wyre

Nomads
  • Content Count

    3,536
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wyre

  1. Inaan heesta idiin fududeeyo yacni dhageysigooda lol war ninyahow heesteydi bey la keceen aan ugu jeclaa 18 and over eheed
  2. Lol @nuune Adigana sheeko aan oolin unbaad ka hadashaa @ngonge Abtigiis baa hor imaanayo
  3. War kaamvi ma ila aragtay? Intii dambee dhan buu liqay admin
  4. Aan kusoo caanbaxo nooca cusubee video ga suga It's the amharic kid i like most
  5. Aniga waxaan la yaabay Admin miyuu u eeganaye dadkan? sababtoo ah BOB= waamo Jaceylbaro= somali land Sayid*somal= Qardho Talow tuujiye maxuu la iman doonaa ma bakaaro mise xamar weyne
  6. NGONGE;679822 wrote: Dee badow baad tahay. And the smiley are not the same. I want the green man. Kkkkkk mayee ninyahow waxaan uqaatay inaad Smiley dhan ba aad arki weyday markaan waxaan uun lahaa walaalka wax u kordhi Midda kale green ka waxaad moodaa oday marqaan jab ahoo dee sidii sheekadi JB oo kale mukulaalihi is qabtay u qaatay islaamo qaad gadayo aniga kan baa ila quruxsan ninyahow
  7. Ngonge ninyahow smileys wey jiraan balse waa adiga sameysoo meesha kuuguma diyaarsanee , laakiin ani I have 1 problem akhyaaray, quotation keyga halkuu la aaday admin? Maalin dhan baan internet ka ka raadinaaye 24hrs ayey igu qaadatay, haddana ma dib baan u raadiyaa? @BOB anugu 2 saac illaa 7 saac waan isku dayaye inaan bal mar uun dalaq soo iraahdo waanse ku guuleystay akhiiran
  8. I like that pirate avatar, but i just found michael jackson interesting, Oz thank you for the help sxbii
  9. war d'you have the problem i have? I can't access with my user name, i have to access with my display name? midda kale am not will smith fun yaakhey can i change him?
  10. The new camel milk thread waa great laakiin waan ku wareeray saa maantoo dhan log in name ki aan gelinaaye wuu soo diidaayay illaa aan iska tijaabiyay nick name ki banaanka iigu qornaa
  11. Ma sidaa baa, dee buugaagtu waa loo baahanyahay waa qeyb nolosha ka mid ehe, aniga waagaan yaraa wax barashada iskuma aanan fiicneen wakaayoo imika ba iyo ta toona qori karin heestan ayaan isbuucan dhageystaa waa tanto metro http://www.youtube.com/watch?v=qTZmrsbk0HE
  12. wyre

