Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garaad Bari


  1. the xabashis alreary crossed the somali border via 2 frontier........ now the 1m dollar Q is why it was wrong ina Yeey to bring the Ethopians and its ok with Shariif? is he saying i was wrong yesterday when he was the head of UIC to wage war agianst Cl Yey for bringing xabashis into somalia?

     

    walaahi somalis are crzy,,,,, they are going in circles,,,,, how mny pple died for the cause of xabashis being in somalia


  2. 4-Askari oo Somaliland ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay Laascaanood.

    Wararka ka imaanaya magaaladda Laascaanod ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegaayan in qarax halkaas ka dhacay maanta ay ku dhinteen ila iyo 4-Askari oo ka tirsan Ciidanka maamulka Somaliland. Weriye madaxbanaan oo ku sugan halkaas ayaa Horseed Media uu sheegay in qaraxa ay kooxo hubeysan Saldhig ku taala bartamaha magaaladda,halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidan ka tirsan kuwa maamulka Somaliland. Waxaana uu hadalkiisa ku daray in khasaaraha uu dhaliyey khasaaro dhimasho 4-Askari,kuwaas oo ku sugnaa Saldhiga xilliga uu qaraxa ka dhacaayay. Saraakisha Booliska Somaliland ayaa iyaguna ka gaabsaday in ay ka hadlaan qaraxaas,iyadoo Ciidanka Amaanka ee Somaliland ay magaaladda ka wadaan howlgalo ay ku baarayaan cidi ka dambeysay qaraxaas oo aan la aqoon ila iyo iminka. Dhowr maalmood ka hor magaaladda Laascaanod ayaa waxaa lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Booliska Somaliland ee gobolka Sool,iyadoo qaraxyada iyo dilalka lala beegsanaayo Ciidanka Somaliland ay kusoo badanaayan magaaladda Laascaanood.


  3. HARGEISA (Reuters) - A bomb hidden near a mosque killed four policemen in Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland on Monday in the latest attack on security forces in the region, police sources said.

     

    Somaliland is proud of its relative stability compared with southern regions of the failed Horn of Africa state, where hardline al Shabaab rebels control large amounts of territory and are fighting a weak Western-backed government.

     

    Washington accuses al Shabaab of being al Qaeda's proxy in Somalia, and security experts say the group wants to extend its influence north -- aiming to destabilise Somaliland and the neighbouring pro-government, semi-autonomous region of Puntland.

     

    No group immediately claimed responsibility for Monday's blast, which came just days after unidentified attackers hurled hand grenades and fired at the main police station in Las Anod near the Puntland border on Jan. 12, wounding three officers.

     

    The police sources said the device had been hidden among milk cans left near Las Anod's Grand Mosque, and it detonated as they inspected the cans. Two policemen were severely wounded.

     

    In two separate violent incidents in the area late on Sunday, gunmen ambushed and killed a senior police operations officer as he returned home from evening prayers, and a woman was killed by an explosion near Las Anod's hospital.

     

    Earlier this month, Somaliland's security forces said they had foiled an attack on a Hargeisa mosque where the imam had spoken out against suicide bombings carried out by al Shabaab insurgents in southern Somalia.

     

    Al Shabaab hit Somaliland and Puntland with synchronised suicide blasts that killed at least 24 people in October 2008. A court in Hargeisa has sentenced five men to death in absentia for those bombings, and said they were on the run in other parts of Somalia. Somaliland has long sought international recognition as sovereign state. It declared itself independent in 1991.

     

    Analysts worry a simmering political row between the president of Somaliland and opposition parties over delayed elections could trigger a re-arming among clan militias, further violence and more turmoil for al Shabaab to exploit.

     

    Source: The Star


  4. Waxaa maalinimadii shalay ka ambabaxay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah madax dhaqameed gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC).

     

     

    Garaadka, ayaa u kicitimay Deegaanka Hol Hol oo ka tirsan Degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo lagu wado in ka qabsoomo shir wadatashi oo ay yeelan doonaan dhammaanba Madax-Dhaqameedka Gobolada SSC ee Somalia .

     

     

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa ah garaadka fidiyay gogosha shirka Hol Hol ee ay martida u yihiin dhammaanba madax dhaqameedka Gobaladaasi saddexda ah, iyadoo Garaadka si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hol Hol dad wayne aad ufara badan kuwaasi oo qiyaastii meel ujirta magaalada hal kiiloomitir (1km) kaga hor tagay iyagoo wata baabuur iyo fardo waxaana garaadka loo galbiyay hoygii loo diyaariyay isaga iyo madaxda kale ee imaanaysaba .

