Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,229
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    303

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. Salaan...

     

    Ajaaja, abaa sidii adoo wato Fatuuro abuu Fariinlaawey wadato camal aa ugu soo kala firinee yaah mahaan. Ga naga sii hee. Bustaa aaba na dishay nooh. See camaleeto, fiiri horta Xaaji Khamsiintaa. Sheeraro maqabto xataa. Bilaajo Carab aa kasoo dhiitisay, yaah. Kud iyo Wid like erey. smile.gif

     

    Waraa, welkam. Shaah iyo Caano Geel aa la isku daraa mahaan. Maxaa kasoo baxo horta? Meshaan walax nomad la dhaha aa kasoo baxo aas la dhahey nooh. wink.gif Ani markii dhahey caano booro aas rabaa, fiiris aaba i dilay, nafteey aaba u cabsadey nooh.

    __________________

     

    Macsalaama!!


  2. Salaan...

     

    Jamaal:

     

    Duqa, that will be a clan. Maxaa loogu magac daraa hee? Reer Jamaal abuu Jaajuumoow miyaa? Runtii. Bas waaye, reer dhab aa yeelanee, weydiiso hee Boqorada inii goof nus eh kaaga dhisto the House of Birds dhexdiis nooh. wink.gif

    ____________

     

    Macsalaama!!


  3. Salaan...

     

    I would try to break a record set by my own father: to outnumber 22 two children of us. I want to, at least, have a 23rd number. If that is possible, Inshallah. smile.gifsmile.gif

     

    But, maaaan, Jamaal Jacle aaba iga daran. Maxaa waaye adi, xaasaskaa fuusto maa moodey markii 5-0 sheegeysid. Yac waraa. Five-Ooh aah?? Bisinkoooo. Barkad maa buuxinoysaa saxiiboow. cwm28.gif

    _________________

     

    Macsalaama!!


  4. Salaan...

     

    Heey, Winger, is that Mr. Fume-Ire French guy still alive? I thought his glorious days are in the midst of the clouds. Maan, I used to like him simply he was unlikable--you must like him with all his unlikable quailities. smile.gif The last time I had seen him was when he kicked some fans in a stadium. And that was the day.

    _________________

     

    Macsalaama!!


  5. Salaan...

     

    Sheeko sheeko; sheeko xariir. Shimbiraa dhuustey. Shaarkeed shaftey. Shini shariifteed u sheekhdey. Yac.

     

    Haye, buubaaye, sheeko abuu jacburis dheh hee.

     

    Buubto, igaar aa ku heley. Bas waaye. Sidii iskugu fiican tihiin aaba i dishay. wink.gif

    _______________

     

    Macsalaama!!


  6. Salaan...

     

    Haye hadee sheekada tahey marqaan iyo jinigiis oo jaad ku saabsan, iga qabsada hee teyda.

     

    Xariifkoo aa maalin qayilaayi. Markii marduufkii hore ka tuurey kistoo kuleel qabtey oo shaatigii uu watey iska siibay. Shaatigii uu bixiyey oo darbiga sur uu damcay. Lakiin darbiga waxaa saarnaa taqsi, oo xariifkaan waa marqaansanyahee taqsigii uu wuxuu u maleeyey inii yahey musbaas. Sur uu damcay. Taqsigii waa buubay. Ninkaan musbaarka inii soconaayo uuba u maleyaa oo waa daba raacey. Sur uu hadana is dhahey. Taqsigii hadana waa buubay. Ninkaan waa daba racaa lee. Taqsigaana waa buubaa lee. Markii tanbe kuwii la fadhiyey oo yaaban aa dhahey saxiiboow see camalkaa. Waaba isla quman yahey. Kulahaa, "Maxaana inaa shaatiga surtaa rabaa musbaarkaan hadba meel u socdo." Yac. Ar aduunkaana. Jaad iyo wareerkiis makala dheero.

    _______________

     

    Macsalaama!!


  7. Salaan...

     

    You go, girl!!! And I have a perfect one for you as a brotherly nomad gift to welcome you around:

     

    wig.jpg

     

    Aha, it sounds cool, ehe. wink.gif And kamoon it is a scholastic one too. smile.gif

    _________________

     

    Macsalaama!!


  8. Salaan...

     

    Kii sheekadaan hada kahor meel kasoo xadey oo been been ku maqley, yac hada biiso hee hadii kale sun ay kugu noqonee tii kore. wink.gif

    ________________

     

    Xariifkoo Xamari eh aa rafaad iyo mushkilo ka heesatey xaaskiis. Waa ka joogi waaye minanka maxaa yeeley buuqeed iyo rafaadkeed aa batey, maalintii danbe koo Qac-Qub ah oo cusub aa daris la ahaa uu waano walaaltimo u doontey. Sheekada waa bilaabatey.

     

    Xamari, "Duqa, walaahi lamadaan bari rafaad iyo nus minanka nooh."

     

    "Maxaa jirana?"

     

    "Ar xaaskii aaba bandoow iigu soo ridey meshii aan ugu jeclaa. Mana aqaani sababta."

     

    "Walaal, waa arin xun ee waa see hadee oo uun sheekada u biloowdey markii hore?"

