Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xudeedi

  1. Former Ministers of Somaliland, Puntland and the TFG from Haylaan region attended Eid Celebration in Dhahar. Click on the link below to listen to a remarkable speach that touches on security, Galgala incident and the development of Sanaag/Haylaan and Western Bari regions. http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=524:daawo-sawirada-sidee-looga-ciiday-magaala da-dhahar&Itemid=121
  2. Dhahar; Governing District of Haylaan Region Dhahar (SPR): Degmada Dhahar ayaa maanta waxaa looga ciidey si aad u wanaagsan iyadoo dadku intiisa badan ay halmeen ku tukadeen. Shacabka ayaa waxay salaada ku tukudeen meel fagaaara ah oo magaalada dibada uga baxsan iyagoo wajigooda ay ka muuqdaan farxad iyo rayn rayn. Masuuliyiinta ka soo qaybgashay gudashada iidaana yaa waxa kamid ahaa wasiirka xanadada xolaha ee maamulka Puntland Siciid xasan shire,Wasiiriirkii hore ee xananadada xolahaa iyo deegaanka xiligi maamulkii Cade muuse, Cali Jaamac faarax (cali buureed) xildhibaan c/laahi ducaale cali kaar, Taliyaha qeybta sedexaad ee ciidanka S/land Muuse Jaamac Iyo isimo ay ka mid ahaayeen Suldaan C/laahi Saalax Jeenicad, Suldaan Muuse Jaamac Dallf , Suldaan Maxamed C/laahi Cartan, iyo isima kale. Waxaa goobta ciida qudba dheer ka jeediyey Sh. C/laahi Cabdi isagoo umada ku baraarujiyey in ay nimcada ka faa’ideystaan uu ilaah ku manaystey. Kuna shugriyaan. Sheekha ayaa xusuusiyey dadka in ay abaaro badan soo mareen inta aanan xaalufka la joojin, xooluhuna ay baaba’sanaayeen, laakiin maanta ay deegaanada Haylaan oo dhanyihiin deegaano aaran ah. Sheekha ayaa wuxuu ka hadlay arimaha deegaanka Galgala haatan ka socda, isagoo sheegay in ay dowladu Puntland ay odayaal dhaqameedkii nabada ka shaqeynayay ay ganafka ku dhufatey in halkaasi nabad lagu soo dabaalo. Wuxuu sheekhu aad u canaantey dadka howsha buunbuuninaya iyadoo ay tahay bil ramadaan. Sheekha ayaa sheegey in dadka reer Galgala in ay nabad u baahanyihiin, aysana jirin haatan labada kooxood oo ku dagaalamaya in ay ku kala adkaadaan. Isagoo ku tilmaamay dagaalka hadaan nabada la doorbidin in uu meel walba gaaraya oo ay fitnadu socon doonta uguna iman doonta degmada Dhahar iyo meelo ka fogfog. Sheekha ayaa yiri in maanta aysan cidna ku faani Karin in aysan xalka ka shaqeynin oo ay dadku ilaaween xaga kheyrka iyo nabada in loo bato, oo dadka magaalada qaarna kala taageeraan kooxaha ku dagaalamaya Galgala. Sheekha ayaa sheegay nabad galyada magaalada ka Hadley oo sheegay in Dhahar ay ahaanjirtey meel nabad ah, laakiin maanta ay dadku xitaa ilaalo iyo istaaf dadka kala sameystaan, oo maalin walba la is xabadeeyo. Sheekha ayaa sidoo kale ka Hadley arimaha magaalada Muqdisho iyo dhibka ka taagan. Ugu dambeyntii ayaa sheekha duca kusoo gabagabeeyey, ilaahna ka baryey in umada Soomaali uu nabad siiyo, shacabkana fidnada ka badbaadiyo. HALKAN AALAD KALE KU DHAGAYSO
  3. Click on the link below to listen to populace thoughts. http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=520:aragtiyo-kala-duwan-ay-ku-kala-muujiyeen-dadk a-koonfurta-soomaaliya-iyo-siyaabaha-ay-u-arkaan-idaacada-spr&Itemid=121
  4. Aragtiyo kala duwan ay ku kala muujiyeen dadka koonfurta Soomaaliya iyo siyaabaha ay u arkaan Idaacada SPR. Jowhar (SPR): Idaacada SPR ayaa waxay ka howl gashaa qeybo ka mid ah gobolada Puntland ayaa ah idaacad waqti dhow dhidibada loo aasey. IYadoo isla markaasina ay idaacadu ka furatey xafiis magaalada Muqdisho ayaa wakiilka magaalada Muqdisho oo haatan shaqo u jooga magaalada Jowhar ayaa wuxuu la dhexqaadey shacabka magaalada Jowhar ee idaacada SPR oo si weyn looga xiiseeyo deegaanada Shabeelada Hoose oo sheegay in ay kala socdaan warar xaqiiq ah iyo barnaamij xiisa badan. Dhalinyarada ayaa siyaabo kala duwan araahdooda uga dhiibtey iyagoo waliba codsiyo kala duwan u direy idaacada Somali Public Radio.
