
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Dowladda oo dagaalka Afka kaga Guuleysatay Mucaaradka
Jacaylbaro replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Waa run oo Shariif baaba madaxweyne ah ,,, -
Maamulka G/Banaadir oo nalal ku xiraya wadooyinka Muqdisho
Jacaylbaro replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Who else does the labor work in Somaliland ??? ,,, waa dad shaqo. Warkanna waa war fiican ,,,, Lakin Alshabab uun ha laga ilaaliyo yaanay gurane -
Somaliland: Garaad cabdirashid garaad ismacil vists Hargeysa
Jacaylbaro replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Garaadkaa maxaan u arki waayay ? ,, -
Dowladda oo dagaalka Afka kaga Guuleysatay Mucaaradka
Jacaylbaro replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maalmaha soo socda maxaa dhacaya ,,, Dagaalka Indhaha miyaa ?? ,, -
Bugland Minister and Other Official Defect to Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Source: http://hadhwanaag.com/detail.asp?id=27359 -
Hargeysa (HWN) Wasiirkii warshadaha iyo taliye xigeenkii ciidamada Booliska Maamul Goboleedka Puntland iyo gaadhi ciidan ah oo wehelinayay ayaa xalay ka soo goostay isla markaana soo galay dhinaca Somaliland. Masuuliyiintan oo sii heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa la sheegayaa in ay hadda marayaan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil iyaga oo ku soo jeeda magaalada Hargeysa. Xubno ka mid ah xukuumadda Somaliland ayaa la sheegaya in ay gadhwadeen ka yihiin Wasiirka iyo taliye xigaanka, waxaana goob kasta si heer sare ah ugu soo dhaweynayay madaxda gobolada iyo degmooyinka ay soo marayeen. Lama oga sababta wakhtigan ay xubnahani uga soo goosteen maamul Goboleedka Puntland oo ay xilal sare ka hayeen, balse waxa la filayaa in marka ay soo gaadhaan Caasimada ay faahfaahin ka bixiyaan sababta ay uga soo goosteen. Si kastaba ha ahaatee goor dhaw ayaa loo badinayaa in Wasiirka warshadaha iyo taliye xigeenka ciidamada Booliska Puntland ay soo gaadhaan caasimada iyada oo la kulmi doonaan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Waa goosankii ugu heer sareeyay ee tan iyo intii ay xukuumada cusub ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka la wareegtay u soo talaaba dhinaca dalka Somaliland.
-
Hargeysa(HWN):Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] ayaa maanta laba Wasiir oo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada xilka ka qaaday, kuwas oo kala ahaa Wasiirkii hore Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dr. Maxamed Yaasiin Xasan Iyo Wasiirkii hore Boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed,isla markaana magacaabay wasiiro cusub oo uu ku bedelay labaada Wasiir. Axmed Maxamed Maxamuud [siilaanyo] Sidaa waxa lagu sheegay Warsaxafadeed uu saxeexanyahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir [Cukuse] oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay xafiiska Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews ee Magaalada Hargeysa. Waxaanu u dhignaa sidan: “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) Waxa uu maanta Digreetooyin Madaxweyne Xilkii kaga Qaaday laba Wasiir, sidoo kalena ku Magacaabay laba Wasiir oo Cusub, Waxa kale oo uu Madaxweynuhu Wasaaradihi hore ee ay hayeen ka bedelay labada Wasiir ee Wasaaradaha ee Warfaafinta iyo Xanaanada Xoolaha oo uu u Magacaabay Wasaarado Cusub. Madaweynaha JSL. Mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” Markuu Arkay: Qodobka 90aad, faqradiisa (2)aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda wayn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka, Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan, Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo, Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalka loo magacaabay. Wuxuu go’aansaday 1. In Mudane, Axmed Cabdi Xaabsade, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee JSL. 2. In Mudane, Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL. 3. In Dr. Axmed Xaashi Oday,oo hore u ahaa Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo horu-marinta Reer Miyiga laga Bilaabo Maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta JSL. 4. In Mudane, Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geel-Jirre), oo hore u ahaa Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta laga bilaabo maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda JSL. Madaxwweynaha JSL isagoo uga Mahad celiyey Mudadii ay Xilka soo hayeen waxa uu Xilkii Wasiir-nimo ka Qaaday isla markaana Faray in ay Wasiirada Cusub ku wareejiyan Xilkii Wasaaradaha ee ay hayeen. 1. Wasiirkii Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dr. Maxamed Yaasiin Xasan 2. Wasiirkii Boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed”
