Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar


  1. On 11/29/2018 at 12:56 AM, Dalmar1 said:

    image.png.7629363e48e64fc513eebe6dd6637dc7.png

     

    image.png.b39a47cc7e1559b95de752458df60686.png

     

    A desperate pro-isbaaro cunug using a photoshopped Amiin Caamir political cartoon. This is the real political cartoon, created years ago:

    ChHcvPJXEAEP_3d.jpg

    This maamul gobolleed so-called leaders and siyaasi Soomaaliyeed are exactly the corrupt opportunists dowladda dhexe iridaha ka soo xirtay, hence this lashing in unity from a wretched secessionist, a pro-isbaaro cunug like you and a lamenting Tigrey all united against to see a strong and rising Soomaaliya. Jecliyaa jabka Tigrey stooges and their Tigrey master.


  2. Yarka yar ee isbaarodoonka ah oo dabeesha marba meel u raaco, at least I forced you to change Rooboow's thumbnail picture on SOL. I guess Rooboow's campaign promise of forcibly removing pro-isbaaro groups from Daafeed area should he be (s)elected forced you to change that. You should have known better before hurriedly posting a pro-Rooboow thread.


  3. 17 hours ago, Dalmar1 said:

    Never in my life have i seen an D&M member praising the D-block as Guulwade, these people of D&M were heavily oppressed, they were called beggars and names of vile by these ''Guulwade'' and yet this confused MMA praises them, wtf right !?!?!?

    Anyway i'm starting to question whether this man MMA trully is an D&M, this man is in my opinion an individual of low repute from the D-block masquerading as an D&M.

    As they say, if it looks like a duck, swims like a duck, and quacks like a duck, then it probably is a duck, in his case an D-blockist.

    Yaryaruurac yar ayaa tahay laba jir ah, meeshee dabeesha u socoto u duulaayo. Isbaaro iyo burcad wax dhaceyso meesha laguma gaayee ee nagu kala wad.

    P.S. - Don't force me to edit your posts by writing qabiil names on SOL.


  4. Galbeedi, fadlan fiirso the following clip si fiican u sharxaayo, particularly the first part:

    The so-called financial committee in baarlamaanka waxaa ku jiro the known spoilers iyo xulafadooda. They are also the failed politicians from dowladii Xasan Sheekh, the most corrupt one we have had possibly ever seen. They are all projecting what they used to do. Dowladaas yaala xisaabtami jiray? Waligaa dowladaas maka maqashay 'xisaabxir' iyo meelahee ku baxaan the budget, the specific allocations. Waa maya. Mudane Beyle modernised the financial ministry. And made it more transparent.

    When Xasan Sheekh's dowlad handed over, there was zero dollars left in the central bank and soldiers and civil servants were not paid at least seven months.

    This group of spoilers' attempt of manufacturing this bogus controversy had a prime target aimed at: International stakeholders.

    Since more international organizations - including IMF and World Bank - are paying directly to the financial ministry, they wanted to stop this source of income by creating this unfounded corruption allegation. Dadka iyo dalkeenaba uma daneynayaan those spoilers oo ka koow yahay Axmed Fiqi, Odowaa and other Dhiigacusub members. How come these same men meel walba been la taagan?


  5. Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay madaxii hore ee sirdoonka dalka Itoobiya

    Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad dhaqaale iyo mid socdaal ku soo rogtay madaxii hore ee sirdoonka dalka Itoobiya Getachew Assefa ka dib markii lagu eedeeyey inuu ku kacay xadgudubyo ba’an mudadii uu hayey xilka taliyaha sirdoonka wadanka.

    Talaabadan ayaa timid ka dib markii dhawaan aqalka wakiilada ee Mareykanka ay soo gudbiyeen qaraar lagu dalbanayo cunaqabateynta ninkan, kaas oo markii dambe meel mariyey Congress-ka Mareykanka.

    Getachew Assefa ayaa sidoo kale lagu soo eedeeyey in soo abaabulay isku day dil oo lagu khaarijin rabay ra’sul wazaaraha dalka Itoobiya, Abey Axmad intii lagu gudajiray dibadbax lagu taageerayey hogaamiyaha isbedal doonka ah ee la wareegay talada wadanka.

    Dambiyada loo heysto Getachew Assefa waxaa sidoo kale ka mid ah inuu gaboodfalo kula kacay kumanaan maxaabiis ah oo ku jiray xabsiyada wadanka intii uu ahaa taliyaha sirdoonka ee wadanka kuwaas oo isugu jira kufsi, jirdil iyo inuu koronto ku dilay maxaabiis ku xirneyd xabsiyada qarsoodiga ah ee ku yaalla dalka.

    Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamada Federalka Mareykanka ayaa dhawaan tilmaamay in la helay xabsiyo badan oo qarsoodi ah oo sirdoonka Itoobiya uu ku tacdiibin jiray maxaabiista, kuwaas oo 7 ka mid ah laga helay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

    Dowlada Itoobiya ayaa dhawaan xabsiga dhigtay in ka badan 10 sarkaal oo ka tirsanaa madaxda ugu sareysa ee sirdoonka Itoobiya, balse Getachew, taliyihii hore ee sirdoonka ayaa baxsaday ka dib markii uu ka warhelay raafka beegsanaya saaxiibadiisii hore.

    Getachew Assefa oo ah sarkaal aanan wax sawir ah laga heynin, weligiina ka soo muuqan warbaahinada, ayaa la aaminsan yahay inuu ku dhuumaaleysanayo gobolka Tigreey oo ah halka uu asal ahaan ka soo jeedo.

    Xigasho

    __________________

    Tigrey calankiisa dhacyey. I had seen yesterday American Ambassador in Xabashiland visiting the notorious torturing chamber by Ileey in Jigjiga, along with Cagjar.


  6. BEYLE oo sharxay lacagtii dowladda Sacuudiga laga keenay iyo halka ay jirto

    Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxaad dheeri ah ka bixiyay lacagtii dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya.

    Wasiir Beyle wuxuu sheegay in lacagtaasi ay aheyd mid dowladda Sacuudiga ugu deeqday Soomaaliya, isaga oo amaanay in lacagtaasi lagu aamino dalka oo toos loogu soo shubay Bangiga Dhexe ee dalka.

    Wasiirka ayaa sheegay in lacagtaasi bil walbaa ay kasoo bixin jireen inta ay u baahdaan inay ku kabaan mushaaraadka shaqaalaha dowladda, oo aysan jirin cid si gaar ah lacagta kaga baxsaneysay Bangiga Dhexe ee dalka.

    Kalsooniyadda maaliyadeed ee ay sameeyeen xukuumadda Soomaaliya ayuu sheegay inay keentay in midowga Yurub dhankooda ay ku deeqeen 100 milyan oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda.

    Lacagta hartay ayuu sheegay inay gaareyso 15 milyan oo doolar ayna adeegsan doonaan marka ay u baahdaan sida uu hadalka u dhigay wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya.

    “Markii ugu horeysay Sacuudi Carabiga oo aan warbixin la siin jirin, ayaan warbixin ka siinay sidaan lacagta u adeegsanay, waxaan u dirnay labaatanka kun sidaan u adeegsanay, 15 Kun ee harayna waan u sheegnay”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

    Wasiirka maaliyadda ayaa dhinaca kale sheegay inaysan jirin dhaqaalo qaab aan la ogeyn looga bixiyo qasnadda dowladda Soomaaliya, waxaa kale oo uu beeniyay in xasaradaha siyaasadeed lagu bixiyo dhaqaalaha dowladda si loo xaliyo.

    Wasiirka maaliyadda ayaa sidoo kale sheegay in bil walbaa uu bixiyo warbixin la xiriirta dhaqaalaha wasaaradda maaliyadda soo galay iyo sida loo adeegsaday, halkaasna laga ogaan karo dhaqdhaqaaqa dhaqaale ee wasaaradda.

    Xigasho


  7. 13 hours ago, galbeedi said:

    I totally agree with you  that the time is with Somalis if we get good captains to lead us. 

    Even here is the diaspora the bleeding of the young people might stop for the next few years. The Somali youth of future  building blocks is taking shape.

    Last week I went to the local university for the graduation of my son as a chemical engineer. As I sit with my family in the gallery while people were cheering when the names of the students were called, I was on assignment as usual to observe and look any anomalies.

    In almost every category there was a young Somali boy or girl. The engineering class started with hundreds of students , and as  years go by at the end only six had graduated this fall while the rest might finish in the spring or later. Among those six there were two Somalis. 

    My son who was Somali student association president for a couple of years told me that he  had the emails and contacts of about 400 Somali student from the freshmen to the seniors. Folks, that is huge. Among the nursing classes a quarter of the students are Somali girls.

    As I said, I was looking uncharacteristic  anomalies and found them at this graduation ceremony. 