  5. Haylaan is a region that borders Sool, Karkaar, Bari and Sanaag. Its governing district is Dhahar, which was part of Sanaag during the prior governments administrative division. Thanksful is desperate. The reason why Horseed manager was arrested has allready been elobarated by radio owners. The man has been critical about Faroole prior years and his arrest was due to old grievance.
  6. DAAWO SAWIRADA: DIYAAR GAROWGA CIIDA EE DEGMADA DHAHAR... Dhahar:- Waxaa soo gabagaboobey bishii barakaysneyd ayaa gudaha magalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan laga dareemayaa diyaar garawga Ciida, markaad dhexmarto suuqa wayn ee magalda Dhahar ayaad waxaad arkaysaa dad yagu raxan raxan u socda kuwaas oo booqanaya gooba lagu iibiyo aalabada kala gadisan iyo waliba carwooyinka. Sidoo kale waxaa arkaysaa intaa dhexmarayso suuqa meheradaa lagu iibiyo alaabta iyo carwooyinka kala gadisan kuwaas oo laga soo buux dhaafiyey alabaha iyo dharka u khaaskaa iyo agabka iidka . Si kastaba ha aahatee xiliga diyaar garawga iidka Dhahar ayaa imanayaa xili si wayn iidkan loogaga diyaar garoobayo guud ahaanba gobolka Haylaan/Sanaag taasna ay la wadaagaan caalamka Islaamka Intiisa kale. Naciima Muuse http://www.spr.fm/ Halkan ka daawo sawirada qaar kamid ah:
  7. Gobolka Haylaan Oo Caawa Ku Guuleystay Koobka Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan Waxaa caawa lasoo gaba gabeeyey Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ay warbaahinta Horseed Media sanadkaan u qabatay qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya iyadoo ay maalgelinaysay Shirkadda Telcom. Wareegi ugu danbeeyey ee Barnaamijka ayaa waxaa caawa kuwada tartamay gobolada Haylaan iyo Bari oo usoo baxay. Barnaamijka ayaa ku bilowdahay jawi degan,iyadoo laba dhinacba mid weliba uu ku dedaalayay sidii uu ku guuleysan lahaa koobka sanadkaan. Labada gobol ayaa sida barnaamijka sharcigiisu yahay la weydiiyey 10-su’aalood,waxaana markii ay kawada jawaabeen su’aalahaas lagu dhawaaqay natiijada Barnaamijka; Gobolka Bari Su’aalaha la weydiiyey 10 Su’aalaha ay ka jawaabeen 5 Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1 Gobolka Bari ayaa caawa soo hoyey isugeyn 11-dhibcood Gobolka Haylaan Su’aalaha la weydiiyey 10 Su’aalaha ay ka jawaabeen 8 Su’aalaha ay ka faa’ideysteen 1 Gobolka Haylaan ayaa iyagu caawa soo hoyey isugeyn 17-dhibcood. Koobka Barnaamijka soo socday Bisha Ramadaan waxaa caawa ku guuleysatay gobolka Haylaan,iyadoo dhowaan haduu Alle iidmo la qaban doono-d xaflad abaalmarino lagu gudoonsiin gobolada kala galay kaalmaha kowaad iyo labaad. Waxaa xusid mudan caawa in studiyaha barnaamijka laga soo tebinaayay ay goobjoog ka ahaayeen labo qof oo ka kala socday labada gobol ee caawa tartamaayay isla markaana loo soo wakiishay in ay marqaati ka noqdaan siduu barnaamijka u socday,iyadoo markii usoo gaba gaboobay ay soo dhoweyeen si wadajir ah qaabka ay wax u dhaceen. Waxaan mahadcelin balaaran ujeedinaynaa dhamaan goboladii ka qayb qaatay Barnaamijka mudada u socday,waxaana sanadkaan uu ahaa kii saddexaad ah Horseed Media u qabato gobolada Soomaaliya. Labada gobol ee caawa wada tartamay ayaa isugu mahadceliyey iyadoo ay sheegeen in ay ku qanacsanyihin natiijada barnaamijka,waxaana ay ku dhiirageliyeen warbaahinta Horseed Media iyo Shirkadda TELCOM in ay sii wadaan barnaamijkaan oo ah mid aqooneed. Gobolka Haylaan oo ay xarunteeda tahay degmada Dhahar ayaa sanadkaan waxay noqonaysa markii labaad ay ku guuleystaan Barnaamijkaan iyadoo sanadkii lasoo dhaafay ay ku guuleysteen oo ay ku tartamayeen magaca gobolka Sanaag. Tartamayaasha gobolkaas ayaa waxaa ay ka codsadeen maamulka Puntland in ay si shuruud la’aan kusoo daayan Agaasimaha warbaahinta Horseed Media Cabdifataax Jaamac Mire oo mudo ku dhow bil ku xiran xabsiga dhexe ee Bosaaso. Horseed Media
  8. Gedo’s problems don’t differ from those the rest of the country is facing. Poverty and lack of tangible development are indeed present, a common denominator that haunts the entire country. For real development to be commenced, we need international avenues such as the World Bank, Islamic Bank and Foreign Direct Investment. For those whom never been there, Gedo is undeniably the land of beauty with a landscape mixed with breadth taking hills, mountains, plains and agricultural plots. The Jubba river criss-crosses in the middle of the region, thus feeding thousands of crop farms. The region hosts thriving centers including Baardheere, the second largest city west of Mogadishu next to Baydhabo. The city accounts for several hospitals, dozens of schools, a radio outlet (Markablay Radio) and a newly established university (University of Gedo).
