
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
As if you swallowed all that long time ago ,, -
Really fast i'm telling you ,,,, France baan xasuustayba
-
Israel wipes its shoes over British law- Straw Apologises
Jacaylbaro replied to Ibtisam's topic in General
Jews rule the world ,,,, that is the bottom line. -
someone might invite me to go to Ottawa ,,,, yet i've to decide ,,
-
Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) -- Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay "Meel kulul ayay i dhigeen oo dheymihiina way iga joojiyeen si aanu u sii noolaanba Illaahay ayaa og” Marxuun Xuseen Cabaase Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin inuu dhamaystirto waxbarashadiisii sare ee uu higsanayay. Xuseen waxa laga yaabaa in badan oo inaga mid ahi in aanay garanin maanta sababtuna waxay tahay taariikhdii sheegi lahayd oo aynu hilmaanay qoritaankeedii. Xuseen waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1965, wuxuuna dusgiga quraanka (malcaamada) ka dhigtay halkaas. Dugsigiisii hoose wuxuu ka bilaabay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco, ka dib markii marxuunkii dhalay Allah ha u naxariistee loo badalay gobolkaas. Dugsigisii dhexe waxa uu ka galay magaalada Muqdisho (Dusgiga Sheekh Madar), ka dibna waxa uu dhamaystay tacliinta dugsiga sannadkii 1981kii oo uu ka soo baxay Dugsiga Sare ee Banaadir. Marxuun Xuseen markii uu dhamaystay dugsiga sare waxa uu door biday inuu ka bilaabo shaqadii qaranka halkii uu ku dhashay iyo magaalada Hargeysa oo in muddo ahba hiyigiisa ka dhex guuxaysay sidii uu ugu soo laaban lahaa. Waxaanu noqday macalin shaqo qaran ah oo ka dhiga Dugsigii Sare ee Gacan Libaax oo isla sannadkaas la furay (1981). Haddaba waxaan nasiib u yeeshay in aan ka mid noqdo ardaydii Xuseen ee fasalka 1aad ee dugsiga sare G/libaax, waxaanu noqday macalinkaygii Bayoolajiga. Marxuunku waxa uu kala kulmay magaalada Hargeysa dareen ka duwan kii Muqdisho ka jiray wakhtigaas, waxaana hor lahaa kacdoonkii dadka reer Somaliland sida cad ugala hor yimaadeen taliskii nacabka ahaa ee Siyaad Barre. Waa wakhtigii la xidhxidhay dhalliyaradii aqoonyahanada ahaa ee loo yaqaanay UFFO. Waxaana bilow ahaa halgankii hubeysnaa ee dagaalyahankii SNM. Maalintu waxay ahayd Sabti bisha February tahay 20, sannadkii 1982kii, waa maalin taariikhda iyo nolosha dad reer Somaliland wax wayn ka badashay oo raad weyn ku yeelatay, isla markaana ay shacbiweynaha Somaliland muujiyeen in la diidi karo yeeltii taliskii macangaga ahaa ee Siyaad Barre. Aroorinimadaa dadka reer Hargeysa intiisa badan waxay u wada dhag taagayeen waxa ay ka yeeli doonto maxkamadii wareegi jirtay dhallintii UFFO ee la xidhxidhay. Magaalada dadku waxay u dareereen dhinaca maxkamada si ay u soo dhagaystaan dacwada been abuurka ah ee lagu soo eedeeyay nimankaa aqoonyahanada ahaa. Waxaan xasuustaa h ooyaday oo dhinacaa u sii dhaqaaqday laftigeedu aniguse waxaan tagay dugsiga maalintaas. Saacadu waa ilaa 11kii subaxnimo waxaanu ka soo noqonay sidaan u malaynayo xilligii nasashada (break time), waxa noo bilaabmatay xiisadii 4aad