     

     

    Waxaa la filayaa dhammaanba madax dhaqameedka gobolada SSC, inay maanta soogaaraan Magaalada Hol Hol halkaas oo baryahanba ay ka socotay diyaar Garoow aad ubalaaran oo ah sidii uu uqabsoomi lahaa shirkani.

     

     

    Waxaa la filayaa in shirkan la isku sooqaado xaaladaha cakiran ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo sidii looga gudbilahaaba. Hadal haynta ugu badan ee guud ahaanba gudaha iyo dibada dadka gobolada SSC, ayaa ah shirka Hol Hol iyo waxa laga filan karo .

     

     

    Waxaa soo badanaya baaq yada ay jaaliyadaha SSC usoo dirayaan shirka Hol Hol iyo taageeridiisaba, waxaa iyana sidoo kale baaq soo saaray ururka NSUM SOMALIA kaas oo ugu baaqay madax dhaqameedka inay shirka kasoo saaraan go’aamo la fulin karo laguna midoobi karo islamarahaantaana isimadu ay ku mideeyaan fikirkooda isku meelna ka duulaana islana jaan qaadaan.

     

     

    Ma ahan markii ugu horaysay oo madax dhaqameedka SSC, shir isugu yimaadaan waxaana jirtay in marar badan lagu qabtay magaalada boocame shirar kan la mid balse waxaa jirta in manta cid kastaba ay indhaha ku hayso oo uu dadwaynaha deegaanadan uga duwan yahay dhammaanba shirarkii hore lasoo qabtay.

     

     

    Sourse

     

    display_page.php?articleid=3819


  5. Waxaa maalinimadii shalay ka ambabaxay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah madax dhaqameed gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC).

     

     

    Garaadka, ayaa u kicitimay Deegaanka Hol Hol oo ka tirsan Degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo lagu wado in ka qabsoomo shir wadatashi oo ay yeelan doonaan dhammaanba Madax-Dhaqameedka Gobolada SSC ee Somalia .

     

     

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa ah garaadka fidiyay gogosha shirka Hol Hol ee ay martida u yihiin dhammaanba madax dhaqameedka Gobaladaasi saddexda ah, iyadoo Garaadka si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hol Hol dad wayne aad ufara badan kuwaasi oo qiyaastii meel ujirta magaalada hal kiiloomitir (1km) kaga hor tagay iyagoo wata baabuur iyo fardo waxaana garaadka loo galbiyay hoygii loo diyaariyay isaga iyo madaxda kale ee imaanaysaba .

     

     

    Waxaa la filayaa dhammaanba madax dhaqameedka gobolada SSC, inay maanta soogaaraan Magaalada Hol Hol halkaas oo baryahanba ay ka socotay diyaar Garoow aad ubalaaran oo ah sidii uu uqabsoomi lahaa shirkani.

     

     

    Waxaa la filayaa in shirkan la isku sooqaado xaaladaha cakiran ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo sidii looga gudbilahaaba. Hadal haynta ugu badan ee guud ahaanba gudaha iyo dibada dadka gobolada SSC, ayaa ah shirka Hol Hol iyo waxa laga filan karo .

     

     

    Waxaa soo badanaya baaq yada ay jaaliyadaha SSC usoo dirayaan shirka Hol Hol iyo taageeridiisaba, waxaa iyana sidoo kale baaq soo saaray ururka NSUM SOMALIA kaas oo ugu baaqay madax dhaqameedka inay shirka kasoo saaraan go’aamo la fulin karo laguna midoobi karo islamarahaantaana isimadu ay ku mideeyaan fikirkooda isku meelna ka duulaana islana jaan qaadaan.

     

     

    Ma ahan markii ugu horaysay oo madax dhaqameedka SSC, shir isugu yimaadaan waxaana jirtay in marar badan lagu qabtay magaalada boocame shirar kan la mid balse waxaa jirta in manta cid kastaba ay indhaha ku hayso oo uu dadwaynaha deegaanadan uga duwan yahay dhammaanba shirarkii hore lasoo qabtay.

     

     

    Sourse

     

    display_page.php?articleid=3819


  6. Waxaa maalinimadii shalay ka ambabaxay Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo kamid ah madax dhaqameed gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC).

