-
Content Count
17,653 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Posts posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
-
Nayroobi xataa Masaayda ayaa sheegato. Waa deegaankooda laakiin meel la deganaa ma ahayn markuu gumeystihii Ingiriiska calaameystay.
Teeda kale Soomaalideena ma ognahay in Muqdisho ka fac weyntahay haddii la isku daro sanadahee jireen Nayroobi, Adisababa, Casmara, Daarusalaam, Kambaala, Kigali, Bujumbura. All of these cities combined years Muqdisho ayaa still ka fac weyn.
-
On 2/22/2019 at 10:05 AM, Dhagax-Tuur said:Wadada xaqa ah ee midnimo Soomaaliyeed bey cagta soo saarayaan InshAllah. Riyadu iyadaa iska dhamaan.
Wey saareen ee dad hoggaanka sheegto Soomaalidana neceb ayaa siriqyo iyo dhalooyin jabsan jidka ugu daadinaayo.
-
Rabi ha u raxmado xildhibaan Cismaan Boqorre.
Wiilkiisa curadka ah waxaa xasuustaa in la dilay sanadkii 2007 haddaanan qaldaneyn. Waagaas Boqorre wuxuu ahaa guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka saa filaayo.
-
Been hawaasnimadee ku jireen ka soo baraarugeen.
Beri qaarkood haddee rabaan inay xajka aadaan baasaboorkooda iyo fiisaha meesha ee u doonanaayaan waala ogahay - waana dalkooda saas cuqdad ugu qabaan.
Beri qaarkood markee tahriibaan dalkee sheegan doonaan, isku dhiibaayaan inay ka soo jeedaana waala ogyahay.
Beri markee dalalka shisheeye isku dhiibaan qaxootinimo Soomaaliyeed, soo caddeeya Soomaalinimadiina oo waraaqo sharci keena markii la dhaho safaaradahee sharciga u doonan doonaan wey ogyihiin, anagana waa ognahay.
Beri markee deeq waxbarasho helaan, dalkee ku helaayaan waala ogyahay, kuna sii joogi doonaan dalkaas shisheeye muwaadanimo Soomaaliyeed wey wada ogyihiin.
Beri...
-
1
-
-
Qof jano loogu yeeray camal u hadlaayaa odeygaan.
If this is really true and he did in fact say this on BBC Soomaali, odeyga inay Xabashada si toos ah u caabudaan wuu qirtay, xataa haddii lagu bahdilay meesha ee siyaarta u doonteen.
-
20 hours ago, Dalmar1 said:Brother MMA i must say without bearing any grudges, that you are a real Wadani, not once did i see you talking about your folks but always its the collective Somalis interest that you talk about and for that i salute you my fellow compatriot.
and as for the tuugada, reveal their faces and shame them into hiding, the hand of the Law should never be lenient on these treacherous tuugo, if i had any powers i would have long hanged the likes of Abdishakur, Cumar Cabdirahsid and Ahmed Madobe just to name a few for the crimes against the Country and its Citizens..
Dalmar, always, always ka hor mari horumarka Soomaaliya. Soomaaliya oo horumarto waa gobolkaaga oo horumaro, regardless whichever region one hails from. Soomaaliya oo horumarto waa tuuladaada, magaaladaada oo horumarto, regardless which degmo and city one hails from. Regardless whoever leads the government currently. That leader is not Soomaaliya. That leader will surely be gone tomorrow, but Soomaaliya is here to stay and her interest must always be paramount. Taas ogoow had iyo jeer.
About ina C/rashiid Cali Sharmaarke, I know him. I had met him personally in Nayroobi years ago. He gave me his phone number without being asked to call him, which I never did to this day. He is as corrupt if not more as ina C/shakuur Warsame. Ina C/rashiid magaca aabahiisa ayuu ku ciyaaray, who was a dear and close friend to my father.
-
1
-
-
4 hours ago, Tallaabo said:I must say I like brother MMA but his folks have left Somalia behind and have now joined hands with the Ethiopians to become part and parcel of the Federal Democratic Republic of Ethiopia. As brother MMA himself would agree, the annexation of his region was achieved first through unopposed invasion and subsequently by the willing submission of MMA's folks to colonisation and assimilation.