oo ahayd Bayoolaji. Macalinka xiisadan noo dhigayay waa marxuun Xuseen Cabaase oo aan ku xusayo qoraalkaygan maadaama uu ahaa mid ka mid ah macalimiintii i bilowday dugsiga sare. Markay xiisadu meel dhexe marayso ayaa waxa na soo gaadhay dayaanka rasaasta iyo baabuur badan oo si xawaare ah dhanka faras magaalaha uga imanaysa. Qayladii ardayda iyo sawaxankii hoonka baabuurta ayaa is qabsaday markiiba, maanka ruux kasta oo naga mid ahaana waxa ku soo dhacday tolow sidey wax u dhaceen, waayo waxaanu wada ogsooneyn in maanta ay tahay maalintii maxkamada la keenayay dhallinyaradaas dhinbiisha u noqday halgankeenii ee UFFO. Talo meel noomay oolin laakiinse haddana dareenka waanu ka sinayn, hiyigana waxaa nu ku haynay in hubka kaliya ee aanu heli karnaa yahay dhagaxa oo miskiin caawiye aanu ciyaalnimadii ula baxnay. Fasalkii oo dhami mar kaliya ayaanu albaabka boobnay, Macalin Xuseen waxa uu isku dayay inuu yidhaa jooga laakiinse Allah ha u naxariistee isaga laftiisa ayaa dareenka nala wadaagayay. Dusgiga ardaydii ku jirtayna intooda badani waabay naga siiii horeysay oo dhinacaa iyo badhtamaha magaalada ayaanu u dhaqaaqnay si aanu ugala qayb qaadano ardayda iyo dadweynaha kale kacdoonka lagaga soo horjeeday xadhigii xaq darada ah ee lagula kacay qaar ka mid ah macalimiintayadii, aqoonyahano iyo dhakhtaradii magaalada qaar ka mid ah oo aniga shakhsiyan qalniin igu sameeyay dhawr bilood ka hor, kuwaas oo aan xasuusto sida ay naftayda u badbaadiyeen ee goor fiidnimo ah oo danbe iyagoo shaqada aan ku jirin haddana go'aansaday in ay qalniinkan igu sameeyaan. Daryanka rasaaska iyo dayaankeeda ayaa is qabsaday oo wixii rasaas dhacday malaha ruux nooli magaalada kuma hadhin ayuu is odhanayay ninkii joogay. Maalintaas dadka intii wax noqotay ama la xidhay la isma tabin oo intii is ag joogtay ayuun baa iska war haysay. Nasiib darro, Marxuun Xuseen Cabaase waxa isla dharaartaa gacanta bidix kaga dhacday xabadihii askartu ay sida arxan darida ah ugu ridayeen dadka, waxayna xabadu ku haleeshay meel aan ka dheerayn dugsigii uu macalinka ka ahaa ee G/libaax, waa waddada xero jaadka sida aan u malaynayo. Dhaawacaas ka dib waxa loola cararay dhanka Cisbitaalka guud ee Hargeysa si loogu daweeyo, inkastoo shaqaalaha caafimaadku aanay yaraysan intii kartidooda ah in ay daaweeyaan marxuunka. Haddana waxa nasiib darro noqotay in ay cisbitaalka ka dhex ugaadhsanyeen dadkii ku soo dhaawacmay dhagaxtuurka askartii magacyada badnayd ee loo samaystay cabadhunta shacbiga sida Hangashta, NSS iyo kuwii Dhabarjabinta ee magaca xumaa. Marxuunka waxa dhakhtarka ugu yimid ciidamadaas qaar ka mid ah oo shaqaalihi i caafimaadka amray in ay gabi ahaanba ka joojiyaan daaweyntii Xuseen (Allah ha u naxariistee). Mid ka mid ah ardaydii ku booqatay marxuunka oo aan ka wareystay bal siduu ahaa markay dhakhtarka ugu tageen ayaa isagoo aad u murugaysay igu yidhi waxaan xasuusta wali waardhkii uu yaallay wuxuuna noo sheegay in xataa dhaymihiii ay ka tureen qolo Dhabarjabinta ahayd oo u sheegtay in ay danbi baadhayaal yihiin. Marxuunku waxa ka mid ahaa ereyadii uu ku yidhi