Boqortooyada

Nomads
  • Content Count

    3
  • Joined

  • Last visited

  1. I dont even know why you guys are talking about a deal that is already finalized and that is not goin to be stopped by the federal gov. or the State gov. of Somaliland. The fact of the matter is that you guys wont even reach the Soles on Gen.Cadde's shoes or Liban Musse Boqors. So quit yall yappin and the day yall ready to input something productive we will listen to your suggestions.
  2. Wafdi ka socda Puntland oo maanta u dhoofay Jowhar Gaalkacyo:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ka ambabaxay magaalada Jowhar ee xarunta dowlada Federaalka wafdi balaaran oo ka socda dowlad Gobaleedka Puntland. Wafdigan oo ka kooban xubno heer Wasiiro ah oo uu maamulka Puntland u saaray inuu kala xaajoodo dowlada Federaalka Soomaaliya arrimaha baaritaanka Macdanta ee deegaanka Puntland. Wafdigan ayey kamid yihiin xubno sar sare oo ay ku jiraan: Md.Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab), Wasiirka Maaliyadda Puntland. Md.Cabdullaahi Cali Xirsi, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka. Md. Cabdiraxmaan Dhegaweyne, Wasiirka Caafimaadka. Md.Cabdirisaaq Yaasiin Cabdulle Geesood, Wasiirka Warfaafinta. Md. Barkhad Cali Saalax, Wasiirka Diinta iyo Awqaafta. Waxaa sidoo kale xubnhan safarkooda ku wehliya Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo asagu indhawaale ku sugnaa deegaanka Puntland. Xubnahan ayaa lagu wadaa in ay shirar la yeeshaan Xukuumada Prof.Cali Geedi iyo waliba Madaxweynaha dowlada Federaalka C/laahi Yusuf Ahmed. Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo midda Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa horey isugu khilaafay qaabkii loo wajihii lahaa heshiis lagu baarayo macdanta deegaanka Puntland. Heshiiskaasi oo ay dowlada Puntland sheegtay in ay xaq u leedahay in ay la gasho shirkadaha shisheeye, ayey horey ugu gacanseedheen dowlada Federaalka Soomaaliya oo dhankeeda sheegtay in ay ayadu tahay midda kaliya oo saxiixi karta heshiisyada noocaas ah. Sida ay sheegayaan xubno ku dhow dhow wafdiga maanta u ambabaxay Jowhar ayaa sheegay, in dowlad gobaleedka Puntland ay dooneyso in ay ka dhaadhiciso Federaalka Soomaaliya in lagu taageero heshiiska isla markaana la xaliyo khilaafka arrintan. Cabdifutaax Shirwac HorseedNet.com
  3. There shouldnt be anyone questioning the acts of the Puntland State Government. Due to the fact that the Puntland state government hasnt let down its citizens ever since the retired Army General, Mahamoud Muuse Xersi(Cadde Muuse) took office. Cadde muuse has always looked in the interests of the people, and is therefore loved by the people but hated by the thieves. Cadde Muuse and his administration have done so much for Puntland's economy, security and Education sectors in the 6 months he was in office and I can tell the people who are complaining are those who don't want Puntland to move forward. I promise that by the end of Gen.Cadde's first term that Puntland will be the most developed region in Somalia.