Positive

Nomads
  • Content Count

    332
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Positive

  1. Waayaha adduunku qofba si ayuu ku maraa qofkastaana si u gaar ah ayuu u arkaa una micnaystaa. Marka sharaxaadahan hoos ku qorani waa kuwo shaqsi ah oo cabiraya sida aan anigu u arko dhibaatada Soomaaliya halka ay ka soo askuntay, heerarka ay soo martay iyo halka ay maanta joogto. Waxaan ugu talo galay in dhallinyaradana garaadkooda aan ku kobciyo dadka waaweyna aan ku xusuusiyo dhacdooyinkii hore iyo raad-yaalkii ka dambeeyey. !) Halka ay ka soo askuntay dhibaatada soomaaliya ka taagan hadda. A) Sannadihii 1960kii - 1969kii. Waqtigii xornimadoonka waxaa dadka lagu hawl-gelin jiray in marka dalku xor noqdo qofkastaa halkiisa ku dhergi doono, bash-bash iyo barwaaqona la kumban doono oo dad madaxbannaan oo aayahooda ka tashada ay soomaalidu noqon doonto. Markii Xoriyaddii la qaatay 1960kii oo ay midoobeen koonfurtii iyo waqooyigii Soomaaliya arrimuhu sidii la sugayey may noqon ee waxaa dhacday in: - Siyaasad ahaan culayska la saaray in shantii soomaaliyeed la xoreeyo si ay markaas u midoobaan. - Dhaqaalihii dalka iyo cududii dadka loo jeediyey in la sameeyo ciidan xoog leh oo xoreeya Soomaalida la gumeysto. - Waddamadii Soomaaliya gumeysan jiray laga fogaaday oo la samaystay saaxiibo kale oo ka caawiyey Soomaaliya ciidan xoog leh inay dhisato. - Waddamadii deriska ahaa colaad joogto ah oo toos ah iyo mid dadbanba lala galay. - Dalkii hub ka soo buuxamay dadkiina diyaargarow iyo tababar dagaal ay galeen. Waxaa timi markaas in: - Bulshadii oo awalba dhaqan u lahayd ay u sii xuubsiibatay mid dagaalyahano ah oo dagaalka taqaan. - Ay bulshadu sii baratay in is-maandhaafka lagu xaliyo dirir iyo dagaal. - Hub badan oo casri ah sida loo isticmaalo ay dad aad u tiro badani barteen. - Waddamadii dalka maal-gashan lahaa oo Reer Galbeeku ugu horeeyey ay kiishkii xirteen, soomaaliyana ku qoreen dal aan saaxiib ahayn. - Beerihii iyo kaabayaashii dhaqaalaha ee waddanku ay dayacmeen oo laga jeestay halkaasna barwaaqadii la wada sugayey iyo ballan-qaadkii xoriyadda ka hor uu meesha ka baxay. - Dhaqaale darrada dhacday keentay in qabyaaladii sii xoogaysatay oo loo kala dhareeyey iyadoo faramayooyin qolo-qolo la isticmaalayo jagooyinkii koobnaa ee dawladda iyo meelihii kale ee wax laga xag-xagan karay. Soo koobo hoggaamadii soo maray dalka ee waqtigaas oo dadkooda taageero ka haystaa waxay go'aansadeen in shantii soomaaliyeed la xoreeyo si ay markaas u midoobaan. Go'aankaasi wuxuu keenay in afka la saaray waddo dhaqaale darro dalka wehel u noqotay dadkuna dagaal u jihaysteen. Dhammaadkii lixdameeyadii iyadoo meel loo socdo la garan la’yahay oo dilkii iyo dagaaladii qabiilka ku salaysnaa bateen ayaa 21kii oktober 1969kii af-gembi aan dhiig ku daadan ciidamadii qalabka siday ay xukunkii kula wareegeen. Taasi waxay nayaayiro iyo dhiig cusub gelisay higsigii sii liicayey ee dadka waxayna ku abuurtay qalbigooda farxad iyo rajo cusub. ( Qayb dambe sug) Toosiye2