ardaydaas dhakhtarka ugu tagtay Allah ha u naxariistee “Meel kulul ayay i dhigeen oo dheymihiina way iga joojiyeen, sayloonkii way iga tureen, gacantii waataa oo dirxi ayaa iga galay eegi kari maysaan si aanu u sii noolaanba Illaahay ayaa og”. Allah ha naxariistee Xuseen sagaal cisho oo rafaad, xanuun, dhibaato iyo cago-jugleyn ah ka dib ayuu u geeriyooday dhaawacaa fudud ee gacanta bidix ka soo gaadhay oo haddaan nafta lagu silcin si dhib yar looga daaweyn lahaa. Xuseen Allah ha u naxariistee waxa uu ahaa wiil dhallinyaro ah oo 17sanno markaa jiray, soona dhamaystay uun tacliinta dugsiga sare oo madi ah, hooyadii waxay umul aroortay isagoo 10jir ah. Aabbihiina waxa uu ka mid ahaa geesiyaashii saraakiisha ciidanka ahaa ee naftooda u huray dagaalkii xabashida iyo Soomaalida ee 1977. Waxa uu la dhashay marxuunku lix hablood oo 5 ka mid ahi degan yihiin dalkan Ingiriiska halka inanta kale ku nooshahay Somaliland. Marxuunku wuxuu ahaa ruux shakhsiyad fiican oo bashaasha dadkana aanay is diidin oo macaan, isla markaana ardaydu ay aad u jeclayd oo magac ku lahaa dugsiga dhexdiisa. Haddaba inkastoo wixii Illaahay qadaray an ciddina oofin karayn haddana sida ay ula dhaqmeen ciidamadii taliskii cadowga ahaa ee ******tu isaga iyo dhigiisuba waxay qayb ka tahay taariikhda dayacan ee duuga ah, taas oo dadka reer Somaliland u taalla maanta in ay wax ku qaataan oo xafidaan si aan baritoole dadka kale been uga sheegin ama ugu gabraaran oo aanay guullahooda u afduubin. Waxaana hubaal ah in ay haddii aynu qorno taariiikhda oo derisno aynu kaga badbaadi karno mashaakilaad badan oo qaarkood wakhtigan xaadirka ahba ina haystaan. Taariikhda maalintaas iyo wixii dhacay oo faahfaahsan qoraalka kaliya ee laga hayaa waa buug cusub oo dhawaan uu qoray mid ka mid ah ardaydii dugsiyada ee wakhtigaas, kaas oo markii aan akhriyay igu baraarujiyay in aan baadi doono taariikhda macalinkaygii Allah ha u naxariistee. Buuggana waxa uu si waadix ah uga sheekaynaya dhacdadii UFFO iyo kacdoonkii dhagaxtuurka ee ka bilaabmay Hargeisa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland 1982kii (A note on my teachers group: news report on an injustice.). Illaahay naxariistii janno haka waraabiyo marxuun Xuseen Cabaase iyo intii la midka ahayd ee ku shahiiday kacdoonkii dadka reer Somaliland kala hor yimaadeen Askartii cadowga ahayd ee u adeegaysay taliskii Muqdisho. Maanta inteena noolna waxa la gudboon in aynu wax ku qaadano dhibtii iyo rafaadkii aynu u soo marnay soo dhicinta Maandeeq oo aynu ka waantowno wixii aynu isku seegnay nidaamadii tallada Jamhuuriyadii Soomaalida iskaga danbeeyay oo ay kow ka ahayd cadaalad darida iyo sinaan la'aantii jirtay. Khadar Hassan Ali Jamhuuriya London Jamhuuriya@hotmail.com
-
I still think AFrican leaders are fighting for this ,,,,,, i don't think they've the choice and everyone is trying to ensure his seat.
-
Got it ,,, just got it ,,,, yeah ,, i've been waiting for this since long time. The DSL connection ,,, the first in Somaliland ,, now i know i'm lucky. No more useless wireless conncections ,,,, that is a history now.
-
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Improve ??? Allah ha ka dhigo but i don't think it will improve sxb. A whole generation was raised in a war and it is difficult to bring them back to the normal life. Now i still believe we're more violent thant the others. Don't tell me we're not coz you can't find the Somali wars in Wikipedia. -
anigu xaafadda shacabka ee Hargeisa ayaan taagnaan jiray ,, and i remember those jets flying over us markaanu oktoobarta marayno ee aanu salaanta bixinayno anagoo arday school ah ,,, One day diyaarad baa soo dhacday ,, i was in the market markaasay diyaaradii is rogrog tay ,, then is rogrogtay and dadkoo dhan baa qaylinaay ALLA BAYLOODKU XARIIFSANAA , SIDUU U ROGROGAYO EEGA ,,, then in seconds qarax baa ka dhacay oo way soo dhacdayba ,,,,,,
-
Waxaa maanta lagu qarxiyay duleedka magaalada Laascaanood meel 8 km ujirta walxaha qarxa oo maalintii shalay laga uruuriyay magaalada Laascaanood la isuguna geeyay goobtaasi walxahaas oo isugu jira xabada Bm,hoobiyayaal,anti taangiyo iyo qaybo kale oo aad ufara badan. Walxahan ayaa maalintii shalay laga uruuriyay qaybo badan oo kuyaal magaalada ayna ugu badnayn guri kuyaal xaafada lagu magacaabo daaraha maraykanka kaas oo laga qaaday 39 xabo oo xabadaha BM-ka ah iyo qaybo kale oo aad ufara badan iyadoo la isugu geeyay dhamaanba qaybahaas goobta maanta lagu qarxiyay. Hadaba saaka inta aysan bilaabmin qarxinta walxahaasi ayaa dhamaanba waxaa la wacyi galiyay shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood iyo ciidanka Military-ga si aysan umadu ula yaabin walaacna ugu abuurin qaraxa ka dhacaya duleedka magaalada Laascaanood iyo military-ga ciidanka Somaliland ee ku sugan magaalada. Waxaa kasoo qayb galay qarxinta walxan dhamaanba masuuliyiinta Gobolka,Degmada,Police-ka,Military-ga iyo waliba masuuliyiin ka socda madaxa hay’ada SMAC ee xarunta guud ee Hargeisa uuna meesha marayay Gudoomiyaha hay’adaasi Dr: Axmed Cali Maax oo xalay kasoo kicitimay magalaada Hargeisa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo si ay uga qayb galaan qarxaasi lagu samaynayo walxa qarax isla maantana dib ugu laabtay kadib qarxaasi markii uu ka qayb galay magaalada Hargeisa. Kadib markii uu dhacay burburinta qaraxu ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cali Sandule oo mahadnaq ujeediyay Police bomb oo ahaa kuwii burburiyay walxahaasi waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay Taliyaha Police Bomb oo si wayn ugu codsaday inay dadku ka caawiyaan in wixii qarxa ee ay arkaan soo sheegaan si ay wax uga qabtaan isagoo sidoo kalena sheegay in halkan laga aasaasayo team ah Police- bomb oo ka shaqaya hawlahaasi kaas oo ka jira Gobolada kale waxaana ugu danbayntii halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Dalada SUNGO Fahiima Jaamac koosafaare oo ku hadlaysa magaca daladaasi si wayna uga mahad celisay hawshan balaadhan ee la qabtay iyo sida loogu guulaystay. Hadaba waxaa halkaasi lagu burburiyay dhamaanba walxihii qarxi jiray dhibtana ugaysan jiray shacabka magaalada Laascaanood oo dad badan oo aan aqoon dheeri ah ulahayn ay wax yeelooyin kala duwan soo gaadhsiin jireen iyadoo qaraxa burburinta ah ee lagu sameeyay walxahaasi laga wada maqlayay guud ahaan magalaada iyo agagaarkeeda.
-
ABU DHABI(QARAN)- Somaliland President Dahir Rayale Kahin and his delegation departed from Abu Dhabi after a successful 5-day visit to the United Arab Emirates at the invitation of Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan, United Arabe Emirates Deputy Prime Minister and President of the UAE Red Crescent Society (RCS). The delegation entered the UAE with Somaliland passports and departed for Addis Ababa from Dubai. During his meetings with various groups of the Somaliland community in the UAE, Mudane Rayale expressed his satisfaction with the outcome of the visit and with the warm hospitality accorded the delegation. Somaliland community members have been arriving in large groups over the last few days at the Intercontinental Hotel where the President and his delegation were staying despite protocol restrictions. “The UAE authorities have accepted to assist us in implementing all the projects we presented to them,” said Abdillahi Mohammed Duale, the Somaliland Foreign minister, in a meeting with members of the community, describing the visit as a new opportunity for Somaliland to be heard in the Arab world. Sources close the delegation said that the projects presented by delegation to the UAE Red Crescent Society, included assistance with the rehabilitation of roads, schools, water resources and several other projects. The delegation is expected to stay in Addis Ababa until Saturday before proceeding to Hargeisa. Our sources also stated that President Rayale received calls from Rulers of the northern emirates of the UAE during his stay in Abu Dhabi. Unconfirmed reports also indicate that President Rayale may also pay a visit to the Gulf state of Qatar in May 2008, while a delegation of the U.S. Pentagon are expected to visit Somaliland by the end of February. In another development, Somaliland’s Representative in Nairobi met with U.S. State Secretary Condoloezza Rice. According to a report published in Hadhwanaagnews, Secretary Rice announced that a U.S. Congress delegation would arrive in Somaliland in April, and pledged U.S. support for Somaliland’s elections. Awdalnews
-
Wearisome Time for the Emerging Nation of Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It is the opinion of the article author sxb ,,,, not necessarily mine. I said many times and i still say there will be no more unification with Somalia unless other Somalis are ready to form the 5 regions ,, NFD, Djibouti, Somali Galbeed, Somalia and Somaliland. Before that there is no unification ,,,,, that was a failure attempt. -
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
The only difference is that our wars are not registered in the books. I believe we fought more than the English ppl ,, -
(Dubai 19-02-08) Madaxweynaha Somaliland mudane Dahir Rayaale Kaahin iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa shalay galab iyo maanta la kulmay mas'uulyiin ka tirsan xukuumadda Imaaraadka Carabta. Madaxda uu la kulmay Madaxweyne Rayaale ayaa waxa ka mid ah ra’iisal wasaare ku xigeenka UAE isla markaana ah madaxa ururka bisha cas Sheekh Hamdan Bi-Zayed Al-Nahyan, waxayna ka wada hadleen sidii ay dawladda imaaraadku uga taageeri lahayd Somaliland xagga arimaha dhaqaalaha, waxana la filayaa in uu beri ku qabto hoteelka uu degen yahay shir jaraa’id oo ku saabsan wixii u qabsoomay intii uu booqashada ku joogey dalkan isutagga imaaraadka carabta Madaxweyne Rayaale iyo wftigiisa ayaa lagu wadaa inuu beri soo gebagebeeyo booqashada ay ku joogaan dalka UAE, halka warar kalena sheegayaan in uu maalin kale sii joogi doono. Warar aanu ka helney ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in uu madaxweyne Rayaale ka heley madaxdii uu la kulmay balanqaadyo la xidhiidha arimaha dhaqaalaha. Waa markii u horeysay ee madaxweyne somaliland ahi yimaado dalka isu taga imaaraadka carabta ama guud ahaanba dalalka khaliijka. Abdirashid A. Hassan SDWO News Desk - Dubai, UAE
-
looooooooooooooooooooooooool ...... and it died at the cost of 97 members ,, just 3 members away from the score
-
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Well, i don't think that we had a timeline where we can look at it in the past. It starts from the beginning where all the reported history was violent and fighting among clans for revenge, camel problems, land disputes and so on. Look and read the poems somalis registered since long long time ago ,,,, Again we have the colonial period where we were forced to obey the ruler's management besides those brave ones who chose to fight against the Kufaars until we get the independence. During the first 9 years those weak governments were fighting politically and the nation didn't get rest at all. Some small clashes has been happening among clans until the military regime came to the power. During the period where Siad Barre was on the top, the country has been ruled by force and everybody knows if that is not the case the government would not last that long and wouldn't achieve the little progress it made as a governemnt. And don't even talk about now ,,,,,,,,,,,,, -
