
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
it is all about DHOOF ........
-
Belo ku hot laysay ,,,,, maxaa hot ah waa jaajuure ,,
-
Bismilllaaah ,,,,,,,,,,,,,, caag miyaa ??
-
Bloody hijackers .............
-
Subxaan ! ! ! !
-
I'm waiting to see Isse talking, walking, waving, is ruxing, and behaving like Ibtisam ,,,
-
I wanna make love in this club. Summer fever miyaa ?? ,, alla maxaa la waashay.
-
loooooooool ,,, that is a good news for Cadaan ,, where is he tolow ?? ,, Ibti, yes i had avocado today ,,,, still listening to my calool ,,,,
-
I had this stuff today, like the taste but now i can hear my stomach doing some funny sounds .............
-
Hello everybody ,,,,,, i mean trollers
-
looooooooooooool ,,, and the replay was: lol awful comparison, water gives life, men destroy, water is vital for survival..men arent..
-
I don't say any of them ,,,,,,,,,,,,,,,
-
Somaliland Forces Arrest Foreigners in Laasqoray
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Giving lessons sxb .............. Teaching some ppl -
Qodobadda saaka la kale sexeexdayna waa ku wan hoose ku qoran In dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanada oo la soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada. In Diiwaangelinta la siiyo wakhti ku filan oo ah sababta dib loogu dhigay Doorashada Golaha Deegaanka. In Komiishanka Qaranku soo diyaariyo wakhtiga Doorashada Madaxtooyada, Diiwaangelinta kadib. In Doorashada Madaxtooyadu ay ka soo hormarto 06/04/2009. In Qodobada Xeerka Diiwaangelinta ee aan la jaanqaadi Karin Doorashada Madaxtooyada la laalo. Haddii ay yimaadaan Duruufo lama filaan ah oo dib u dhigi kara qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada, waxa xaaladdaas wada jir uga go;aan qaadanaya Komiishanka iyo Saddexda Xisbi Qaran, iyada oo Golaha Guurtiduna u ansixinayo wakhtiga ay isla garteen oo aan waxba lagu darin. In Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka ahi ay yeeshaan, isku xidhnaan iyo wada tashi joogta ah. In Guddida Farsamo ee saddexda Xisbi Qaran ay noqoto guddi Joogto ah, una xilsaaran kalsooni dhiska Xukuumadda iyo Xisbiyada wada shaqeyntooda.
-
Hargeysa(Qarannews)-Munaasibadd lagu saxeexaayey heshiiskii sideeda qodobka koobnaa ee ay dhawaanta lagu soo afjaray khilaafaadkii siyaasadeed ee muddada u dhexeeyey xukummadda iyo Asxaabta mucaarik ah. Maddasha saaka lagu sexeexaayey heshiiska oo lagu qabtay Hotel Maan-Soor ee magaaladda Hargeysa, oo wariyaha shabakda qarannews ee Hargysa uga soo waramaa uu joogay, Waxaa ka soo qaybgalay Madaxwayne-ku-Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, masuuliyiin ka socday saddexda xisbi qaran, Culimo Aw-diin, Safiirka Ethiopia u fadhiya dalka Somaliland iyo marti sharef kale oo aad u badan. Ugu horeyn waxaa halkaa ka hadlay Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa waxaa uu ka sheekeeyey mar xaladdihii uu soo maray heshiiskani waxaana tilmaamay uu soo maray marxalado adag kuwaas oo uu sheegay in uu dhamaantoodna uu ka soo gudbay maadaama oo maanta la sexeexaayo waxana uu ku qiimeeyey in uu yahay heshiis dhaxal gal ah. Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ay maanta u tahay maalin qaran dadka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaanba oo ay tahay mid ku farxayaan. Md Yaasiin waxaa uu ka hadlay xaga sharciga oo uu sheegay in dhamaaba shuruucda doorashooyinka la sameeyey 2001-dii islamarkaana loo baahan yahay in wixii xeerkaas ka khaldan la saxo. Waxa uu intaa raaciyey Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin in ay lagama maarmaan ay tahay in la isku daro.doorashooyinka labadda gole baarlamaan iyo tan golaha degaanka isaga oo xusay in aanu wadanku qaadi Karin sanad kasta doorasho in la galo oo aan dhaqaale loo hayn. Waxaanu uu ka dhawaajiyey Md Axmed Yuusuf Yaasiin in maanta uu dalku ku jiro