Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. looooooooooooooooooooool@womb mate
  2. Originally posted by me: ^how about mr. Wrong? Yeah that is you ,,,,,,,,,,,
  3. Haven't started yet ,,,,, they went to the regions yesterday to open the registration offices.
  4. I think UDUB needs to learn from Siilaanyo and Siilaanyo needs to learn from UDUB ,,,,,,,,,,, it is a matter of experience isn't it ??
  5. Iska adkayso adeer ,, i knew your likes will be mad about this.
  6. Berlin waxay mar walba ugogol xaadheysey aqoonsiga dagaalka madaxbanaanida Somaliland il gaar ahana ku haysaa, si hadaba loo gaadho arintaas door weyn bay kaciyaaraysaa booqashooyinka joogtada,mataanaynta Magaalooyinka Somaliland kuwa Germany iyo maalgelintibu abaal usii dhigashada Somaliland si loo gaadho ujeedada Jarmalku kaleeyahay Somaliland.Waxaa soo turjumey Hersi Osman. Dhacdooyin Farxadeed Afduubkii samafalihii Jarmalka ahaa ayaa maalintii Arbacadii si farxadleh lagu soo afjaray kaas oo ay qafaasheen budhcad aan faahfaahintooda la aqoonsan isagoo kujira safar kamid ahaa nolol maalmeedkiisa caadiga ah iyagoo toos isaga u abaaray iyagoo meesha kudhaafay koox kuwehelinaysey safarkooda oo xataa ay kamid ahayd haweenay jarmal ahi.Baabuurkii budhcadu wateen oo taayir wax kasoo gaadhey awgeed waxay usahay ciidamada Amaanka inay isla waqti yar kooban gudohood kusoo furtaan iyagoo u adeegsadey qori caaradii sida warar lagu kalsoon yahay laga soo xigtayna waxba masoo gaadheen dhibanihii afduubnaa ee jarmalka ahaa.waxaa iyanalays weydiinayaa in afduubka ninkan ay kadambayso arimo soiyaasadeed sida ay kuwaramayaan warbaahinta qaarkeed inkastoo aanay jirin wax loo cuskado oo sidaa usii ridani Dagaalka Aayo Katashiga Somaliland dhinaceeda Bari halkaasoo ah meesha afduubku kadhacay waxay lagasoo bilaabo 1991 ka go'nayd gooni isu taag,sababta meelfog laga raadin maayo oo waa mid kusalaysan dhismaha dhaqan bulsheed iyo caadooyinka bulshadan oo usuurta gelin weydey gumaystihii Ingiriiska inuu kala daadiyo halka Gumaystihii Talyaaniga ee qaybihii kale ee Soomaaliyadii hore si uu uhirgashado ujeedooyinkiisii sii haysasho uu si aad u qoto dheer xididada ugu siibey wixii ay caadooyin ulahaayeen. Iyagoo hadaba Somalilanderku kashidaal qaadanaya arimahaas kor kuxusan waxay suurtagal kadhigreen inay samaystaan sharci ay leeyihiin oo loo codeeyey 2000 sidoo kale doorashadii deegaanka oo dhacay 2002,2003 iyo 2005 oo sidoo kale ay suurta geliyeen kuwii baarlamaanka iyo Madaxweynahaba.Dhamaan doorashooyinkan iyo natiijooyinkii kasoo baxayba waxaa loo bandhigay ururka midawga Afrika, inkastoo aanay ilaa maanta jawaab rasmi ah kacelin,waxaa iyana weli kumurmaya qaybaha kale ee Soomaaliya gooni isu taaga Hargeysa/Somaliland tusaale ahaan ismaamulka xuduuda laleh Somaliland ee Puntland oo iyadu aamin san midnimo soomaaliyeed iyo gobolaysi federaal ah,iyadoo laga shidaal qaadanayo