Abdirazak_PTL

Nomads
  • Content Count

    259
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdirazak_PTL

  1. Bossaso qurba jogteeda meeye? where are our business men in zambia, arabia, kenya etc. Ma waxan isku halaynayna keliya local traders inay maal gashtan bosaso? Get up of your backside is what I have to say to puntland diaspora business-men dhulkani hadadan maal gashan manta birito carurteena maxaan uu dhaafayna? dadku wa silly sometimes but I dont like puntland business men in the diaspora waa totally useless, our local business are ok and work hard but they need the diaspora business men assistance and those guys dont even turn a blind eye
  2. Goobaha Ganacsiga oo kusoo Badanaaya magaalada Bosaaso (Sawiro) About: 1 min ago | 0 comments Share Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf ayaa maanta xariga ka jaray Hotel cusub oo lagu magacdaray Yasmiin Plaza kaasi oo ka mid noqonaya Hotelada waawayn ee magaalada Bosaaso. Munaasabad balaaran oo ka dhacday dhismaha Hotelka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Bari,Duqa degmada Bosaaso iyo ganacsatada qaybaheeda kala duwan. Ugu horayn Gudoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray Hotelka ayaa sheegay inay si aad ah ugu faraxsanyihiin Hotelkan cusub isla markaana uu waxbadan uu kusoo kordhiyay bilicda iyo hormarka magaalada,waxaana uu sheegay inuu yahay Hotelka mid aad u wayn ayna filayaan in ganacsatada ay sameeyaan Hormar intaasi kasii balaaran. Duqa Degmada Bosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa isna sheegay in markasta loo baahanyahay in dadwaynaha iyo ganacsatadaba ay ka qaybqaataan wax kasta oo keenaya Hormarinta magaalada,isagoo tilmaamay in ganacsatada ay sidoo kale ay fiiriyaan goobaha laga hirgalinayo dhismaha si aysan saamayn ugu yeelan wadooyinka magaalada. Ganacsade Liibaan Yuusuf (Liibaan Dheere) oo ah muulkiilaha Shirkada Liibaan General Trading isla markaana hirgeliyey hoteelkan cusub ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan horumarada noocaan oo kale. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa ugu baaqay ganacsatada in ay xooga saaraan wax soosaarka dalka sida warshadaha ,waxaana uu tilmaamay inay taasi keenayso in shaqooyin loo abuuro dad badan oo shaqo la’aan ay ku haysato gudaha Puntland. Shirkada Liibaan General Trading Company oo hirgelisay hoteelkan cusub ayaa sheegtay in ay soo wado mashaariic cusub iyadoo ay dalka keento haatan bagaash kala duwan. Maxamuud Cabdi Ibraahim Horseed Media
  3. Qodax, Farole wuxu gursado maxa naga galay? war anigu waxan kaaga hadlaya percentages of prostitution iyo waxad igu jawabaysa farole wuxu gursaday islan somaliland ah...
  4. I cant believe xaji u r blinded to see that bosaso is developing everyday lol. waad waalan tahay lakin u know it and i know it the truth of the matter is bosaso is looking like that its going to do reach out to business community to start investing heavily and the process has begun and this will change the urban skyline think about it...tawakal, hotelkan cusub, dahab shil, golis towers standing out in this picture?
