Garaad Bari

Nomads
  • Content Count

    435
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garaad Bari


  1. Muqdisho (PP) - Wareysi dheer oo Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji uu siiyay Wakaaladda Wararka ee dalka Yemen ee marka la soo gaabsho loogu yeero SABA ayuu ku sheegay in illaa iyo shan bilood ay ku qaadan doonto dhismaha ciidan dowladeed oo awood u leh wax ka qabashada ammaanka caasimadda iyo dalka Soomaaliya oo dhan.

     

     

     

    Gen. Naaji oo ka hadlayay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaatooyinka haysta ee ka horimaan kara aysan ahayn oo keliya Maxkamadaha, laakiin in Shacabka Soomaalida 80% sida uu yiri waa dhallinyaro aan garanayn dowlad wax nidaam ahna aan arag.

     

     

     

    Gen. Naaji waxa uu ka hadlay Colaadda u dhexeysa Beelaha ********* iyo ********** oo uu sheegay inay markii hore ahayd mid ku saleysan xoolo, daaq iyo dhul, laakiin ay is baddashay. “Tusaale ahaan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa la isku dayay in la qaarijiyo, (Mar lagu qarxiyay Baydhabo, iyo mar hoobiye lagu riday Madaxtooyada Villa Somalia) sababtaasina xaqiiqdeeda waxa weeye beelaha jooga halkan (Mogadishu), waa *********, mana yeelanayaan oo raalli kama ahan in Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ********** noqdo, waa qaldan yihiin mana aamisana Dimuqraadiyadda, 16-sano ayay Muqdisho fadhiyeen midkoodna waa awoodi waayay inuu dowlad ka dhiso, ha ahaado Cali Mahdi, Gen. Caydiid iyo xitaa C/qaasim Salaad Xasan oo wada ahaa ********* ayuu yiri Gen, Ismaaciil Qaasim Naaji.

     

     

     

    Gen. Naaji ayaa waxaa la weydiiyay: Hadde waa ku fashilmi karaa C/llaahi Yuusuf inuu gacanta ku dhigo Muqdisho? Wuxuu ku jawaabay Gen. Naaji, “Sax maahan taas, cid kasta ha jeclaato ama ha necbaato Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxay ogyihiin inuu yahay ninkii ku habboonaa xalaaddan adag, qof kasta oo Soomaali ah waa ogyahay inuu doonayo soo celinta dowladnimadii, Qarannimadii iyo xasilloonidii, kuwa ka soo horjeedana ma doonayaan dowlad iyo nabad midna”.

     

     

     

    Markii uu Intaas yiri Gen. Naaji ayaa la weydiiyay: Waa maxay sababta?, wuxuuna sii daba dhigay: “Sababta waan kuu sheegayaa… Magaaladaan Muqdisho ma joogaan iminka shacabkeedii rayidka ahaa, waxayna hadda ku sugan yihiin Canada, Mareykanka, Australia iyo Ingiriiska, micna waa inay dibadda uga baxeen dalka, Muqdisho waxay hadda noqotay magaalo ay daggan yihiin Reer Miyigii ka yimid deegaannada gobollada dhexe, waxayna qabsadeen guryihii Reer Magaalka ka qaxay, waxay la wareegeen hantidoodii guurtada ahayd iyo tii ma guurtada ahayd, iyo beerahoodii sidaa darteed waxay ka baqayaan in laga dalbado inay soo celiyaan hantidaas ay dhaceen, wixii Reer Magaalku lahaan jiray waxaa hadda lahaaday Reer Miyigii marka, xaal sidaas ahi xukuumad walba oo timaadda waxay noqonaysaa inay soo afjarto damacoodii, haddii midkood ku tiraahdo dowladdii ayaa timid waxaa suurogal ah guri iyo beer yeelato kuma qancayo, maxaa yeelay maba aaminsana dowlad oo wuxuu ku barbaaray fowdo, Geel-jirihii Magaalo yimid wuxuu helay guri fillo ah iyo beer mana doonayo inuu dib ugu laabto Geeljirnimadii iyo xoolo raaciddii Gobollada dhexe ee kuleylka badan, waa tan dhibaatada keliya ee mar kasta oo xukuumad isku daydo inay xalliso ay ka timaaddo mucaaradnimo magaalada Mudisho, dagaallada sokeeyana waxay u dhacaan si xalaadda dagaallada iyo fowdada ay joogto u noqdaan, laakiin wax kasta oo ay nagu qaadato waxaa naga go’an inaan dhibaatada ka gudubno” ayuu yiri Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji.

