Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Doobnimada maxaad uga cararaysaa bal ???
-
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Don't you have anything else to talk about apart from Ethiopia and Jigjiga ????? ,,,,,,, they control MOGADISHU sxb and you talking about jigjiga ,,,,,,,,, -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
hadhwanaag 2007-04-09 (Hadhwanaagnews) Ceerigaabo(HWN) Maleesiyaad ka yimi dhinaca Boosaaso oo saaka weerar ku soo qaaday ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmada Dhahar ee somaliland , aaya halkaasi laga caydhiyay markii ay weerar ku soo qadeen ciidanka qaranka ee degmadaasi. Sida ay sheegeen goobjogayaal ku sugan Degmadaasi maleeshiyadka ka yimi dhinaca Boosaaso waxay saaka ku Waabariisteen duleedka degmada dhahar iyagoo doonaayay in ay weerar ku soo galaan degmadaasi goor uu halkaasi ku sugnaa wafti Balaadhan oo ka socday dhinaca Somaliland oo uu hogaaminayaya Wasiirka Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed, wasiir ku xigeenka Dib udejinta, Mudane C/xakiin Garaad iyo xildhibaano badan oo halakasi ku sugnaa, balse ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmadaasi iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi ayaa sutida uqabtay. iyadoo halkaasi dagal ku dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka ********** ee soo duulay. Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed X Daahir Cilmi ayaaa shir jaraaid oo uu saaka ku qabtay Xafiiskisa ka sheegay in dhanka ka soo horjeeday ay Laba gaadhi oo tiknikaa kaga qabsadeen dagaalkaa dhexmaray Maleeshiyaadka ka yimi dhinaca Boosaaso sido kalena ay ka dileen hal askari iyagoo tira kalena ka dhaawacay -

Sxb that marriage is over ,,,, we will never go back to that place ,,, we suffered with Somalis not with Ethiopians ,,,,,,, so u better forget about us. What is all this sudden caashaq from you guys ??? Aren't we AFARTII INJIRTA LAHAA and INDHO CASAYAASHII and so and so KACAAN DIIDKII ??? The day all somalis are coming together is the day we join and will be NUMBER 1 ,,, before that, you better clean your mess and correct your own mistakes ,,,,,,,,,,,,, -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
We fought and regained our independency before even those Tigree were on power ,,,, we were here even before the TNG and TFG and who else is on the way This is a matter of decision and national interest and Habashis have nothing to do with it ,,,,,, yes, they'll take the benefit but it is well-known who lead them to Mogadishu ..... at least they got some justification to be there and who did that for them ?? SADLY SOMALIS specially those who are the RELIGIOUS LEADERS ,,,,,,,, -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
I agree with you that Habashi's enemy is somali and we all somalis ,,, but it is impossible to unite the 5 somalis ,, that dream is over. If all somalis are coming together then Somaliland is ready to join ,,,,, if not, why only somaliland and somalia are matching ??? ,,,, that marriage has not been successful and you know that ......... -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
it used to be French outpost and now it turned into American outpost ...... at least they survived ......so no worries -
Just gimme a call ,,,,,,,,
-
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Why Ethiopia ?? ,,,,, we are a good neighbours just like Djibouti and we don't want to create problems with our neighbors ,,,,,, we can simply live side by side with a good relationship Can't you do that ??? -
Pope says Somalia violence worsening Africa crisis
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
LOOOOOOOL ,,,,,,,,,,, -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
dadka ha caayin sxb ,,,,,,,,,,, express your idea or be silent -
Pope says Somalia violence worsening Africa crisis
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Yes exactly ,,,,,,,,,,,,,,, and may be lil bit not comfortable with the Orthodox growing in the horn ,,,,,,,,, -
Pope says Somalia violence worsening Africa crisis
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Coz they are Christians ,,,,,,,,,,,,, -
WOW ,,,,,,,,,,, They so beautiful, cool, gorgious, and so calm.
