
Nephissa
Nomads-
Content Count
3,852 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Nephissa
-
Hooyo. 1: (Gabadheydiiyeey, waxaad ka baxday guri aad baratay una baxday gogol iyo nin aanad garanayn. U noqo dhul, samo hakuu noqdee. U noqo dhab, udub dhaxaad ha kuu noqdee. U noqo jaariyad, addoon ha kuu noqdee. Ha isku nabin yaanu ku nicine, hana ka fogaan yaanu ku hilmaamine. Hadduu kuusoo dhowaado u dhowow, hadduuse kaa meero ka fogow. Ilaali sankiisa, dhegihiisa iyo indhihiisa. Yaanu kaa urin udug mooyee, yaanu kaa maqal hadal mac mooyee, yaanunna kaa dhugan dhalaal iyo qurux mooyee). Hooyo. 2: Gabadheydiiyeey, waxaad ku socotaa nolol cusub... Nolol aanu boos uga bannaaneyn hooyadaa, aabbahaa, iyo walaalahaa toona. Waxaad noqoneysaa xaas uu qabo nin aan dooneyn inay cidi kula wadaagto, xitaa hadday ciddaasi ahaan lahayd kuwii ku dhalay iyo kuwii kula dhashay. Gabadheydiiyeey, ninkaaga u noqo naag iyo hooyo labadaba. Gaarsii heer uu aamino in aanay cid aan adiga ahayni jirin, mar kastana xusuusnow inuu nin (nin kasta) yahay carruur caga weyn, hadal macaan kan ugu yarina uu ka farxinayo. Yaanu kaa dareemin murugo iyo in guurka uu ku guursaday aawgii aad reerkaagii uga soo fogaatay, illayn isaguba waxa uu ka soo tegay gurigii aabbihii iyo reerkiisiiye. Ha yeeshee farqiga idiin dhexeeya adiga iyo isagu waa uun farqiga u dhexeeya nin iyo naag oo naagi mar waliba waa ay ka beer jilcan tahay kagana xiiso badan tahay ninka xagga waalidkeed iyo gurigii ay ku dhalatay, ku barbaartay waxna ku baratay. Waa inaad la qabsataa nolosha cusub iyo ninka cusub oo laga billaabo maanta noqday ninkaaga iyo carruurtaada aabbohood. Gabadheeydiiyeey, waa kaa mustaqbalkaagii waana kaa gurigaad adiga iyo ninkaagu wada dhisateen, aabbahaa iyo hooyadaana ka soo qaad wax tegay. Ku oran maayo iska illow aabbahaa, hooyadaa iyo walaalahaa, haddaad adigu illowdana iyagaanba ku illoobi karin, waxanse kaa codsanayaa in aad ninkaaga jeclaatid, isu qurxisid, isagana u joogtid, weligaana maandhey iska ilaali masayr haddii kale furriin meel kuuma jiro). Hooyo. 3: Gabadhaydiiyeey, maal badni waalidkeed hadday gabari nin kaga maarmi lahayd adaa ugu horreyn lahaa, balse haddaynu dumar nahay rag baa naloo abuuray, sida raggaba annaga naloogu abuuray. Gabadheydiiyeey, waddankaad ku dhalatay iyo gurigaad ku barbaartay waa tanoo waad ka baxaysaa, adoo aadaya dal aanad aqoon iyo nin aanad u baran la dhaqankiisa, ee maandhey u ilaali toban umuurood: -Ta koowaad iyo ta labaad: Ku qanac wuxuu ku siiyo kana maqal wuxuu ku yiraahdo, maxaa yeelay qanaacada qalbigaa ku qabooba, maqalka ninkana rabbi baa raalli ka noqda. - Ta saddexaad iyo ta afraad: Halka ishiisu qabanayso la soco, halka sankiisu urinayana ogoow, oo yaanay ishiisu qurux mooyee wax kale qaban, sankiisuna udgoon mooyee wax kale urin. - Ta shanaad iyo ta lixaad: La soco waqtiyada uu wax cuno, uguna dadaal degganaanta waqtiga uu hurdo, maxaa yeelay gaajadu way gubtaa, hurdada oo lagu bar gooyaana way ka caraysiisaa. - Ta toddobaad iyo ta siddeedaad: U dhowr guriga iyo maalka haku qaddariyee, una daryeel qaraabada iyo ubadka maamul aqoon iyo marwanimo hakuu qiree. - Ta sagaalaad iyo ta tobnaad: Sir haka bixin yaanu kaa sad goosane, amarna haka diidin yaanu intuu kuu xanaaqo ku diline. Ha farxin isagoo murugeysan, hana ismurjin isagoo faraxsan.