     

    "Runtii ma aqaani; lamadaan bari ganfuurka lee la ii taagoyaa. Ciyaar ma jirta lee socoto. Marka saas lee waaye."

     

    "Saas ka bacdi, Ina-Xariif, dabeedna?"

     

    "Iyaah. Dabadeed maaba keentey? See camal hee, Duqa. Xaaji Baaba Shariif aaba ku modee. Dabadeed aah. Bisinkoo. Jinigaa maaba kugo dagey hee. Inaa Lilaah. See camalkaa. Mala is boobsiinaa oo dabadeed maaba laga dhacay. Ar iga tag. Macbuudkoo. Kan intee laga soo dafey horta. Waaba shakiyee. Yac. Ar i hadaaf hee. Dabadeed kulahaa. Mayaa xabadkeedna iska dheh nooh."

     

    "Walee. War hadee maxaa uun ku hadleysaa? Walaal, waxa uun ku weediyey dabadeedna, ileen waa sidee hadee?"

     

    "Fiiri bo. Wali waa sii indha adag yahey. Intee lagaa keeney, waraa. Inaa Lilaahi, Wa Inaali Raajicuun. Waraa isku xishoo nooh. Gargaa aas ku heestaa. Mar lee shib dheh, waa ku tugaa yaqeey."

     

    Abkoow Qub-Qac wareer lee nooh. confused.gif Yaa kuu fahmaayo hee.

     

    Xariifkiina sidii asagoo madaxa lux luxaayo ku baxey oo yaaban.

    _________________

     

    Macsalaama!!


  9. Salaan...

     

    Waraa Sacad, hana caybeynin nooh. See camalkaa. Bisinkoo. Iyaah, hadii mahaan buraanbur keentey xaa kuu dhiman? Hokey, hokey, I got your game and it is called shirib, not buraanbur. Hokey, here it is for you:

     

    mundulood3.gif .

    Seeftaa labood hee. And it ain't istunka.

     

    Beydaan:

     

    Yac. Markii ku bare aa igu jisaree yaah. Soomaali waxee markii horeba dhahdey laga bartey laga badshey, marka igu jisaar hee. smile.gif

     

    Haye, aqiyaarta safka soo gala hee intii buraanburka bilaaban waa tanaa:

     

    somcb005b.jpg

    Gurbaantiin ma wadatiin?

     

    Hokey, hokey. Tii buraanbur aqaanin sharax ay ciyaari kartaa.

     

    tawakal.jpg

    Kan kataarada heesto Sacad miyaa. Baaba Duq waaxid. smile.gif

    ______________

     

    Macsalaama!!

     

    [This message has been edited by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar (edited 04-19-2002).]


  10. Salaan...

     

    Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?"

     

    "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee.

    ______________

     

    Macsalaama!!


  11. Salaan...

     

    Well, how about Nucmaan and Mansuul, they weren't exactly cartoons lakiin caadi dheh. Barney camal ay ahayeen. Nucmaan aa soo galaay, "Hadaa, mansuul?"

     

    "Hadaa, nucmaan. Keyfa xaalag yaa aqii?" "Alxamdulilah." Wali waa la xasuustaa hee.

    ______________

     

    Macsalaama!!


  12. Salaan...

     

    Hibo, of course the heat doesn't bother you. Intee lagu sheegey doob heat bother gareynaayo. Mayaa. Waligeed mala sheegin. Adi marka intii doobnimo kujirtid heat wave iska dhafee, xataa winter storm wax makaa qaadaayo nooh. wink.gif

     

    And by the way, kuleelkaan intuu kasoo fakadey. Toronto wuxuu usoo galey maxaa kaa galey nooh.

    _______________

     

    Macsalaama!!


  13. Salaan...

     

    Hibo, of course the heat doesn't bother you. Intee lagu sheegey doob heat bother gareynaayo. Mayaa. Waligeed mala sheegin. Adi marka intii doobnimo kujirtid heat wave iska dhafee, xataa winter storm wax makaa qaadaayo nooh. wink.gif

     

    And by the way, kuleelkaan intuu kasoo fakadey. Toronto wuxuu usoo galey maxaa kaa galey nooh.

    _______________

     

    Macsalaama!!


  14. Salaan...

     

    Hokey. Hodan Cadeey lee. Iskoyska Bakaaraha. Kasoo horjeedka Hawl Wadaag. Xaafada ugu fiican Xamar Hodan ma'ahenoo hee? Yac. Saas waaye, runteey waaye nooh. Hodan beysaani aa daganaa. Buulo Xuubeey maa u maleysaa Hodan. wink.gif

    _______________

     

    Macsalaama!!


  15. Salaan...

     

    Aqiyaarta hees caan ah oo Faadumo Qaasim qataa rabaa inii mahaan lagu soo qoro. Waxee ka bilaabaneysay heestaan:

     

    Aaweyee, ismarkanee aduunkane. Aaweyee...Waxaa la...

     

    Midaan kalena oo Shimaali Axmed Shimaal aas qaadey oo waa cusub tahey. Saan ay u furmee:

     

    Kaliforniyaa tagee markaan Kanada u socdee oo kulyeeriga anoo saaran aa gabar kuusan oo madoow... Wataa! Aaheey!! Dhameestira hee taasna.

    _____________

     

    Macsalaama!!