-
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
The Zack;687605 wrote: what is in it for you? Didn't know inaad xarash u heysid Tunisia or Carabta overall. Carabtu kuwii Sayidku ka gabyay sow maaha ?? ,,,,,,,,,, -
Hawlgal laga Fuliyey magaaladda Burco ,laguna qabtay dad oo ay ka qayb qaateen Sirdoonka Ingiriiska Cidamadda Aminga Soomaalinad ayaa xalay hawlgal balaadhan ka fuliyey magaaladda burco, kaaso oo ay ku qabqabteen ugu yaraad dad gaadhanay ilaa 10 qof. Hawlgalkan ayaa Cidmada Aminga Soomaliland waxa ku wehelinaayey, saraakil ka tirsan Haya’adda Sirdoonka Wadanka Ingiriiska, kuwaso ka qayb qaadanaayeye Hawlgalkan lagu qabqabanaayo, dad lagu sheegay inay xidhiiidh la leeyihiin Wadaada ka dagaaladmaaya Koonfurta soomaliya. Ilaa hadda ma jiraan Cid masuuliyiin ah oo ka tirsan maamulk gobolka ama booliska gobolka Togdheer oo ka hadashay Arrintan, hase yeeshe hawlgalkan ayaa ka danbeeyey, ka dib markii habeenimada jimcuhu soo galaayey ay diyaarad aan la garanayn nooceeda kuna duulaysay Joog hoose, guuxeeduna ahaa mid argagax ku abuurya Bulshadda ay dul Heehaabaysay Magaaladda Burco, taas la sheegaayey inay ku raad joogto dad soo galay magaaladda Burco. Hawlgalkan dadka lagu qabqabtay waxa ka mida Wiil Dhalinyaro ah oo lagu Magacaabo Saleebaan Maxamed Xuseen Naaleeye , waxaana dadkii la qabqabtay loo dhaadhicieye magaalada Hargaysa sila xalay Saqbadhkiiba. TogdheerNews
-
Burco(HWN)Diyaaradii argagaxa gelisay shacabka reer Togdheer ee labada habeen dul heehaabaysay hawada sare ee Magaalada Burco, ayaa laga war helay waxa ay wadday iyo halkii ay ku socotay. Ilo xog xogaal oo hadhwanaagnews xuuraansatay aya u sheegay in Diyaaradani ahayd Diyaarad Daba joogtay kooxo la sheegay inay debedda uga yimaadeen fulinta falal argagaxiso ay ka fuliyaan Gudaha Dalka. Dadkani ay diyaaraddu dabajoogtay ayaa ku soo degey mid ka mid ah xaafadaha magaalada Burco, gaar ahaan xaafad u deggenaa Mid ka mid ah Shaqaalaha Shirkadda Telesom. Abbaaro 10:00 Fiidnimo ee xalay ayay ahayd markii Ciidan Milleteri iyo Bileys isugu jiray ay iskuweer ka qabteen Goobaha ay u bartilmaameedsanayd Diyaradani ee ay sida aadka ah ugu wareegaysay. Diyaaradan oo la sheegay in laga hagayey dhulka isla markaasna ay la shaqaynayeen Qolooyin caddaan ahi ayaa iyadu si weyn ugu dul wareegaysay guri ku yaalla xaafadda Tuurta Gaar ahaan Meel Waxoogaa ka danbaysa Xarunta Candleight. Ciidankan isku weerka ka qabtay xafadahaasi ayaa si adag oo bilaa Naxariis ah u baadhayey Dadka iyo Gaadiidka Marayey aaggaga ay fadhiyeen, waxaana xalay illaa arroornimadii saaka adkayd gelitaanka iyo Marida Waddooyinkaasi ay ciidanku fadhiyeen, Waxaana 4tii Subaxnimo ee Saaka ay ciidanku ka kaceen halkii ay fadhiyeen ,iyadoo ugu Danbayntiinta saqdii dhexe ee xalay ay ciidanku galeen Gurigii ay Tuhunsanaayeen kana kexeeyey kooxo la sheegay in ay Dalka Dibaddiisa ka yimaadeen. Waxa la xidhay oo xabsiga magaalada Burco ku xidhan inta la hubo 3 uu ka mid yahay Ninkaasi xalay gurigiisa la galay oo La yidhaa Saleban Good Abees, Dad kale oo xalay intii Baadhitaanadu ay socdeen la qabqabtay oo uu ka mid ahaa wiilka laxidhay Aabihii Good abees ayaa iyaguna Saaka la soo daayey, waxaana illaa iyo imminka aan wax war ahi ka soo saarin arrinta dhinacyada ay khusayso oo ah maamulka iyo Gobolka iyo Hogaanada iyo saarkiisha ciidanka, iyagoo shacabkuna aad ugu dhegtaagaya ka hadalka arriinkaasi. Gebogabadii xaalada Magaalada Burco ayaa saaka deggen balse hadalhaynta u badan ee saaka ayaa ah ciidanka Xooganaa ee dhex fadhiistay xaafadaha dhex dooda Xalay , hawlgaladii ay sameeyeen iyo diyaaradda saska weyn ku abuurtay dadka oo saaka aad loo hadal hayey.