  2. Waar meesha ilayn waa la ololeeyaa! Maxaad noo sheegi weydeen? Congratulations Nuune.
  3. Carafaat;765270 wrote: Sxb, this wait and see mentality has not worked for Somalia in the past 20 years. And I thought your idea's were to get Somalia out of its current impasse? The one billion dollar question is how to get out of this current impasse? The trilogy series in this forum: The Toosiye Scale, Evolutionary Steps for Nationhood and The real roots of the Somali Conflict contain my assessments, analyses and recommendations. These series as a body are not limited to theories but clearly explain the root causes and propose solutions. One of the radical propositions in those series is a suggestion which proposes that the TFG transfers the national legitimacy to Somaliland government (The Real Roots of the Somali Conflict in page two, Proposals for Solutions).I know this sounds naive but I lack a better suggestion. . This is not a wild proposition but under the circumstances I feel it is a genuine and necessary one. It would be a courageous step to take and this won’t be the first time this is done for 1960 the North by putting aside their self interest and clan pride brought the precious national germ, their independence, to South without preconditions. Bringing the germ back would act as gesture of good will from South in their turn and this would undoubtedly heal wounds from the past. In such eventuality, if nothing better can be agreed, Somaliland could act as a caretaker government for Somalia (South). Clan pride and group interests will only exacerbate the Somali suffering wherever they are therefore this is one way for the Somalis to own their cause. Besides Carafaats suggestion about the creation of Somali National Guurti House with powers of trans-national reach, I think, this poses legal problems but Somalia and its neighbours could sort out this later when the Somalis stand on their feet. I concur though that it is necessary to create such a House. The Awakener2
  4. First thing first! We have to move out of the present morass first. The Awakener2
  5. previously posted by Positive 1)Group consciousnesses in Somalia ( the traditionalist s, those who think in the western way and those who prefer the islamic way of Life , their lack/will of cooperation. - Why? - Theoretically how could their co-operation be enhanced? 2) I trust and need only my group consciousness. - Why? - If evey group mistrusts the other and will not compromise how could life emprove for all? - How about the next generaiton don't they have right to inherit favorable living condition? 3) my group is the right one (ideologically) therefore the others must be wrong. - How and why? - How can you be so sure that only the others are wrong? 4)The lack of trust between group consciousnesses in Somalia. - How to solve it ? 5) Action teams in national level and their role. - Where are they now? - given that they exist what could they contribute in terms of solutions or otherwise ? - Why their role is not more evident now when they are needed most? 6) the individual and society. - What is their relationship? Thanks for reading. The Awakener2 I don't like to go to the political section but since you frequent there you could begin your thread and ask feedback preferable by using the above contemplation themes and questions as base for discussion. That may give more feedback to me also. Besides have you read the thread The real roots of the somali conflict? The practical steps and practical solutions are contained in that thread! PS.You may ask one theme and accompanying questions at a time, or as you please. The Awakener2
  6. Carafaat, I’m working on it but since you ask let me try now to simplify the scale by asking questions and giving answers. What is the Scale for? The Scale answers questions and proposes ideal solutions to the Somali conflict. Why can’t the Somalis become united and forge their destiny by themselves instead of waiting help from the outside? They are divided and fragmented! Besides the task is dire and needs intellectual and material resources therefore the Somali elites are the best suited group to do this but first they have to unite and then the rest may follow. A united effort of those elites could pull the country out of down the rabbit hole it has been let to carelessly descend into. The Scale claims that there are three elites in Somalia now namely, The Western Minded (blue in the scale), The Traditionalists (red) and Islamic oriented elites (green). These groups have both the resources and intellectual capacity to propose solutions and then carry out the collective recommendations of the Somali people; only when they are united could the somalis forge their destiny by themselves otherwise they may become dependent on others to make decisions on their behalf. Who are the politically active elites in Somalia now? Over the last 30 plus years the political tug of