
Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^Lol, Ceesaanti way duushay
-
Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf oo soo gaaray Garowe (Sawiro) C/weli Gooni Horseed Media Garowe, Puntland Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Yusuf Ahmed oo maanta soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa kulamo kula leh Xarunta Madaxtooyada Madaxweynaha Puntland Cadde Musse iyo xubno kamid ah xukuumada. Maanta ayuu Madaxweyne C/laahi Yusuf Markii uu soo gaaray Garowe war kooban uu saxaafada kusiiyey xarunta Madaxtooyadda Garowe, asagoo sheegay in uu daalan yahay oo uusan hadalka kusii dheeraan doonin, wuxuuna Cabdullahi Yusuf Madaxweynaha DFKMG sheegay in wafdigiisa uu la socdo Safiirka Yemen u fadhiya Soomaaliya ayadoo uu ka hadlay Dooni laga leeyahay Yemen oo lagu afduubtay xeebaha soomaaliya isla markaana hada lagu heysto xeebta Eyl. Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo wafdigiisa ayaa sidoo kale lagu wadaa inay beri ka qeyb galaan munaasabada Caleemo Saarka Boqorka ******* oo ka dhici doonta magaalada Qardho.
-
Madaxweynaha Soomaaliya Md Yusuf Oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Garoonka Dayuuradaha ee Magaala Madaxda Puntland Garoowe. Waxaa barqadnimadii saaka kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee caasimada DGPL madaxweynaha DFKS Cabdulaahi Yusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminaayo oo kasoo duuley magaalada Nirobia ee caasimada wadanka Kenya madaxweynaha ayaa waxaa kuweheliyey safarkiisaan wafdi heersare ah oo kamid ahaa masuuliyiinta DFKS iyo safiirka dalka yemen ufadhiya Somalia. Safarkaani uu kuyimid madaxweynaha DFKS caasimada maamul goboleedka Puntland ee Garoowe ayaa aheyd mid kadis ah oo aan dadka filineyn imaatinka madaxweynaha DFKS. Markii ay kasoo degeen wafdigani kasoo kicitimey magaalada Nirobia ee caasimada dalka Kenya ee uu hogaaminaayey madaxweyne Yuusuf garoonka diyaaradaha magaalada garoowe ayaa waxaa sidiiran ugu soo dhaweyey masuuliyiin sar sare oo katirsan maamul Goboleedka Puntland uu ugu horeeya madaxweynaha maamul Goboleedka PL jeneral Maxamuud Muuse Xirsi( Jeneral Cade) iyo qaar katirsan golaha wasiirada iyo xildhibaanada maamul Goboledka Puntland. Waxaana Goobtaasi kalmad soo dhaweyn ah ka jeediyey wasiirka wasaarada maaliyada maamul goboleedka PL Dr Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab Soo dhaweyn kadib waxaa kalmad kooban saxaafada kusiiyey bartamaha Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe madaxweynaha DFKS Cabdulaahi Yuusuf Axmed isaga oo kawar bixiyey ujeedada socdaalkooda wuxuuna kudheeraadey madaxweyne Yuusuf kahadalka arimaha Burcad Badeeda.