    First, among the graduates , there were probably zero Eritreans and one or two Ethiopians. There is a large Ethiopian and Eritrean community in this town and the province , yet very small number , one or two  are graduating. Folks, it is all about ambition and drive of the Somali parent to some extent and self confidence of our youth.

     Since we Somalis represent many labels such as Africans, east Africans, Arabs and Muslims, it seems that,  other than few Nigerians , we dominated each of these categories. 

    Second, there is this group who are overrated by the media and powers that be who are  constantly telling  people how smart and studious these people are yet, despite their large population which is ten times bigger than the Somalis in this area,  very small number of them were graduating mostly from liberal art schools.

    Can anyone guess who these people are?

    They are the East Indians who are depicted as smart and educated. They are promoted in board rooms and other places, yet I do not see them excelling in these education halls in Alberta. Maybe they are educated back home in Indian and bring those degrees here and start from the top. Anyway, it was strange compared with the Chinese.

    The largest number of  the graduates, by far,  were Chinese or Chinese origin. In fact, I could say among the graduates of technologies and other sciences they could haven been  four or five out of very  ten students called to receive. 

    Finally, the old  stock Canadians of French and English Origin, were concentrating on sectors like environmental studies, forestry management, food and agriculture management, phycology, social studies and other liberal art studies that might give them government jobs and other service industry management positions. Less than 10% were in geology, chemical. electrical, and engineering sectors. The technical sectors were dominated by the Chinese , Hispanic, Arab and other ethnic groups. In fact these ceremonies show how this country is becoming a multicultural place with diverse population that is mostly immigrant and children of immigrant.

    Any way, to make the story short, the Somali youth are rising and people will notice their strength soon. We already lost a large number of adult young men from 28-38 age bracket who came this country as a small boys with large family that struggled to adapt and succeed in the new environment. In any big community like ours, there will be small loses and collateral damages, but the picture and the future id bright.

    The poet laurates of this town is a Somali man and others are following. We are not a nation of static and dormant people. We are nomads who want to make history for good or bad, yet we have been led by inward looking cowards who count pennies and afraid of making the big changes needed to reach the next level.

    We need someone to crush  the entrenched business community of Mogadishu and Hargeisa who pay taxes to militants and get rich of the misery of the people. 

    We should not accept mediocre leaders who want to be praised before they dug a well for the people. We want people who want to work for their people and make the tough decisions needed for our problems. 

     

     

    Hambalyo ayaa leeyahay wiilkaaga, mustaqbal wacana waa u rajeynaa hadduu Rabi idmo.

    Dhalinta qalinjabineysay Soomaaliyeed yaa ogaado the ratio was 65-35 - 65% girls, 35% boys. Qurbahaan jaamacadaha iyo kuliyadaha waxaa aad ugu badan gabdhahaa than wiilasha.


  8. 28 minutes ago, Che -Guevara said:

    That's nothing for you to loot or rape in Tukaraq. But  your new water boy has some fat you can to trim. I am sure there are underground cables you could steal in Burco.

    Our pro-isbaaro boy wuxuu rabaa in saan dib loogu noqdo:

    Meel noolihii dhan - bini'aaden iyo noolaha kale - ka qaxay. Meel inta yar soo hartay isbaaro loo dhigto uu rabaa.

    Waraa Dalmar, waxaas ma soo noqonayaan ee iska iloow. No more isbaaro iyo xaaraan ku naaxid - those things went the way warlords Xaaraankunaax, Dhuxuloow, Seeraar, Indhacadde, Caato, Seerjito, Caydiid Sr and Jr iyo wixii la mid ah wada mareen - they are gone and will never come back along with their isbaaro-based ideas.


  9. Qof macquul ah ku mooday oo runta loo sheegi karo. Aragaana Rooboow adigoo beri ka calaacalaayo, sida dabeesha ayaa marba meel u dhacdaa.

    Iljeexaan aad amaaneysidna waa kuwii xaasaskooda Koonfur Galbeed ugu soo cararay fuleynimo darteeda in 1999, including Caydiid Junior's xaas lagu qabtay Baydhabo, lana sii daaye.


  10. Waraa, if you think the secessionist sewage-dwelling creatures kuu dhoolacadeynaayo today inay dantaada wataan, think again. Those creatures were vehemently against Xasan Sh and Shariif Sh. Axmed as they are now against Farmaajo. Those creatures are more madder against dowladda Farmaajo because it achieved so much in a so short time and sidelined and kept their local Muuse Muqayil in his xaafad, in an open prison with no air travel. That killed them inside.

