Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. loooooooooool ,, maqiiqane maanta lama hayo ,,, tolow ma meel buu jiidhay isagoo maqiiqan ,,
  2. Jacaylbaro

    Firearms

    madaxweyne iloobay inuu madaxweyne yahay adigaa iigu horeeya ,,,,,,,,,, Inaalillaaah ! ! ! loooooool
  3. hooyadii baa faraha taagtaagta sow maaha ? ,,,
  4. Jacaylbaro

    Firearms

    Hijackers ka soodigii madaxweynaha u ahaa goormaad iska casishay ??
  5. I want to see your your babyboy ,,,, isagoo faraha taagtaagaya uun yaan la arkin ,,,
  6. WAxba ,,,,,, jugtaasuun bay iska saarayaan ,,, ka dibna jiiqdaasuun bay gurayaan
  7. looooooool ,,,, Well, it is based on the guidelines we provided during request from the other sections.
  8. Hargeysa (QRN)- Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Wareegtooyin uu soo saaray ku Magacaabay Gudoomiyayaal iyo Gudoomiye ku xigeeno Gobollada Buuhoodle iyo Oodweyne. Warsaxaafadeed magacaabistan ku saabsan oo uu na soo gaadhay nuqul ka mid ahi ayaa u qornaa sidan: ‘'Madaxweynaha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin , waxa uu Maanta Wareegtooyin uu soo saaray ku Magacaabay Gudoomiyayaal iyo Gudoomiye ku xigeeno Gobollada Buuhoodle iyo Oodweyne. Madaxweynuhu , isaga oo tix gelinaya qodobka 90-aad ee dastuurka JSL iyo qodobka 110-aad, isla markaana xeerinaya baahida loo qabo in Gudoomiyayaal iyo Gudoomiye ku xigeeno loo sameeyo Maamulada Gobolladaasi iyo muhiimada weyn ee loo qabo buuxinta hawsha jagooyinkaasi , waxa uu u magacaabay Magacyada hoos ku qoran. Ismaaciil Maxamed Jaamac waxa loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Xasan Cali Jaamac waxa loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Buuhoodle Maxamed Cabdi Liibaan , waxa loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Oodweyne Daahir Aadan Baxnaan Deeqsi , waxa loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Oodweyne. Sidaa daraadeed, iyada oo la tix gelinayo kartida , Aqoonta iyo hufnaanta shaqo ee ay leeyihiin shakhsiyaadkaa la magacaabay , waxa uu Madaxweynuhu faray in laga bilaabo Maanta ay la wareegaan xilka Jagooyinka loo magacaabay''
  9. Hargeysa(Qaran):- Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta xilkii Gudoomiye Ku-xigeenka gudidaasi ka qaaday, iyaga oo ku sabaabeeyey xilka qaadistiisa inuu ku kacay falal gef ku ah wadashaqeynta komiishanka doorashooyinka, iyo sidoo kale isaga oo sameeyey tallo goosi u gaar ah, oo aanay gudida intooda kale ku waaqafsanayn. Sida waxa lagu sheegay War-saxafadeed uu ku saxeexaanyahay Gudoomiyaha Komiishanka doorashooyinka Md. Maxamed Ismaaciil Maxamed [Kaba-weyne] oo nuqul ka mid ah ay heshay Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews.com. Warsaxafadeedka laguma sheegin cida loo magacaabay Gudoomiye Kuxigeenka gudida doorashooyinka Qaranka, Sidoo kale waxa Warsaxafadeedka digniin kama danbeys ah loogu jeediyey Gudoomiye Kuxigeenkii Hore ee Gudidadaasi. “Shir ay isugu yimaadeen xubnaha gudida komiishanka qaranku maalintii sabtidii ay ee ay taariikhdu ahayd 3/5/2008Shirkaasi oo ku qabsoomay xarunta komiishanka Qaranka ee Hargeysa waxa gudoominayey Gudoomiyaha Komiishanka,”sida waxa lagu sheegay Warsaxafadeedka. Waxaana lagu gorfeeyey aadna looga dooday arrimo ku saabsan Gudoomiye Kuxigeenka gudida doorashooyinka qaranka Md. Xirsi waxa lagu eedeeyey inuu ku kacay falal gef ku ah wadashaqeynta ka dhaxeysa komiishanka doorashooyinka qaranka, isaga oo sameeyey tallo goosi u gaar ah oo aanay gudida intooda kale ku waaqafsanayn, marar horena looga digay, sida awgeed waxay gudidu go’aamiyeen sidan hoos ku qoran:- 1. In laga qaado xilkii gudoomiye kuxigeenka komiishanka doorashooyinka qaranka laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 4/5/2008 2. In digniin kamadanbeys ah loo jeediyo Md. Xirsi, kaas oo ah inaanu mar kale ku kicin gefaf noocaas oo kale oo ka dhan ah xeer-hoosaadka gudida doorashooyinka. Waxaanu halkan ugu sheegaynaa ummada Somaliland in markasta inay naga go’an tahay gudi ahaan inaanu u gudano xilka nalagu aaminay, oo aanu dhameystirno si waafaqsan xeerka iyto shuruucda loo dhigay diwaan-gelinta cod-bixiyayaasha doorashooyinka iyo xeer-hoosaadkaba. Waxa kale oo aanu u sheegaynaa ummada in meel hawli ka socoto aan khaladaad laga waayeen, waxaase muhiim ah in si wadajir ah markasta loo saxo oo la toosiyo wixii khaldamay si loo gaadho himilooyinka uu qaranku hiigsanayo. Waxa markasta waajib ah in xubinkasta oo ka mid ah gudida doorashooyinka qaranku inuu ku dhaqmo xeer-hoosaadkooda si looga badbaado in lagu dhex-milmo hawlaha Siyaasadeed ee dalka, lana ilaaliyo dhexdhexaadnimada iyo dhowr sanaanta gudidada doorashooyinka” Source Hadhwanaagnews
  10. looooooooool .... isku soo aakhiro toosiya dheh nimankaan ogaa walaahi inay ilaa meel aan ogahay socone ,,,,,
  11. Finish reading and send me your clarifications ,,, this was intended for the government and many details were cut off for a reason ,,,,,,,,,
  12. Yes ,,, i compiled their different reports but didn't work on the design and the format yet. The budget is not detailed but you can find it in the chart ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
  13. Jacaylbaro

    Firearms

    Ibti, if you can't make it more colorful then nobody else can ,,,,,,,,,,,,,, ogow taas
  14. looooooooool ,,,, just couldn't hold myself dee ,,, Now,, you make your own editing and send the doc back ,,,,,,,,,,
  15. Jacaylbaro

    Firearms

    loooooooooooool ,, why take other ppl's pictures if you are removing yours bal ?? ,, cajiib ,,, we can create own own space dee and call it the Secret Book .... Koolkat ,,,, Are you telling me inaad weynaatay ,,, ood weynaatay ood oodda jebisay ?? ,,, The kasban will understand it is a simple lifting dee but if you let me hold the cunugta then don't blame me if i call Indians and you see me anagoo cirka u tuurtuurayna ,,,
  16. Hot_kat Bold-kat Bald_kat Big_kat Bug-kat Just_kat Jiiq_kat Jug_kat Love_kat Kill_kat ........... and so on
  17. loooooooooooooooooooool@fake yahoo ,,,,,,, cofirm the receipt bal ,,,,, and i shall rest in peace
  18. Jacaylbaro

    Firearms

    Isaga laftiisaan iska celin lahaa oon buurta soo dul dhigi lahaa ,,,,,,,,, Ibti, Fulayad i say again ,,,, ,,,,,, now i want that picture.
  19. Jacaylbaro

    Firearms

    Originally posted by Ibtisam: I saw an ancient one in Damascus, and they let me pose with it for a picture too :cool: I want that Picture ,,, .... put it on the FB ,,, looooooooooool Koolkat, iska daa qoriye adigaan ku qaadi karaa xataa ,,,,, oo aan buurtii naasa-hablood kaala bixi weliba ,,,,,
  20. Now i expect a Hot_kat marka ,,,
  21. come on ,, don't tell me you haven't received it. I sent it to your Yahoo email ,,,, check your Junk mail if you blocked me ,,
  22. Jacaylbaro

    Firearms

    Then place it under the furaashka ,,,,,, learn how to use it ,, you might find a similar one in one of those meausims ,,,
  23. looooooooooooooooooooooooooooooooool ,,,, balaayaad inaug kaakicinaysaa ,,
  24. Jacaylbaro

    Firearms

    You simply need to clean the gun, prepare it for an action and place it under his billow. ,,,