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Daanduray ma cowke oo hadana so nooladay ba lol War nimanku waa isdhiibeen, xataa dumar inay iskasoo dhigaan bay bilaabeen. very desperate, to a point where they engage the dead.
  10. This is the real map of the horn; it sheds light on clan and ethnic make up of the entire region. The clan fiefdom in Garowe controls 1/4 of Mudug region, Nugaal and portions of Bari. It does not control the entire region of Sool, Sanaag, Cayn, Haylaan and is facing a dispute in Bari region. Your embarassing yourself by claimming Galkacyo, Bandiiradlay, Parts of Galgaduud, Caynabo and Laascaanood. Another failed attempt indeed.
  11. People, it's time to focus on the fine prints of the delivered item, not who the mailman is. He can have his independent views but that should not discredit every piece of info he shares with the public. Lander, keep up the good work.
  12. A much better English version of this article by the Italian journalist, Mathew. from DhaharOnline
  13. Amistad, GalgalaNews is much more reliable than AllPuntland and GaroweOnline. The editors are from the area and know every nook and cranny in western Bari region and the outstanding local issues in the region. Indha-adeega reer Mudug iyo anaa wax walba aqaan is not in the dictionary of reer Sanaag as well as reer Bariga badankood, esp Bosaso and environs.
  14. Thanksful: Your clan outlet Horseed reported the incident. I bet you believe it now. Taliyihii Saldhiga Biyokulule ee Magaalada Bosaso oo La Diley September 6, 201016 comments| leave your own! Share Waxaa fiidnimadii xalay lagu diley magaalada Bosaso Taliyihii Saldhiga Biyokulele ee magaalada Bosaso, Sarkaalka la diley ayaa lagu magacaabi jirey Axmed Xassan Xaaji oo loo yaqaanay “Dhoonge” sida wararku sheegayaan laba nin oo hubeysan ayaa ku diley marxuumka Xaafada New Bosaaso gaar ahaan halka lagu magacaabo Tuulo qodax xilli uu ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn gurigiisa. Kooxdii dilkiisa geystay oo aan la aqoon halka ay ka socdeen, ayey u surtagashay in ay baxsadaan, waxaana la sheegay in ay ku hubeysnaayeen Baastoolado. Weerarka lagu qaadey Taliyihii Saldhiga Biyokulele ayaa waxaa ku dhaawacmey labo kamid ah ilaaladiisa. Wararka ayaa sidoo kale sheegaaya in Sarkaalkan uu ka qaybgalay dagaalada ay Ciidanka Puntland kula galeen degmada Galgala Maleeshiyada wadaadka Sheikh Attam, isaga oo dagaalkii u danbeeyey ee halkaas ka dhaca, khatar ku galay. Saraakiisha Booliska ayaa weli ilaa iyo hadda ka hadlin dilkaan iyadoo ay socdaan baaritaano. Horseed Media
  15. Truth will prevail over hypocracy. Great piece, i'll summarize the authors many valid points later.
  16. Guulwade is the name of the school being built in the district of Xingalool.
  17. Land Soldier - war nimanku way wareereen. Cowke repped their enclave and out of paranoia , they think every body is working against them. "Ban Xudeedi", "Ban Land-soldier" ban anybody against your enclave. Balse noo sheega idinka inaad leedihiin aan idiin faaruqaynee. Historical defeat indeed. Land_soldier keep up the good work.