We in Somaliland will always remember the goodness of our erstwhile fellow Somalis and we wish them great success in their new country and identity.
That said, I would like to remind our brother MMA that it is no longer his business to talk about Somali affairs. However, we are happy to discuss with him the challenges that we all face in Africa.
I knew Kanada legalized marijuana/xashiish, but I am surprised they made it mandatory to consume it because you are obviously under the influence of something while you were typing this post.
P.S. - If any group of Soomaalis were passionately infatuated with foreigners, particularly Xabashida, just take a look threads below and above this this very thread on SOL. There are the some Soomaalis who are unparalleled in Soomaali society when it comes pleasing and kowtowing to foreigners, from colonial times to this very day. Heck, their whole hatred against Soomaalis have to do with artificial lines drawn between Soomaalis by long gone foreigners.
-
Why is he even on the media and talking xilligaan? Hadduunan saxiixiisa qaabka darnaa ee sanadkii 2009 jiri lahayn waxaanba ma jirteen. Markaas ayuu wali soo taaganyahay, iyadoo waliba xaruntiisa ay tahay magaalo madaxda kuwa u saxiixay baddeena.
-
1
-
-
Saalax, Cagjar waa muwaadin Soomaaliyeed, Soomaaliyana meel walba wuu ka tagi karaa. Xaq ayuu u leeyahay.
-
Dowladda Soomaaliya go'aan wanaagsan ayee gaartay haddee run tahay. Xabashada have no business Soomaali isheysato soo dhex gasho; it didn't work for other maamul gobolleed when they wanted a third non-Soomaali hand to be present between dowladda dhexe and maamul gobolleed meetings.
So, regardless how desperate Muuse Muqayil wants one, no third hand needed for maamul gobolleed to meet dowladda dhexe. Meesha turjumaan looma baahno.
-
Kulankii Farmaajo iyo Muuse Biixi oo baaqday iyo Farmaajo oo soo aaday Xamar
Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in inuu baaqday kulan la qorsheynayey in maanta uu adaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo magaalada Addis Ababa kula yeesho madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi.
Farmaajo oo xalay soo gaaray magaalada Jabuuti, wadahadalna maanta la qaatay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadda kasoo duulay Jabuuti, isaga oo kusoo wajahan Muqdisho.
Wararku waxay sheegayaan in Farmaajo ka baaqday safarkii Itoobiya iyo kulankii ay qabanqaabisay Itoobiya ee dhex mario lahaa isaga iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.
Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in inkasta oo kulanka la isku raacay markii hore haddana la isku qabtay qodobo muhiim ah oo ku saabsan wada-hadalka.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Maanta safray magaalada Addis Ababa, kaddib markii uu martiqaad uu u soo diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.
War-saxaafadeed goor dhow kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu xaqiijiyey in Muuse Biixi uusan Addis-Ababa kula kulmi doonin cid aan ahayn Abiy Ahmed.
Ilaa iyo hadda si cad looma oga qodobada la isku qabtay, hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in Farmaajo diiday in wada-hadalka saddex geesood noqdo, oo Itoobiya qeyb ka noqoto sida Muuse Biixi uu rabo, balse Farmaajo uu doonayo in Itoobiya ay lahaato kaliya door qaban-qaabin kaliya.
Muuse Biixi ayaa horey shuruud uga dhigay inuusan aamini karin dowladda Soomaaliya, sidaas darteed wada-hadal kasta oo uu la galo ay qasab tahay inay dhinac saddexaad goobjoogo ka noqoto.
Farmaajo ayaa aaminsan in Soomaalida ay ayaga un waxooda dhameystaan.
-
-
20 minutes ago, Che -Guevara said:Kenya was hoodwinked by the West.
Dalmar,
What will your clan bring to the table that they haven't in the last 30 years?
Weydii our iljeex rep. on SOL that what did 'his' clan do to C/qaasin Salaad in 2000/2001? I am specifically talking about Caydiid Yariisoow, Cismaan Caato, Ilqeyrte and co.
Heck, what are they doing in Mudug and Galgaduud now? He acts like they were ever united. Xataa hadduu Farmaajo ra'iisul wasaare midkood u magacaabi lahaa, sub-clan iyo sub-sub-clans u sii kala bixi lahaayeen mucaaradnimadooda.