  5. xaaji u never have anything good to say about puntland or bosaso in general marka your opinion is relevant because its clear you already hold bias attitude towards the region, at least dadku waxay iska dhigan balanced adigu lakinse warkagu wuu cad yahay and u belong in the mental home not political circle
  6. Xaji wait for horseed to break the news also. I see shino is there also so i will be checking sbc also
  7. Please dont forget puntland is only 12 years old, remarkable what has been achieved so far but alot of work lies ahead and the people will continue to work hard and the diaspora such as myself will also continue to pull the strings in the international arena for puntland advantage
  8. Tawakal Bank and Hotel 7 Stories Golis Tower 8 Stories I havent seen dahabshil headquarter pics yet but I know they said it would be their headquarters in east africa, so obviously it will be huge. Plus lets not forget there are many projects I dont know of, like this hotel built today waxba kama ogayn lol. Marka god knows how many other projects are in pipeline which again will put a nail into heart of the enemy
  9. Bosaso hasnt got 5 storey hotel before. It will send a trend in the city that is for sure and race among the traders. Now I suggest these projects siiba tawakal bank and hotel facility la furo iyo dahabshil xarunteeda somalia headquarter. They will be massive buildings of 8-9 stories. Plus lets not forget that golis is building towers also throughout garowe and bosaso which will be 7-8 stories. This will just increase when more business men start investing heavily, siiba kuwa jazirada iyo halkasi joggo. Wa arin mudan iyo wax lagu farxo guul bosaso
  10. Maamulka Gobolka Bari Oo Xariga Ka Jaray Hotel Cusub Oo Loogu Magac Daray Yasmin Plaza (Sawiro) Boosaso (RBC Radio) Xaflad balaaran Oo maanta Lagu Qabtay Xarunta Hotelka Cusub Ee Yasmin Plaza aya waxaa Ka soo Qayb galay masuuliyinta Maamulka Gobolka bari Iyo Kuwa degmada Boosaso. Hotelkani oo Uu Si gaar ah U leeyahay Ganacsadaha Reer Boosasso ee Liiban Dheere ayaa waxaa Maanta Markii ugu horeysay Xariga Looga Jaray Xarunta Hotelka Oo Ku Taal bartamaha Boosaso. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/xaafid Cali Yusuf Oo Xariga Ka jaray Hotelkani AYaa Waxaa Uu Halkaasi Ka sheegay in Ay Aad U soo Dhaweynayaan Furitaanka Hotelkani Yasmin Plaza oo Ka Kooban Shan dabaq. Waa Markii Ugu Horeysay Oo Hotel Intaa La Eg Laga Hergaliyo Boosaso Waxaana Masuulka Dagmada Boosaso Maxmuud Faarax Beeldaje uu Dhiniciisa sheegay in Loo baahan Yahay Ganacsatada Boosaso In ay U Soo Jeestaan oo Dowlada Hoose kala Qayb qaatan Dhismaha Wadoyinka Boosaso OO Haatan Meel Wanagsan Mareysa. Liibaan Dheere Oo ah Ganacsadaha Dhistay Hotelkani CUsub Aya waxaa Uu sheegay in Hotelkani maanta La dhisayay Mudo Ku Siman Afar Sanadood isla Markaasina Jiraan Qaybo Kale Oo Haatan Habeytooda socoto KUwaasi Oo ku sheegay In ay Yihiin Qaab aan Horay Magalada Boosaso Looga dhisin. Dhinaca Kale Hotelka Yasmin Plaza Hotel Ee Maanta Xariga Laga Jaray ayaa Waxaa Uu Ka Kooban Yahay Qaybaha Jiifka iyo Hool Weyn Oo Loogu Talagalay Dhinaca shirarka Sidoo Kale Waxaa ka Mid ah Qaybaha Baakinada baaburta. Arintani waxaa ay Ka mid Tahay Horumarada ay Ku Talaabsaneyso magalda Boosaso Ee Xarunta dhaqaalaha Puntland Waxaan Magalada Laga dareemaya Horumarada is Daba Jooga ah Ee sameynayaan Ganacsato Dib Uga soo laabatay Dalka Dibadiisa. Mohamed A RashiiD RBC Radio Boosaso
  11. war hoy wax fahan, xataa jarmaalki ba og meesha laga doonto gabdhaha shidan lol. aar uu bosaso ama hamar sidas ka sameyo wuu og yahay wa conservative societies
  12. Qodax I never lose debates im to good, like I said the best u can do is cry "ban him"