-
I don't floss, I use a findhicil . what's your fev brekkie cereal?
-
ahhah! dhib maleh, geed hindi uu gabal caleen ka soo jabsanaa, hadii rose la waayo.
-
^ L0L. Jingal beel jingal beel.. I'm with Abdillah on this. It's just another hallmark holiday. I could care less about Vday. But, if you must shower me with gifts, who am I to refuse. . JB, Hargeeso rose maka baxaa? . Ubax baan sidaa, kuula soo ordee mayga aq bali..
-
surely that is racist!
-
All this racist crap, blood is red, $hit still stinks wherever it comes from. Who cares and why does it matter..?
-
I think this is an early April fool's joke, L0L. I refuse to click that link.
-
- Akhbaar Cusub, Caawa iyo Caalamka - His behavior was farcical and well I would be changing the locks, life is to short for such drama and rubbish nonsense, unfortunately we don't all think alike.. ..so she begged him and he's back, however, he handed in his ultimatum. When she told me some of his cut and dry; you either "do this or else" threats [which I don't want to give the specific details in respect of the privacy of the individuals involved ] I slipped into a quasi panic attack. My girl is on lockdown, this is the card he is playing. From this day forward she will live in fear and ask permission to do everything, I mean EVERYTHING because if she doesn't.... . ps. Faarax B, maxaa kaa juq juq siinaayo? Bal u sheeg caalamka. :rolleyes:
-
Oodweyne is hitting on me!! Ba'aayeeeey! Originally posted by Oodweyne: ^^^ Besides, as a lad from Togdheer's border region of Somaliland, one do recalled that, rumour has it that the discerning ladies of the clan of late poet Mr. Qaman Bulxan in western Somalia have been known to have a soft spot on us folks in Oodweyne/Gaashaamo area - i.e., ****** when it comes to matrimony and what have you. Hence, that may account for your over-friendliness to give me the said cilaan with it's docurating going over, to say the least ( for you'll be expressing at that time, what words could not say in a thousand verses!! ).... Regards, Oodweyne. Addeer, that sounds more like a drunken man's dream. . "soft spot" was evicted last century..only the opposite is true. My uncle married an Oodweyne woman around the time I was born, so I grew up having Aunt Shuun around and her two sons from a previous marriage [her ex-husband is an Oodweyne, so the boys are Oodweynes .] Her sons, not related to me by blood, but definitely family, are one of the group of cousins I'm closest with. And that, my dear old chap, is the closest you'll ever get to me. Sorry.. I hate being personal and offending you, but other than the reason Baashi gave you, I think the other downfall if I were to consider you is the language barrier; I can't speak Oodweyne, I just can type it , plus I would want a little younger dude and a body builder type. Sorrry again..
-
Wooow, It is refreshing for me to come accross Oodweyne's shortest message ever on this SOL platform . The old chap is taking a break from the usual, lengthy "excerpts from Jerry Springer look alike" posts. Regards, Nephthys.
-
Simple solutions to terror groups and security.
