Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. It is when the life is that simple .......
  2. We never do that. Here, no one can tell you what is the degree if it is hot or cold. We simply know it is either hot, very hot, extremely hot and vice versa ,,,,
  3. Abaara 12:30 daqiiqo duhurnimo ee maanta ayaa kooxo hubeysan waxay ku toogasho ku dhaawaceen ganacsade Ciise Cismaan Cali oo ka mid ahaa xubnaha Isbaheysigii burburay ee la dagaalanka argagaxisada ee magaalada Muqdisho looga dhawaaqay horaantii 2006-dii, xilli uu ku sugnaa goob lagu ciyaaro Biliardiga oo ku taala deegaanka Mount Sinai degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho sida wararku ay nagu soo gaarayaan. Warka ayaa intaa ku daraya in kooxahan hubeysan ay sidoo kale halkaasi ku dileen mid ka mid a ilaaladiisa oo halkaasi kula sugnaa, waxaana goobta gaaray ciidamo ka tirsan DF, iyagoo halkaasina ay ka taagan thaay xiisado, waxaana la maqlayaa rasaas fara badan oo dhaceysa dadkuna wey kala cararaayaan, waxaana dhaawaca ganacsadaha loola cararay isbitaalada magaalada Muqdisho sida dad halkaasi ku sugan ay sheegayaan, iyadoo xaaladiisa ay si aad ah u liidatay. Lama oga ilaa hadda cida ka dambeysa toogashada lagu dhaawacay ganacsade Ciise Cismaan Cali, hase waxaa uu ka mid ahaa 11-kii xubnood ee deegaanka Dayniile ee magaalada Muqdisho ku aasaasay Isbaheysigii la dagaalanka argagaxisada ee maraykanku uu taageerayey kaasoo dagaal adag oo looga adkaaday la galay isla xiligaasi xoogagii golaha maxakamadaha Islaamka, waxaana ganacsade-han uu dhowr jeer horey uga badbaaday weeraro noocan oo kale ah iyo qaraxyoi la doonayey in lagu qaarajiyo, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in ganacasde Ciise Cismaan Cali uu u geeriyooday dhaawacyadii soo gaaray intii isbitaalka loo sii waday. Dayniile.com
  4. We simply watch the sky and get to know what is happening. We don't trust those meteorologists.
  5. Specially when the management is few coward Arabs who can't scale the risks. I think this will give a good chance to the Ethiopian airlines which increased its flights recently from daily to twice per day. These guys don't even know how to compete ... i think it will be the end of Daalo.
  6. I don't think it is going to rain today. It did yesterday evening. I love raining ..... i usually walk under the rain
  7. Shirka Beelaha Bariga Burco oo si rasmi ah u furmay 26 July, waxa saaka laga akhriyey go’aamo iyo baaqyo 18 qodob ah, kuwaas oo 10 ka mid ahi ay yihiin kuwo gaar u ah beesha iyo danaheeda, halka 8da qodob ee kale ay yihiin kuwo caam ah oo loogu talagalay Saxaafadda. Baaqa iyo Go’aamada Shirka oo uu ku saxeexan yahay Shir-gudoonka Shirka Iyo Suldaanka Guud ee Beelaha Bariga Burco Suldaan C/Laahi Suldaan Cali Muuse ayaa waxa ay u dhignaayeen Sidan: 1. Shirku waxa uu si buuxda u taageersan yahay una aamin sanyahay Ilaalinta Jiritaanka iyo Madax-banaanid Somaliland, waxana uu Beesha Caalamka, Ururada Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacada Carabta, Ururka IGAD, ugu Baaqayaa inay qadderiyaan rabitaanka Shacbiga Somaliland oo ah aqoonsiga Madax-banaanid Somaliland,. 2. Shirku waxa uu garwaaqsan yahay, aaminsan yahayna ilaalinta Nabadgelyada Somaliland in ay muhiim tahay. 3. Shirku waxa uu Beelaha Somaliland ku wada dhaqan ugu baaqayaa ilaalinta Nabada Iyo Nabad-ku-wada noolaanshaha iyo sidoo kale deris-wanaag in lagu wada noolaado. 4. Shirku waxa uu dalalka deriska ah ugu baaqayaa Nabad-ku-wada noolaanshaha oo uu aaminsan yahay in ay qayb ka tahay deris wanaaga. 5. Shirku waxa uu canbaaraynayaa dhamaanba falalka argagixiso, Afduub, Jidhdil iyo Dhamaanba Xadgudubada ka dhanka ah Xuquuqda Aadamaha oo dhan, cid-kasta oo ku kacda. 6. Shirku waxa uu meel-kadhac u arkaa dhamaanba xadgudubyada lagu hayo Suuqa Xoolaha Somaliland oo Dastuurku ka dhigaayo mid madax-banaan, Sidaas daraadeedna waxa uu xukuumadda Somaliland u soo jeedinayaa in ay faraha kala baxdo Suuqa Xoolaha, oo laf dhabar u aha hanaanka dhaqan dhaqaale ee dalka. 7. Shirku waxa uu walaacweyn ka qabaa nidaamka Diwaangelinta Doorashooyinka soo socda, gaar ahaan Qodobada odhanaaya “Codbixiyuhu-waxa uu ka codayn karaa oo keli ah goobta uu iska diiwaangeliyey”. Waxana uu ka codsanayaa Golayaasha Sharcidejinta inay wax ka beddelaan qodobadaas, isla markaana xeerarka dalka la waafajiyo hab-dhaqanka iyo duruufaha dadka reer guuraaga ah. 8. Shirku waxa uu Xukuumada ugu baaqayaa in ay waxa ka qabato lacagta Giinbaarta ah ee laga qaato gobolada Bariga Somaliland kuwaasi oo isugu jira Kuwo been abuur ah iyo lacagtii Somaliya ee gabowday.
  8. Ohh , you are following the Olympics ,,, It is quite good here today ,, sunny, windy and cloudy.
  9. Similar meetings held elsewhere in the country. They were on the news too but not more than the recent one. The difference is so obvious though. But they usually end up with almost the same declaration ......
  10. Hope the new management will change those old-fashioned planes into more advanced ones. I hate flying with Daalo walee.
  11. Hee ,, hello Pucca wassup ??
  12. You thought you wouldn’t get a chance to relive the golden days of the Cold War? Think again. Russia is back with a spanking of Georgia (not the U.S. state my friend thought) on Thursday in about 1 1/2 minute. Although the Georgian president and the Bush Administration are BFF, nonetheless, it did not stop Russia from flexing its newly oil and natural gas wealth filled muscle for a quick delivery of can of whoop-***, as they say in the States. For people in my generation the term Cold War is something we’ve only heard from movies or our history teachers. I always thought the world needs two super-powers, just like evil needs to be counteracted by good. If we only have one super-power, well, we know what that’s like. Besides, that Georgian president really needs to have his mouth shut at the least. For one, he did not win the January election fairly. Second, he thinks he has a right to start a war with Russia that the U.S. will automatically back him because he has the Bush Administration’s number on speed-dial. Is it just me or this Saakhasvilli guy is a classic narcissist who can’t remove himself in front of the camera night and day? Every time I turn on the news, he’s right there blabbering nonsense when she should be doing what head of states do, mainly show dignity and restrain while letting his foreign minister do the diplomatic talk. Instead of using a dignified tone towards the West’s response and Russia, he’s thrash-talking as if he’s in a pick-up game. Maybe I have an old-school view of international conflict and resolution, but still, Saakhasvilli really needs to keep his mouth shut for the most part and stay off of every cable news channel.
  13. Well, then you should know about the other meetings before you judge this. For me all is wrong but this was expected to have more impact than the others. Thank God it ended with a final declaration contains some good points.
  14. What do you mean it was wrong ? and what is it different from the other meetings held early this year ??
  15. How is the question but yes we can save lives ,,,,
  16. Does that exist in the West ??, can find it and use it ???
  17. Originally posted by xiinfaniin: Allow yaa wax u sheega... Hal calaamo a hatari ah baan ku arkay saaxiibkey A & T. Hadba qofkii ku danbeeya baa beddela. Shalay waxaan isku ogeyn inuu kitaabkii sayid qudhub aqristo, aan naagaha irmaan sheekooyinkooda iska daayo. Haddana waa kan oo asaga afka sidii riti qooqan ka abruniyya nasoo galay... Hadaan intaa anigu ku odhan lahaa wuu xanaaqi lahaa lakin on behalf of me waad sheegtay ,,, Afkaaga caano geel lagu qabay ,,,
  18. We better save lives before we talk and discuss about something that is not on the table.
  19. It is used both for Hilib and Bariis ...... The bariis is Yummmyyyy
  20. And Ramadan is coming ,,,,,,,,,,,
  21. looooool@Urban ......... he will serve you to bring something to eat later ,,
  22. looooooooool@undressing ,,, Do they use those eye-glasses ???