war have been between the Islamic Elite and Western Minded Elite while the Traditionalists have been caught in between. The traditionalists who make up not less than 2/3 of the total population have not been politically active due to the fact that they are weakened by their clan mentality which is inherently characterized by mistrust for one another. As masters of the art of compromize they have instead been working and cooperating with the other two elites while in the other hand they have been less cooperative between themselves as elite. What may happen if the Western Minded gain the upper hand and fill the halls of power now without proper consideration or taking the Islamic elite aboard? The Scale in Section C point 3 claims that this would bring instant reaction from the Islamic Elite. This would be clear invitation for more trouble!. What about the opposite, if the Islamic Elite ascend to power? The answer is the same, the Western Minded would react by instantly hitting back ( section C point 3 ); this would be again clear invitation for more trouble! Could the Traditionalists takeover? Yes but the Traditionalists do not prefer to take leadership positions in the highest echelons of the nation but rather choose to act as kingmakers and social servants. Besides their way of thinking sees reality in terms of clans and tribes which clearly is a damaging attribute to someone who has to become a leader for a nation. They would rather stay in the corridors of power making advances or recommendations for members of their clan and in general work with whoever is leading the nation; they are amicable and sweet in manners unless they feel their clan/tribe is not receiving its fair share of the nations resources and/or social status (section C point 1). It could be ideal to create The Chamber of the Elders for any future Somali National Government which could act as the upper house of the parliament; Elders for that chamber could be appointed by their clan constituencies instead of direct elections and in that way the influence of the traditionalist could be incorporated to the national decision making apparatus. What is the ideal solution then? The ideal and best solution is an all inclusive power sharing which accommodates the main aspirations of the elites and their social basesI Does the Scale speak about the foreigners and their impact? No it does not! I believe that the Somalis are capable to solve their own challenges: Somaliland has done that, Puntland has done therefore the ability is there but it is waiting to be utilized. It just needs the will to compromize! . The Awaker2
  7. Soomaalida ayaa ku maahmaahda "Af-soomaaligu waa mergi oo hadba meesha loo jiido ayuu qabtaa". Erayaduna waa caynkaas oo kale oo marka weer la geliyo ayuu badi micnahoodu caddaadaa. Alle ha u naxariisto ee Cabdi Gahayr wuxuu yiri: Sidii aar hilbii laga kacshay oon weli hamuun goynin Waayadan higgaa igu go,doo waan hamaansadaye Haab haabashaan ahay waxaaan heli se mooyaane . . . . Marka aad gabaygan eegto micnaha erayga hamuun waa gaajo waana isla micnaha uu ugu jiro sheeko xariirada. Micno labaad oo eraygu leeyahay aadna loogu isticmaalo waxan ka heli karnaa miraha heestan: Hamuun baan ku qabaa, anigu waan kula hayaa......... Markan micnuhu waa baahi laakiin waxaynu ku doodi karnaa in baahidu culus tahay oo gaarsiisan tahay jeel. Xooluhu markay milix waayaan way xanuunsadaan oo baad iyo biyoba way diidaan markaas way jeeleen ayaa la yiraahdaa. Milix ama carro marka la siiyona way bogsadaan. Micnaha Hamuun markan wuxuu noqonayaa baahi, jeel, Aad baa micnahan dambe af-soomaaliga loogu isticmaalaa. Toosiye2 :
  8. Waan kaa qaaday salaanta, salaan celinna waa ku siiyey. Muddo laguma arag ee aroos miyaad ku maqnayd! Macalin ma ahi ee dadka waddanka aan ku dhalan ayaa laga yaaba in aan af-soomaaliga ku dhaamo. Adiga ayaa sax ah Gooni eraygu waa sida aad tiri oo kabta qaybta dhulka dhiganta ama qabata weeyaan micnuhu; siyaabo kale oo erayga loo isticmaalo waxaa ka mid ah: jaanta rogan (carar baqo ku jiro), jaanta ayey isla heleen ( way is-fahmeen ama is-afgarteen ama marka askartu gaardiyeyso waxay isla heleen jaan-qaadkii), jaan soo baxaysa ayaan maqlay ( qof ama dad soo socda ayaan maqlay). Waad ku mahadsan tahay in aad iga daba akhrido oo saxdo. Macalinka rasmiga ah adiga weeyaan. Toosiye2