Nephissa replied to General Duke's topic in Politics
Um...the General is missing some big steps in logic there it appears. I wouldn't stop at Xasan Daher. The whole TFG and its dabo-dhilifs need to be put down like the rabid dog that they are. That'd reduce terrorism by more than 90% for sure. Blame, point fingers, insult, kill, bomb..it's only a matter of time before it's game over. -
MARC SMITH EXCLUSIVE*** NOMAD STATUS ON SOL***
Nephissa replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Layzie, ma anaa suuq mugdi i gadee? Waa hadaa ii noolaato: -
^ Istaaqfurullaah! like you never called me crying your eyes out! lady, pleaseee! Originally posted by Dabshid: Neph: Who gave her the idea to dye? , waan ka gareney gurya badan oo in aad Dab ku shidaysid! mey mey, haaraam 3adeem!
-
Woow Layzie, I'm fascinatted by your "sheep/sheepdog" relationship with Che, it seems that you're enjoying being herded around like an obedient little waxar.. Good job sister! Faheema, I did not name names or talked about people that you, as forum readers/solers know. I kept things generalized. Nor did I use names or instances that may have involved some members here. Ma garan waxaa la ooyaysid.. Don't fall into the flock mentality like the sheep just did. .
-
MARC SMITH EXCLUSIVE*** NOMAD STATUS ON SOL***
Nephissa replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
af hindigu foolxumaa! Serenity: Naa naf is geli. :mad: -
^ Sheh was responding to me, Adam. LoooooooooL @ Duceysane!!!!!
-
I find it funny people would remember to say it in the heat of the moment, that's all!
-
^L0L. * Start with "Bismillah" and the authentic du'a. does anyone really? . [naa Caasho, bisinka qabso.. ] AhhhH!!! allaa caloosha. Ummu, thanks abbaayo. But that was the opinion of a scholar, and since there wasn't a valid support from the Qur'an backing him up, I guess his opinion is as good as anyone else's.
-
^ haye, how about Osman, Omar or Ali? Isseh: markuu Faarax B is sheego aan ana is sheegaa..!
-
Originally posted by underdog: Intii SOL laisku sheegijiray kabadan aa laiksu sheegaa an umaleena in Facebook. Sida loo joogo filin hindi camal aa laba SOL isku shukaansanaay aa waxay noqonaayan labo isla dhalatay. Hadaba sawirada halaiska soo hormariyo. Waryaa Ina Sheegoow, Deebolo maxaa isku tihiin? Mise you're another Sheegoow? . Mr.Labo, try again abti. Indira, is Dahia ina Kaahin.
-
President Rayale visits Tog Wajale, Arabsiyo, Gabilay and Kala Baydh
Nephissa replied to Jacaylbaro's topic in Politics
LooooL@cunaha la hayaa. Sanadka maanta dad badanaa cunaha ceego la hayaaa oo xabadka looga taagan yahay abbaa. @ Kala Baydh, is that a city name? -
Originally posted by Che -Guevara: Nephyts...I'm assuming your friend told you all this in confidence. How's dis helping her?. I hope she is not SOL member. Che, I really don't see it that way based on the limited information I have given. My friend is not a member here but she knows I started this thread...said she would be interested in the responses. Thanks for the replies. Ummu: tell me I didn't seriously read that you would get a permission over something so trivial [hair? are you kidding me?] from your husband..honestly???? I could understand if it was a major change, like tying tubes and such..but a hairdo? comeee onnn! Is there a verse or a hadith supporting this? I think the ultimate decision should belong to the one whose head the hair is attached to.. A question for the long hair lovers: What if your woman had lost her hair to cancer? What would you do? Or she has an accident, or skin condition and becomes unattractive, do you walk away without a backward look? Grrr [some] men are so weak and shallow, runtii.
-
ye, exactly. A person running out on a marriage based on a haircut, was planning on leaving anyway. But I'm more interested in the religious aspect of it, do women need a permission to do anything to their body?
-
A friend calls me up today, crying. Her wadaad husband of 4 years walked out on her lastnite. His reason? She surprised him with a new "look". She has always had long, black hair and she wanted something different. She had her hair cut above her ears and dyed it blonde. He was furious with her, grabbed some clothes and left. Was she wrong to do it [diiniyan] without talking to him first? Did he over-react?