Sakata

Nomads
  • Content Count

    136
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Sakata


  1. Gheelle.T;894736 wrote:
    Daqane/Dhaqane, these are good developments and should be praised, but when you politicize the thread by calling others out (before they even comment on it), will only make you small. Haddii qof crane jabay u celebrate gareeyo, let him be. Haddi kale sidii Dr. Osman oo kale ayaa noqonee
    :)

    ;)


  2. NGONGE;889606 wrote:
    36- Madaxweynuhu ma ogyahay inuu Zlatan Ibrahimovish Sweden o ciyaaro?

     

    37- Madaxweynuhu ma ogyahay inuu Imam Farole size 46 suit xidho?

     

    38- Madaxweynuhu ma ogyahay inay qiimada qaatka gaarayso toban dollar?

     

    39- Madaxweynuhu ma iloobey inuu gadhkiisa rinjiyo?

     

    40- Madaxeyne ma lasocdaa in Tom Kuruz 40 million dollar filin walba ku qaada?

     

    41- Madaxweynuhu ma ogyahay in xalay Tel Aviv la weerayay?

     

    42- Madaxweynuhu miyuu ka warhayaa Gangam Style?

    War kadaa that's some ishhhh I must say the president has to answers these very patriotic questions you have raised...