  9. Consclusion You may think that these questions and themes are extensive and you do not have neither time nor want to make thinking in your leisure time in this forum but here are they any way! I just listed thoughts mainly mine but they can be yours also so let us go through them together; shall we? Contemplation themes and questions 1)Group consciousnesses in Somalia, their lack/will of cooperation. - Why? - Theoretically how could their co-operation be enhanced? 2) I trust and need only my group consciousness. - Why? - If evey group mistrusts the other and will not compromise how could life emprove for all? - How about the next generaiton don't they have right to inherit favorable living condition? 3) my group is the right one (ideologically) therefore the others must be wrong. - How and why? - How can you be so sure that only the others are wrong? 4)The lack of trust between group consciousnesses in Somalia. - How to solve it ? 5) Action teams in national level and there role. - Where are they now? - given that they exist what could they contribute in terms of solutions or otherwise ? - Why their role is not more evident now when they are needed most? 6) the individual and society. - What is their relationship? Thanks for reading. The Awakener2
  10. (Last part of Warhayes dictation ) E) Action Teams The fifth unit of social structures is Action Teams without which societies function blind and usually without direction, plan or vision. Such teams compose mostly of selfless individuals who by and large are ahead of the masses in their time and therefore have to come together to work as teams in order to improve the living condition of their respective communities, nation or even families. They neither seek fame nor recognition for they realize that those who are gifted with noble character or are ingenious in other way have responsibility to serve the others. Such Action Teams establish education centers of spiritual or materialistic art, government systems, pioneer projects; they create social councils for reconciliation and mediation, appoint forward looking visionary units and strive to achieve goals of social importance; their main preoccupation as a rule is to solve challenges in their respective communities and nations by proposing solutions to prevalent difficult and/or eventual problems in the horizon. They are truely vechiles for renovation and without them societies may become stuck to unproductive cultural norms which are many times hindrance to their social evolution. In the Golden ages they are prophets, shamans, councils of chieftains and more; in all subsequent ages they exist in many forms and act as real stewards who facilitate social emancipation and act as caretakers for all Life. In the Iron Age, they may be leading figures in the academia, learned religious scholars, the business community, social elites and even important personalities in their nation. The harsh reality of Iron ages and inherent devolution of social values makes the role of the Action Teams even more decisive in our time; naturally it becomes easier to form such teams when and where there is social awareness for the need for such teams as society then could draw from its otherwise unorganized human resource of gifted people and let them fill beneficial social roles; the dawning of this awareness is important for in order to become lasting and sustainable the teams need to have the backing of their society! Action Teams whose members think and act in national levels is what we should look for! ( the last peiece: conclusion by Awakener follows) The Awakener2
  11. D) Organization We have reached the 4th leg, the organization, in our topic :Social Evolution to Nationhood. It is worth to mention that man himself is on a journey to become more capable during his long sojourn on earth. Since his arrival on this planet man has been going through experiences of difficult times (ages) of lack and scarcity complemented by ages of abundance and enlightenment. In the ages of abundance the individual is relatively free as nature provides him for his basic needs; he has better access to his higher faculties of being and thus is more enlightened; in relative terms he is also more honest, generous and virtuoso; he walks upright with dignity. Communities contribute selflessly to one another in service without expecting reward and people have little need for governance systems for the individual is inward directed and self responsible. Furthermore in the golden ages the individual has higher ethical and moral observance. Thus group consciousnesses hardly need to evolve to nation states as there is no feeling of excluding any one and no need to distribute wealth or security to keep; but instead there are social or spiritual groups who endeavor to bring certain socially beneficial goals into fruition. Conversely in the ages of scarcity everything is the opposite. Relatively speaking the individual has low moral and ethical observance, he is outside directed, honest is a scarce community, there is rampant social strive more in times than in other times; the individual becomes ego-centered or the group group-centered; the environment and other life forms become dispensable things and are carelessly used and exploited. Security becomes a real issue; conflicting interest groups are formed, lands curved and wars fought over resources. In short this is a time for total devolution of the character of the individual. Consequently communities choose to have nation states in order to keep security, redistribute the wealth to the people and pool human and material resources supposedly for the common good of the people. The age of scarcity is called Iron Age; our age is an iron age, we are in it. Therefore the remedy is to cultivate the positive aspects of the human behavior like, spirituality, honest, serving for the others, compassion and kindness, forgiveness; and conversely refrain from the negative aspects like: materialistic outlook of life, harming others, discrimination and hatred; dishonest, careless exploitation of the environment etc. In an age which nation states are the norm of the day to remain in an unorganized group consciousnesses in perpetual conflicts could be a destructive choice! It may be better to move to nationhood and form a governing system which serves its entire people. Honest, not necessarily educated, leaders who serve (not rule) the people is what we should look for. The Awakener2
  12. Carafaat;762695 wrote: Positive, I disagree with your statement and it completely contradicts with your theory abowe. That people progress through certain phases in order to create a nation state(individual, family, group, etc). . Difference of Opinion is healthy and you might be right in this but in my view the governance system we made 1950 which was facilitated by the United Nations Trusteeship Council especially in the South is still in place. Weakened yes but we reached a social evolution of nationhood by becoming independent in 1960 and by then created modern governance system of a state in a national level with functioning national institutions. Since then we have been a nation state and that is why Somalia is a member of the United Nations today. Well the old structures were top-down organized and Somali's never progressed nor went throught the diffrent stages, we thought we could pass those stages and tried to enforce structure and governance upon the people. This collapsed because the process was not organised through a bottem-up approach like your theory here suggest, we were individuals with family linkages who though we could create group consciousness, structure and governance from above. One can claim that the coming and introduction among other things governance systems by the colonial powers have had quickening effect on Somali social evolution to nationhood. Our present governance system was artificially inseminated to our culture by the colonial powers. It was imposed on us like all other colonized peoples on the world and we have not genuinely participated in its formation nor its forward evolution.But still without this intervention we would probable have stayed lower social evolution to nationhood. On the other hand lacking a better alternative in the middle of the 20th. Century we opted to call this imposed system as ours; this was done knowingly and with the willing participation of all the different group consciousnesses in our country at that time.Thus a bottom-up approach was crowned by us and consequently whatever above structures which formed came on our own will and pleasing. we did not regress, because there was no progression in the first place. I would say a correction took place and we are back to square one and now we can learn from our mistakes and do it right this time. Back to square one? I doubt but I agree that we are not still out of the woods. We just slipped psychologically two steps from our social evolution to nationhood and those steps and more ground can be covered as quickly as we mend our difference. The Awakener2
  13. Carafaat;762517 wrote: Positive, Can one say that Somali's are now in this (the group conscious) stage of nation building after the last 20 or 30 years were dominated by thinking along family lines and now slowly political or ideologist groups are beginning to be formed without the organisational structure needed to make it lasting and sustainable? Somalia is a nation state! We have gone through creating organizational structures and national governance system and in our heydays proofed that we were capable to govern ourselves as a nation; it is only now that our national governing body has become weakened by our prevalent social structure which is dominated by group consciousnesses who do not act as national entities. But yes it seems that we have regressed, especially after the collapse of the central government in 1991, more to a lower social evolution in which groups of political, ideological and social arts are competing to take the national power through violent means. There is no other way but to talk and instantly after an agreement all necessary governance structures will be shortly in place because we are qualified to do so. The Awakener2
