
Abdirazak_PTL
Nomads-
Content Count
259 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Abdirazak_PTL
-
Bosaaso waa Caasumada dhaqaalaha Puntland, waana caasumada Gobalka bari Somalia. Bosaaso waxa lagu tiriya magalooyinka ugu Camiran somalia. Basooso ayaa waxay aheyd 1990 dadka dagan 30,000 qof, maantana waxa lagu tiriya ku dhawaad 1-million dad ah in ay dagan yihiin. Bosaaso ayaa waxa lagu tilmaama magalooyinka somalia dadka ganacsada ay ka badan yihiin nus shacabka dagan magalada , waana wax yaabaha dhaliyey in ganacsatadii somalia ugu waaweyneed ay hanti ku lee yihiin bosaaso. Bosaaso waa magaalo aan laga seexan, dadkeeduna waa dadka ugu firfircoon reer Puntland. Bosaaso ayaa waxa ay u gacan haadineysa qofkastoo somaliyeed , in uu soo booqdo kana faa'iideysto fursadaha yaal bosaaso. Puntland waa hoy iyo Guri somaliyeed , waana meel aadan ka dareemeyn in aad qariib ku tahay , waxaana hadalkeyga u daliil ah goorta booqato basooso ,oo aad aragto ganacsatada ka shaqeysata magalada in ay u dhasheen somali weyn oo dhan Magalada Bosaaso Bosaaso oo dhan maaha 4 sawir oo halkan lagu cadeeyo ee waa qiyaasi karta adigaba magaalo nus malyan dad ah ku nool yihiin , oo hadana ah caasumada dhaqaale ee Puntland sida ay bilicdaadu tahay iyo inta ay la agtahay iyo fursadaha yaal. Bosaaso waxa ku yaal Xafiiska Rugta Ganacsiga Puntland iyo Qunsuliyado dhowr Dowladood oo ka caawin kara wax kastoo kusaabsan Ganacsi iyo wixii howl fududeen ah dalalka ay matalaan. Gidoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland Ugu danbeyntii waxaan ku lee yahay soo booqo Caasumada Ganacsiga Puntland,iyo gabi ahaanba Puntland oo ah Guri somaliyeed oo qofkastoo somali ah uusan marna ka dareemeyn in uu qariib ku yahay. Waana siyasada maamulka Puntland iyo shacabkeeda oo ku dhisan somalia somali baa leh dhulkuna waa dhul somaliyeed ee aan nabad kuwada nolaano una istaagno hormarinta buqcad kastoo somalia ka mid ah. Dr > Ali Warsame Bendar Ziyada Its Rising City 14km away from Bosaso
-
Gudoomiyayaasha Degmooyinka Puntland oo ku kulansan magaalada Garowe Wasaarada Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose & Horumarinta reer miyiga Puntland ayaa kulan ay ka qeyb-galayaan maamulada degmooyinka Puntland ku yaal isugu yeertey Gudoomiyaasha Degmooyinka Puntland,kuwaas oo ujeedada la isugu yeerey ay tahay mideynta dhakhliga Puntland usoo xerooda hay,adaha Dowliga Dowlada Puntland. Duqa Magaalada Qardho Ahna gudoomiyaha golaha deegaanka qardho maxamed saciid (hogaama la roor) oo u waramayey Radio Garowe ayaa sheegey in nidaamkan ku saabsan mideynta dhakhliga Puntland uu yahay mid magac guud uu hal meel isugu imaanayo sida wasaarada maaliyada oo kale. Wuxuuna Hogaama la roor intaa ku darey in uu yahay qaabkii horey dhakhliga loo maamuli jirey oo aysan waxba iska bedelayn islamarkana hay,adaha ay ka mid yihiin dowladaha hoose ay la mid noqonayaan canshuurta dalka ay ka qaadaan tan wasaarada maaliyada. Tiro afar hay,adood oo ka mid ah hay,adaha dowlada ayaa dhawaan looga yeeray Kalfadhigii baarlamanka Dowlada Puntland, kuwaas oo wax laga weydiiyey dhakhliga usoo xerooda iyo halka uu maro, Ka dibna mudanayaasha baarlamanku isku raaceen in hal meel la mariyo miisaaniyada dowlada si loo helo xisaab xir sanadeed buuxa oo laga arko halka loo isticmaalo kharashaadka dowlada ku baxa. Xafiiska Wararka Dunida Online Garowe
-
Breaking News: PIS Chief Osman Diyano Has Died In Kenya
Abdirazak_PTL replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
Illahi ha naxaristo, I am still waiting for verification from horseedmedia, but if this is true this is a huge blow to beesheena qardho iyo bosaso. We just lost sharmarke jnr pm spot and now were losing our man diyano same time is just to much to handle. I await verification from horseedmedia because puntlandpost could just be wishing he died -
NAIROBI: Sarkaal Sare oo Madax u ahaan jiray Hay'ada Puntland intelligence service (PIS) oo ku geeriyooday Caasimada Kenya Posted to the Web Jan 11, 16:47 Nairobi: (pp)- Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde (Diana) oo sanado badan soo hayey Jagada ugu saraysa hay'ada Sirdoonka Puntland oo loo yaqaan Puntland intelligence service (PIS) ayaa ku geeriyooday Caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Marxuumka ayaa ahaa agaasimaha hay’adda PIS-ta tan iyo sanadkii 2004-tii, waxaana uu xilka kala wareegay Maxamed Adan Bidaar oo ahaa agaasimihii ugu horeeyay hay’adda PIS-ta , tan iyo intii la aasaasay. Allaha u naxariistee Col. Cusmaan C/llaahi Maxamuud Cadde, ayaa u geeriyooday Xanuun uu la xanuunsanaa Bililii la soo dhaafay. Geerida Marxuumka ayaa la ogaysiinayaa, dhammaan dadka ehelka u ah Marxuumka, kuwaas oo kala jooga aduunka Dacaladiisa. Dhammaan Asxaabta Warbaahiyaha Puntlandpost ayaa tacsi halkaan uga diraya, ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumka , waxaana illaahay uga baryeyna inuu naxariistee Jano ka waraabiyo Amiin ::: Aamiin . Daabacaada: Puntlandpost.com