-
Garoowe: Wafdi uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda KMG oo ka soo degay Garoowe 26. November 2008 Garoowe(AllPuntland)-Wafdi ballaadhan oo uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda KMG ayaa ka soo degay garoonka diyaaraddaha Canoco ee duleedka magaalada Garoowe,iyadoo wafdiga Madaxweynaha ay ka mid yihiin xubno ka tirsan Golaha Baarlamaanka iyo Xukuumadda. Ujeedada socdaalka Madaxweynaha Dowladda KMG iyo wafdigiisa ayaan si dhab ah loo ogeyn, hase yeeshee waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxweynaha uu ka qeybgeli doono caleema saarka Boqorka Dooraad oo ka dhici doonto magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Daqiiqado kadib ayaa la filayaa in ay soo gaaraan wafdiga Maxdaxweynaha, waxaana ay marka ay soo gaaraan gudaha magaalada ay si toos ah u tegi doonaan xarunta Madaxtooyadda. Wixii warbixino iyo khudbooyin ee uu jeediyo Madaxweynaha DOwladda KMG kala soco APL. AllPuntland, Garoowe
-
Garowe: Madaxweynaha Soomaaliya oo la shirsan Madaxweynaha Puntland. 26. november 2008 Garowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed oo soo gaaray goor dhaw Magaalada Garowe ayaa la kulansan Madaxweynaha Puntland Maxamuud Muuse Xirsi, waxaana aan la ogaan karin waxyaabaha ay ka wada hadlayaan. Warka ayaa sheegaya in uu Madaxweyne Yuusuf kala hadlayo Madaxweynaha Puntland arimaha siyaasada ee dalka Soomaaliya & xaaladaha gaarka ah ee Puntland, waxaana xaaladahan Puntland lafilayaa in ay qeyb ka noqdaan Doorashooyinka Puntland. Madaxweyne Yuusuf ayaan si rasmi ah wali loo hubin ujeedada booqashadiisa, balse warar hoose ayaa sheegaya in uu Madaxweyne Yuusuf usoo gaaray Puntland waqtigan wada hadalo uu la yeelanayo Siyaasiinta Puntland oo uu kala hadlayo marxaladaha dalka Soomaaliya & Sidii doorashada Puntland ay unoqon lahayd mid wanaagsan oo si xor ah uga hirgasha Puntland. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la kulmi doona saacadaha nagu soo aadan Isimada Puntland, waxaana Yuusuf kala hadlayaa Isimada sidii ay door muuqda ugu yeelan lahaayeen xaaladaha Doorashada Puntland. Saraakiisha Madaxtooyada Puntland ayaa ka gaabsanaya in ay kulamadan faahfaahin badan ka bixiyaan, waxa ayna sheegayaan in uu Madaxweynuhu hadli doono saacadaha nagu soo aadan uuna warsiin doono Suxufiyiinta. Safarka Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ku soo gaaray deegaanada Puntland ayaa ku soo beegmaya xili deegaanada Puntland ay ku soo fool leeyihiin doorashooyinkii Madaxweyne-nimada, waxa ayna dad badan dhowrayaan hadalada Madaxweyne Yuusuf ee ku aadan booqashadan. Madaxweynaha socodkiisa ayaa ku soo aadaya sidoo kale xili uu khilaaf adag kala dhaxeeyo Raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen, waxaana laga dhowrayaa Madaxweynaha in uu ka hadlo awood qeybsi ay gaareen Wafdiga Nuur Cadde & Mucaaradka ka soo horjeeda. Sadexda maalmood ee nagu soo aadan Madaxweyne Yuusuf wuxuu joogi doonaa Puntland, waxaana aan la hubin in uu tagayo gobalada Puntland oo uusan waayahaan wada marin, waxa ayna warar sheegayaan in uu Madaxweyne Yuusuf tagayo Qardho & Gaalkacyo. F. C. Geylan AllPuntland
-
^Wax walaan baa tahay ninyahow, we are individuals in here, no matter how our views are similar or see things from the same perspective. If you had a fight with DQ or Duke, I will have nothing to do with it, balse adiga you have only one big Ookiyaale which you can only see with people such Yey, Duke, DQ iyo anigaba igu dar hadaad rabto. I'm sure that's the reason aad Xiina ugalaafatay in this thread. Adeer qoute me bal where I have frequently changed positions.
-
Waryaaa, where have you been, good to know you still alive... Thanks for sharing this with us...
-
Lol nuune NG, what I see is an angle about to embark a great journey to save Somalia.
-
^This to be from AT, you think Xiin is wishing for the great comeback of Yey miyaa? Now that kind of talk and line of thought I expected from Odwayne, I never for once thought you will doubt your friend Xiin's sincerity against Yey's legacy and what he stands for. In this, you showed to be amongst the group with the belief, Xiin is a Yusufite is qarinaaya. AT, Saaxib, you have no position and even worse you are losing credibility as the day passes.
