-
Content Count
17,713 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
2 hours ago, Dhagax-Tuur said:Mr. Abrams thinking, "who the f#$k does she think she is. I'm white American born and bred in this country, to be questioned like this by a black, Muslim, hijabi female, what's America coming to? I need to be signing up for the KKK to drain the swamp."
You know a country is taking a new shape when a Somali refugee female ìs dressing down an old white high ranking military establishment figure.
Does anyone know if Ilhaan is reer Mudug, I ask because you don't have to be growing up in Mudug to have reer Mudug mannerisms.
Afsoomaaliga markee ku hadleyso mar mar Banaadiri ayaa ku jiro, so I assume hooyadeeda ama ayeeyayaasheeda ama awoowayaasheeda ayaa Reer Xamar ahaa.
-
On 2/14/2019 at 5:56 AM, maakhiri1 said:Ileen Maakhiri Young Turks daawadaa? Maryooleey inaa kaligey ka fiirsado moodaayee.
Ilhaan Washintoon ayee boorka ka jafeysaa. Saas laga rabaa walaasheey. Ama meel ka muuqo ama ka maqnoow ayaa horey loo dhahay.
-
1
-
-
-
I can't forget what Cali Maxamed Geedi iyo dowladiisa had done to ummadda Soomaaliyeed in late 2006 and early 2007 by using Xabashi merceneries.
I stated my thoughts about them then on SOL and it still stands the same.
-
Wiilka Reer Qadar ah that scored the last goal isirkiisa waa Soomaali, waxaana dhalay ciyaaryahankii caanka ahaa ee Cafiifi u dheeli jiray xulka qaranka iyo kooxdii Horseed in late '70s and early '80s. So hambalyo walaalkeena Akran Cafiifi iyo Reer Qadarba.
I remember a friend of mine whenever he saw qof si aad u yaqaano banooniga back in 2000, he used to call that person 'waa Cafiifi.'
Qadar invested heavily in their national team in the last decade and it obviously paid off. Onward for Ciyaaraha Adduunka 2022.
-
I guess Deni is listening.
-
Saalax, yaa deymiye lacagta? Shaqsiyaad ganacsato ah? Somehow, the Youtube clip isn't running for me.
-
15 hours ago, Old_Observer said:He was kept there by request of Egypt and Eritrea. Now Egypt thinks the Dam is scuttled or delayed for a decade and the Tigray will not come to complete it. Eritrea also feels confident that the Shiek is not able to help Tigray. The Oromo also feel they have taken away enough of his mining and land that he has been weakened.
Our Tigrey guest is maniacally obsessed about Eritareeya and their strongman Afwerki ever since his Tigrey cousins unceremoniously lost power in Xabashiland.
Cunugii Eritareeya ayuu ku qafiifay, regardless what the topic and subject at hand is about, Eritareeya luu daba taaganyahay.
-
Saalax, this all belongs Soomaaliweyn. Xabashis should have zero, absolutely zero, benefits in this. Kheyraadkaan ama dhulka haku jiraan, ama dhulka la kor marinaayo ama badda laga dhoofinaayo waa wada Soomaaliya iyo Soomaaliweyn.
-
1
-
1
-
-
44 minutes ago, Dhagax-Tuur said:This is a western org, measuring stuff through western eyes. Take it with a pinch of salt
They also use reports by the mercenery so-called researchers and Soomaali 'experts' like disgraced Matthew Bryden and others who have an agenda against a rising Soomaaliya. I never believe reports like this.
-
1
-
-
Rajab Dayib Erdogan asagana wey u hilooween.
-
Dhalinta wey iskaga baahanyihiin madaxweynahooda.
-
Those bodyguards came with him from Muqdisho. Sometimes they wear dhar militari u gaar ah with koofiyado gaduud. Ra'iisul wasaaraha too has his.
They look like dad xoogahoo tababaran as they should be.
I also noticed ra'iisul wasaaraha Xabashida, Abiy Axmed, started using guards like this, with their koofi gaduud signature, too, after ciidamadii militari ilaalin jiray go'doon sameyeen last summer.
-
They talk about qabyaalad iyo waxaas, nothing to do with xan iyo xin. Is engaging qabyaalad all day long better than engaging xan iyo xin and other idle talks. I don't know.
Say-walaahi girls generation waxba ma dhaamaan too, snapchat, youtube make-up tutorial channels iyo waxyaabahaas iyagana balwadooda ah.
Eniwey, is paltalk still a thing? I thought maryooleey, especially faaraxyada, facebook u qaxeen.
-
1
-
-
Che, according to this xildhibaan, Reer Koonfur Galbeed should have political representations in the new Deni dowlad.
-
Saalax, what was Caarre's rank during Kacaanka?
-
Peace Action, wax cusub ma'aha waxaan laakiin. Farmaajo iyo Kheyre have professionalized ciidamada ilaaliyo. Long gone is the days of those rag-tag militias on pick-up Toyota trucks with their dabajeexs with long snake-magazines on their shoulders. Now, it seems, every jaamac in every maamul goboleed is trying to copy.
-
I can't believe Galbeedi already wants Cagjar gone, mere months after coming on the political scene. What is much worse is that Cagjar's replacement could be another Cabdi Ileey or a protege of his. Saan si ma'aha. We are so flimsy, tan iyo 1990 hebel ha baxo, hebel hala rido ayaa ku heynaa without any plan Bs.
What is also unsaid is that Axmed Shide was that Soomaali who signed, representing Xabashada, the '19 percent' of Berbera's share that were absurdly given to them in Imaaraadka. Axmed Shide is a remnant of Tigreys, a basaas for them as well.
I would take 10 out of 10 Cagjar than a known basaas like Shide.
-
DP World oo shaqaalaha dekadda Berbera amrtay inay qaataan baasaboorka Soomaaliya iyo sababta
Wararka aan ka heleyno magaalada Berbera ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay ku qasabtay qaar kamid ah shaqaalaha dekada inay qaataan Baasaboorka Soomaaliya.
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in shirkadda DP World ay dooneyso in shaqaalaha qaarkood ay u qaado tababar Imaaraatka carabta ah, taasi oo qasabtay inay helaan baasaboor caalami ah oo lagu tagi karo Imaaraatka.
Faadumo Saciid Ibraahim oo kamid ah xisbiga Wadani ayaa sheegtay in Somailand ay ku fashilantay siyaasadda arrimaha dibadda Somaliland, taasi oo qasabtay in shaqaalaha la weydiiyo baasaboorka Soomaaliya.
Iyada oo saxaafadda kula hadleysay magaalada Hargeysa ayay sheegtay in shaqaalaha dekada magaalada Berbera la doonayay in tababar dibadda ah loo qaado, balse lagu xujeeyay baasaboor aan aheyn midka Somaliland.
Waxaa sidoo kale ay sheegtay in shaqaalaha lagu amray inay baasaboorka u doontaan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland maadaama ay u dhow dahay magaalooyinka Somaliland.
DP World ayaa wali gacanta ku haysa maamulka dekada magaalada Berbera oo heshiis ay ku heshay, waxaana la sheegayaa in hadda ay wax badan ka badashay nidaamka ay shaqaalaha kula dhaqmeysay.
-
1
-
-
44 minutes ago, Dalmar1 said:Rumors are strong that Eritrea will be entering Somalia soon under Farmaajo's permission to ''liberate'' J/Dhexe, this will pit Kenya's allied forces against Eritrea contingents.
If Kiikuuya and Xabashi mercenary army are in koonfurta Soomaaliya and do as they please, I don't know what valid argument you have against Eritareeya ciidamadeeda imaadaan Soomaaliya. I would rathher swallow my Soomaali pride and have ciidamada Eritareeya than any neighbouring ones, except Jabuuti.
-
12 hours ago, maakhiri1 said:Reerkiisa qaarin haka urursho, and repay as much as possible,
Sax, he should repay all of it haddee daacad ka tahay.
Waxaan xasuustaa a family friend jago sare ka haaye dowladii Kacaanka in late 80s. He became a genuine wadaad and was concerned about lacagtuu been been ku helay as he believed. He resigned jagaduu haaye, returned all the villa houses he owned and farms to dowladda, except one he knew it was built in xalaal money. It was in 1990, few months before dowladda dhacday. Oh, tolkiisa see u yaabeen, calling him ninkii wuu waashay, war maxaa helay, maxaa ku dhacay. They really tried to persuade him to not return, instead gave those properties to tolkiisa iyo qaraabada kale. He refused.
Last I remember he became a tabliiq and lived in Bakistaan in post-civil war. I think he passed away now. Alle yarxama, qof daahir ah muxuu noqday. You can imagine those properties would have now being occupied anyway, waana la bililiqeysan lahaa.
-
-
Waa qirasho ugub ku ah siyaasiinta Soomaaliya. Waxaa rajeynaa inay tan horseed u ahaato kuwa maanta masuqmaasuqa baahsan rabo inay bilaabaan lacag dalka leedahay jeebka ku shubtaan.
-
Waxaan la xanuunsanahay lacago xaaraan ah oo aan qaatay
Wasiirkii hore ee wasaaradda boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in uu xanuuno ka qaadey lacago xaaraan ah oo uu qaatey muddadii uu wasiirka ka ahaa wasaaraddaasi.
Wuxuu sheegay in tiro Saddex jeer ah uu tagay dhaqtar, islamarkaana loo sheegay inay xanuunayaan meelo kala duwan oo halis ah.
Waxa uu cafis ka dalbaday Shacabka Somaliland, waxa uuna sidoo kale ka codsaday in ay usoo duceeyaan si xanuunada uu ka qaaday lacagaha uu sheegay in ay xaaranta yihiin.
“Markaan sannad shaqeeyay waaban xanuunsaday dhakhtar baan tagoo dhakhtarkii wuxuu i yiri kalliduu dhagax kaaga jiraa yaabay, dabadeedna sannadkii labaad waan xanuunsaday dhakhtar baan tagoo wuxuu igu yiri dhiig-kar baad qabtaa, sannadkii saddexaad baan shaqeeyay waan xanuunsaday dhakhtarkii baan tagay dabadeedna wadnihii ayaaban sidiisii u shaqeynayn” ayuu yiri.
Waxa uu intaas ku daray “Macnuhu waxaa weeye wax ka badan mushaharkii laguu qorey ayaa kusoo galay waa xaaraan dee, waar xaaraantii hore illaahay ha iga cafiyo xanuunadii iyo dhibaatadii aan ka qaadey ayaan mashquul ku ahay”.sidaasi waxaa sheegay Maxamed Abgaal.
-
1
-

The Roots of Somali Crisis, An Insider’s Memoir by Colonel Ahmed Omar Jess
in Politics
Posted
Aah, Axmed Cumar Jees, a name I hadn't heard for two decades - since from the late '90s. Inuu noolyahay maba moodeynin.
Mar mar waxaa isweydiiyaa, what did all those warlords from '90s and '00s achieve than the utter destruction of our country?
Mid ka mid ah oo meel gaaray ma leh, mid darajo ama lacag ku helay ma leh. Kan ugu dhaamay Cismaan Caato ahaa, asagoo fara magan ayaana la duugay. One can say C/llaahi Yuusuf ayaa meel gaaray, but without Xabashi tanks and mercenaries intii yareyd uu meel ku gaaray xataa ma gaareen. They failed miserably, all of them.