     

    Source

     

    [ February 10, 2007, 07:59 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]


  2. MOGADISHU, Feb 4 (Reuters) - The war in Somalia ruined my first attempt to marry Anisa on New Year's Eve.

     

    I had planned to throw a splendid party in the central town of Baidoa, my young bride's hometown, then entertain friends in the capital Mogadishu, where I live.

     

    But at the eleventh hour, I was forced to cancel the nuptials when Ethiopian and Somali government forces in Baidoa began their long-expected war with Islamists in Mogadishu.

     

    "My son, I think we should postpone the marriage," my mother-in-law called from Baidoa to tell me.

     

    I fell silent digesting the news, balancing the twin pulls of journalism and the heart.

     

    "This war will continue. I don't think you and Anisa can travel to Baidoa in time before the wedding," she continued. "We should set another date after the war is over."

     

    She was right. Fighting raged for days near Baidoa, then spread towards Mogadishu as the Islamists were beaten back.

     

    The battles were the worst in Somalia for decades. Thousands of people were killed, many left for dead on the road between Mogadishu and Baidoa where my marriage party would have travelled.

     

    At one point, with many foreseeing a bloodbath and street fighting in Mogadishu, I thought about leaving Somalia for my own safety. But Anisa has no passport, so I had to stay.

     

    Then, two weeks after the open warfare began, the Islamist fighters, taken by surprise by Ethiopia's aerial firepower and sensing defeat, melted out of Mogadishu without a stand.

     

    Better late than never, the wedding was back on.

     

    CAMEL MILK AND MORTARS

     

    I married Anisa on Jan. 18 at her family home in Baidoa. Those in attendance included militiamen with rifles whom I had hired as bodyguards in the still tense atmosphere.

     

    The religious ceremony where I had to shake a Sheikh's hand and mumble prayers after him to be lawfully wedded took place in the morning in a well-decorated room in my fiancee's house.

     

    Once proclaimed man and wife, elders offered me a cold glass of camel milk. They said it would help relieve the stress of trying to pull off this wedding.

     

    I drank the milk in two gulps.

     

    Local women applauded and ululated.

     

    The wedding reception was held in the evening at a restaurant in central Baidoa where guests were served drinks and cookies amid tables decorated with flowers.

     

    Anisa wore a black dress with a feather collar that went well with her silver ear rings and necklace. I was in a black Armani suit and light blue Italian shirt.

     

    The war seemed a distant rumble. Only the absence of my family and friends from Kenya who could not attend because of the insecurity was a reminder of Somalia's troubles.

     

    Two days later, we drove back to Mogadishu for our honeymoon. But to be honest, since then I have rarely had a serene night with my wife.

     

    Anarchy is slowly crippling Mogadishu again. Day and night, ambushes by Islamist remnants against the Ethiopian army and Somali government have become almost a ritual.

     

    Mortars have hit police stations and even the presidential palace. Gunmen open fire in broad daylight. And dead bodies appear in the street with daylight.

     

    Sometimes in the middle of the night, Anisa and I are woken by explosions, rocket fire and gunfights.

     

    Understandably, she is complaining.

     

    She cannot go out and visit relatives for fear of being caught up in the attacks, so she is forced to stay indoors.

     

    But for me, duty calls.

     

    I have cut short my honeymoon to cover the news, torn once again between my work and staying close to my sweetheart.

     

    Source: Reuters, Feb 04, 2007

    Source


  3. To tell you the truth i was wallaahi watching the debate LIFE, and frankly the ambassador dominated the debate, most of the time he was debating with Aljazeera reporter after trashing his opponent( the pro IUC guy).

     

    Abt the MIC inciddent, he lost the connection on his side even though the mic was on, and this was tichnical error. YAA WALAD!!!!!YAA WALAD!!!!!YAA WALAD!!!!!YAA WALAD!!!!!lol, yes he was bit out of line, but this trypical way of calling some1 younger in the arab culture. so it wasnt big deal and it doesnt worth to make something out it.


  4. What is wrong with the Samatar brothers? why do they opposse on everything that happens in somali politics?

     

    they are against Somaliland,they were against Abdiqassim government,they were against the UIC and they are against TFG as well. i dont know mush abt these gentlemen, but they seem very funny, what amazed me more is that they are always on the same side?????


  5. This seems really funny, i recently met a guy who came back from Mogadisho, the guy told me that he some of his cousins took a car to cruise around the city.

     

    Then the driver of the car drove in a one way street, and he said after i told the driver that he was in a one street, his instant answer was " WAR HEEDHE WADOOYINKANA MA LAYSKU GUMAYSAN JIRAY"


  6. Xilka Afhayeenimo ee Baarlamanka Somalia ayaa waxaa ku guuleeystay Sheekh Aadan max'ed Nuur Sheekh Aadan Madoobe, ka dib markii uu helay cod dhan 153 wareegii 3aad oo uu kula loolamayay Mudane Ibraahim Kiish Buur.