  14. Here it is Carafaat. (continuation of warhayes dictation) C) Group consciousness The group consciousness which is the third leg of mans evolution to nationhood can be classified as a social or a religious in nature; in the beginning when families multiply they form social communities of tribes then clans and eventually ethnic groups; in time these communities become artificially divided into groups each with its unique way of living; for example some may recognize the existence of supernatural forces while others develop advanced belief systems; others may not form concepts of religious or spiritual understanding but become rather opposed to proliferation of new ideas which contradict their old ways. Thus ideological and social diversification takes root and seeds for disagreements are sown. Today you can find people in this stage of social development in all over the world organized mainly as tribes and clans but also as ideological groups of religious, spiritual or materialistic arts. Examples of some of the characteristics of group consciousnesses of social types are: 1) They are group-centered. 2) They are territorial. 3) Each group has low empathy for other groups. First in a group centered community precedence is given to the group survival and group interest over the individual. Therefore members of a group belong and are owned by the group.By not being aware of his individuality the member obeys the dictates of the group consciousness which he feels is his obligation. On the other hand members enjoy preferential rights of material and emotional types within their group of consciousness and it is those rights that cement the group together; moreover fear of the member to become lonely pushes him to the group. Second social groups of clans and tribes, due to their mindset or survival instinct, demarcate their habitat and jealously guard it. They see it as the land of their ancestors and thus believe it is theirs by right but problems arise for example when the population of the group grows and they seek to expand their habitat or in a time of drought when the group seeks to move their animals to for example water holes belonging to another group; land is hence a source of friction for those groups and in fact intermittent wars and fighting are social norm for them. Third lack of empathy across the groups is usually pandemic in people in that stage of social development as they see everyone except their group as enemy or undeserving member of another group; this lack of empathy is many times carried over to inside the group which divides itself into sub-groups,sub- tribes and sub-clans and this causes destructive fighting internally in the group. A positive side of the group consciousness is that the individual gets succor and solace in the group in a time he has forgotten who he is, where he came from and what he is doing here. Due to his amnesia he can no longer "care" for himself but has to be cared for by others. In his dark night of Soul he sells his conscience to a group consciousness or others who make decisions for him which many times are detrimental to his well being both spiritually and materially. In his dire situation he gets support from his group which is a positive act I may claim. The group consciousness has other positive aspects which there are no space or time in here. In the bigger scheme of life this stage of development has to be useful and necessary otherwise it wouldn’t have been here. But if one overstays he may experience unnecessary suffering! A group consciousness which embraces nurtures and nourishes other group consciousnesses is what we should look for! (wait for another installment) The Awakener2
  15. (This is one more summary of Warhayes dictation). B) The Family The family is the second unit of the hierarchy of social structures, and it has function for reproduction; acts as a coaching ground for the children to learn and develop social skills and also functions as a space where children learn culture and social norms; as such it is a important social institution which in a optimal and positive state nurtures and nourishes structures above. That is why all cultures universally put emphasis on the importance of family values Constructive family values are paramount for a peaceful and prosperous society and vice-verse. For example if children are trained by their parents to divide their community along sectarian lines, for example along clan and tribal lines, those children learn to hate; when they are trained that there are superior and inferior social groups in their community they learn discrimination. If they are trained to give their loyalty to their tribe they do so in their adult life without question and qualms. Once bad habits are learned and internalized in childhood or even later in life there is no easy way for the person to change them. One even doesn’t realize that prevalent problems are due to his bad habits but instead blames his misfortune to others. It is easy to become disconnected from deep reflective states where solutions for problems are accessible when one is in emotional turmoil hence bad social habits breed more of their kind. Luckily there comes a time when society or the family realizes that their problem have nothing to do with outside agents but has to do with their way of thinking and acting! At last the society decides that it can benefit from families ruled by positive values of kindness, compassion and forgiveness, and this would bring peace and prosperity for all; it realizes also that sectarianism has to be abolished and positive social values has to be reintroduced for the good of all. A constructive social role for the family is what we should look for! (Another installment is coming) The Awakener2
