-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^The map you posted says different unless you consider Jabouti as western "Somaliland".
-
^I see Jabouti being part of Axum not Somaliland? You seem to perpetuating and validating that Highlanders have claim on the southern nations-do you have academic sources?
-
^Source?
-
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Che -Guevara replied to AYOUB's topic in Politics
LoooL...You are milking this haye. -
Faysal Cali Waraabe “Sheekh Shariif wuxuu ka damqan lahaa Haweenka Yaanyada iibiya ee maalin walba ciidamada AMISOM ay ku xasuuqayaan Suuqayada ” Faysal Cali Waraabe oo dhawaan looga guuleystay doorashooyinkii ka dhacay maamulka Somaliland ayaa wax laga weydiiyey xaaladda Soomaaliya iyo waliba Ra’isul Wasaaraha cusub ee la filayo in uu dhawaan ku dhawaaqo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uuna sheegay in ninka uu soo wado uu yahay nin dambiyo waaweyn ka galay maamulka Somaliland iyo waliba isagoo qayb ka ahaa dadkii ka dambeeyey xasuuqii ka dhacay deegaanka Jaziira xiligii uu madaxda ahaa Max’ed Siyaad Barre, waxa uuna Faysal Cali Waraabe uga digay Sheekh Shariif in ninkaasi uu u magacaabo ninkaasi Ra’isul Wasaare isagoo sheegay in uu dambiyo ka galay ummadda Soomaaliyeed. “Waxaa wanaagsanaan lahayd in uu Ra’isul Wasaare u magacaabo nin aan dalka iyo dadka dambi ka gelin ummaddana samatabixiya” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe oo wax laga weydiiyey sida uu u arko dadka xubnaha ka ah Dowladda Sheekh Shariif ee ka soo jeeda Gobalada waqooyi waxa uuna yiri “Dadkaasi waa kuwo dhankaas u shaqo tagay, marka wax la yaab leh ma ahan in ruuxu uu u shaqo tago meeshii ay dantiisu ku jirto”, sidoo kale Faysal ayaa wax laga weydiiyey sida uu u arko Madaxweyne Sheekh Shariif waxa uuna yiri “Taariikhda baal madow ayuu ka galay, waayo waxa uu ka damqan waayey Haweenka yaanyada ku gada suuqa Bakaaraha ee ay maalin walba madaafiicda la dhacayaan ciidamada Afrikaanka ah”, waxa uuna sii raaciyey “Xitaa waxa uu hilmaamay aakhiradiisii, waayo waxa uu noqday madaxweyne aan warba ka hayn bulshadiisa balse maalin walba dalxiis ku mara adduunka”. Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif ayaa ku hawlan sidii uu u soo magacaabi lahaa Ra’isul Wasaare cusub oo bedela Ra’isul Wasaarihii hore Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, waxaana xilka ra’isul wasaarenimada isku haysta xubno fara badan, waxaana ugu cad nin la yiraahdo C/qaadir Xaaji Cali Diini, sidoo kale waxaa ku jira ragga ugu cad cad nin la yiraahdo Saacid waxaa kale oo ka mid ah nin la yiraah C/qaair Iraad iyo ninka haatan sii haya xilka Ra’isul Wasaarenimada C/waaxid Cilmi Cumar Goonjeex iyo ninkale oo isna lagu magacaabo Siciid Qoorsheel, waxaana xarunta Madaxtoonyada ka socda olole aad u weyn oo ku aadan magacaabista Ra’isul Wasaaraha, waxaana Sheekh Shariif soo gaaraya fariimo fara badan oo uga imaanaya dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, iyadoo Madaxweynaha DFKMG Sheekh Shariif la sheegay in uu si aad ah ugu jahwareersan yahay magacaabista ninka uu u xulan lahaa ra’isul wasaarenimada Soomaaliya, waxayna maamulka Puntland laga soo xigtey in ay sheegeen in haddii aan la siin Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ay xiriirka u jari doonaan Dowladda Federaalka. W/D Aiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Somalitalk.com
-
Ali Abdi Xaraari (Voa) Fairfax police seize khat, arrest Ali Xaraare
Che -Guevara replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Serves them right-this thing is destructive to families. -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^Go figure -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^You are telling me from Burtinle and August1 is accusing me of pretending to be from Burtinle -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^We all make mistakes.Shouldn't we be forgiven for past mistakes -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