xaalad adag oo dhaqaale oo wax kastaba qaali noqdeen sida shiidaalka iyo cuntadda quutal-daruuriga ah taasina ay culays wayn ku hayso xukumadda sidii ay amuurahaas wax uga qaban lahayd Waxaa uu intaas ku daray in masuuliyiinta Somaliland marka uu khilaaf soo kala dhexgalo ay miiska wadda tashiga iskugu yimaadaan.Taasna ay tahay mida ay soomaalida kale kaga duwan yihiin diiniyan iyo dhaqan ahaanba ay ku nabad iyo caano maashay Jamhuuriyadda Somaliland . Sidoo kale waxaa uu komishanka doorashooyinka u soo jeediyey in ay ku dedaalaan cadaalada oo ay dhexdhexaadnimo u muujiyaan Asxaabta qaranka ku hagaan doorashooyinka oo ay u dhabar adaygaan masuuliyadda culus ee ay qaranka u hayaan Sidoo kale waxaa iyaguna halkaas ka hadlay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng: Faysaali Cali Waraabe, Gudoomiye ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, Xoghayaha Guud Ee Xisbiga talladda haya ee UDUB Maxamed Ismaaciil Bulaale iyo Gudoomiyaha Gudidda Doorashooyinka Qaranka Md Maxamed Ismaaciil Kaba-wayne dhamaan masuuliyiintaasi waxay si qoto dheer uga warameen heshiiskan kaas oo ay sheegeen in uu ahaa mid loo baahnaa islamarkaana ay ku farax san yihiin in sidaas lagu soo gabgabeeyo khilaafkii siyaasadeed ee soo jiitamaayey mudda badan. Intaas ka dibna waxaa la sexeexay heshiiskii sideeda qodob ka koobnaa ee hore loogu heshiiyey iyadda oo ay madashan goobjoog ahaayeen masuuliyiin tiro badan iyo dadwayne kaleba Wakiiladii saaka saxeexay heshiiska ee ay u kale igmadeen Axaabta qaranka iyo Komishanka Doorashooyinka Qaranka 1: Xisbiga taladda haye ee UDUB waxaa u sexeexay, Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin 2: Xisbiga Mucaaridka ah ee UCIDna waxaa uu sexeexay Gudoomiyaha Eng Faysaali Cali Waraabe 3 : Xisbiga KULMIYEna waxaa u sexeexay Gudoomiye ku xigeedka kowaad Muuse Biixi Cabdi. Gudid Doorashooyinkana waxaa u sexeexay Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Md Maxamed Isamaaciil Kaba-Wayne Qodobadda saaka la kale sexeexdayna waa ku wan hoose ku qoran In dib loo dhigo doorashada Golaha Deegaanada oo la soo hormariyo Doorashada Madaxtooyada. In Diiwaangelinta la siiyo wakhti ku filan oo ah sababta dib loogu dhigay Doorashada Golaha Deegaanka. In Komiishanka Qaranku soo diyaariyo wakhtiga Doorashada Madaxtooyada, Diiwaangelinta kadib. In Doorashada Madaxtooyadu ay ka soo hormarto 06/04/2009. In Qodobada Xeerka Diiwaangelinta ee aan la jaanqaadi Karin Doorashada Madaxtooyada la laalo. Haddii ay yimaadaan Duruufo lama filaan ah oo dib u dhigi kara qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada, waxa xaaladdaas wada jir uga go;aan qaadanaya Komiishanka iyo Saddexda Xisbi Qaran, iyada oo Golaha Guurtiduna u ansixinayo wakhtiga ay isla garteen oo aan waxba lagu darin. In Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka ahi ay yeeshaan, isku xidhnaan iyo wada tashi joogta ah. In Guddida Farsamo ee saddexda Xisbi Qaran ay noqoto guddi Joogto ah, una xilsaaran kalsooni dhiska Xukuumadda iyo Xisbiyada wada shaqeyntooda. Wakiiladii hore ee ay igmadeen Saddexda Xisbi Aas-aaska heshiiskan . 1. Mudane, Maxamed Ismaaciil Bulaale Xog-hayaha Guud ee Xisbiga UDUB 2. Mudane, Aadan Maxamed Mire (Waqaf) Guddoomiye Xiggeenka Xisbigga UCID 3. Mudane, Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax Guddoomiye Xiggeenka 2aad ee Xisbiga KULMIYE. Guud ahaan dadwaynaha reer Somaliland ayaa si niyadsami ku jirto ku qaabilay sexeexa lagu soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhexeeyey hogaamiyeyaasha dalka waxaanay ku timaameen heshiiskan iyo sexeexiisaba mid huwan sharefta qaranka Somaliland, oo caalamka oo dhami ugu bartay in ay heshiiyaan marka la isku qabto qodobo ka mid ah shuruucda dalka iyo xaga siyaasaddba, taas oo ay Somaliland ku nabad iyo caano maasha oo ay kaga duwan tahay jaarkeeda.