  16. Then Warhaye began the main body of his course which I summarize as following. A) The Individual The Individual is the first component of a social structure; he or she is the primal person who is the seed out of which the human family grows from; in fact society has no independent existence but is a function of the individuals who make it up; no tongue can be spoken, no good song sang, nor can a beautiful sunset be experienced except by an individual; no ideology can be believed, no good thinking can be thought or an ideal be realized except by an individual. These, and many others, are exclusive domains for the individual and consequently in order to function and exist society needs individuals. In fact the position the person occupies in a community or nation cannot be over exaggerated as he or she is the most precious resource it has; more valuable than gold and money. Whatever progress it makes is limited until a deep conviction dawns on the minds of a society that the individual is not a commodity to be used or traded but a resource with unimaginable potentials. Just putting the individual in the center of attention could many times prevent or cure many social and family ills. If and when maladies become rampant in the affairs of a nation or a family it is important to realize that what you are seeing are symptoms for root causes which could be found on the level of individuals that makeup that society or family. By rule the problems or challenges have to exist first in the individual before they infect the others and hence become a social phenomena. The remedy is positive actions like, caring for the individual, compassion and forgiveness, avoiding to harm one another etc. which revibrate more positive actions in the community or the nation. Positive actions are what we should look for! ( The next installment is coming) The Awakener2
  17. It is the totality of the contributions in the forum than individual contributions that counts most for me. The forum is good place to visit except the political section which could contain more productive inputs. I give my vote to Ibtisam. The Awakener2
  18. Thanks Sharmarke. ( this is continuation of Warhayes dictation ). ”OK before I answer let me recap what I said so far by elaborating little bit” He said. A nation has five function units: The individual, family, group, organization and action teams. Two individuals, a male and female, set up a family and children are born. Many families form a community and develop their distinctive way of life and thus a group consciousness or community of like minded families is born. Communities grow and eventually diversify by developing preferential ways of thinking. In that process there comes a time the communal empathy and their blood bond is weakened and thus communities living side by side begin to compete for resources, group status or preferred ways of thinking etc. In a consequential group dynamics this causes open conflict and fighting between many times otherwise ethnically homogeneous people. Such conflicts further consolidate group consciousnesses, breeds mistrust between groups and in effect evil acts are committed and justified by all sides. Many consciousness groups whether social or religious art may not recover from such conflicts and thus do not make to their next step of social evolution. Instead they wither away or come under better organized groups. Others decide to find solution to their peril after ages of war and fighting. They choose peace and empathy over cruel acts and in the process move consciously to their next step in their social evolution by assuming nationhood which has always been there waiting to be recognized. At last the center of social gravity moves from the group consciousness to a consciousness of a Nation-state and citizens through their individual capacities contribute their talents to the emancipation of their nation. Selfless pioneer action teams take form and Maandeeq oo mayracanaysa in plentiful meadows becomes a symbol for a nation. ” This is a waste of my time. There is nothing new in this” I began to complain. ” You are just repeating what I already knew”. ” The aim is for you to think. My discourse is just to swing your thoughts into motion” he said in reassuring voice and added| ”but it is also meant to take you beyond the wrangling of your group consciousness which you are probable immersed in and let you explore the dept of your thoughts”. |” Of course, of course” I found myself saying meekly. ( another installment is on the way ) The Awakener2