    Those secessionist creatures Soomaaliya (except Waqooyiga) iska burbursanaanto ayee rabaan and no horumar - so always keep that in mind.


  11. 18 hours ago, Dalmar1 said:

    Kaape@Miskiin-Macruuf-Aqiyaar i think i've caught the Roobow fever.😝

    You think Rooboow would be lenient to pro-isbaaro groups isbaarada u taalo between Afgooye iyo Daafeed while using the national army dresses. He is campaigning to get rid of them, unlike Shariifka who pretty much looked the other way.

    My enemy's enemy is my friend amee kuu socon weydaa oo aad ka shaleyn doontaa. Rooboow and Saransoor are the ones who vowed to get rid and eradicate pro-isbaaro militias from all Shabeellada Hoose. Laftagareen amuu kuu roonyahay.

    Of all people, you should have been much more appreciative for dowladaan's leadership because they have yet to sign the execution letter that ilma adeer killer of yours who murdered wasiir Cabaas Siraaji., even as he was sentenced to death.


  12. Taliyaha AFRICOM oo qiimeeyey sida uu arko DF kadib markii Farmaajo uu kula kulmay Muqdisho

    181127-N-PK218-1034.jpg

    181127-N-PK218-1040-768x548.jpg

    Taliyaha ciidadmada Mareykanka ee AFRICOM Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa la shaaciyey inuu booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya talaadadii shalay ahayd.

    Intii lagu guda jiray booqashada ayaa Waldhauser waxa uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo sarakaiil sare oo ka mid ah ciidamada Soomaaliya.

    “AFRICOM iyo dowladda Mareykanka waxa ay taageerayaan dowladda Soomaaliya iyo dadka Soomaalida ah, ayaga oo gacan ka siinaya dadaalka horumar waara iyo xasilooni amni looga hir-gelinayo Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay AFRICOM.

    Waxaan ku faraxsanahay xiriirka xooggan ee aan la leenahay madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisa” ayii yiri Gen. Thomas D. Waldhauser.

    Waxa uu intaas ku daray in “Farmaajo iyo maamulkiisa ay horumar wanaagsan ka sameeyeen Soomaaliya ayna caddahay in hadafkoodu yahay nabad xasilooni iyo horumar ka dhaca Soomaaliya”.

    AFRICOM ayaa sheegtay in siyaasadda dowladda Mareykanka ay tahay in Soomaaliya ay ka dhaceen xasilooni siyaasadeed iyo mid dhaqaale.

    Dhinaca kale Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa sheegay in wax kasta oo Soomaaliya ay ka sameeyaan ay ku fuliyaan codsiga dowladda Soomaaliya taasina ay qeyb ka tahay caawimaada siyaasadeed iyo midda dhaqaale ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ay ugu talo-gashay Soomaaliya.

    Xigasho


  13. 15 hours ago, Old_Observer said:

    You are not alone.

    The story is a congress man who was in Amxaru camp wrote a letter asking for Assefa to be listed with Maginisky act, but guess what?

    That Congressman lost his seat in the recent election. The Amxaru have not found another one that will go that far to bat for them. They may have to bring a more beautiful woman or a big bundle of cash.

    Every anti-Tigray seems to be jumping the gun or making his own list these days on the cheap internet.

     

    Ilhaan Cumar, dah. Soomaali meel walba wey kaaga horeysaa, Tigrey.


  14. Madaxweynaha is mocking them now. Mucaarad ku sheegii heer waxee marayaan xataa dhaqaalaha yar dowladda hesho in laga gooyo, gaar ahaan kuwa Bankiga Adduunka iyo Hay'adda Lacagta Adduunka laga helo. Meelihii kale dacaayad raqiiska ah wey ku fashilmeen bilooyinkii u dambeeye markaas ayeeba bogus financial committee baarlamaanka ka jiro magaciisa ku qaraabanayaan, which failed again.

    Wasiir Beyle been beentaan xil kuma weynaayo, so try harder siyaasiinta pro-isbaarada ah, sida Axmed Fiqi iyo Odowaa. Haddee daacad ka tahay ha iska xaadariyiinta deeganadee sheegtaan inay xildhibaano u yihiin ee Dhuusamareeb iyo Cadaado ee ilma adeeradooda isku heysto. Kama hadli karaan, waxna kama qaban karaan because they are failed politicians meesha qash qashaad kaliya u joogo and whoever leads the country jalaafo u dhigo. Filinkaan Soomaalida wey la fahantay.

    __________________________

    Farmaajo: “Waali ayuu ku dhow yahay XANAAQA siyaasiyiinta mucaaradka"

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaaa mar kale weerar culus ku qaaday siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladiisa ee uu ku sheegay siyaasiyiinta xanaaqsan, isagoo xalay magaalada Nairobi kula hadlay qaar ka mida jaaliyadda Soomaalida.

    Khudbadda Madaxweyne Farmaajo ayaa inteeda badan ahayd difaaca isbaheysiga uu la galay dalalka Itoobiya iyo Eritrea iyo weerar uu ku halgaaday siyaasiyiinta kasoo horjeeda ee ay ka mid yihiin xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.

    Wuxuu sheegay inay siyasiyiinta xanaaqsay ay muddo wadeen Borobogaando siyaasadeed oo ku saabsan amniga dalka iyo inuu sii xumaaday, markii sida uu yiri ay taasi ku guul darreysten ayay u wareegeen arrin kale oo ku saabsan dhaqaalaha, isagoo tilmaamay Warbixintii Guddiga Maaliyadda, laakiin wuxuu ku faanay inay iyadiina soo afjareen.

    “Siyaasiyiinta careysan waxaan u sheegeynaa waqtigiina waa dhamamaday. Ayaamo hore waxay wadeen inay yiraahdaan, 'Dowladda amniga waa ku fashilantay, waa shaqeyn weyday.' Hadda waxay yiraahdeen: 'Nidaamkii Maaliyadda waa fashilmay."

    "Dad badan oo shisheeya sida IMF iyo World Bank ayaa noo qiray inaan nahay dowlad nadiif ah. Waxay bilaabeen inay dhaqaale na siiyaan, iyaguna waxay leeyihiin, 'Maya, waa inaan dhaqaale la siin.' Kuwaasi dadka shakiga gelinaya yey u daneynayaan? Wax kale ma'aha xanaaqii ayaa ka batay, qofku hadduu xanaaqu ka bato wuxuu u dhow yahay nooc waalli ah," ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa caddeeyay inay dowladiisa soo xirtay kanaalo ay siyaasiyiinta mucaaradka ah ka heli jireen biyaha oo dalal dibadda ah ay ku xirnaayeen, ayna sii xoojinayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladaha dibadda iyo kuwa deriska ah.

    Xigasho


  15. Ingiriis, this, Ingiriis that. Ingiriis, Ingiriis...

    Those wretched secessionists and their never-ending worship of anything Ingiriiska. Waxaa ka cabsanaa xataa haddee janada galaan inay dhihi doonaan 'boqortooyadeena Reer Ingiriis maku jiraan?' Shamelessness.


  16. Those five who endorsed Rooboow are the qurbojoog technocrats and were the most educated candidates. They are also united against dowladda dhexe. It seems Rooboow is kinda well-funded if he quickly registered and paid the $20,000 needed from the candidates in order to run. This is the the second time he is the first to pay and get the candidacy certificate.

    It remains to be seen if their endorsement changes anything.


  17. Shan ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha K/Galbeed oo u tanaasulay ROOBOOW

     

    Musharixiinta Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray go’aan xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada la filayo inay dhacdo 5 Bisha soo socoto.

    Musharixiinta oo daqiiqado ka hor Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay inuu Musharax koowaad u yahay Golaha isbadal doonka Koonfur Galbeed Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

    Golaha ayaa go’aankooda ku sheegay inuu imaaday kadib markii ay fiiriyeen rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed sida ay hadalka u dhigeen iyo la tashiyo ay la sameeyeen Odayaasha deegaanadaas.

    Golaha Isbadal doonka Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay faragelin ku heyso Doorashada isla markaasna aysan macquul aheyn in laga shaqeeyo waxaan aheyn rabitaanka Shacabka.

    Golaha ayaa sheegay inuu Musharax u yahay Roobow Abuu Mansuur oo ay ku sheegeen inuu yahay Musharax ay rabaan shacabka Koonfur Galbeed.

    Waxay tilmaameyn inay ka tanaasuleen mowqifkoodii gaar ahaaneyd isla markaasna ay u tanaasuleen rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed.

    Musharixiinta uu tanaasulay Roobow ayaa ah illaa 5 kamid ah musharixiintii isbadal doonka

    Tartanka Doorashada Koonfur Galbeed ayaa hadda la aaminsan yahay inay u dhaxeyn doonto Mukhtaar Roobow iyo Cabdicasiis Lafta Gareen.

    Xigasho