-
Somaliland Parliament to forge strong relations with Ethiopia
Jacaylbaro replied to Liibaan's topic in Politics
That is exactly why we declared our independency ,,,,,,, and that is why we stand still ,,,,,,,, -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Galkacyo 09, April.07 ( Sh.M.Network) Deegaanka Dhahar ee ku yaala gobolka Sanaag ee dalka Somalia ayaa waxaa ka dhacay iska horimaad hubeysan oo u dhaxeeya ciidamada Maamulada Somaliland iyo Puntland. Sida ay sheegeen ilo ku dhow dhow Madaxtooyada Puntland, ilaa iyo haatan lama oga qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi, waxaana soconaya isku hub urursi ay wadaan labada maamul ee Somaliland iyo Puntland Dagaalkaan dhex maray xoogagga Somaliland iyo Puntland ayaa ka dambeeyay ka dib markii wafuud ka socota Puntland oo uu horkacayo Gudoomiyaha Baarlamanka MG Puntland ay gaareen deegaanka Dhahar oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland. Ciidamo ka socda maamulka Somaliland ayaa waxa ay ka soo ambabaxeen degmada Ceeri-gaabo ee gobolka Sanaag, iyadoo dhinaca kale ciidamo reer Puntland ah oo ka soo baxay magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe ay ku wajahan yihiin halkaasi sida ay sheegeen ilo wareed ku sugan magaalada Boosaaso. Sidoo kale Waxaa jira wafuud ka socota Puntland oo maalmaha soo socda u baqooli doonta gobolka Sool. -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Dagaalo culus oo saaka ka qarxay magaalada Dhahar Waxa magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag saaka soo weearary ciidamo ka socday maamul goboleedka ******teeniya, weerarkani oo ay ku soo qaadeen sidii ay ula wareegi lahaayeen gabi ahaanba magaalada Dhahar ayaa waxa ay ku soo weerareen ciidan xoogan oo watay baabuur tiniko ah oo ka kooban 14 baabuur iyo ciidamo hubaysan xagaasi oo ay iska caabiyeen ciidamada deegaanka Dhahar ee Somaliland isla markaasina ay halkaasi dib uga riixeen ciidmadii duulaanka ku soo qaaday deegaanka, xiligasi waxa magaalada dhahar ku sugnaa baabuur iyo ciidan xoogan oo ah kuwa Somaliland oo ay is kaashanayaan deegaanka iyo gobolkaba halkaasina waxa ay guuldaro weyni ka soo gaadhay ciidamdii duulimaadka ku soo qaaday magaalada. Dhanka kalena waxa ayaamihii ina soo dhaafayba magaalada Dhahar iyo gobolkaba ku sugnaa madax sar sare oo ka tirsan xukumada Somaliland kuwaasi oo u kuur galaayay nolosha dhabta ah iyo sidii wax qabdka dawlada iyo adeegyada bulshada loo siin lahaa shicib weynaha dhamaanba gobolka Sanaag, waxa saaka magaalada, Dhahar sidoo kale ku sugnaa madax sar sare oo ay ka mid yihiin. Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha, Mudane Maxamuud Siciid, Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Dib-u Dejinta, Mudane, Cabdixakiim Garaad Maxamed iyo Xildhibaan Baar Siciid. Dhanka kalena waxa saaka subaxdii hore ilaa xalay ku sii qul qulaayay dhanka Dhahar iyo aagagag bariga gobolka Sanaag ciidamo aad u tiro badan ooo ku gaashaanaa, hub aad u culus iyo gaadiidka xambaara Taangiyada oo iyagu baryahaba diyaar ku ahaa duleedka Ceerigaabo iyo sadex goobood oo kale oo gobolka Sanaag ah iyaga oo ilaa saaka ilaa hada ku sii jeeeda agagaasi laga filaayo in ay ka soo cusboonaadaan weeraro kale oo daan daansi ah. Ciidamada Somaliland ayaa amar lagu siiyay difaacida iyo wax ka qabashada daan daansiyda ka iman kara shuftada iyo weeraradooda la filan karo, magaalada Dhahar ayaa magaalada Ceerigaabo oo aan hada ku suganahay u jirta 240KM. Wixii warar ah waxa aad kala socon doontaan qarannews Qarannews -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
From Islamist to Qabiilist then back to Islamist ,,,,,,,, i hope AU is not heading to Buddism -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
AGAIN, WAR IS NOT GOOD FOR ANYONE -
WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Well, i don't trust Dhahar.com but if this is true then WAR IS NOT GOOD FOR ANYONE ,,,, I'm sorry to hear that ,,,,,,,,,,,,,, -
Sclub SomaliUK Hamarey Banadir City Check those ones then call me for more ,,
-
VATICAN CITY, April 8 (Reuters) - Pope Benedict said on Sunday recent violence in Somalia, where the capital Mogadishu has seen some of its heaviest fighting in 15 years, had dashed hopes for peace and worsened the outlook for the region. "The renewed fighting has driven away the prospect of peace and worsened a regional crisis, especially with regard to the displacement of populations and the traffic of arms," the Pontiff said in his Easter "Urbi et Orbi" (to the city and the world) message. A joint offensive by Somali government troops and allied Ethiopian forces led to entire pro-insurgent neighbourhoods being demolished with rockets, tanks and artillery from March 29-April 1, in fighting that killed at least 400 people and wounded about 1,000. The Pontiff also said he looked with "apprehension at the conditions prevailing in several regions of Africa". He cited Darfur's "catastrophic" humanitarian situation, a "grievous crisis" in Zimbabwe, and violence and looting in the the Democratic Republic of Congo.
-
loooooooool , i would love to see Taliban dancing with that music
-
Alhamdulillah ,,,,,,,,,,,,,,, how is it going ??