  18. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa booqasho ugu tegay dalka Itoobiya Ciidankii PISta Puntland oo loo qaaday dalkaas, una badnaa Beeshiisa, ka dib markii dhaawacyo dhabarka ah ka soo gaareen firxadkii iyo cararkii dagaalkii Julay 26,2010 ee Degaanada Karin oo ay horay u arag mid la mid ah Ciidankan PIS oo dhaawacmay loona qaaday dalka Itoobiya oo ahayd meeshii ay markii hore ku soo tababarteen, kuna yaalo taliska ugu weyn oo laga xukumo ciidanka loogu yeero argagixis la dirirka oo ay qayb ka yihiin PIS, ayaa dhaawacyadii kale oo askarta Puntland oo ka soo jeeday Gobolada Sanaag iyo Sool waxay ahaayeen kuwo laga reebay in la qaado, inkastoo ay qabeen dhaawacyo la mid ah Askarta PIS uu aadka u jecel yahay Faroole ,waxaana labo maalmood ka dib ku dhintay Cisbitaalka Boosaaso labo askari oo dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Gobolka Sool Maalintii Shalay oo taariikhdu ahayd SEP,5 2010 waxa lagu dilay Magaalada Boosaaso Taliyihii Saldhiga Biyo kulule ee magaalada Boosaaso Allah ha u naxariistee Axmed Xasan Xaaji Dhoonge ahaana abaanduule daacad u ah Puntland oo ka qayb galay dagaaladii u danbeeyey oo Puntland gasho gaar ahaan kii Majayahan iyo kii Galgala ayna ku soo gaareen dhaawacyo. Madaeynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo aaminsan in Puntland tahay Beesha uu ka soo jeedo ayaa noqday mid dhowr kun oo KM u gooya si uu u soo arko Qaraabadii ay tolka ahaayeen oo dagaalka ku dhaawacmay fursadna u siiyey in uu diyaarad ku qaado dhaawaca si loo soo daweeyo,hase ahaatee Madaxweyne Faroole wuxuu ka aamusay oo Qabiilka uu aaminsan yahay ka indho tiray in sarkaalkii 10 Sano u danbeesay naftiisa khatarta uy geliyey difaaca iyo jiritaanka Puntland kuna dhintay wuxuu aaminsanaa oo ahayd difaaca Puntland isaga oo ka soo hor jeeday kuway dadka isugu xigeen in uu madaxweynuhu ka hadlo ama u tacsidiyeeyo Reerkii oo ka dhintay marxuumku. Garoowe Online oo Faroole asaasay hadana ay qoraan Curadadiisa la nool ,kuwaas u yaqaana qof kasta oo ka hor yimaada fikirkooda ku salaysan qamaamka xoolaha qaranka in ay yihiin Alshabaab ayaa iyaguna waxay noqdeen kuwa ka aamusay dilakan lakiinse wax badan ka qoray dilkii Af dhilo oo ahaa taliyihii SNM oo laascaanood xooga ku haystay iyaga oo uga tacsidiyeey Beesha uu ka dhashay, Ugu danabayntii dagaalkii Puntland oo Faroole ka iclaamiyey Masaajidka Garoowe oo Beeshiisu degto wuxuu noqday mid ay maanta ka dagaalamaan labada dhinac oo is haya dhalinyaro ka soo wada jeeda Maakhir oo ahaa kuwii markii horeba cunaqabatayntu Puntland saarnayd,halka PIS oo aan jeclayn dagaalka dhabata ah ay ku ugaarsanayso ama ku dilayso gaadmo labadan garaba magaalooyinka dhexdooda iyaga oo afka u soo duubta sidaas awgeed waxa lagama maarmaan ah in caqligu shaqeeyo dagaalkana la soo afjaro kwa shilimada ka helay mashruuca Faroolena in ay runta u soo laabtaan ogaadaana dagaalkani wuxuu ku salaysan yahay Allsanaag.com
  19. Gallad, these men are desperate, disturbed and delusional. So much pride in a weak clan administration, so much noise, offensive name calling and “castle in the sky” narratives only to mislead themselves. The psychological collision they adopted from the “Galgala” misfortune will indeed produce lasting side effects. A repetitive hypocritical strategy is only a fool’s method. You out rightly denied the historical legacy, land and political contribution paved by the people of Makhir, yet you subscribe a fake admiration for Makhiri puppets. Abdulaahi Ali Ciid (The Garaad of Garowe) has never been pronounced to be a traditional Makhiri leader. He is among other opportunists who milk the “yes Puntland barn”, thus he is insignificant and holds no power with-in the tiers of the family. The same man supported Puntland’s “Majiyahan” offensives, skirmishes solely associated with clan enmity. Isims from Western Bari have spoken and ordered Puntland’s withdrawal from Western Bari. Stop matching Gedo & Galgaduud to Makhir. These brotherly communities never had any confrontations or enmity. The topic is about the corrupt chief of the clan fiefdom’s, his lavish practices and consequences attained from sending his nephews to war. Poor leadership is the crux of the problem and particularly Faroole’s despicable administration is to be blamed for the major part of the crisis in the region. Assassinations have become frequent in Bosaso as stability has been contested.