-
Somalia: 2010 Person of the year Puntland President Abdurrahman Sh Mohamed Mohamud Faroole Garowe (RBC) Puntland’s president, Abdurrahman Mohammed Farole is named as the person of the year in Somalia according to RBC Radio’s evaluation of the year 2011. Mr. Abdurrahman Mohammed Farole, who was elected as the president of Puntland’s northeastern Somalia on 8th January 2009 has become a widely effective politician in Somalia in 2010 after his leading expressed good governance, transparence and institutional development. President Farole bravely demonstrated through his leading to guide the government organizations with out corruption and sincere, by which every democratically elected leader is known for. By the year 2010, President Abdurrahman Mohammed Farole and his administration accomplished the best and the highest rank of establishing a political acts which may support as the union of Somali’s integrity as a nation. The Puntland administration stepped several steps which seemed to be successful. Internal policy reforms The president and his administration succeeded to join together the security agencies such, the police and prison gurads that were made as one section under one administration. The administration played a political and military decision which to tackle pirates operating in coastal districts of the region where many of the pirate leaders had been arrested or prosecuted. President Farole also showed extra ordinary decision which made suitable to put an-end the biggest and dangerous group who were fighting against Puntland security forces led by Sheikh Mohammed Said Atam in the Galgala Mountains of Bari region. Puntland government signed an agreement with Saracen international to train security forces who are trying to uproot the pirates and other criminals in the region. External relations His Excellency, President Abdurrahman Farole has made clear his political intension towards re-gaining the Somalia’s nationhood, unity of Somali people and peace territory for Somalis. Reassuring these goals, the administration hosted a widely Islamic meeting which held in Garowe April 2010. The meeting was participated by the most notorious Somali-Islamic scholars and the outcome of this conference was ‘the call for peace in Somalia’. His second step, the president of Puntland with his cabinet held the first conference for the Somali women from inside the country and abroad, and later the Somali women in this meeting formed a common and with-out border council for the women. Not only these, but also his excellence president Farole attempted and has won, the first time since 20 years of wars to gather and host 15 Somalia’s football teams for ‘Somalia’s Soccer Competition which was held in Garowe in December 2010. That is to know, that three of the 15 football teams from Somaliland (northwest of Somalia administration) did not present for the competition. During his first term of the office, president Abdurrahman Farole had made an important issue the administrations foreign relation and had obtained several invitations from various governments and leaders in the east Africa, the Africa continent and the world. Some of those countries some of the countries he went on visit are; Ethiopia, Kuwait, Egypt, Kenya, UAE, Turkey, Libya and Yemen. President Farole searched to build the administration’s relation with the foreign as economically, politically and also invest in Puntland. Also, the administration won to sign investment agreements with several Muslim-countries owned companies such as kuwait, and most of those agreements are on process. Since the collapse of Somalia’s central government, Puntland was and still the main base of internally displaced people (IDPs) from other regions of the country fleeing from wars. President Abdurrahman Farole asked the IDPs to help maintain peace and prevent insecurity acts in the region. The government established especial camps for the IDPs where some of the land was paid by the government. And also the government called the international relief agencies and local NGOs to help the IDPs Puntland cities such as; Garowe, Galkaio, Bosaso and Qardo. Co-operating with international and local aid agencies Since president Farole took the office in 2009, the policy of Puntland administration towards aid agencies had been effective as 100%, while the government relation with the aid agencies become fully oriented. The international community i.e. the United Nations is genuine about the prospects and the development activities in Puntland. During President Farole’s congregational testimony of 8th January a letter was sent by Mark Bowden- the UN’s Resident and Humanitarian Coordinator for Somalia who welcomed all the steps which president Farole made in his leading manner. Mr. Bowden described president Farole leading as hundred percent of success after he had shown good governance. In conclusion, there is no more words to say but only to mention that president Abdurrahman Farole has become the only pride and the politician of the year in Somalia. And all the Somalis whether living inside or Diasporas are mainly congratulating to president Abdurrahman oh his success as the PERSON OF THE YEAR in 2010. Managing Editor Farah Ahmed Atto www.raxanreeb.com RBC Radio. Raxanreeb@Gmail.com
-
Xaflad lagu soo dhowaynayay ciyaartoyda gobalka Banaadir oo maanta lagu qabtay Muqdisho (Sawiro) Muqdisho (RBC Radio) Xarunta maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa ka dhacay xaflad balaaran oo lagu soo dhowaynayay xulka gobalka Bnaadir ee ku soo guuleestay ciyaaraha gobalada Soomaaliya. Xafladaan ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka Banaadir oo uu ugu horeeyay Maxamuud Axmed Nuur Tarsan Gudoomiyaha maamulka gobalka. Sidoo kale waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kale oo ka tirsan Sportiga Soomaaliya marti sharaf kale iyo ciyaartoyda Xulka gobalka Banaadir ee ku soo guuleestay Ciyaaraha gobalada. Maxamuud AXmed Nuur Tarsan gudoomiayaha maamulka gobalka Banaadir ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ay si aad ah u soo dhowaynayaan ciyaartoyda xulka gobalka Banaadir ee ku soo guuleestay ciyaaraha gobalada Soomaaliya. Ciyaartoyda Xulka gobalka Banaadir ayaa ayagu waxa ay horay wacdaro kaga soo dhigeen magaalada Garowe tartankii lagu qabtay ee ciyaaraha gobalada Soomaaliya. Dhamaanba dadka ka soo qaybgalay xafladaan ayaa waxa ay si aad ah u soo dhoweeyeen guusha ay gaareen ciyaartoyda gobalka Banaadir. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho Email.raxanreebmuqdisho@qmail.com
-
Puntland president offers to host next soccer regional tournament As the 18th Somali regional soccer tournament for peace and development ended successfully in the Puntlnad state on the New Year’s Eve, the president of the semi-autonomous Somali State of Puntland Dr. Abdirahman Mohamed Faroole has offered to host the big event by the end of this year. During an interview at the presidential palace in Garowe over the weekend Mr. Faroole said that his semiautonomous state would like to host the Somali soccer regional tourney which is scheduled to be held some where in Somalia in mid December this year if the Somali Football Federation accepts his offer. “The tournament we hosted here in Garowe last year end, was a good beginning and we are ready to host the big football event—we are kindly requesting Somali Football Federation to prefer Puntland once again” the president said during the exclusive interview at his office in Garowe. “The hosting of this tournament means a lot to us, because we want to show the international community that there is another kind of recociliation which is much better than that the world has got tired of already, because football can bring people together and it is a positive sector for reconciliation and peace building in Somalia” said the president of the Puntlnad state of Somalia. He said that last year his region hosted three main important congregations: the elective congress of Somali women’s association, the assembly of Somali religious men and the country’s regional football tournament for peace and development, the first of its kind to be held in Somalia for 22 years. “We want to reconcile and the reunite the Somali people in a manner which is different from how the international community had faced Somalia’s reconciliation before” president Faroole said adding that hosting a football tournament for the whole Somalia was very much important. How ever other big cities including the south-western city of Baidoa the former seat of transitional federal government (TFG) of Somalia are also candidates for hosting the regional soccer tournament, but according to analysts the relatively calm Puntlnad is likely to win the contest. Interviewed By Shafi’i Mohyaddin Abokar (ISLOW) Email:shaficiislow@yahoo.com