  19. sayidka, haye, wixii xunba Xaawaa leh. Ngonge hadduu sidaas ku maahmaahay meel buu ka dhacay adiguna in aad u jiibiso ma aha. Hablaha ha la daayo hana la xushmeeyo. Toosiye2
  20. Good that you have a sense of humor. The Awakener2
  21. I was preparing myself for a quiet solitary evening when I heard someone knocking the door; when I opened it standing there was my respectful friend Warhaye and from the look of his body language I noticed agitation and sense of urgency. Shoving me aside he came in and by sitting on my coach began to demand my attention. “May I know what is going on” I asked trying to calm my voice. Taking deep breath he commanded me to take a pen and paper and write down what he had to say. “Pen and paper ! Come on” I said with a voice full of irritation, “you can’t be serious! A Saturday evening?”. “I want to bring a subject to your attention. Please write down my dictation and share it with the others” he said with a voice full of determination. After reflecting upon the fact that this may be an important message hopefully full of inspiration I dragged my feet to a table, took a paper and pen and sitting on a desk chair jokingly said “ what should I write down Sire?” “I’m not your Sire” he began, “ but let me say this that a nation has five function units or hierarchies; it is the individual, the family, the group consciousness (clan/ ethnic group/ religious group) , organization and action teams. The individual is primary unit in a society and as matter of fact it is the most genuine unit. Next a favorable condition for a family life is set up when two individuals, a man and woman come together in a sacred matrimony . Consequently families with their offspring grow in numbers and thus a group consciousness is firmly consolidated but as time goes by the group consciousness inherently branches off into many diverse groups with different preferences. This brings friction and discord or fighting for supremacy but eventually some groups reach critical mass and a nation is born after competing groups realize their best interest is served by uniting. " In our age those groups who do not make to the top either wither way along the path to nationhood or they become overtaken by predatory entities who exploit weaknesses of those groups; but the successful ones are those who mend their difference through peaceful means as this gives them chance for better survival . In effect the later groups formulate common national laws, norms and common national decision making apparatus hence government. Ultimately action teams are born after thoughts and feeling of belonging together really takes hold on the psyche of the people and group interest is abandoned. This last social unit can be of elders, doctors, engineers or politicians but their preoccupation in this regard aims to freely contribute to the emancipation and betterment of the nation ”. “This was a road map to a nationhood” I found myself saying, “ but could you go back and elaborate each of the five evolutionary steps and tell us what one should look for ?” ( more is coming ) TheAwakener2
  22. Waad mahadsan tahay Gaacuur. Waxaan filayaa inuu fasirkaagu sax yahay. Erayga honest waxaa uu naxwe ahaan afka ingiriisiga ku yahay tilmaame ( adjective ). Wuxuu markaas u fasirmayaa, sidaad adba tiri, tusaale qof daacad ah ama runlow ah, wanaagsan (good ) ama sharaf leh ( reputable ) . Toosiye2
  23. Af-soomaaligu waa taajir. Kelmada male-awaal waa kelmada caadi loogu isticmaalo af-soomaaliga. Marka wax la mutuhinayo, la malaynayo amase aysan cadayn in wuxu run yahay ayaa loo isticmaalaa. Kelmadda mutuhis ayey isku micno dhow yihiin. Erayga race waa bulsho, quruun ama qaruun hadba sidaad u taqaan. Waxaa kale oo uu noqon karaa dad sida human race ( dadka bilow-aadmiga ah). Erayga degeneration waa dib-u-dhac. Markaas racial degeneration wuxuu u fasirmayaa dib-u-dhac bulsho. Toosiye2
  24. Waan ka qaaday salaanta Somalina. Erayga aad i weydiisay waxaa aad loogu isticmaalaa maadooyin cilmi ah mana ogi eray-bixin sax ah oo loo sameeyey. Haddiise aan isticmaalo micnaha caadiga ah ee erayga hypothesis waxaan ku micnayn lahaa male-awaal( cilmiyeysan ama run noqon kara). Wuxuu kale oo micnahiisu noqon karaa aragti ama theory sida erayga mararka qaar lagu micneeyo. Erayga hypothetically waa falkaab (adverb ) oo u fasirmaya male-awaal ahaan. Tusaale waxaynu oran karnaa arrinta aad ka hadlaysaa waa mid male-awaal ah. Ama haddii aadan male-awaal ku hadlayn arrintu sidaas weeye dheh. Waan ku yara gal-gashay laakiin sidaas ayaan u malaynayaa:) Toosiye2
  25. Walaal Paragon aniguba wax badan ayaan idinka faa'iidaystaa. Adigaa mudan. Toosiye2