Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Are you afraid to say "your president"?
  2. Thanks for the input Awlugeeye and AFricaOwn ,,,,
  3. Originally posted by me: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: I don't believe the source but it is true everybody is interested in its own goals. Why post something you don't believe horta? Or are you saying that your using the source only today because it proves your point, but next time when someone else uses it can't be believed? ….loooooooooooooooolz Adeer i never believed this source and i'm not gonna believe them ,,,, i posted it coz you believe it and thought you will be delighted to it but i can see you're confused coz they're reporting against your expectations. Our goals are as clear as the sky and we know how to achive them ,,,,, what are your goals ?? ,, war, destruction, chaos, killing, nothing ???
  4. Even if it is true ,,, i'm concerned of how it is written ,,,, Walaahi si daacad ah baan u qoslay
  5. He has nothing to post dee ,,,,, he is just jealous
  6. looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo oooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
  7. I don't believe the source but it is true everybody is interested in its own goals.
  8. It is already the weekend ,,,,,,,,,,,
  9. Ha is wareerin Walaalo ,,,,,, dadku waxay rabaan way kuugu yeedhi duqiiyoow ,,,
  10. There is no question of AFrican leaders being thiefes ,,,,,,,
  11. Haabsade has nothing to do with this ,,,,, he just goes with the tide whenever he sees it is changing.
  12. aa taaba kadarnayd maalintii danbe ayaa waxay noola yimadeen ONLF ayaa idin dhex marta iyo itaxaadkiina magacyadooda noo qora
  13. Buuhoodle(Jidbaale)Waftigii balaadhnaa ee todobaad ka hor u ambabaxay magaalada qaloocan ee kinilka 5aad ee ismaamulka soomaalida itoobiya ayaa soo gaadhay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ka dib markii ay rajadii iyo ah miyadii laga lahaa shirka sidii lagu waday noqon wayday. Waftigan oo ka koobnaa 30 xubnood oo isugu jiray Isimo, Cuqaal,Aqoonyahano, Waxgarad, iyo Culimo awdiin ayaa kadib markii ay gaadheen tuulada qaloocan dadweynaha deegan kaasi himilo xiiso iyo kalgacal xanbaarsan ku soo dhaweeyeen . Hadaba saaka subax nimadii ayaa waxa noo suurto gashay inaan war bixin dheeraada ka helno shirkaasi waxaanu la kulanay Boqor C/laahi Axmed Cali (dabagooye) mar uu nagu soo booqday xafiiska shabakada Allcayn ee buuhoodle wuxuuna boqorku sheegay in aysan kala kulmin halkaa rajadii ay ku tageen iyadoo markii hore nalagu war galiyay inay shirkan ka soo qayb galayaan madaxda sar sare ee dawlada itopia laakiinse markii danbe ay tasi beenawday . Waftidan balaadhan oo ay horkacayay. Garaad jaamac garad cali Garaad c/laahi garaad soofe Garaad saleebaan buraale Boqor c/laahi axmed cali Suldan siciid cismaan cali Isimadan ayaa waxa weheliyay cuqaal iyo waxgarad kale oo farabadan,culayska intaa le'egna waxaanu ugu tagnay inaanu shirka isku soo meel dhigno arimaha nabadgalyada ee ka dhaxeeya dawlada itopia iyo beelaha *****, iyo inaanu horumarka iyo xuquuqda deeganka hawd iyo shacabkiisa kasoo dhamayno madaxda dawlada itopia haday tahay Gobol,Degmooyin iyo waxqabadka kale ee deegaanka sida mashruucyada IWM. Nasiib daro maanay imaanin madaxdii naloo sheegayay waxaa yimid Xildhibaano kasocda kinilka 5aad ee is maamulka somalida oo aan qaadi Karin masuuliyada iyo awooda shirka waxa looga baahan yahay. Waxaanay nagala hadleen wixii ay shaqaalaha gudahooda iswaydiin jireen sanadkiiba, sidaa darteed is maanay fahmin isimadii iyo waxgaradkii halkaa marayay. kadib markii aanu joogmay mudo 3 casho ah ee aanu fadhiisanay maalmihii hore ee beeluhu hadlayeen, kadib waxaanu malamihii danbe isaga soo baxnay banaanka waxaanuna u kala tagnay iyaga iyo shaqaalahoodii kadib markii aanu aragnay inaanu shirkani ku saabsanayn mawduucii aanu usoconay . Waxaa taaba kadarnayd maalintii danbe