This is truly a difficult period for the Republic of Somaliland. Although not yet recognized by the world body as such, it is a young nation that is trying to materialize in a region filled with political instability, undemocratic regimes, and prolonged civil discontent and struggles. In the midst of these calamities the people of Somaliland have taken profound steps forward in opting for stability over war and decided in their own terms to march towards a path that leads to more stable democracy. They have successfully established working governmental and civil institutions that would, with little help from the international community impel this nation into becoming more a mature democracy. Threats to Somaliland’s existence are multifaceted and had been well documented before in many publications, and they all present significant but varying degrees of danger to Somaliland’s continuation as viable and secure democratic nation. Although we can not address them all in one segment, we will deal with them as separate issues in subsequent pieces. The most urgent threats confronting Somaliland today range from the enormous danger the HIV virus could present if something isn’t done to confront it, to those that relate to issues of recognition and economics. The lack of recognition is the first that will be dealt with in this segment, followed by the other two in next segments. The quest for recognition is a key not only to the stability of Somaliland, but also to that of Africa and Global security as whole, an assertion which is immediately obvious to those familiar with the region’s ongoing situations. Before such discussion is made let’s examine what is driving Somaliland’s quest for recognition and desire to stand alone, or at least until Somalia’s housekeeping issues are in order. I say this with great deal of pessimism considering the continuation of Siad Barre’s legacies by the current leadership of the South (divide and rule, enrich yourself while you can, divorce the people from their cultural and religious roots and deny their most basic rights), with no change in sight. No country on earth has been seriously undermined by one man’s legacies and policies more so than Somalia in just few decades. Sorry to say Somalia today officially lacks religion, strong Somali Culture and a Custom and sincere leadership all of which would have prevented further blood shed, some things which greatly saved Somaliland today. Somaliland’s union with its Southern neighbor was not forced and has proven disastrous following its short lived independence from June 26-July 1, 1960. Somaliland would have faired much better democratically, economically and politically, if indeed it maintained its independence for sometime and negotiated a genuine arrangement with its Southern neighbor, a condition that could have laid the ground for more stable democratic and strong Somalia. At the time, union with the South seemed reasonable to most Somalilanders, because they assumed their aspirations for united, strong, and Greater Somalia outweighed any difficulties that may arise from a hasty union with the South, outcomes they never really openly discussed or fully contemplated long enough. It did not take Somalilanders long to realize that they had been seriously mistaken. Somalilanders in a short time have not only lost their share of development, political representation, but also became increasingly marginalized and oppressed. Under Siad’s tyrannical rule, corruption, nepotism, destruction of democratic values intrinsic to the Somali Culture and institutions built during British Rule, as well as the exploitations of tribal differences between the people in the region had become the norm. Somaliland has recovered immensely since then. It had reestablished its independence in May 1991, rebuilt back much of the demolished democratic institutions, reconciled between its populations, carried out multileveled elections, and allowed free press and free market system to take root and flourish. In addition Somaliland issues its own passport, and has army and police forces with strong that obey a democratically elected civilian government. What are distinctive about Somaliland today, however; are not only its democratic achievements, but the unique way its people overwhelmingly speak in one voice in support of their country to stand alone, independent of the South. The reason is because they fear what has happened to them in the past is bound to repeat itself. And this is not something very unlikely, especially considering the intentions and existence of a questionable leadership in the South. Somalilanders have a very good reason to be fearful of the South’s inability to bring about stability to the rest of the country under its control, reconcile political differences among its populations, and pioneer a democratic system not based on the old, failed divisive schemes of the past, but something equitable that ensures fair share of power among its populaces. Somalilanders, in addition are aware of utterances that usually reverberate from all transient forms of government in the South (Transitional Federal Government or UIC) which exhibit the kinds of hostilities that may suggest a planned forced reunification with the South. This is something any Somalilander opposes wholeheartedly for they have come long way to re-secure their safety, freedom and independence. This is indeed a serious aspiration which rules out any decision by the South to contemplate some sort of referendum outside of Somaliland to decide the future of Somalilanders. Somalilanders would hope no less than the rights the Canadian people and government bestowed on to the province of Quebec in addressing sovereignty issues by referendum only held in Quebec where Quebecers had choice to make to stay or leave. So it may not be difficult to foresee the potency of the situation that would transpire when unified government dismissive of Somaliland’s aspiration forms in the South, dictating rather than negotiating or taking unilateral actions that threaten or Somaliland perceives as threat to its security, it would plunge the country in another long