Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
If America has Recognized Kosovo, The AU Should Recognize Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Too much effort ma is tidhi for something you don't follow ,,,,, -
If America has Recognized Kosovo, The AU Should Recognize Somaliland
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I'm glad you follow the SL issue ,,,, -
who wants to bet ?? ,,,, Obama will never be the president even if he wins against Clinton ,,
-
loooooooooool ,,,, that is the main purpose ,, to make everyone happy ,,

OGEYSIIS MUHIM AH: SHIRWEYNE LAGU QABANAYO GALBEEDKA LONDON 27/04/08
Jacaylbaro replied to Paragon's topic in Politics
Is just funny niyow ,,,,,, -
waxaasaad ku shaqaysataa sow maaha ,,,
-
Then enjoy the celebration niyow ,,,,
-
Then enjoy the celebration niyow ,,,,
-
waa la dhunkadaa miyaa la dhirbaaxaa
-
Hablaha waa lala qoslaa miyaa lagu qayliyaa
-
kuwaa kuwii soo diray sowkuwa ka daba hadlay ee sheegay inay jirtay ........... aduunyo
-
Originally posted by Che -Guevara: Addis Ababa: Ciidamadii ugu badnaa ee ka socda Itoobiya oo ku fool leh Soomaaliya. 23. april 2008 Addis Ababa(AllPuntland)- Ciidamadii ugu faraha badnaa ee ka socda dawladda Faderaalka ee Itoobiya una dirto dalka Soomaaliya ayaa udhaqaaqay dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa ka badan Sadex Jibaar ciidamada hada ka jooga Itoobiya Soomaaliya ,waxa ayna arintan ka dambeysay wada hadalo dheeri ah oo ay yeesheen todobaadkan Madaxda labadaasi wadan. Heshiiska Xukuumada Muqdisho & Addis Ababa ayaa dhaliyey in ciidamo gaaraya 45 Kun Askari ay tagaan dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa lakala geynayaan dalka Soomaaliya oo dhan ,ayadoo gobal loogu talagalay ciidamo fara badan kuwasoo amaankiisa sugaya. Ujeedka ciidamadan faraha badan ayaa ah in ay hubka dhigaan dhamaanba dadka Soomaaliyeed oo dhan ayna dawladda Soomaaliya gacanteeda ku soo celiyaan dalka Soomaaliya oo dhan. Heshiiska labada dal ayaa la saxiixay maalmo kooban intii uusan dagaaladu ka bilaaban Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya ,waxaana loogu talagalay in ay Soomaaliya nabad ka dhaliyaan. Horey Xukuumada Itoobiya Soomaaliya waxaa uga joogey ciidan aan ka badneyn 10 Kun oo Askari ,waxa ayna hada soo dirtay ciidamo Leh Cudud & Tababaro sarre. F. C. Geylan AllPuntland Full-Scale occupation ????
-
Originally posted by Abtigiis & Tolka: JB dulmi waa lagu sameeyay reer Somaliland (waqooyi-before)but de idinkuna we were massacred like TUTSI ga naga daaya! waad maaasheen intii ku filayd. That is wax dhamaaday imika ,,, and i'm glad ppl create somekind of stability and peace. The same thing ay soomaalida kele samayn lahaayeen for the past 17 years before ay xabashidu qabsatay.