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir:”Waxaan Puntland Kusoo arkay Shacab Jecel in Soomaali ay iskusoo noqoto” Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee Dowladda Federaalka Maxamuud Axmed Nuur ”Tarzan” oo ka hadlaayay munaasabad lagu soo dhowaynayay ciyaaryahanada Xulka gobolka Banaadir oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Puntland uu ku soo arkay xiligii uu socdaalka ku tagay dad Soomaaliyeed oo aan xumaan iyo xasad ku jirin isla markaasna jecel Soomaalinimada. Wuxuu intaasi ku daray in dadwaynaha ku nool Puntland ay yihiin dad ay ka go’aan tahay in ay arkaan Soomaali isku soo noqotay oo isdhexmaraysa. Xaflada oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka gobolka Banaadir,saraakiil ka socotay bahda cayaaraha Soomaaliyeed,cayaaryahanada gobolka Banaadir ee hantay koobka gobolada Soomaaliya ee dhowaan ka dhacay magaalada Garoowe iyo dadwayne kale. Dhanka kale Maxamuud Tarsan ayaa oo soo hadal qaaday xaalada Muqdisho ayaa hoosta ka xariiqay in 20-kii sano ee ugu dambeeyay magaalada lagu hayay cuno qabatayn horseeday in la waayo goobihii waxbarashada caafimaadka iyo kaabayasha dhaqaalaha. “…Kooxaha diidan nabada waxay ogyihiin haday Muqdisho nabad noqoto in Soomaaliya inteeda kale ay sal dhiganayso…”,ayuu yiri. Mudane Tarzan ayaa ku eedeeyay kooxaha ka soo horjeeda Dowladda in ay dhaxleen hantida iyo carruurta Soomaaliyeed oo nool,siduu sheegay. Xulka gobolka Banaadir ayaa hantay tartanka 18-aad ee koobka gobolada Soomaaliya oo dhamaadkii sanadkii lasoo dhaafay ee 2010-ka lagu qabtay Puntland. Horseed Media
-
Dood ku saabsan Ammaanka Gaalkayo iyo sida ay shacabka iyo dawladdu isugu xirmi karaan oo ay isku kaashan karaan , waxaana marti ku ah Duqa Degmada, Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska,qaar ka mid ah Xidhibaanada iyo nin waxgarad matalaya bulshada ku dhaqan Degmada Gaalkacyo Insha allaah Dhawaana waxaan idiin soo gudbin doonaa Dood ana dhex dhiganay guddoomiyaha gobolka, Nabadoono iyo aqoon yahanno ee hamoogan Hadii alle idmo. Mahad Jama Koronto Dhageyso Doodadii kuluul http://allidamaale.com/Qebtii2.doodi.G.rm
-
Jaaliyadda puntland ee east/westMidland UK H/Q: 115 Warth St North Leiecster . 9-Jan-11 Ujeedo: Gurmadka abaaraha Ka dib mahad alle, Ka dib shir ay jaaliyada kor ku xusan ee puntland, ku yeelatey xarunteeda Magaalada Leicester-UK, shirkaas oo muddo badan lagu falanqeynayey sida ugu haboon ee ay jaaliyaddu uga qeyb qaadan lahayd gurmadka abaaraha ka jira dhamaan somaliya gaar ahaan Puntland. Shirkaas oo ay goob joog ahaayeen aqoonyahano, culumaa ‘udiin ,dhalinyaro iyo waxgarad badan oo reer puntland ah, Waxaa kale oo job goog ahaa guddoomiha jaaliyada east/west puntland UK iyo ku xigeenadiisa ayey jaaliyaddu ka soo saartey go’aamada hoos ku qoran - Waxaa la magacaabey guddiga abaaraha, kana kooban shan xubnood ( sedex ragga iyo labo dumar ah) - Waxaa la qoonteeyey in la uruuriyo dhaqaale deg deg ah - Waxaa la go’aamiyey in muddo asbuuc ah lagu soo gabo gabeeyo uruurinta dhaqaalaha - Waxaa la magacaabey guddiga saxaafada iyo xiriirinta jaaliyadda iyo gudaha wadanka. - - Jaaliyadda puntland eas/west UK ,waxaay dhamaan ku wargalineysaa jaaliyadda puntland ee UK,Europe, iyo America iney u gurmadaan walaalahooda la tabaaleysan abaaraha ku habsadey wadankeenii, ayna si hagar la’aan ah ugu gurmadaan walaalahood, kuna sadaqeystaan waxay heli karaan. Xoghayaha Jaaliyadda East/westMidlan UK Mudane: Moamed Yusuf eastwestmidland_puntland@hotmail.co.uk
-
I find it hard to believe that we are the only region in somalia where politicians are killed. Why do we have these assasinations always arising when their is differences inside ur politics? For example, its strange but true the ordinary citizens who live in puntland noone touches them and they are safe and have no problems...Even business-men/clan elders/religious leaders are usually safe however our politicians all have like 10 bodyguards each and even some ministers have bulletproof landcrusiers, why so? the only logical reason is they are fearing to be assasinated no other logical purpose. I have come to learn that Politics in puntland can become a bloody game and I am thinking about if its better for me to just start up a business in Bossaso and live comfortable life away from deadly game of politics or should I brave it out and keep working towards becoming A Puntland President in the future? Any suggestions would be appreciated.
