this operation ?? ,,, ,, wax fahan. Isn't Lasanod the city that used to have terror attacks, assassination of officials ??? ,,
-
Coz it is closer to bugland dee ,,,
-
Hargeysa(HWN):-Xukuummada Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay ka deysay lacagtii laga qaadi jiray ardeyda dhigata Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuumada laga bilaabo bisha February ee sanadkan 2011. Sidaa waxa bayaamiyey Wasiirka Maaliyada Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa. “Waxaanu idin ogaysiinayna in aanu joojinay ardeydii laga qaadi jiray lacagaha ee dhigan jiray Dugsiyada Hoose/Dhexe ee Xukuummada, taas oo dhibaato ku ahayd qoysas tiro badan. Maanta oo danyartii looga tagay Iskuuladii dawlada”ayuu yidhi Wasiirka Maaliyadu Eng. Maxamed Xaashi Cilmi. Mar uu Wasiirka maaliyada Somaliland oo ka hadlayey sababta keentay in lacagta laga qaado ardeyda Dugsiyada laga daayo wakhtigan waxa uu yidhi“1500 oo macalin ayaa qaadan jiray Gunada laga qaado ardeyda, taas oo keentay in la eryi-waayo ardeygii akhlaaqda xumaa oo la eegto laccagta laga qaadayo, iyo in Glass-yadu buuxsamaan, waxyaabahaas oo dhami waxay hoos u dhigeen tayadii waxbarasho ee Dugsiyada Xukuumamda, taas oo keentay in qofkii lacag heystay ardeydiisa geysto meel kale” Talaabadan ayaa ah mid horumar ah oo ay xukuummada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ku talaabsatay mudadii lixda bilood ahayd ee ay xilka haysay, Sidoo kale waxa iyaduna talaabo lagu diirsaday ah talaabada ay xukuummadu lacagta ugu kordhisay Ciidamada iyo shaqaalaha dawlada.