     

    Kulan Balaaran oo Baarlamanka Somalia maanta uu isugu yimid Magaalada Baydhabo, ayna soo xaadireen in ka badan 211 mudane ayaa wareegii ugu damveeyay oo ay isugu soo baxeen Sheekh Aadan Madoobe iyo Ibraahim Kiish Buur ayaa 153 cod waxaa ku guuleeystay Sheekh Aadan madoobe halka 54 codna uu helay Ibraahim Kiish Buur.

     

    Natiijadii cod bixinta ayaa waxaa ku dhawaaqay Gudoomiye K/xigeenka 2aad ee Baarlamanka Somalia Cismaan Cilmi Boqorre oo shir Gudoominayay kulankii Maanta, isagoo xaqiijiyay in Sheekh Aadan madooobe uu ku guuleeystay jagadaasi, ka dib markii uu helay 153 cod, halka 54 na uu helay Kiish Buur, iyadoo 6 codna ay halowday sida uu sheegay Boqorre.

     

    Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Somalia ee Maanta la doortay Sheekh Aadan Madoobe oo halkaasi hadalo ka jeediyay ayaa waxa uu u mahad celiyay intii dooratay iyo intii aan dooran, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay in sida dimuqraadiyada leh ee loogu doortay jagada, isagoo tilmaamay in si cadaalad ah uu u gudan doono xilkiisa.

     

    Sidoo kale Waxaa halkaasi ka hadlay Ibraahim Kiish Buur oo kula loolamayay Sheekh Adan Madoobe jagada Afhayeenimo ee Baarlamanka Somalia, waxaana uu ka sheegay in uu ku faraxsan yahay isla markaana uu ku qanacsan yahay sida ay u dhacday doorashada.

     

     

     

    Source


  7. this realy good,,, i hope all somalis should understand rebuilding insteed of destroying...

     

    according to my understanding from the above link the project is community funded. may allah help them and make their dreams of rebuilding come true.

     

    NB: if the fund raise is open for all i would personnaly like to contribute 2. any1 knws that?


  8. it is realy v sad that some of the fellows commenting here know too little what government is and how it functions.

     

    Wakeup guys the days of tribilism and clanism are over, the new guy oppointedby President Yusuf to the port of Kismanyo is from South *********. Similarly northerner fellow was appointed to Bosaso and ********* to berbera.

     

    This is because all the ports and Airports are assets of the government, they got nothing to do with clan dominants. They are the main source of income to the government and they have to be well managed

    _________________

     

    Easy on qabiil names.

     

    [ January 19, 2007, 10:19 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]


  9. This region has very good record of peace and security unlike most other parts of somalia, and those DANAYSTAYAAL should leave these pple alone. i am not supporter of either Adde or Riyaale but as a SSC habitant, i know pple in this area love peace and stability and that wy they have enjoyed it so long.

     

    NB: if they are pushed too far, SSC pple are known for their bravery and fighting for their rights.

     

    They have done it and they will do it again without seeking help from XABASHI.


  10. Mudaaharaad aad u balaadhan oo saaka lagu Qabtay Gobolada Sool iyo Ceyn ayaa Dadweyne ka Qiireysan Hadaladii kasoo yeeray Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Feysal Cali (Waraabe)ayaa sababtay in Goob fagaare ah lagu Gubo Calanka Jamhuuriyada iskeed isku Caleemo-saartay ee Somali-land

     

     

    Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay erayo xamaasadi ku dheehan-tahay iyo Wadaninimo,iyagoo ku qeylinayey "Doonimeyno in Soomaaliya lakala dhaantaalo" waxaanu ka xunahay Shirqoolka Hargaysa laga soo abaabulayo ee lagu kala goynayo Midnimada Shacabka Soomaaliyeed ee Walaalaha ah iyo hadalo ay ka mid yihiin "Ma maantuu hadana Feysal Cali (Waraabe)is bar-bardhigay Soomaaliya iyo Yuhuud oo aan isku Diin aheyn ayey ku dhawaaqayeen Mudaaharadayaasha.

     

     

    Shacabkii mudaaharadayeey ayaa u sheegay Suxufi Keynaan oo ku sugnaa Goob katrsan goobihii Mudaaharaadka ka socday, in sababta ay u gubayaan Calanka Somaliland ay oogu wacan-tahay,iyagoo ka xumaaday gubniinkii Calanka Soomaaliya ee lagu gubay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa.

     

    Source view_article.php?articleid=5315