-
Where does it say puntland press freedom is the worst? learn how to read english all it says is "puntland press freedom is worsening" meaning IT USED TO BE GOOD but has went down a level. Your subject heading is misleading and needs to be changed immediately. Puntland has to many warriors and educated people standing up working hard for the state which no amount of article and rubbish you post will change that. Next goal is to continue building a superior airforce and airstrike enemy targets
-
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There is no question that puntland is way ahead of somaliland in terms of living standards and economy and army. Their is no question there. The only thing hargeisa is leading in is having peace/democracy but not progress if they are progressing why are they being sold like slaves sida abahooda to yemen tahribayo? weliga ma aragta wiil puntland uu dhashey tahribo? wake up bro somalida dhan way og tahay puntland is the future and thats the fact -
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Freedom the day u see me EVER ASKING U FOR ANYTHING that day i have broken down and am no longer significant clan. But till then sit back and keep living of bosaso port ileen wax aad gabsan kartid adigu ma jirte ama maxa ku keenay bosaso? dont make me post the waagacusub video showing u how all your people live. Thats gross, everyone knows your region is backwards sxb dadku productive ma aha because their drug addicts and just chew. This is the reality the sooner u realize that the better. Puntland magaloyinkisa biyo la'an kama jirto like yours, all the settlements in puntland have RUNNING WATER...only badiyaha ba weli barkad istimacalo..you will never see donkey carting water in any city of puntland for a very good reason unlike your hargeisa lol. Sxb runta lama hakiro or do you want to see waagacusub video? -
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
freedom if my region is such a dustbowl why do i control half your clan through bosaso port? -
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jacaylbaro more like a bike-path that is not a road. There was only 1 road done and 1 road planned. No other roads r planned its an old story from october 2010 -
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
duqa degmada berbera cabdale maxamed cali ayaa sheegay inuu jidkani ka koobanyahay 1.2 km waana bike path how can any vehicle drive on the width of that low-grade road -
Somaliland: paving the roads of berbera in full gear Video
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaji somaliland paving berbera roads? where is the source? I only know 1 road was being done in berbera besides that is not a road but more like bike path lol. I also know the distance isnt long either its only 1.5 km that job. Now when u do roads u actually make it dual carriage -
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Abdirazak_PTL replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Jacaylbaro, swallow up the lies lol. No I am not a qowdhan and not easily misled by the propaganda. Thats why they dont like me. I dont mind markay iyaga been isku aqrinayan because iyagu bay dhibaysa beenta, it keeps them backwards and not progressing while im building an airforce and navy and paving bosaso streets and holding somali wide conferences to prove that i am ready to hold a peace conference. Horta siyasigu waad ka dhameysa reeraha kale runta hadi la taabto ama u wouldnt need to live off lies for 20 years if your politics is going anywhere. SNM this and SNM that doesnt change the fact wiilka burco waxa laga ganacsada bosaso isago tahrib donayo. I can show u also of a video of ladies in burco crying how the nasty ssdf are slave-trading their men to yemen -
Puntland Oo Qorsheyneysa Shirweyne Loo Qabto Ganacsatada Soomaaliyeed
Abdirazak_PTL replied to Mooge's topic in Politics
Wa arin fican lakin I am more concerned with the private investments for puntland. I want to see more head-quarters base themselves sida dahabshil, hormood, and others. Bosaso Is the financial capital city of Puntland that is shared among all somali people who live freely not persecuted based on clan. We will welcome all investments to Bossaso to make the city a more progressed city that has necessary services, employment will generate, and the city will rise up literally