     

     

    Garaadka, ayaa u kicitimay Deegaanka Hol Hol oo ka tirsan Degmada Taleex ee gobolka Sool, halkaas oo lagu wado in ka qabsoomo shir wadatashi oo ay yeelan doonaan dhammaanba Madax-Dhaqameedka Gobolada SSC ee Somalia .

     

     

    Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, ayaa ah garaadka fidiyay gogosha shirka Hol Hol ee ay martida u yihiin dhammaanba madax dhaqameedka Gobaladaasi saddexda ah, iyadoo Garaadka si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Hol Hol dad wayne aad ufara badan kuwaasi oo qiyaastii meel ujirta magaalada hal kiiloomitir (1km) kaga hor tagay iyagoo wata baabuur iyo fardo waxaana garaadka loo galbiyay hoygii loo diyaariyay isaga iyo madaxda kale ee imaanaysaba .

     

     

    Waxaa la filayaa dhammaanba madax dhaqameedka gobolada SSC, inay maanta soogaaraan Magaalada Hol Hol halkaas oo baryahanba ay ka socotay diyaar Garoow aad ubalaaran oo ah sidii uu uqabsoomi lahaa shirkani.

     

     

    Waxaa la filayaa in shirkan la isku sooqaado xaaladaha cakiran ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn iyo sidii looga gudbilahaaba. Hadal haynta ugu badan ee guud ahaanba gudaha iyo dibada dadka gobolada SSC, ayaa ah shirka Hol Hol iyo waxa laga filan karo .

     

     

    Waxaa soo badanaya baaq yada ay jaaliyadaha SSC usoo dirayaan shirka Hol Hol iyo taageeridiisaba, waxaa iyana sidoo kale baaq soo saaray ururka NSUM SOMALIA kaas oo ugu baaqay madax dhaqameedka inay shirka kasoo saaraan go’aamo la fulin karo laguna midoobi karo islamarahaantaana isimadu ay ku mideeyaan fikirkooda isku meelna ka duulaana islana jaan qaadaan.

     

     

    Ma ahan markii ugu horaysay oo madax dhaqameedka SSC, shir isugu yimaadaan waxaana jirtay in marar badan lagu qabtay magaalada boocame shirar kan la mid balse waxaa jirta in manta cid kastaba ay indhaha ku hayso oo uu dadwaynaha deegaanadan uga duwan yahay dhammaanba shirarkii hore lasoo qabtay.

     

     

    Sourse

     

    display_page.php?articleid=3819


  7. Originally posted by Mr. Somalia:

    ^^

    AHA-HAHAHAHA !!
    :D

     

    The leaders of these deviants are such a joke. They think using brainwashed child soldiers with little or no education whatsoever, will help them take over Somali politics. Bloody power hungry imbeciles!

    Moonlight that was the signature of prophet Mohamed SCS. plse recheck!


  8. war addeer baad ka daysid meshan public ga ah ee aad soogelinayso macluumadka meesha shirku ka dhici iyo sida lagu imankaro,,,,,

     

    saw maaad ogid in UK ay joogan alshabaab maanad ka baqayn in mid jilbaab iyo indha shareer sooxidhoo isku qarxiyo shirka???


  9. Originally posted by Johnny B:

    No, he is playing on your emotions regarding your hatred towards other fellow Somalis.

     

    You enjoy his under current jab towards the nation revival attempt of our TFG, no?

     

    Let me for a second jug your memory and remind you that he is fine with how the Somalis in k5 treated , even happier with the Somaliland's dismemberment stand-off and Puntland's latest hand-over of Somalis to his country, not to mention puntland's disrespect to the federal constitution and institutions.

     

    If you're ready to paint a UN agency as the ONLY real Enemey of Somalia at this age and time, he did succeed in his attempt of owning a 'garaad' mind , and sadly a one from 'bari' at that.
    :P

    Your interpretaion or comment of this guys letter well remains the famous samali saying of "Geel Baa Loo Heesaa, ay Gorayo u heestaa" in this letter, all this guy talked about is what most somalis lack, the true understanding of somali's problems.

     

    Its also obvious how ill informed you are about the somlia situation and the problem these NGOs in question cause. All these UN organ that operate in somalia prefer the situation in this country to remain ciaos so they can easily cash the small amount of the humaniterians meant for the suffering pple with the help of few corrupt somali individuals.

     

    what is wrong of his idea of saying instead of spending hundred thousands of dollars to train few somali soulders in Uganda, why not direct small amount of that money to stable areas of somali to carry out these trainings with help of ex-somali army veteran. or you can't even have the guts to digest becuase it came out of an Ethopian mind.