FreshPrince

Nomads
  • Content Count

    376
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by FreshPrince

  1. Nin-Yaaban;771394 wrote: You just couldn't resist eh. No, I'm showing you how what you posted is so irrelevant like Somaliland. Why should what this white female did really matter in our lives?
  2. She could've sold the house and feed Somaliland with it.
  3. I apologize to the Moderators for the insults I have said. But, just know, what I said is the truth.
  4. Naxar, is Eng, Maxamed Cali Mire (NSUM Chairman) and Osman Hasan Badawi in Taleex, taking part in the Conference or not?
  5. MoonLight1;771374 wrote: I hope moderators will deal with this kind of childish language. The likes of you, disgust me greatly.
  6. Somalia;771371 wrote: I just give you facts, are you crying sxb? What facts? You have 8,000 niggas up in Raascaysr State, reading to kick some ***** lol
  7. Somalia;771369 wrote: It's like you are asking to get banned I'm not asking to get banned. These guys, including yourself tend to act as if they're Superman, but I ain't the Hoo, you're trying to Superman! lol
  8. ^ I'm done with you people. I made a thread, posted a news. That's it. End of discussion!
  9. MoonLight1;771335 wrote: Alla soomaali caqli xumaa, war heedhe aayada meel aan logu tala galin haku caburinin, waa ninkii yiri oo kale tukan mayo, markii la weydiiyay maxaad u tukan weyday ayuu wuxuu yiri ilaahey sow ma oran "Fawaylun lil musaliin" Waxaa hoogay dadka dukada. sxb prince aayada aad shhegaysaa waxay ka hadlaysaa in qabiilka lagu xiriiriyo qaraabada, in lagu kala ogaado dhaxalka, in adeerka, awoowga iyo ilma adeerta isku kala gartaan, ee loolama jeedo isku kala takoora oo isku dacaayadeeya, oo isku kala faquuqa, tan aad adiga iyo somalida badanaa ula jeedaan waa taa, lets be honest. War waaxan ku yidhi ninyaho iska hadaaqay, sidii nin hada soo Muslimaay ama coma ka soo tosay ha ila hadlin, ma garatay? Waaxad shegaysiidna waxaba ka jiro. Allah wuxu yidhi, waxan idin abuurnay qabiiloyin iyo qowmadoyin, sii aad isku garatan. You're talking about fathers and uncles LOL, hadii aan ahan laha nin madow ah oo hada soo muslimaay, ma waxas baad iigu sheegayni lahed? Acudubillah! Qabil is like a big family. You have a family and I have a family. We have immediate family (father-mother-siblings), then we have relatives, then we have clan, then we have tribe, then we have a NATION. Comprende?
  10. LooooooooooooooooooooL misa wa BAAAAAAAAAAAACAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAC !!!
  11. MoonLight1;771325 wrote: Oh Sh*t.. after 21 years of disaster Stup*d Somalis still use this word. I'm not going to misuse it. Asking him what clan or region he's from is giving me more background on the person. Besides, Allah said he has created us into tribes and nations, so we can easily identify one another. So, you shouldn't say "oh sh*t" as if it's something bad to ask someone what tribe they are.
  12. Sensei, waxan ku weydiyey, adigu yaad ahed horta? Reerkee baad ka tirsantahay? Gobolkee baad ka socota?
  13. Sensei;771317 wrote: Fresh- Adaa laguugu madadaalinayaa adeer gacaliye. Wax go'aya majidho, idinka xataa markaa Khaatumo soo dhameesataan tartiib baa u soo labanaysaan ee dacaayada raqiis ah jooji. Ku yidhi "majidho". War wuxu aaf Somali xuma. lol Walal Sensei, meeshi la odhanjiray Puntland wa lagu kalatagay ee intay goori goor tahay baliliqayso waxad qadan kartid. lol
  14. Dubia(Allssc): Xaflad ay soo agaasimeen jaaliyada raascasayr ee dalka isku taga imaaraadka carabta oo lagu soo dhowaynayey madaxwaynaha maamulka Raascasayr State Of Somalia mudane Farah Dooxajoog ayaa waxaa dadkii ka hadlay ka mid ahaa wasiirka dib u heshiisiinta iyo arimaha Federaalka Maamulka Raascasayr mudane Saciid Salax Ismaaciil. Mudane Saciid Salah ayaa ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan dhamaan Gobolada Waqooyi Bari ee Soomaaliya isaga oo xilal badan soo qabtay. Wasiirka ayaa waxa uu ka hadlay waxqabadka Maamulka Raascasayr sidoo kale isaga oo hambalyo u diray shirka ka socdo magaalada taariikhiga ah ee Taleex waxa uuna sheegay inay guul u rajaynayaan shirkaas. " frameborder="0" allowfullscreen>
  15. POWERFUL SPEECH BY GARAD JAMAAC GARAD ALI GARAD JAMAAC !!! GIRLS, SAY ULULULULULULUL, CAUSE WHAT HE SAID WAS SO POWERFUL, IT SHOOK THE HEARTS OF MEN! http://lasanod.com/details.php?num=6771
  16. Jacaylbaro;770722 wrote: Ka baro ,, ka baro Quit copying Reer Puntland. They came up with that "Ka baro, Ka baro"!
  17. I heard Saado Cali is at Taleex right now,partaking in Khaatumo 2 Congress. True or False?
  18. Som@li;770540 wrote: Masakiin, I say, Maakhir and SSC have moved on, Get that! Maakhir and SSC should join together as ONE STATE.
  19. Cali Cise Cabdi Interview about Shirka Khaatumo 2 " frameborder="0" allowfullscreen>