  13. Qodax i will spell it out for u what somalis say about u...count how many snm girls u see, markas tiri meeqo ba ilko cas wuxu kor uu dhaafaya 80% of them. Marka the possibility of you being born from a prostitute is very high considering most of your women have those ilkocas which are only gained by chewing khat no other way. But with me i have iman, weris and ayan sadex gabdho oo wasaqobeen lakin sadex gabdho beel dhan miyay dhali karan? wa may marka the percentage i come from a prostitute is less u see? that is why xoosh said snm looma oglayn inay noqdan president of somalia waxaan kamid ahaa dhaqan xumida dadkina lakin anigu yaa ii didi karo? nasab baan ahaye
  14. qodax insult what? are u denying that hargeisa girls have ilkocas while other girls dont? maxa keenay in ilkahooda sidas uu noqdo? dee jaad bay cunan iyo ragga bay la cunan waxaas baad kuligin ku dhalateen ma beentayda ba? every snm girl i seen all have those chipped teeth which tells me which household you born under lol. Waxaasi cay ma aha ee wa xaqiqda ka baro xoosh
  15. by taxing businesses this will give the government extra revenue *****, those revenues will be used to pay higher salaries to the soldiers whilst equipping them with modern weapons. Simple. This is the goals of the state and the goals of the state become stronger everyday u hate it. Why u think bbc/voa and all the major media outlets ignore puntland? wa laga baqa thats why, but the usc clan kama baqan hargeisa wayba faaniyan on their station sida loo faaniyo minorityasha. U will never fear someone smaller then u and thats how the usc clan views u
  16. qodax, iman and weris are married to them..this guy german didnt even marry your girls clear sign of prostitution. Secondly dhulkaga ayuuba kugu wasay hooyada lol, ayan and weris dont live in puntland lol
  17. Qodax big strong puntland army is the end-result, cid loo jojjin maayo. u will see strong modern 4 tier security sector that is the strongest in all of somalia
  18. Darawish Sector will recieve huge boost in salaries, equipment equivalent to international standards. This is the goals of puntland security sector reform, they are utilizing a road-map to implement higher tax rates to local companies in the state as any normal state does. Everyone knows business tax is double that of individual tax and this reform will be implemented come hell or high water. This will guarantee that the darawish sector are recieving high salaries, recieving good training and equipped with the latest arms and equipments. This will again put a nail through the heart of the hater of puntland but then again wax lay idin waydin maayo. Puntland way tashatay
  19. Garoowe:Puntland oo Canshuur kusoo rogaysa qaarkamid ah Muwaadiniinta dalkeeda & Shirkadaha waaweyn. Garoowe:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in si loo kordhiyo Miisaaniyada dawlada islamarkaasna loo badiyo mushaaraadka ciidamada & Shaqaalaha kale ee muhiim ka ah ay dawlada Puntland canshuur ku soo rogaysa qaarkamid ah muwaadiniinta reer Puntland ee la shaqeeya Hay’adaha caalamiga ah & Shirkadaha waaweyn ee dalka gaar ahaana xawaaladaha & Isgaarsiinta. Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Dawlada Puntland Dr.Faarax Cali Shire ayaa warkan *****lka ka qaaday,waxaana uu Wasiirku intaas kudaray in aysan horey u jiri jirin in ay dawlada canshuurto mushaaraadka shaqaalaha u shaqeeya hay’adaha caalamiga ah oo uu sheegey inay qaataan mushaar farabadan islamarkaasna ay dawladaha dunida oo dhami isticmaalaan canshuurta noocan oo kale ah. Dr.Faarax Cali Shire waxaa uu sidoo kale sheegey in shirkadaha Isgaarsiinta & Xawaaladaha ka howlgala dhulka Puntland oo uu sheegey inay soo gasho lacago badani ay dawladii hore ee Puntland isku afgarteen inay bixiyaan Canshuur lamid ah kuwa caalamiga ah balse aysan taasi hirgelin,waxaana uu sheegey in miisaaniyada sanadka cusub ee xukuumadiisa ay ku jirto canshuuraha laga qaadayo Xawaaladaha & shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka/ Wasiirka Maaliyada ee Puntland wuxuu sheegey in dawladu ay doonayso in si loo siyaadiyo adeegyada Bulshada ay muhiim tahay in dhaqaalaha biriga kasoo gala xukuumadiisa la siyaadinayo,islamarkaasna mushaaraadka ciidamada & agabkoodaba la kordhin doono taas oo la gaarsiinayo heerkii ugu sareeyey abid ee ay gaarto. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  20. Dadka magaalada Gaalkacyo ayaa aad u fahmay adeegsiga mootada leh saddexda lugood ee lagu qaato alaabada fudud, waxaana mootooyinkani oo magaalada dhowaantan ku soo badanayay ay ka shaqeeyaan gudaha xaafadaha magaalada Gaalkacyo iyagoo alaabo ka soo qaada suuqa weyn isla markaana geeya xaafadaha, waxaana dadku ka kaaftoomeen inta badan isticmaalka gaari gacanka la riixo, sababtoo ah waxa gaari gacanku dhowr mar qaadi lahaa ayay hal mar qaadeysaa So which city do you think will abadon the gaari gacan in somalia? My bet goes to Galkayo because it already has begun the process of using motorized scooters in-place of the gaari gacan. I believe this is a step towards bringing puntlanders into the new-age
  21. WARBIXIN:Safarka Farmajo ee New York 12 Jan 12, 2011 - 11:57:16 AM Ra'iisul wasaaraha Somalia Max'ed C/llaahi Max'ed [Farmajo] iyo wafdi uu golihiisa wasiirada ka tirsan ayaa Talaadii [Jan 12], ka dhoofay Muqdisho, iyagoo kusii jeeda magaalada New York ee dalka Mareykanka, waxaana safarkaas kasoo baxaya warar dheeraad ah. Mr. Farmajo, ayaa saxaafada ugu sheegay garoonka diyaaradaha Adan Adde ee Muqdisho in New York uu uga qaybgalayo shir looga hadlayo xaalada nabadgalyo ee Somalia, iyo sidii lagu kordhin lahaa ciidamada AMISOM ee ku sugan Muqdisho. Laakiinse, ilo wareedyo ka tirsan Villa Somalia oo la hadlay Garowe Online, ayaa sheegaya in ra'iisul wasaare Farmajo, uu safarkiisa ka duwan yahay sida uu u sheegay warbaahinta, oo uu ku saleysan yahay in mudada loo kordhiyo DF. "Safarka Ra'iisul wasaaraha, waa mid qorsheysan oo ku saabsan in UN-ka lagala hadlo sidii xiliga loogu kordhin lahaa DF oo waqtigeedu uu ku eg-yahay [Aug 2011]" ayuu yiri mas'uul sare oo ku dhow madaxda dowlada Somalia balse codsaday inaan magaciisa la xigan. "Madaxweynaha Somalia Sh. Shariif, Farmaajo iyo Shariif Xasan, ayaa habeen hore kulan ku yeeshay Villa Baydhabo, waxayna kawada hadleen sidii DF xiliga loogu kordhin lahaa, maadaama uu waqtigeedu dhamaaday, balse Shariif Xasan ayaa kasoo horjeestay qorsha xili kordhinta ah" ayuu yiri mas'uulkan la hadlay GO. Warar ay heshay GO, ayaa sheegaya in khilaaf uu soo dhexgalay Madaxweyne Sh. Shariif iyo Afhayeenka Baarlamaanka Shariif Xasan, kadib markii uu Afhayeenku diiday in Barlamaanka xubnaha ka dhiman lagu soo daro lana dhaariyo si ay DF ugu xiliga shaqo ugu dari lahaayen laba sano oo cusub. Ra'iisul wasaare Farmajo, ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya xubno ay ka mid tahay Sahro Maxamed Cali Samatar oo ah wasiir u dowlaha xafiiska ra'iisul wasaaraha, waxaana sii sagootiyay xubno wasiirro ah. Madaxweynaha Somalia, Sh. Shariif Sh. Axmed oo la sheegay in xiligiisa shaqo uu ku eg-yahay bishan 31-keeda, ayaa wada qorshayaal uu ku doonayo inuu xiligiisa ku kordhiso, kadibna uu ka shaqeeyo sidii xukuumada oo dhan xiliga loogu kordhin lahaa. Ergayga UN-ka ee Arimaha Somalia Amb. Augustine Mahinge, oo horraantii bishan safar ku yimid Muqdisho, ayaa ka dalbaday madaxda DF inay xiliga u harsan ku dhameystiraan howlaha horyaala xukuumada, isagoo si kooban u sheegay in marka uu xiliga dowlada dhamaado in isbadal kale uu dhici doono. Mudane Farmajo, ayaa qudhiisa khudbad uu todobaad ka hor jeediyay Muqdisho ku sheegay in xiliga uu xilka haynayo ay tahay 8-bilood, wixii xiligaas ka dambeeyana uu qaban doono howl kale, taasoo aanu shaaca ka qaadin. GAROWEOONLINE