-
SDWO (Hargeisa 23/04/08) - Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa la sheegay inuu aqbalay inuu labada hoggaamiye Mucaarad Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Faysal Cali Waraabe ku horfadhiisto kulan dhexdhexaadin ah, si ay uga wada hadlaan xaaladda cakiran ee siyaasadeed ee ku soo korodhay Somaliland. Ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u sheegay in guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isu xil saaray inuu dhexdhexaadin ka gallo xaaladda siyaasadeed ee adag, uu shalay kulan la yeeshay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin. Sida ay ilahaasi tibaaxeen waxa uu Madaxweyne Rayaale, guddoomiye Cirro ka aqbalay dhexdhexaadinta uu waddo, waxaanu ogolaaday inuu kulan la yeesho Labada hoggaamiye mucaarad ee xisbiyada KULMIYE iyo UCID Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Md. Faysal Cali Waraabe. Warku waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Rayaale kulankaas ka sheegay inuu isagu soo cayimi doono xilliga uu kulankaas labada guddoomiye Mucaarad iyo isagu qabsoomi doono, waxaana la filayaa in Madaxweynuhu maanta guddoomiyaha Golaha Wakiilada u soo gudbiyo wakhtiga..... Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, oo uu Geeska Afrika xalay arrintan wax ka weydiiyay ayaa qalbi furan ku qaabilay, "Annagu markii horeba waxaanu lahayn aynu wada hadalno oo tashano, xaaladan wada jir ayaa lagaga bixi karaaye. Markaas haddii uu ogolaaday oo Illaahay soo hadeeyay waanu soo dhawaynaynaa waanan ku amaanaynaa." Ayuu yidhi Md. Faysal Cali Waraabe. Aragtiyaha siyaasadeed ee Madaxweyne Rayaale iyo hoggaamiyayaasha xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa aad u kala fogaaday, kaas oo ka dhashay muddo kordhintii Golaha Guurtida Somaliland mudada sannadka ah ugu kordhiyeen Madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa, kaas oo ay xisbiyada Mucaaradkuna sheegeen inaanay aqoonsanayn. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa xaflad loogu dabaal degayay sannad guuradii labaad ee aasaaska wargeyska Geeska Afrika ka sheegay inay dhexdhexaadin ka gelayaan khilaafyada iyo murannada siyaasadeed ee xilligan dalka ka aloosan. Md. Cirro, waxa uu ku sheegay in Golaha Wakiilladu doorkood dhexdhexaadineed ka qaadan doonaan xal-u-helidda murannada siyaasadeed ee waqtigan dalka hadheeyey ee u dhexeeya axsaabta mucaaradka iyo xukuumadda ee ka dhashay qabashada doorashooyinka, arrintaas oo uu ku tilmaamay mid halis iyo qalalaase u horseedi karta Somaliland."Doorka Golaha Wakiilladu ka qaadanayo xallinta murannada dalka ka taagan wuxuu noqonayaa dhexdhexaadinta dhinacyada khilaafku u dhexeeyo, sidaa awgeed siyaasiyiinta dalka mucaarad iyo muxaafidba waxaannu ka codsanaynaa inay ka hadhaan yooyootanka aan macnaha lahayn ee ay warbaahinta isku waydaarsanayaan, Ilaahayna waxaan ka rajaynayaa in hawshaasi si wanaagsan oo wadatashi ah ku dhammaato," ayuu yidhi Guddoomiye Cirro. Rayul caamka guud ee bulshada Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyay ku jaho wareeray siyaasadda cakiran ee wadankooda ayaa aaminsan in wada hadal lagaga gudbi karo wax kasta oo soo kordha, maadaama Somaliland ku caano maashay wada hadal iyo isu tanaasul. Sidaas daraadeed dadku waxa ay il gaar ah ku eegi doonaan wada hadaladaas iyo midhaha ay dhallaan. Source: Wargeyska Geeska Afrika, April 23, 2008

haduu cirka qabto ninkaas madaxweyne ma noqonayee ,, habarta ha isaga daayo hadii kele cidda kursiga fuulaysaa way iska caddahay.
-
North America Somalis mass show up for the President + PICS
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
"Madaxnimada Soomaaliya ma dadkay u siman tahay miyaan aniga lay siin miyaan Riigan odhan hay kun miyaanan shay dilin kuman kalena dhaawicin kumanyaal xabsiga dhigin duqa iga sarreeyaa markii uu warkaas helay sowkii maqsuudee hambalyada qoraalka ah deg deg iigu soo diray hubka yidhi ha loo raro haddii aanan toosnayn sow muu cadhoodeen? Anna ima canaanteen Ma duruusihiisaad Igu beeninaysaa? Dal hadday ku badan tahay Deldelaada dhimashadu Dabar go'u bannaan yahay Hub markaaba soo dega Dawladiisu waa caan -
Although this victory keeps her campaign alive, Mrs Clinton's win is not enough to turn the tables on her rival, correspondents say. ciyaartu ma dhawa ...........
-
lool ,, wax walba way la iman. I didn't know the BBC is that ignorant and at least they would have someone from medical background to verify such programs before it is aired to the public.
-
Originally posted by Xoogsade: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: quote: I am just reminding the likes of you who legitimize for themselves adn justify what Allah has forbidden, of killing the innocent, of the rape of women, Xoogsade, sxb adigaa intaa aad sheegtayba lagugu haystaa inaad samaysay during the 90s ,,,,,, taana maxaad ka odhan ?? I don't want to stoop low to your level of ignorance, but let anyone who thinks of me as that write in their own words. I will reply to them instead of you. Waxoogaa caqligaa kugu yar adiga. Fuley waaxid ,,,, then why talk about xasuuq if you don't have the balls to answer the questions.
-
I am just reminding the likes of you who legitimize for themselves adn justify what Allah has forbidden, of killing the innocent, of the rape of women, Xoogsade, sxb adigaa intaa aad sheegtayba lagugu haystaa inaad samaysay during the 90s ,,,,,, taana maxaad ka odhan ??