dhacdadan afduubka ee waqtigan xaadirka ah dhacday kama madhna arintaas waayo waa soone Puntland lafteedu ay sheegashadeeda ku andacoonayso. Danta Jarmalku kaleeyahay Lagasoo bilaabo 1990-kii waxay dawlada Jarmalku isha ugu haysey una danaynaysey Somaliland arintan oo Jarmalku gundhig uga dhigayo istaraatijiyada muhiimka ah ee gobolka geeska Afrika sidaa waxaa xaqiijiyey diblomaasiyiin sare oo dawlada katirsan.Waxaa marar badan laysla soo qaaday muhiimada ay u leedahay maraakiibta ciidamada Badda Jarmalka ee gaaf wareega badaha gacanku,oo dekeda gunta dheer leh ee Berbera/Somaliland (gunta dheer leh waxaa loola jeedaa inay xataa kahawl geli karaan Maraakliibta quusta Submarines-ka )ay tahay meel aad ugu wanaagsan saldhig guud oo ay kahawl galaan. Hadaba Berlin iyadoo kuxod-xodanaysa suurta gelinta arinkan muhiimka u ah Jarmalka inay ugu sii gogol xaadho caawimooyin iyo in lagu tago booqashooyin kala duwan.Intii u dhexaysey1998 ilaa 2002 waxaa dawladu ku kharash garaysay 3,7 malyuun oo Euro kasafaynta Miinada Somaliland July 2001 waxaa booqasho kutegey wefti kasocda Baarlamasanka Jarmalka iyagoo kalasoo hadlay madaxda Dalka Somaliland sidii loo suurta gelin lahaa mataanaynta magaalooyinka Jarmalka iyo kuwa Somaliland (saaxiibtino hoose oo dhexmarta magaalooyinka).Sadex Sanadood dabadeedna waxaaba kusugnaa maalgeliyayaal jarmal ah oo markiiba helay waxay u socdeen,sidoo kale maamulka dawliga ah ee dalkaasina waxay markiiba soo saareen Sharci difaacaya maal gashadayaasha si ay usoo jiitaan dad maal gashada dalkooda.sidaa waxa yidhi ururka Afrika. Opshanka aqoonsiga Berlin waxay mar walba ugogol xaadheysey aqoonsiga dagaalka madaxbanaanida Somaliland ingdhahana kuhaysaa, sihadaba loo gaadho arintaas door weyn bay kaciyaaraysaa booqashooyinka joogtada,mataanaynta gobolada iyo maalgelintibu abaal usii dhigashada Somaliland si loo gaadho ujeedada Jarmalku kaleeyahay Somaliland.weftidii baarlamaan ee Hargeysa gaadhey 2001-diina waxay kala soo hadleen doonista aqoonsiga ay xaqa u leeyihiin,sanad iyo badh kahorna waxay CDU (xisbiga talada dalka haya) kaga dhawaaqeen xaruntooda Konrad Adanauer Stiftun "imn la aqoonsado dalkan democraadiga muslinka ah,bilawgii sanadkana waxaa mar labaad kusoo cusboonaaday saaxada caalamka in muhiimada ay leedahay aqoonsiga Somaliland oo soo noqnoqonaysa.Madaxweyne Daahir Riyaale kaahin waxaa lagu soo dhaweeyey Bishii January Europe markii dambena Maraykanka,bilawgii February-na waxaa socdaal ku tegey haweenayda arimaha debeda u qaabilsan Afrika Maraykanka Jendayi Ferazer wadahadalna kasoo gashay Hargeysa.WEadahadaladaas oo kusoo beegmay dagaalo dib uga holcay Somaliland iyo Puntland oo lidi ku ah aaya katashiga Somaliland,meelha muran siyaasadeedka noocan ahi kataagan yahayna waxaa kamida halka afduubku kadhacay. Infrastruktur. Berlin waxay wax ka kobcinaysey doodaha aaya katashiga iyo qalabaynta aasaasiga