Sheeko baraleey meesha ku haayaa.
-
54 minutes ago, Dalmar1 said:Weird right or might its just convenience, that Ducaale and Abdishakur had a meeting just right before Kenya declared a cut in relations with Somalia, could these 2 below have had a hand in play with the Kenya Government?
@Miskiin-Macruuf-AqiyaarAhmed Madobe and his Family incorporated Jubaland can now breath easily in Nairobi Kenya, as Kenya Government (their ally) have found the right excuse (to help Jubaland) in expelling Somalia's Tarzan that was making Ahmed Madobe fifth columnist politics difficult during his stay in Kenya.
So, what do you think adeerkaa, that smiling buffoon, C/raxmaan C/shakuur?
He is being used once again. He wasn't allowed to have meetings in Nayroobi, now they will give him the go ahead.
That part of the ocean was never disputed until that smiling buffoon and other corrupt clique made it one ten years ago. Kiikuuyada wey iska riyoonayaan, dadkoodana ha iska madadaaliyaan, for they know this was no issue to begin with.
When they inevitably lose at international court, they will soon blame the chief justice of the court, a Soomaali man.
-
The American famous actor.
-
-
Aah, Axmed Cumar Jees, a name I hadn't heard for two decades - since from the late '90s. Inuu noolyahay maba moodeynin.
Mar mar waxaa isweydiiyaa, what did all those warlords from '90s and '00s achieve than the utter destruction of our country?
Mid ka mid ah oo meel gaaray ma leh, mid darajo ama lacag ku helay ma leh. Kan ugu dhaamay Cismaan Caato ahaa, asagoo fara magan ayaana la duugay. One can say C/llaahi Yuusuf ayaa meel gaaray, but without Xabashi tanks and mercenaries intii yareyd uu meel ku gaaray xataa ma gaareen. They failed miserably, all of them.
-
2 hours ago, Dhagax-Tuur said:Mr. Abrams thinking, "who the f#$k does she think she is. I'm white American born and bred in this country, to be questioned like this by a black, Muslim, hijabi female, what's America coming to? I need to be signing up for the KKK to drain the swamp."
You know a country is taking a new shape when a Somali refugee female ìs dressing down an old white high ranking military establishment figure.
Does anyone know if Ilhaan is reer Mudug, I ask because you don't have to be growing up in Mudug to have reer Mudug mannerisms.
Afsoomaaliga markee ku hadleyso mar mar Banaadiri ayaa ku jiro, so I assume hooyadeeda ama ayeeyayaasheeda ama awoowayaasheeda ayaa Reer Xamar ahaa.
-
On 2/14/2019 at 5:56 AM, maakhiri1 said:Ileen Maakhiri Young Turks daawadaa? Maryooleey inaa kaligey ka fiirsado moodaayee.
Ilhaan Washintoon ayee boorka ka jafeysaa. Saas laga rabaa walaasheey. Ama meel ka muuqo ama ka maqnoow ayaa horey loo dhahay.
-
1
-
-
-
I can't forget what Cali Maxamed Geedi iyo dowladiisa had done to ummadda Soomaaliyeed in late 2006 and early 2007 by using Xabashi merceneries.
I stated my thoughts about them then on SOL and it still stands the same.
-
Wiilka Reer Qadar ah that scored the last goal isirkiisa waa Soomaali, waxaana dhalay ciyaaryahankii caanka ahaa ee Cafiifi u dheeli jiray xulka qaranka iyo kooxdii Horseed in late '70s and early '80s. So hambalyo walaalkeena Akran Cafiifi iyo Reer Qadarba.
I remember a friend of mine whenever he saw qof si aad u yaqaano banooniga back in 2000, he used to call that person 'waa Cafiifi.'
Qadar invested heavily in their national team in the last decade and it obviously paid off. Onward for Ciyaaraha Adduunka 2022.
-
I guess Deni is listening.
-
Saalax, yaa deymiye lacagta? Shaqsiyaad ganacsato ah? Somehow, the Youtube clip isn't running for me.
250 more troops from Somaliland region army defect to Caare
in Politics
Posted
Caarre campaign now must be funded by something beyond qabiil qaaraan and such. His soldiers look more sharper and professional. He must be getting some government funding. Perhaps Qadar, who knows.