  22. Somaliland declared itself an independent state in 1991 and in 1998, the north-east region declared itself an autonomous area called Puntland. Somaliland explicitly seeks recognition as an independent country, while Puntland defines itself as an autonomous "state of Somalia". In mid-2005, a newly formed Transitional Federal Government was established in the south, with very restricted influence. Though some real successes have resulted from this, it will no doubt take much time and effort to set up and maintain a functioning central government. The newfound stability in Somaliland and Puntland has meanwhile predictably resulted in significant economic growth and social development. Primary and secondary schools are growing, and both Somaliland and Puntland have established small universities. Taking advantage of the prevailing peace, 700,000 refugees have returned from exile to Somaliland, while 400,000 came to Puntland . Alot of puntlanders have returned home
  23. Good job Hogaama la roor working hard as the new qardho mayor and making sure that qardho is developing. I will also bring you all an update on the bendar ziyada project in the near future. A city being built from nothing
  24. Rehabilitation of Gardo Prison, Puntland, Somalia United Nations Office for Project Services Status Closed Envoyer ce profil Imprimer Envoyer à mon réseau Crée une alerte Permalien Ajouter au Favoris KEY INFORMATION Numéro de Référence du Projet: ITB KEOC-2010-043 Contacts: AzizA@unops.org KripaS@unops.org DATE IMPORTANTES Announced Date November 18, 2010 Proposal Due Date December 09, 2010 Information Générale Type d'opportunité: Works Pays/Région: Somalia Date de la publication: Nov 19, 2010 Attribution de Contrat Add Contract Award Numéro de Contrat: ITB KEOC-2010-043 Résumé du Projet Open Tender The United Nations Office for Project Services (UNOPS) / Kenya Operations Centre (KEOC) invites ELECTRONIC BIDS for the following works: (ITB KEOC‐2010‐043) Rehabilitation of Gardo Prison, Puntland, Somalia. Deadline for Questions & Answers: Tuesday 30th November 2010 Electronic Bid Closing date: Thursday 9th December 2010 (12.00 noon Kenya time) To participate in this Open Tender, companies must provide supporting documents that they meet the following conditions: (a) Documented proof of possession of minimum 7 (seven) years experience in similar construction activities and minimum 3 references from such previous employers. (b) Average annual construction turnover not less than USD 100,000.00 (US Dollars One Hundred Thousand) during the last three years. © Satisfactory completion of at least 1 (one) civil construction works worth USD 150,000 (US Dollars One Hundred and Fifty Thousand) over the last five (5) years. (d) Valid company registration for construction works in Puntland, Somalia. (e) List of equipment available for the construction works (indicating if these are owned or leased). (f) List of personnel available in Gardo, Puntland for the construction works (number of personnel, their professional qualifications and job categories required). (g) Ability to undertake works in Gardo, Puntland without sub‐contracting along with current contract commitments. (h) The bidder must not have any pending disputes or litigation. (i) The bidder must not be under UN embargo. Please note that no remuneration will be made to bidders for preparation and submission of bids. Parties interested in bidding for the above works are requested to send an email to AzizA@unops.org and KripaS@unops.org for copies of bid documents which are issued in English at no cost to the bidders. Please be advised that UNOPS reserves the right to amend the tender documents at any time. Any amendments or clarifications will be posted under the “view documents” of the concerned case on the “Current business opportunities” on www.unops.org, and we kindly ask you to check the site before submitting your bid. For companies not registered with the UN Global Marketplace it is recommended to do so. The UN Global marketplace is a database of active and potential suppliers available to all UN and World Bank procurement personnel, and is the main supplier database of more than 20 UN organizations. To register click on the “Registrations” drop down on www.ungm.org and select New Supplier Registration.