ah,kuwaasoo ay kamid yihiin Infrastarcturke-ka oo muhiimad weyn u leh jiritaanka qaran Somaliland yeelato doodahaasna kadhigi karaya kuwo barkumataal ah.Sihadaba ay u hirgalaan barnaamijyadaasi loona kobciyo waxay dawlada Jarmalku udirtay sanadihii 2000 ilaa 2005 Somaliland THW si ay dib u habayn ugu samayso dariiqyda Hargeysa ugana qayb qaadato mashruuca Betrbera Coridor oo isku xidhaya magaalada Dekeda ah ee Berbera iyo xuduudka Ethiopia wadana u furaysa inay hesho Ethiopia markii u horeysey Deked ay wax kala degto taniyo intii Eritrea ka go'day,Somalilandna u noqonaysa meel ay macaash badan kahesho.Bishii May 2005 ayaa heshiis kudhexmaray Hargeysa iyo Addis-abeba kaasoo dhigayey in Berbera unoqoto Ethiopia meel laga hago alaabta ugudbaysa Ethiopia. Talaabo hore loo qaaday. Suurta galnimada udagaalanka madaxbanaanida iyo wejiga caawimo ee Jarmalku kugaadhayo danaha uu kaleeyahay Somaliland-ba waxayhalis gaadhasiinaysa dadka kahawl gala hayadaha samafalka,"mar kasta oo aanu talaabo hore u qaadnaba waxay isku deyayaan cadawgayagu inay dib noo jiidaan". sidaa waxaa yidhi madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin markii bishii Mars 2004 lagu diley Somaliland mid kahawl geli jirey hay'ada GTZ ("Gesellschaft für Technische Zusammenarbeit") mid kalena dhaawac halis ah loogu geystey GTZ waxay hawl gelisey inay kaqayb galaan adeega Bulsho iyadoo aanay meesha kamadhnayn dano gaar ah oo jarmalku kalahaa sidii loo soodhawaysan lahaa Somaliland ,mid taa lamida waxaa iyana kuhawl gasha hay'ada Welt Hunger Hilfe oo kahawl gasha dalka sadex barnaamij oo loo qorsheeyeyna ay kubaxayso 3,5 milion oo Euro.Waqtiga jiitamayey ee Jarmalku ku xodxodanayey kudhexgalka Somaliland waxaa loo fahmi karaa kaqayb qaadasho dhismeed muhiimad u leh dagaalka aqoonsi raadiska. Afduubka Samafalahan waxay waxyar kadib dhacday iyadoo toban bilood kahor lagu diley mid shaqaale ka ahaa Welt Hunger Hilfe dalka Afgaanistaan.Hay'adan Welt Hunger Hilfe ay tahay mid aad ugu xidhan xukuumada,haweenayda madaxa ka ahina tahay Marwada uu qabo wasiirka arimaha guduhu,waxaa iyana xubno muhiim ah ka ah madaxweynaha dalka Jarmalka iyo weliba masuuliyiinta ee horjoogayaasha ka ah xisbiyada CDU/CSU, SPD, FDP iyo weliba Bündnis 90/Die Grünen.ama xisbiga cagaaran taa macneheedu waxay noqonaysaa in hay'ada Welt Hunger Hilfe aanay ukala hadhin siyaasadii jarmalku muxaafid iyo mucaarid siwada jir ahna u maal geliyaan. Kulamo Deg-deg ah Berlin waxay isu diyaarinaysaa halkii ay kadhimi lahayd kumilanka siyaasadeysan kuwo kale oo keeni kara iskudhacyo hor leh,kulamada degdega ah ee wasaarada arimaha debeda ee Germany -na waxay noqdeen baad moodaa kuwa joogto ah oo isa soo taraya.
  7. what a beautiful friday here ,,,,,,,,,,,,,,,
  8. It is just the Zinah in another form ,,,,,,
  9. loooooooooool@part-time Muslim ,,,,,,,,,,,
  10. haye ,,, Bush ma 3 naagood buu guursaday ??
  11. Hargeysa(Geeska)- Yuusuf Maxamed Kaahin (Yuusuf Gaydh), oo ka mid ahaa Kooxda Asmara ee ka soo horjeedda siyaasadda dawladda Imbigaati iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya, ayaa shalay ka soo degay madaarka Hargeysa, ka dib markii uu ka soo kicitimay magaalada Djibouti, oo uu muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa. Yuusuf Gaydh, oo ah siyaasi dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, balse ka tirsanaa Baarlamaanka dawladda Imbigaati, waxa shalay madaarka Hargeysa ku soo dhaweeyay Wasiirka Daakhiliga Somaliland Md. Cabdillaahi Ismaaciil Cali (Cirro) iyo dhawr mudane oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland..... Xukuumadda Somaliland iyo Wasiirka Daakhiliga ee soo dhaweeyay toona wax war ah kama soo saarin xubintan iyo inuu ka tanaasulay mawaaqiiftiisii siyaasiga ahayd oo ahaa kuwo ka soo horjeeda Madaxbanaanida Somaliland. Hase yeeshe ilo xogogaala oo ku dhow dhow Xukuumada Somaliland ayaa Geeska Afrika xalay u sheegay in imaanshaha Hargeysa ee Mr. Gaydh ka dambeeyay wada hadal muddooyinkii u dambeeyay u socday isaga iyo xukuumadda Somaliland, kuwaas oo lagu doonayay in Somaliland cafis u fidiso, waxaanay wararku sheegeen in Mr. Gaydh soo qortay cafiskaas uu ku dalbanayo in la saamaxo, taas oo xukuumaduna ka aqbashay. Mr. Gaydh, waxa uu ka mid ahaa koox xildhibaano ah kana tirsanaa Baarlmaanka Imbigaati lana baxay Baarlamaanka Xorta ah kuwaas oo ka degay magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya, halkaas oo ay ku aasaaseen Isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya. Yuusuf Gaydh, ayaa dhawaan laga saaray Baarlamaanka Imbigaati ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo, waxaana lagu bedelay xubin kale oo ka soo jeeda Beesha uu ka dhashay. Waxa la sheegay inuu Yuusuf Gaydh, ka mid ahaa mid ka mid ah guddoomiyayaasha guddiyada Kooxda Asmara, balse waxa la sheegay inuu muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa wadanka Djibouti, halkaas oo uu aakhirkii shalay ka yimid. Yuusuf Maxamed Kaahin, waxa uu ka mid aha shakhsiyaadkii Somaliland u dhashay ee ka qayb galay shirkii Carta ee lagu soo dhisay dawladii uu Madaxweynaha ka noqday Cabdiqaasi Salaad Xasan. Source; Wargeyska Geeska Afrika, o­nline Version...
  12. Originally posted by ONE SOMALIA: loool Kool kat I like the movie but where were the guards. . Aren't the guards are Xabashis too ??
  13. It starts from here ,,,,,,,,,,, Let's see your telent ,,, show us what you can do and take part of the competition.
  14. I don't believe lucky numbers lakin sheekada uu ninku soo ururiyay ee shan shanta ahi way jirtaa ,,,,, it is amazing siduu isugu geegeeyay ,,,,,,,,,,,,
  15. Originally posted by Gediid: This was what Ethiopian Television was reporting General Gebre Abdullahi Yusuf ba tifi tilaantinaa tamaltuwal.Batifoon hulad geesee nabarka inaa Abdullahi tinish oohin matuwal inaa iqirtaa altuwal kasaa buhaalaa hulum tasmaamaa.Ahoon Mogadisho General Gebre andayaa mengiste neh inee Abdullahi hulataynaano... Makonen Getachew Ethiopan Television Mogadhisho loooooooooooooooooooooooooooool hahahahahahahahahaha ,,,,,,,,,,,,, KKKKKKKKKKK That is what i can call the joke of the year ,,,
  16. loooooooooool@the topic ,,,,,,,,,,,