The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by The Zack


  1. Here is the definition of refugee just incase some of you lost your mind.

    A refugee is a person who is seeking asylum in a foreign country in order to escape persecution, war, terrorism, extreme poverty, famines, and natural disaster.

     

    Now, If one is saying the so called Somaliland is another country then how come Mr Kahin used the Passport-kii cagaarnaa of the Republic of Somalia to travel to the USA?


  2. Lol@I am civilized. Walalo Don't pick on Somali men that much.. Each culture has its own weaknesses. Be proud of who you are! No matter where you were born or raised, To the country that you were born or raised you are still seen as an outsider or an immigrant si kastoo isugu dha-dhajiso, trust me on that.


  3. What a crappy anthem! Somaliland, Hire me so I can make you a better anthem.

     

     

    The actual Somali National Anthem is so real tho. I luv it, as a matter of fact when I was listenning to it I had to stand up.


  4. 24 weriye oo bilihii la soo dhaafay qax ku joogay magaalada Hargeysa ee xarunta Jamhuuriyada Somaliland, ugu dambeyntiina lagu amray in muddo 24 saac gudahood ah isaga baxaan magaalada Hargeysa ayaa waxaa maanta magaaladaasi isaga huleelay 13 ka tirsan suxufiyiintasi.

     

    Weriyeyaashan ayaa iyagu muddo hore waqtigii loo qabtay uu ku dhamaaday inkastoo ay jireen maalmo kooban oo loogu kordhiyay, waxayna ugu dambeyntii ay go’aansadeen inay halkaasi ka tagaan, iyagoo afka aadiyay dhinaca dalka Jabuuti oo la filayo in ay saacadaha soo socda gaaraan.

     

    Weriye C/xakiin Cilmi Xasan oo isagu ka tirsanaa suxufiyiinta boggan, kana mid ah suxufiyiinta isaga huleelay magaalada Hargeysa ayaa isagu sheegay in dhinaca dhulka ay ku geli doonaan magaalada Jabuuti ee xarunta Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, wuxuuna xusay in go’aankani ay wadatshiyo kala sameeyeen xubno sare oo ka tirsan xukuumada Jabuuti.

     

    Wasiirka arrimaha dibedda dalkaasi Jabuuti ayuu sheegay inay la xiriireen, isla markaana ay ka codsadeen bal inay gudaha u soo galaan dalkaasi, isagoo sheegay in wasiirku uu u muujiyay soo dhoweyn aad u wanaagsan iyo marxabeyn, wuxuuna xusay in shuruud la’aan uu u sheegay inay soo geli karaan dalka Jabuuti oo uu sheegay inuu yahay dhul Soomaaliyeed.

     

    “Dowladda Jabuuti waxay noo muujisay dareen Soomaalinimo iyo soo dhoweyn, mana iloob doono” ayuu yiri C/xakiin Cilmi Xasan oo tibaaxay in sidoo kale ay u mahad celinayaa dowladda Somaliland oo buu yiri muddadii ay suxufiyiintaasi ku sugnaayeen ay si wanaagsan u soo dhoweeyeen suxufiyiin & shacab intaba.

     

    "Goáanka xukuumada waan ku qasbaneyn in aan aqbalno, inkastoo aanan aheyn dad mudan in iyaga oo qax ku yimid la sii qaxiyo haddana waan ixtiraameynaa goáanka dowladda Somaliland, maadaama ay yihiin dal madax-banaan, waxaana u mahadcelineynaa dhammaan shaqsiyaadkii na garab istaagay muddadii aan halkaasi ku sugneyn" ayuu yiri yiri C/xakiin Cilmi Xassan oo si gaar ah ugu mahadceliyey Guddoomiyaha ururka Solja Mustaf Shiino oo uu ku tilmaamay shaqsi ay mar walba abaal u hayaan suxufiyiinta reer Muqdsiho.

     

    Weriyeyaasha kale ee iyaguna ku haray magaalada Hargeysa ayaa la sheegay inay saacadaha soo socda isaga bixi doonaan inkastoo aan la xaqiijin halka ay qaban doonaan, iyagoo kol horena ay jireen 3 suxufi oo ka mid ahaa 24-kaas lagu amray inay ka baxaan Hargeysa oo horey u gaartay magaalada Campala ee dalkaasi Yugandha.

    Suxufiyiinta maanta isaga baxday halkaasi ayaa waxaa ka mid ah C/xakiin Cilmi Xasan, Jacfar Max’ed Kuukaay, C/raxmaan Al Cadaala, Ceydiid C/raxmaan, Miikaa’iil Rashiid Barre, Rashka iyo xubno kale oo aad u tiro badan.

     

    Dhinaca kale, magaalada Jabuuti ayaa waxaa haatan ku sugan guddoomiyaha ururka u dooda xuquuqda suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan kaasoo qeyb ka qaadanaya soo dhoweynta iyo dejinta weriyeyaashaasi daalan oo ay isku kaashadeen barakaca iyo sii barokicinta, waxaana sidoo kale halkaasi ku sugan madaxa hay’adda warbaahinta bariga Afrika qeybteeda dalka Soomaaliya

    ------------------------------------------


  5. By Claire Sibonney

     

    TORONTO (Reuters) - A Canadian oil-field worker, stunned to get a C$85,000 ($83,700) cell phone bill, has had the charges reduced to C$3,400, but is still fighting them.

     

    Piotr Staniaszek, a 22-year-old oil and gas well tester in rural northwest Alberta, became a figure of international media attention this week when his father went to the press to complain about the size of his son's bill.

     

    Staniaszek's father, also named Piotr Staniaszek, said his son thought he could use his new phone as a modem for his computer as part of his C$10 unlimited browser plan from Bell Mobility, a division of Bell Canada.

     

    He downloaded movies and other high-resolution files unaware of the charges they would incur.

     

    "He's working in the field sometimes, alone, in the shack. What to do? Drink vodka or go on the Internet?" Staniaszek senior told Reuters on Thursday from Calgary, Alberta.

     

    "Now it's $85,000 and nobody told him," he said.

     

    According to the invoice, his son rang up C$60,000 in charges in November, and they have since climbed to C$85,000.

     

    Staniaszek senior said Bell has agreed to reduce the charges to C$3,400 for "goodwill"

     

    "It's still high...Who can afford it?" he said, adding his son can barely make payments on a new truck he bought for work, and will continue to fight the charges.

     

    A Bell spokesman said the plan is not intended for downloading files to a computer, and that's clear in his contract.

     

    Staniaszek said his son did not want to talk to the press after the interest his story has received and that he is afraid to use his cell phone and incur more long-distance charges.

     

    (Reporting by Claire Sibonney; Editing by Peter Galloway)

     

    Reuters