Gheelle.T

Nomad
  • Content Count

    3,314
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    5

Everything posted by Gheelle.T

  1. ^Waryaa Sujui nimadii lagugu caaynayay illa waa been. Soo adigan "Tidhi" iyo "yeedhka" guraya.. Aan wax ku su'aallee illa iyo 2008 accountkan muxuu qabanayay? Waaxey 29 posts?
  2. ^ Isagoo lagu haysto inuu Soomali yahay baan ogaa, maantase buraanbur buu soo qoray
  3. ^American iyo Soomali maxaa iigu diiday? Nimankan Afgan laga soo waariday iyagaa u kala horeeya American-ka , Mareykan inuu u baahan Godane iyo jiilkii uba malaynmaya. Shacabka Soomalida ay dhibka ku hayaan baa u baahan inay iska qabtaan. Adiga inaa naftaada ku badbaadiso barito markuu Abwaan dhagta ku soo qabto oo Villa-da ku geeyan ka hadlayaa
  4. You make it sound like we are in Texas. There are thousand and one hurdles to jump before we can even think of getting there.
  5. Maaddeey, haddii caadifadi ku dheeh laan laheen xukmintaas, waxay ila tahay 18 billod la lama sugeen. Oo maalintii la qabtaa qoorta laga jari lahaa. Mida kale haddii qabiil lagu riixi lahaa xattaa, waa kuwa dhulka u dhashay iyo xiriir qabiil ku leh meesha. War inta Xiin iyo Abwaan ku soo qaban, ninka Godena ah warkiisa nasii, kol aan haddow si un kuugu doodee.
  6. Xiinow, hadduu oran waa la igu goobtee maxaan sameyn Maaddeey, waa war la fahmi karo.
  7. This is shame. Darn greedy people.
  8. ^Yeah, while you at it, add that those who feel being wronged, will be able to sue the government.! Classic.
  9. Maaddeey, maya ma xanaaqsani. Laakiin, waxaan ogahay oo dad aad ugu dhow kuwa la hayo qaarkood ka hayaa, inay dhalinta ku lug layaaheen dilka sheekha. 2 wiil oo Sheekha xabada ku dhuftay, midkood ogaantey lama qaban. 2 ka mid ah kuwan hadda xukuman, waxay bixiyeen xog badan oo waliba iyaga oo la kaashaday dad ehelkood ah. Way fiicnaan lahayd in 2 daas at least la siin lahaa xad dil ka yar, laakin waxaa dhacaysa in meesha ay shaki qabiil iyo eexashaa dhacday ay timmaadto. Diintu, qofkii qof dillaa, iyo kam la caawiye, iyo kan ku taageera maal, maxay ka tiri? Waana iga su'aal dhab ah.
  10. Maaddeey, PL waan taageeraa oo waxaan u arkaa in ay model-keedu xal u noqon karo Soomaliya oo dhan, yacni federalka. Dhul abtirsi family- wuu yahay, xattaa anoon ku korin. Waa mid labaade, Soomaali colaada kala gashay kama maqni oo dulmii iyo tabasha si gaarka ama mid qabiilba waa dhici kartaa inuu jiro. Laakiin, wadani baan ahay boor iskuguma soo qariyo. Bal car walaalkeen intaa ka hel. Janankaa dhul xoreeyay ku leeyahay. Iyo waa lagaa guulaystay.
  11. ^Adigu waligaa Ghosts reerka ahi ha ku dul maraan. Did Yey buy all the weapons in the world as Haatu implies. Or was he more powerful than Barre's government? The context here is "power." That at at least that's what Haatu was implying.
  12. Haatu;922354 wrote: Let him buy all the weapons in the world and shoot every b@stard that stands in his way. It's the only way some people understand. Midaas Inna Barre(AUN) ayaa wax ku xallin lahaa.
  13. Maaddeey, bal runta aad haysid sheeg, dhib kuu qabsan maayee. Kolay AS-nimaan kugu ogaa, laakin inaa Magool(AUN) heesaheedii aad jeclaydna waa igu xan
  14. ^6 dembiilayaal ah oo qirtay dambiyada ay galeen, soo in la marsiiyo maaha xaqqa? Mise adigu AS kaliya xudduud qaadi karta, waaye sheekadaada. Haddii aanan la socon xukunkooda, waan su'aali lahaa maxkamada la saaray, laakin inaan kaaga war dhow ahay baa filayaa. Adiga aan wax ku waydiiyee, ma dilki Dr. Cabdulraxman baa raalli ku tahay, mise dadkan dhagarta qaba ayaad wax aad ku difaacdo haysaa?
  15. Dhaqankaagu waa inaad dad gaara ad khaladkooda aragto. Maadaama aad qof wadani ah tahay, wa inaan ka gaabsadu toosh ku shididda
  16. Saawirtu soo ma keenin marya dhigashadaada Oo aad dowladdii intaa hoosta gashatay aad tiri xar yaa fiirsha. Oo kaaga darane, kii hadlaa aa tiraa waan ka raayay oo waa xanaaqsan yahay, sidii inay meesha ciyaari football ah la ciyaarayay. Qaar aad ku sheegtid in la watto. War nin yahow, diffaacaan iyo qof jeclaysiga aad wadid waa taa dadka ku eedayn jirtaye, ee bahasha qurxi. Waa talo.
  17. lol@ I give up." Poor Haatu was lost in Somalia's clan politicking. Waryaa sujui, ama banaanka ka joog ama dhinac raac, dhexyaal baad noqotay, markaas aa wareertay.
  18. Abwaan, marka doc ka yeer baa tahay miyaa, markaad Macalinka, Mooge, iyo Zack aad isku dirka ka dhex waday?
  19. Sheekha AS baa dishay, Godane waa AS madax ugu sareeya. Mastermind buu ahaa iyo ma aha, meesha maba taalo. Godane waa dambiille ka mas'uul ah dilal iyo falalka AS geesato oo dhan. Maalinta la qabtana, haddii ayba dhacdo, wuxuu mutaysan DIL.
  20. Kuwa 6da ah ee meesha jooga ee toogashada ku xukuman, ma joke baa?
  21. War meeshu waa forum kow. Waa labbee goormaa kuu jawaabay oo midkaan ahayn? Adiguse soo adiga dhexbooda dood rag kaloo is haysta intaa.
  22. Maxkamadaytaan qosol ka dhigaysaa, laakiin midkasta oo la soo qabto laguna caddeeyo falal, qoortaa loo dheerayn.