The Zack

Nomads
  • Content Count

    7,629
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by The Zack


  1. Isn't this Bidca? I thought Muslims should always be different then the Gaalo. Unlike the Kufars, we don't have specific days to celebrate or do specific things. "Lil Muslimiina Ciidaani" was what the hadith said.

     

    KK, May your dad and all of our dads rest in peace!


  2. ^Sorry Lakers lost game 4 and they will lose game 5 and the NBA Finals will be over this weekend. GO CELTICS! I wanna see KG, Ray and Paul grab that championship.


  3. Sheekadan waxey ka hadleysaa sida dadka qaarkii ay wax walba wax xun uga dhigayaan ama negative u yihiin. Here we go:

     

    Qol xunoo ku yaalla xaafad xun oo magaalada dibadeeda ayaa islaan xun oo iska leh ay kiradii igu dalacday.

     

    Mushaarkaygii xumaa markuu ku filaan waayay ayaan mid xunoo aan walaalo nahay oo shaqo xun ku haysta

    Carabaha ayaan idhi war dee wax ii soo ***.

    In yaroo xun ayuu ii soo diray oo uu iigu soo dhiibay kii xumaa ee ina jaamac ahaa.

    Galabta ayaa Taxi xun ka soo raacay wasaaraddii xumayd ee aan ka shaqaynayay oo aan aan intii xumayd ee ii soo

    diray ka soo qaatay kii xumaa ee ina jaamac ahaa.

    Dee ka dibna suuqii xumaa ee jaadka ayaan soo maray oo aan ka soo qaatay jaad xun oo qaali ah.

    Makhaayaddii xumayd ayaan ka dibna qado xun ka sii cunay.

    Islaantii xumayd ee uu qabay kii xumaa ee aan ilmo adeerka ahayn ayaan gurigeedii xumaa fadhiisanay.


  4. Show the girl that you are interested in her any more. Remember you don't have to say the words " I am not interested in you abaayo", however, show her. For example, hadalada macaan ka yaree, telefonka mar mar ku cab lol, shaqada busy ku ahay ku hay markasta. Trust me iyadaa kugu sanifeyso.


  5. Originally posted by Abtigiis & Tolka:

    It was in Qabridahar. This dark guy from Gode came to ask for the hand of his would be wife. Gabadh buu soo doonay. Anyone who knows Qabridahar will know that the people there are tall and light skinned.

    Abtigiis, Sheekadaas xageed ka keentay reer qabridahar baa light skin ah kulahaa reer Godey Gacalana madow madow... Sxb I don't know where you get your facts from but wherever you get 'em please get 'em right. I have been to both those towns and I didn't see any difference. Reer Qabridaharka baa ilko dheedheeri ku arkay uun.