drawn civil war of greater magnitude. The likely scenario is basically this, one that contributes immensely to the insecurities of an already tumultuous and tense region in Africa. The continent is already plagued with problems such as that existing in Congo which is already termed an “Africa’s World War” amid various nations including Rwanda, Uganda, and Burundi, the conditions in Chad, Sudan’s Darfur region, Kenya’s immerging troubles, and the tensing situation developing between Ethiopia and Eritrea along their borders. It would definitely add to the troubles in the region increasing the risk of terrorism further complicating an already dire situation. Just imagine for short while how the existing conditions in the South alone already affect the people of the region and the rest of the world, not only creating lawlessness but also increasing the risks of piracy and terrorisms affecting world commerce. The hazards are enormous and include human as well as child trafficking at unprecedented scale. It is not secret that there is an exodus of desperate people leaving the horn herded into unsafe boats like cattle with little regard for human rights and human life where thousands are plucked dead from the Gulf of Aden and Yemeni Coasts like worthless rubbish. Also imagine the other atrocities taking place right under our nose such as luring and abduction of innocent Somali children taken into the neighboring Arab nations where they are abused in unimaginable ways. Hence it is obvious how the stability of the region is detrimental to the fight against terrorism, piracy, lawlessness and child/human trafficking; as such the world should be greatly concerned. It is clear with today’s leadership in the South that such scenario is not very unlikely, because we had seen them demonstrate in interviews with the BBC Somali and other media outlets, their clear intentions on how to deal with Somaliland. Consider the recent interview with Abdullahi Yusuf for example, showing clear hostility towards already stable nation engaging in a dispute about borders that were clearly recognized by the world as part of Somaliland before Somaliland/Southern Somalia unification. There is no doubt in anyone mind, when it comes to the issue of Somaliland that this type of leadership will find a clever scheme to confront and engage Somaliland into a deeper regional conflict fought over its borders with Puntland, putting innocent lives on both sides of the border at risk. However; if Somaliland is recognized, it will no doubt accelerate its progress in institution building and the advancement of its young democracy, prevent terrorism getting foothold in this country and eliminate the risk of piracy as well. And therefore, it can be said with confidence that when the time comes, Somaliland will address the reunification question taking into account the readiness of the South and its ability to engage Somaliland more constructively in more equitable terms. A condition which may in the future results in the formation of Democratic Somalia provided all parties are willing participants to the deal with no stones left unturned and no issue left unaddressed, so that what has been instigated in the past is not bound to repeat itself again. At the moment the world has unique responsibility to engage Somaliland constructively in advancing its democracy; capacity building and offering help to develop the country’s infrastructure and economy. Hence, economically strong and democratically stable Somaliland would serve as an example, demonstrating to the rest of Somalia its potential in improving security and adopting democratic values. No doubt, it will also act as a strong deterrent for the South to pick the war choice as the only option in dealing with Somaliland, a condition which could open the door for more civilized negotiation and formal dealings with regard to the question of reunification. This is some thing I am sure Somalilanders will not take lightly if they know the South brings about stability and democratic values to its citizens and is serious about distributing the country’s wealth and political powers equally. It is obvious that the world has failed Somaliland, UN, AU, EU and US included, in the past 17 years, but lately all have shown interest in the plight of the people of Somaliland and are eager to improve it. They are to be commanded for that, but more needs to be done. We should not forget, also Somaliland government’s role in this, in redoubling their effort for seeking recognition from the AU and the rest of the World. It has responsibility to its people to strengthen democracy, the rule of law, secure its borders and extend the countries resources equally to its citizens. We can understand that fully recognized Somaliland would add to the security they have worked hard to achieve preventing the South from taking any unilateral action to invade in an effort to reunify Somalia under another tyrannical ruler and leaders who don’t respect democratic values. So it makes sense to at least provide Somaliland with this basic right. If however the world is bound by international laws which rules our extending to Somaliland the recognition and independence it deserves, which they are not since Somaliland was already a nation recognized by the World before unification, then at least give them the economic support they deserve to further their young democracy, provide security and prevent all the hazards mention previously on above. Abdirahim Ali Xarbi Toronto, Canada Bsc Abdul5519@hotmail.com
-
Why men don't listen and women can't read the maps ???