-
Somaliland Forces Arrest Foreigners in Laasqoray
Jacaylbaro replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hargeisa(Qarannews)- Two foreign workers charged with illegally entering Somaliland have been brought to Hargeisa's central police station. The two men were arrested Sunday on the outskirts of Las Qorey in Eastern Sanaag by members of the Somaliland Defence Forces. The two men are from Yemen and China but appear to be nationalised citizens of Canada. All reports indicate that the two men are in good health and co-operating with the Somaliland police services. The men had been transferred from Erigavo after their arrest on Sunday. Reliable sources within the Somaliland Police Force have confirmed that four other men from the Puntland region of Somalia who were accompanying the two foreign workers were also arrested on Sunday are currently on remand in Erigavo. According to reports the two foreign workers appear to be employees of a Canadian company (not registered with the Canadian government) currently conducting survey in the Puntland region of Somalia. The Somaliland Police Force are currently investigating how the two workers entered Somaliland territory without legal permission. -
UK embassy officials for Ethio, Kenya and Yemen arrive in Hargeisa
Jacaylbaro replied to Suldaanka's topic in Politics
Hargeisa (Qarannews)- A large delegation of British diplomats from United Kingdom embassies in Kenya, Ethiopia and Yemen have arrived on a visit to Somaliland. The delegation led by Mr.John Marshall, deputy ambassador at the British embassy in Addis Ababa were met at Egal International Airport by the Somaliland Foreign Minister, Mudane Abdillahi Mohamed Duale, the Minister of State, Saeed Mohamed Nur and senior members from the ministry including the protocol department. Speaking briefly to the gather media at the Egal International Airport in Hargeisa, Mudane Abdillahi Duale stated that the British diplomats are on a visit to Somaliland as part of the strengthening of the ties between the two nations. Mudane Abdillahi Duale, the Somaliland Foreign minister also stated that the delegation will be in Somaliland for the next two days and will also visit the port of Berbera. In other news, the Director-General of the Somaliland Foreign Ministry, Mudane Awil Muhumed Farah also confirmed that the Somaliland Foreign minister also met with a delegation from the European Development Commission (EDC) yesterday in Hargiesa. -
loooool@shared property,, i don't that that is not shared unless you agree with the girl ,,
-
GOOD MORNING EVERYBODY ,,,,,,,,,, Coffee anyone ??
-
I remember mid yar oo aanu beri hore dugsi quraan wada dhigan jirnay ,,, he couldn't help but did it in the geedka hoostiisa where aanu quraanka ku dhiganaynay ,,,, Alla maalintaa maxaanu qosolnay ,, looooooooool
-
WAlee baxrul buxuur baad ku jirtaa .... simple, ta aad rabto guurso ta kele haday is dilayso iyo haday seexanayso iyaday u taalaa waa nolosheedii ,, wax xoog lagu helaa ma jirto iyo hanjabaad.
-
INSTRUCTIONS Go to THIS Site Type name of your husband/Wife on 1st line Type your name on 2nd line No need to type e-mail add Then Vizualizar (Note: sorry these Brazilians only speak Portuguese) Enjoy