-
Shankaroon oo socota (my shankaroon) ayaaba SOL dalaq soo tidhi ............ Way duushay
-
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Warkaasaa i deeqa ........... -
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
have a nice bouncing ........... Millions of people live in Ethiopia dee including A&T's family ..... -
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
ETHIOPIA miyaad ka xanaaqday markaa coz u everyday read articles from someone in the US, UK, SWEDEN, BLAH BLAH ,,,,,,, U still troll about Sh. Sharif remember ?? ,,, -
ha soo dhowaanin ,,,
-
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I said u troll not write dee ........... wax fahan -
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Imisaad meeshan ka faanaysaa ,, ka baryootamaysaa ,,,, come on. He wrote an article and u troll on SOL for the same ,,, -
Somaliland, Travelling Beyond the International Map
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Adiga waddankaaga maxaad u joogi wayday ,,,,,,,, naga daa dee ,,, -
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Already started in Marocco ....... I'm sure something will happen in Egypt too. Let some Arabs bite the dust ..... -
The international community should accept Somaliland into the family of nations, writes Abdirahman Mohamed Dirye. _________________________________________________ Twenty years after unilateral declaration, Somalia continues to eclipse Somaliland and globetrotters see a journey to Somaliland as a risky business. The assumption that Somaliland is like Somalia, where the gun rules, has not an iota of truth to it. By contrast, beyond a shadow of a doubt, Somaliland operates according to the rule of law, where the ballot paper changes the sitting president. A biased media too preoccupied with Somalia, a confluence of terrorism, starvation, and the woes of war, hardly covers the positive stories of Somaliland, such as durable peace and democratisation. World-wide news consumers are led to believe that Somaliland is a part and parcel of Somalia and thus making a trip there is like committing suicide. But it is a de facto country and has informal links with Ethiopia and South Africa, amongst others. So far no courageous country has stood by Somaliland by establishing full diplomatic ties. Somalia's ongoing and complex troubles often make the headlines and overshadow the milestones of Somaliland, such as the restoration of law and order, a rich democracy, and the running of a system without any help from external sources. If Somalia followed suit, all of the death and destruction could be avoided. Somaliland is an oasis of stability. Over the years, thousands of returnees from the Diaspora have heavily invested in the private sector. They have built four-star hotels such as the Ambassador Hotel in the capital (www.ambassadorhotelhargeisa.com), beverage factories, money transfer firms, and private airliners. Unlike other Africans who wait for their governments to do everything on their behalf, Somaliland nationals have also raised funds to build infrastructure, including bridges. Despite the fact that it is an internationally isolated nation, it is still economically viable and progressing. Although Somaliland is 20 years old, very few foreigners know about it. Popular Arab media ignore Somaliland's breakthroughs. The media is a spitting image of the countries that they operate in - if it is a liberal democracy, the media too is free and closer to the truth, but if it is working in an old-fashioned, authoritarian regime, freedom is not in the dictionary. Somalilanders have done everything to give their country the international limelight and present their case, but the media works against them, sometimes deliberately. Therefore, Somaliland rarely catches the headlines. This tiny nation is struggling with the negative perception that it is associated by name with Somalia and foreigners often confuse Somaliland with Somalia. Some people in Somaliland even suggest changing the name to avoid the stigma associated with it. Somaliland is a controversial issue among African states. Africa's semi-failed countries like the Sudan threaten to walk out whenever some AU member states like Ethiopia and Uganda suggest a more serious look at the matter. Despite the country's strategic location, the Somaliland case for statehood remains outstanding. On the other hand, Somalia, which has topped the list of failed countries for ten years in a row, has gained unprecedented interest from heads of African states. Nonetheless, the concerted blockade of Somaliland by the international community might not be the answer. By accepting Somaliland as a member of 'a family of nations' Somaliland will certainly offset the creeping danger of the Jihadists in Somalia.
-
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Jacaylbaro replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Whohooooooooooooooooooo Another Arab bites the dust .............. Heard there is similar situation in Marocco too