-
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Ilaahay ha kuu naxariisto ............. -
Nayroobi (SN)- Xoghayaha Arrimaha dibada ee dawlada Maraykanka Dr Condoleezza Rice , ayaa kulan , ayaa kulan kula yeelatay Magaalada Nairobi qaar ka mid ah danjirayaasha dawladaha shisheeye u fadhiya dalka Kenya oo uu ka mid ahaa Wakiilka Somaliland fadhiga Nairobi Maxamed Indho buur. , sidaana waxaanu ka soo xiganay Telefishanka Madaxa banaan ee HCTV oo uu khadka telefoonka ugu soo tabinayay Wakiilku warkan. Wakiilku waxa uu sheegay in xoghayaha Arrimaha dibada Maraykanka ay ku war gelisay inay dhawaan Somaliland booqasho ku imanayaan wefdi balaadhan oo ka tirsan Congresska Dalka Maraykanka. wakiilku waxa kale oo uu sheegay in ay Condoleezza Rice ay si weyn ugu amaantay Somaliland Kaalinta muhiimka ah ee uu kaga jiro la dagaalanka Argagaxisada. Waxa kale oo uu xusay kaalinta dawlada Maraykanku ka qaadan doonto hir gelinta doorashooyinka soo socda ee Somaliland , waxana uu yidhi ‘’Waxay igu tidhi (Rice), waxaanu balan qaadaynaa in aanu taageero ka gaysano maal gelinta doorashooyinka Somaliland ee soo socda iyo mashaariicda kale ee ka socda Somaliland , kuwaas oo ay hir gelintoda gacan weyn ka gaysan doonto hay’adda US-AID’’. Mudane Indho Buur waxa kale oo uu intaa sii raaciyay ‘’Waxa kale oo ay aad ugu riyaaqeen , una hambalyaynayaan ciidamdaa Somaliland ee Maalintii dhawayd soo qabtay dablaydii afduubtay madaxii hay’adda GAA iyo dagaalka ay kula jiraan Argagaxisada gobolka Geeska Afrika , waxyaabo kale oo fara badan oo ay ii fartay Condoleezza Rice Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin’’. .
-
I'm gonna get ,,, i'm gonna get it ,, finally get it ,, i'm gonna get it. Whoooooooohooooooooooooooooooooooooooo I just can't wait .............. 4 hours ?? ,,, No way ,,,,, heheheheeeeeeeeeeeeeee
-
Reflection: Witness To A Crime, The History of Somali Cultural Violence
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in General
Originally posted by me: Jbro I know in aad Soomaalida necebtahay xabashyahow! Thats why its no suprise that you had to post this rubbish. How are Somalis more violent then other nations horta? naac naac un ayaad halkan ka wadaa. Instead of throwing around this Somalis waa violent BS, why don't you just say why you think Somalis are violent and are Somalis more violent compared to the Germans? the British? the Russians? the Ethiopians? the Americans? who do you compare the Somalis with when you say they are violent? Somali nacayb un ayaa waxan kaa yeedhsiinaysa Jbro. I've just got the proof ,,,,, thanks for coming in ,,,,,,,,