ayaa waxay noola yimadeen ONLF ayaa idin dhex marta iyo itaxaadkiina magacyadooda noo qora sidii aanu ka mid nahay Ciidamada sirdoonka Itopia taasi oo aanu kaga baxnay anagu kama war hayno waxaad sheegaysaan dabka ********iya ka dhex qiiqayana ***** la dhex keeni may. Waxaanuna doonaynaa inaan dabkaa idinla bakhtiino dadkayagana anagaa ka masuula dawlada itopia iyo dadweynaha kinikana anaga dadweynahayaga wax dhibaato ahi kaga imaan mayso anagaana u balan qaadnay itopia marhore iyo hadaba, isimada iyo cuqaashana lama waydiiyo waxyaabahaa oo kale ama waxyaabaha aad iswaydiisaan idinka iyo shaqaalihiinu. Xaga beelaha halkaa dagan ayaa iyagu gacmo furan nagu soo dhaweeyay waxaanuna isla soo qaadanay oo aanu go,aan sanay wadajir iyo wax isla qabad walaal tinimo leh. Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Xigasho: allcayn Buhodle
  14. Tell them you're fighting back ,,, talk to them in a very touchy way based on qabyaalad ,, let them collect a huge money ,,, take it to the country and use it for your own. sidaasaa shacabka loo dawakhiyaa ,,,,,,
  15. Ilaa inta hada laga warqabo amaba la diiwaan geliyey ayaa ah xoolo gaadhaya nus miyan doolar in badan oo laga ururiyey jaaliyadaha SSC ee qurba joogta ah.taageeradan dhaqaale ee ay jaaliyaduhu bixiyeen ayaa isugu jirta lacag cadaan ah iyo saanada kale.... Wararka aanu ka helayno magaalada Garoowe ayaa tibaaxaya inuu jiro buuq iyo isafgaran waa ka dhex taagan maamulka Puntland siiba Madaxweyne ku xigeenka Hassan Dahir Afqudhac iyo isimada ,shacabka ,iyo taliyeyaashii ciidanka oo ku heshiin waayey sidii la isu afgaran lahaa xoolihii qurbaha laga soo diray. Warar xogogaal ah oo aanu khadka telephone ka kula xiriirnay ayaa noo cadeeyey in ay soo gaadheen baabuur aad u tiro badan iyo lacago xad dhaaf ah oo intooda badan aan cid maamushaa jirin madaxweyne ku xigeen Hassan Dahir mooyee. Hassan Dahir Afqudhac ayaa ka dib markii wax laga weydiiyey wixii ay jaaliyada debedu soo direen isagu diidey inuu ka xisaabtamo wixii lacag cadaan ah gacantiisa soo gashay. Dhinaca kale usbuucii la soo dhaafay ayuu mudane Hassan Dahir Afqudhac la kulmay Garaad Abdillahi M Guuleed maglaada Garoowe arinkaas oo ay ku kala f******** Hassan Dahir iyo Garaad Saleebaan oo weligood ahaa labo nin oo aad isugu dhow dhow. In ka badan 234,000 ayaa naloo xaqiijiyey in lacag cadaan loogu diray magac mudane Hassan Dahir Afqudhac ka dib markii aanu la xidhiidhnay xawaaladahii laga diray lacagtaas. Garaad saleebaan garaad Mohamed iyo Hassan Dahir Afqudhac oo ahaa kuwo iyagu aad isugu dhow dhow ayaa maanta laga soo sheegayaa in ay isku afdhaafeen habka maamulaka lacagtii qurbaha siiba tii ugu dambeysey ee laga soo diray gobolka Varginia. Bililiqadan aan caadiga ahayn oo ka jirta magaalada Garoowe ayaa guud ahaan dhaawacday abaabulkii loogu jiray in lagu soo celiyo gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood oo hada gacanta cadowga ku jirta ilaa afar bilood in ka badan. Xigasho:Xargaga.com.Warkan waxaan ka soo xiganay shabakada SSC ee xargaga.com
  16. congrats to your 1000 posts ,,,,,,,, you can do it to the 1 Million ,,
  17. come on ,, you can't be serious here ,,, what is wrong with the Somali dentists bal ?? Well, here it is full of Somali dentists and i'm telling you they are really reallly good. I think it was 3 weeks ago when i attended one and he was a real professional.
  18. Ok ,, i can watch this now with my new DSL connection ,,,, will get back to my comments IA
  19. Originally posted by NGONGE: the Israelis do not control everything but they do have very strong political lobbyists. That is why they control the world ,,,,,
  20. loooooooooooooool ,,,, lemme see that one bal , mabaan xasuusnayne ,,, bring the topic back bal ,,,,,,,
  21. Jacaylbaro

    eHATE

    That is why i never read those forwarded emails ,,, i'm not always sure if they carry the right information.
  22. I'm watching THIS Now ......