-
^Im not underestimating their 'navy' , its them that need to be involved in a pointless war with the pirates in an attempt to get their desperate desire for world attention.
-
Goldogob + Bur Salah: Candidate Nuradiin A Diriye tours Mudug
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
This dude is my pick, Nuradin all the way... if not, my second is Muxyidiin. Nice pictures, Bur Salah looks big and developed Masha'alah, I have always thought it was small tuulo. -
^RedSea, the argument of 'Cuqdad'when disagreed with you or opposed to your secession ideals is weak and utterly basesless. Of course Kaftan, as in kaftan-dhable, discussing real issues in a civil manner. Mase waxaan idin dhahnaa wax kasta waad kusaxsantihiin, ileen hadii wax la idinku qabsado aad la imaanaysid 'cuqdad' maxaad markaa meesha kuhaysaan.
-
^Ceesaanti way duushay RedSea Waa maxay cuqdada iyo waxa aad kahadlaysid, sidi nin strong ah uhadal ninyahow meesha waa lagu kaftami runtana isu sheegayaa, cuqdad qoktii tabar laawe ah ama laxumeeyay ayay gashaa, and certainly that's not the case... As for whether Puntland is part of the South, have been in the past and will be for ever, shaki iyo dood kama furna.
-
^Adeer, you have no argument, xataa hadaan kaa daayo the International and powerful organisation donors in queu for Somalia presented in the picture. No one denied the South's problem as a conflict zone, khilaaf siyaasadeed and warz, they are FACTS. However, why you, Suldaanka and the rest of the secessionist SOL members want to ignore the other FACT, XAGEEBAY KAGADMI LADAHAY, presented in the picture... insignificant, isoladed small traingle with headless and confused leader that doesn't know what to do or where to start. Let's call it a day
-
Mr Odwayne, don't be naive and only look at what the average man on the street can observe and see, Somalia's terror groups, its war or political misunderstand and Burcad badeed, or on the other hand SL's peace, Xisbiyo kusheeg or the so called democracia... The issue is SL cries for International attention, and is as Amir points isolated. WAR XAGEEBAY BASHANI KAGADMI LADAHAY
-
^Again you don't make a point, the blugging philosopher, I post the picture again just for you so you can re-read the message it carries carefully, if we can not agree on this will leave to rest of SOL members to make their own judgement. Lol, look at Amin Amirs picture clearly, Riyaale oo dhafoorada haysta saying 'Xagee kagadmi lada'ahay'. And Yey wuxuu kuwareersan yahay keebuu lahadlaa intaas oo Wadan The point, Amin Amir has showed yet again SL is insignificant, and gave you a hint to understand if you are that thick to pick the detail of the image, Riyaale's xagee kagadmi la'aday remark
-
^Again, I have made a point but you don't. The argument or the debate has never always been about SL's peace, development or what you call democracy but its RECOGNITION. And what Amir pointed to you, in FAR WAAWAYN is that no matter what you do, the world has no attention for you.
-
Thiery brother this is not about Yey but Mr Dheere. He is angry and lost position to his former junior officers... it shows the rift has started before even the Administration has yet to take a step... These men's power and Mogadishu's political weather and change of situation is unpredictale, Of course I won't bet my money on Mr Dheere neither should you on any of the other men. AT, saaxib, again you missed the point.
-
^Plus SL militia (Oops sorry I meant Navy ), kudardee iyaga because they want to be involved in this war...
-
Somaliland Navy: The Only Way To Stop Somali Piracy
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hahaha, I thought this was a copyright for Alshabaab, SL have copied Alshabaab and claim to be ready to engage with the pirates Go on, stop the bloody pirates, we will see idinka iyo Alshabaab kuwi kuhormara -
What have I said wrong FB saxib. I have never said anything bad against the peice and development and all the good things Amin Amir present about SL, Infact I supported that, what I have disagreed had always been about the dismemberment of my nation, the secession ideals. If the South in this state of war and problems can be this influencial in the matters of Somalia and the world. My secessionist brothers what do you think or wait, when we get out acts together... You have no hope