    Assalaamu caleykum

    Oo weyra ma aniguu ahaa thout it was some nickname u knoe on each other wallee waa yaab war sxb sucuudiga ayaan buuraha qodaa kamaavi
  13. shamuuri show waa kii galleyda lagu karin jiray jb
  14. LOST WAS ONE BRILLIANT SHOW BUT I LIKED HEROES MORE THAN LOST
  15. I found these from wikipedia Пера, Жика и Мика (Pera, Žika i Mika) — in Serbian Sulio i Pulio (Сульо и Пульо) — in Bulgarian Hinz und Kunz — in German Kreti und Pleti - in German Hans und Franz — in German Jóska-Pista — in Hungarian Jan en Alleman - Jan, Piet & Klaas — in Dutch Fulano, Zutano, Mengano y Perengano (usually the first three only) — in Spanish Tizio, Caio e Sempronio — in Italian Pierre, Paul ou Jacques — in French En Pau, en Pere o en Berenguera — in Catalan Per, Pål og Askeladden — in Norwegian Fulano, Beltrano e Sicrano — in Portuguese Иванов, Петров, Сидоров (Ivanóv, Petróv, Sídorov), каждый встречный и поперечный (kázhdy vstréchny i poperéchny) — in Russian Are, Oore, Shamsi Kooreh — in Persian Andersson, Pettersson och Lundström — in Swedish فلان وعلان (fulaan wa-`allaan) , كل من هبّ ودبّ (kull man habba wa-dabba) - in Arabic Era Ghera, Nathu, Khera (ایراغیرہ نتھو خیرا) — in Urdu/Hindi Phalana Dhingra — in Punjabi Nodaai Bhodaai - in Assamese Joži or Džony - in Slovak (slang) 阿貓阿狗 (pinyin: ā māo ā gŏu) — in Chinese (lit. "cat and dog") 張三李四 (pinyin: Zhāng sān Lǐ sì) — in Chinese (張 and 李 are common surnames, while 三 and 四 are the numbers three and four) 猫も杓子も (Rōmaji: neko-mo shakushi-mo) "cats and ladles too" - in Japanese (neko-mo shakushi-mo) 개나 소나- in Korean (dogs or cows) Ahmet, Mehmet - in Turkish Urlia, Sandia eta Berendia - in Basque குப்பனோ சுப்பனோ (Kuppano Suppano) - in Tamil Cikku l-Poplu - in Maltese
  16. La xowla ma youtube ka baa la diidayaa juxa ok iga raali noqda haddii aan qaldamay CL is daji huunno i dint start topics aan dumarka wax ugu dhimaayo ha ii qaadan qof dumarka neceb no offence just joke iyo kaftan
  17. http://www.youtube.com/watch?v=hIls2_PkXPg&feature=related
  18. Duco baan idiin soo diray inta thread kan isticmaashee aamiin dhaha
  19. FEMALE 1 There was nothing to do on a Friday night No one was calling my phone The prospect of plans seemed out of sight And I sat in my room all alone So I booted up my computer And I bought a new sweater online But while browsing J-Crew A loneliness grew And soon I was desperate to find Something to pick up my mood just a bit That’s when it happened, that’s when I got hooked On the internet site I can’t seem to quit That’s when I joined... The Facebook MALE 2 Whenever I feel lousy FEMALE 2 Whenever life’s a bore MALE 1 I count my friends in order I’ve got... ALL Five hundred and four FEMALE 1 I search the kids from high school From my vast array of friends MALE 1 You can tell if they are smart or not By the schools they now attend MALE 2 I post up on my profile All my latest greatest news FEMALE 1 I know to never search for folks With the wrong political views FEMALE 2 You can read my posted quotes My favorite artists and their tunes MALE 1 If you’re not on the Facebook I suggest you join it soon ALL Please be my friend on the Facebook Click accept, I’ll add your name to my list You need me to be your friend on the Facebook If you refuse, I’ll forget that you exist Help me feel alive Be friend five hundred and five Ooo FEMALE 1 If you want to talk and gossip FEMALE 2 And you always need the scoop BOTH FEMALES You can share your dirty secrets With a private member group FEMALE 2 You can always change your picture From a hot one to a joke MALE 1 And if your photo’s sexy Then I might give you a poke FEMALE 1 Yes! ALL Please be my friend on the Facebook And I’ll be looking at you when you don’t even know You need me to be your friend on the Facebook You’ll never be really cool if you say no To socially survive Be friend five hundred and five Ooo MALE 1 Whenever I get horny And I wanna find a girl I never just click search I’m clicking global for the world MALE 2 When I see a girl I like I shoot right from the hip I send I note to see If she wants to be In an open relationship ALL Please be my friend on the Facebook Though I don’t like you, we’ll pretend that we’re close You need me to be your friend on the Facebook Life is about whoever collects the most Friends to make you thrive Be friend five hundred and five When everyone is in on it You need to take a look MALE 1 Be a friend MALE 2 Be my friend FEMALE 1 My special friend FEMALE 2 My fakest friend ALL On the Facebook Facebook
  20. guyz dat's a kind of joke laakiin waxaan idiin soo gelinaayaa similar tom dick and harry in other languages camal
  21. copy weeye akhyaarta haddii afsoomaaligii reer xamar ka uu ku qoranyahay la socda
  22. Facebook ayaa ah alaada cusub oo aduunka meel dhow u soo dhigay dadka isticmaalo taa oo keentay in Jaceelo laga abuuro waxaana aad u xiiseeyo dhalinta yar yar iyo kuwa waaween intaba iyadoona xiliyadaan danbe dadka xiiseyo intarnadka ay aad u isticmalaan Facebook. Aalada Facebook ayaa intabadan leh qasaaro waloow faaidana ay jirta waxaase badan qasaarahiisa waxaana ka mid ah qasaarahiisa in uu dumiyo qoosas muda dhisanaa waxaana arintaas maanta siweyn uga qoray saxafada Sweden in qoosas badan ku bur bureen isticmaalka Facebook Bur burka qooska ayaa lagu macneeye in nin iyo Haween is qabaa mid kood uu helay qof ay horey isku jeclayeen mudana kala dhusanaa waxaana ay isku arkeena ay tahay Facebook taana waxay keentay in labadii is qabtay midkood helo xeeriirkiisi hore ama Jaceel horey u kala dhumeen taana waxay keentaa in qoftii horey loo qabay ay xaajigeedii hore ka dareento isticmaal badan oo Facebook oo mashquul badan oo ku bixiyo isticmaka intarnadka Joornaalka Daily Mail ayaa qoray in Mareykanka qoosas badan isku fureen isticmaalka Facebook iyadoona jaceelkii hore kala dhumeena ay dib isugu soo celiyeen xiiriir kala habaabay mudo tana ay keentay in furiinka ku soo bato dadka isticmaalo Facebook Facebook ayaa waxaa ka dhaco wax yaalo xun qisadii ugu xumeed ee kadhacday waxay aheyd in niween oo 55 sano jiro uu gabar 13 jir ah ka barta Facebook beena u sheegay in uu da yar yahay sidaana xiiriir kula sameeyey gabartii yareed taana waxay keentay in uu u diro Rigaalooyin badan gabartiina soo jiito sidaana uu maalin ku casuumay gurigiisa halkaana ugu tinid kadib gabartii markay aragtay in uu nin weynyahay isku dayday in ay ka fakato halkaana ku faraxumeeyey kadibna uu jar jaray hilibkeedii ku duugay meel duur ah Hadaba isticmaalka Facebook ayaa waxaa moodaa Soomaalida in ay xiligaan aad u isticmaasho oo waqti badan ku bixiyaan waloow Soomaalida u istcmaasho Facebook in ay isku cayaan ama qof lagu soo bandhigo ceebtiisa halka aduunka intiisa kale loo isticmaalo in leesku dhaafsado araahyo muhiim ah hadda fb xaaraan mise xalaal
  23. iska dhici reer xamarka saas baa lagaa rabaa