It looks Xuseen has been identified Aw Xiin..It doesn't matter who I support.Give couple months and there will be KHILAAF between and Sharif.N then we are back to square one.We will posting these sorts of threads. August1...I'm guessing you are Sakhar? I'm not from Burtinle and never been there either.I'm ciyaal Bilaajo and that's all that matters -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Halkee mareysaa xulashada Ra'isal wasaraha Somalia? 12 Oct 12, 2010 - 12:38:10 PM Kadib markii uu iscasiley Ra'isal wasaarihii Somalia Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke ayaa waxaa Madaxweyne Sheekh Shariif weli go'aan ka gaarin qofkii qaban lahaa xilkaan. Waxaa xusul duub xoogan ka socdaa magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha Villa Somalia iyadoo warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in xubnaha loogu hadal heyn badan yahay ayu ugu cadcad yihiin Xuseen Khaliif Xaaji Jamac iyo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini. 1- Xuseen khaliif Xaaji Jaamac 2- Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini Xuseen Khaliif Xaaji Jamac oo ka baxey dugsiga sare ee Cumar Samatar [Galkacayo] sanadkii 1977 ayaa noqdey sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska isagoo markii dambe ku biirey ururkii SSDF 1981. Mr. Xuseen Khaliif ayaa u baqooley dalka Canada markii ay burburtey ururkii SSDF isagoo halkaas ku qaatey waxbarasho dheeraad ah. Musharaxaan ku jira xubnaha saaran miiska Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif ayaa waxbarashada uu ku qaatey dalka Canada kadib u shaqeeyey Bangiga Islaamka oo saldhigiisu yahay wadanka Sucuudiga. Dhinaca kale waxaa wararku sheegayaan in liiska kala doorashada uu kusoo harey ninka la yiraahdo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini. Diini ayaa xogahaan hayno haysan jirey xiligii Xukuumada Maxamad Siyaad Barre ka talineysay wadanka Somalia xeradii ciidamada ee la oran jirey 77 isaga oo markii dambe xukumey ciidamadii Madaxtooyada Marxuum Siyaad. Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo looga arinsanayo qofka qabanaya xilkaan iyadoo shirarka xildhibaanada iyo siyaasiyiin kale la galayaan Madaxweyne Sheekh Shariif. GAROWEONLINE -
In Puntland, Doctor/Patient ratio of 1:26,000
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin....If Somalis only focus on the real enemy of their shared humanity. -
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^LooooooooooL@Ibti...I believe he's Muslim. Whether he's Somali depends on your definition who's a Somali. loool@jb -
Gedonet Exclusive-List of candidates and their tribal origins Every candidate has been identified and labeled except one man Dr.Xusien Xaji Khalif Dr Husien Haji Khalif Ma suuro gelin in qabiilkisa an helno Support the stranger with no tribal name
-
He speaks better Somali than Cl
-
Twitter makes people very narcissistic.Just what twitter does to those that were already narcissistic before joining it.
-
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Che -Guevara replied to AYOUB's topic in Politics
LoooooooooL@SL navy -
Interesting
-
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by who-me: I havent insulted individual members of this board and both Mr Che and Som@ali do oppose the very existence of the state of puntland despite having their roots from there. So if they are called traitors it is because they turned their back to the fatherland. LooooL...calm down ninyahow. -
SOMALIA: An Appeal Letter to Puntland State of Somalia
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Yeah-he's still locked up. -
Former Somali Warlord Abdillahi Yusuf in a fragile state - Video
Che -Guevara replied to Saalax's topic in Politics
who-me..Stop insulting an entire group of people. -
SOMALIA: An Appeal Letter to Puntland State of Somalia
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics