Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garyaqaan2


  1. waxaan aad iyo aad usoo dhaweeynayaa. Ruxkasto oo is badal wanaagsan ka keeni kara puntland. Lakiin waxaan hubaa waqtiga hada lagu jiro in ay aad uu ga digtoonaan doonaan dorashada. maadaama cade laftirkiisa ahaa nin dibada uuga yimid reer puntland. waxaan u rajeeynayaa puntland bash bash iyo barwaaqo, Naxa riistii eebe.


  2. Maxkamadihii oo ku darsamay shabaabka digniinta ay u jeediyeen in ay sii dee yaan markabka

     

    Maxkamadaha Islaamka oo sheegay inay la dagaallamayaan Kooxaha Burcad Badeedka ah ee Markabka Shidaalka wada heysta

     

    Sabti, November 22, 2008(HOL): Xoogag Islaamiyiin ah ayaa tegay Degmada Xarar-dheere si ay halkaas uga ugaarsadaan Kooxo Burcad Badeed ah oo la sheegayo in ay halkaas la soo galeen Markab Sacuudiga laga leeyahay oo shidaal aad u badan uu ku raran yahay.

     

    Markabka Sirius Star oo uu ku raran yahay Shidaal dhan 2 Milyan oo Fuusto, isla markaana ay saaran yihiin 25 Shaqaale ah oo u kala dhashay dalalka Philippine, Saudi Arabia, Croatia, Poland iyo Britain ayaa la sheegayaa in ay kooxaha Burcad Badeedka ah la aadeen Xeebta Xarar-dheere ee Gobolka Mudug.

     

    Mid ka mid ah Dadka ku dhaqan Degmada Xarar-dheere ayaa sheegay in Xoogagga Islaamiyiinta ah ee tegay Xarar-dheere ay ahaayeen kuwo si deg deg ah u rabay in ay ogaadaan halka uu ku sugan yahay Markabka Sirius Star oo Sabtidii hore laga soo qabtay meel 480 Mile u jirta Xeebaha Soomaaliya.

     

    Shiikh C/raxiin Ciise Caddow oo ah Afhayeenka Howlgallada Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in ay dembi tahay in la af-duubto markab uu leeyahay dal Islaam ah sida Sacuudiga oo kale, “Sacuudiga waa Dal Muslim ah, af-duubashada Markab laga leeyahayna waxaa uu ka dembi badan yahay af-duubashada maraakiibta kale”ayuu yiri C/raxiin Ciise Caddow oo sheegay in Degmada Xarardheere ay hoos-timaado Maxkamadaha Islaamka, isla markaana ay wax ka qaban doonaan arrimaha Markabka Sirius Star.

     

    Xiligii uu jiray Maamulkii Maxkamadaha Islaamka ee lixda bilood ka talinayay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa waxay Ciidamadii Maxkamadaha ku guuleysteen in ay tallaabo ka qaadaan Kooxo Burcad Badeed ah oo qafaashay Markab u rarnaa ganacsato Soomaaliya, waxaana 8 ka mid ah Burcad Badeedkaas oo la soo qabtay lagu xiray Xabsi ku yaala Magaalada Muqdisho, inkastoo aan ilaa iyo haatan la ogeyn wixii ay arrintooda ku dambeysay 8daas nin ee Burcadda ahaa.

     

    Hiiraan Online

    Mogadishu, Somalia


  3. Al-Shabaab oo cambaareysay afduubka Markabka Sacuudiga. WHAT a joke

     

     

    Kooxda Islaamiga ah ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ee al-Shabaab ayaa cambaareyn kulul u jeedisay afduubka loo geystay markabka laga leeyahay dalka Sacuudi Areebiya ee saliida qeyriin sida.

     

     

     

    War ay soo saartay al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in kooxdu ay ka xuntahay afduubkaasi isla markaana ay ku dabajoogto dadkii ku lugta lahaa falkaasi.

     

     

     

    Afhayeen u hadlay kooxda al-Shabaab oo lagu magacaabo C/qafaar Muuse ayaa sheegay in aysan diintu qabin in la afduubto hanti Islaam uu leeyahay.

     

     

     

    Kooxda al-Shabaab waxa Maraykanku uu ku xiriiriyay inay tahay koox argagixiso ah oo xiriir la leh shabakada al-Qaacida.

     

    source horseed.net


  4. Hadeey nu nahay shababka sol. waxaan aad iyo uugu farax sanahay shaqada uu ka wado Mr duke sol si daa daraadeed nah waxaan codsi gaar ah u jeedineeynaa inta wax ku qorta iyo inta aqrisataba in ay meesheey duke ku arkaan ay yiraahdaan THANK YOU AND CONGRATS


  5. so far alot people agreed that duke is Reasonable person to depate with. without personal attack. Genarale continue doing the great job for our people . Alot people came in sol to read different veiws. we will inshalaah continue supporting. for the good couse for our people.Hold in to your position. You showed alot progres and interst in the somali politics.

     

    Originally posted by xiinfaniin:

    :D:D
    @ this thread.

    my dear brother what is so funy about this thread?

     

    i belive Xiin that you are Reasonable person too but!!!! ragu waa is qabtaa hadan waa hishiiyaa .

     

    walaalkaa haduu kasbaday xushmada sol membar's qaarkood ha u xumaan . meesheeda ka sii wad.

     

    There is no need to feel disappointed or angry that someone received an award you felt you deserved more. That may lead you to feel bad about the situation, but that bad feeling is one that you impose on yourself unnecessarily.


  6. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

    Waste of bandwidth.

     

    Saan hiilis iyo camiraad waa dhaaftee ee kistoo iska aayar.

    Mr Moderator Waqtigaag halagaaro iska sug hada waxeey joogtaa Genaral Duke. Markii waqtigaada lagaaro waad heleeysaa bilad.


  7. Waxaan rabaa in aan halkaan ku godoon siiyo Bilad sharf For Mr Duke

     

    Ujeedooyinka soo socda daraadeed.

     

    1. waxaa muu jisay geesinimo oo dhinac kasta leh.

     

    2. waxaad la doodaa ruuxkasta ama waalan mise fiyoowba.

     

    3. waxa qofkasta u sharax daad moow qifkaada ku aadan TFG.

     

    3. Waxaad u samirtay qofkastoo kusoo ataago Personal Attack.

     

    4. waxaa lagugu baratay nin aan mowqifkiisa aan iska badalin muujiyanah meesha uu raacsanyahy ( waa hadeey ahaan laheede Hor marka Puntland ama tan TFG da ama Tan kismaayo.

     

    5. Waxaad muujisay in aad aad uuga xuntahay in caruurta yarayar loo adeegsado siyaasdaan qalifsan ee ka jirta somalia in la isticmaalo.

     

    Somalidu waxeey tiraahdaa Gaalka dil Gartiisanah sii :D i love this (oraah) oo aan micnaheeda uula jeedo. inta aan ku jiray sol ama aan wax qoro aamba aan ahaado dhageesta fiican . waxaan arkaa weerar aan caadi aheen uu Mr Duke ula kulmo. Hasa yeeshee si geesinimo leh ayuu markasta uu ga jawaabaa firkadah kala duwan ay wataan, Walaal ha galgaduuud, Waqoyilanad ama aan iraahdo Somaliland, supports of Maxkamadah & Alshawaab ama shaqsiyaad uu qabiil kabuuxu oo jecel i ay ku hoos dhuuntaa siyaasada in YEEY. Waxaa kaloo intaas dheer in ay jiraan ragkale oo jacel ama ba aan iraahdo dumarba in ay weerarka lagu hayo Mr Duke ay ka qeeyb galaan Dabcan waxaa dhici karta in shaqsiyaad kaas ayasan la gali karin depate face to face ah Mr. duke

     

     

    Hadab waxaan rabaa in aan iraahdo Mr duke job well done maa daamo intaa qeeybood aan soo xusay ay yihiin shacbkii somalia waa in aad si wanaafgsan utustaa hadalka xoriyadiisa .

     

    Having said all of those . who is with me on these :cool:


  8. ^^^ you are right we need to ask them alot questions. I belive farjac and ilka jiir would do great job for puntland. it will be better if they are in the same ticket. I heard that Nuuradiin does not know the place that mutch. he was bprn in biadow and was raid in xamar. does not even know the xeer dhaqanka . lol but good luck to him. Empror we need update from nuuradiin.

     

     

    General Duke . where is ilka jiir as well update us.


  9. Originally posted by Xaaji_xundjuf:

    To teach you guys in the south a lession

     

    i tottaly agree with faisal cali statement

     

    wiilka adis ababa ku dhashay ayaa iga dhow wiilka xammer ku dhashay

    :confused: wooow

     

     

    oraah baa jirto oo oraneeyso hadalku wuxuu ku qurxbadan yahay inta uu uurku ku jiro.

     

    silence is golden


  10. Originally posted by HornAfrique:

    Actually he is not. He seems to be gaining back, by playing on this political tactic of clan alliance with Islamists, the confidence of his clan that he seemed to have lost the last two years.

     

    Garbahareey xataa tagye odeygii!
    :D

     

    He is not taking this long because Kismaayo is such a difficult task for him. Nay, he is determined to milk this opportunity to rise once again as the supreme commander of the clan. This is his goal after he sits once again in Baranwaa.

     

    Mark my words.

    ^^^ hornd my dear lad take a deap breath and for one second for get about kismaayo. somali baa waxeey tiraahdaa shalay waa ma soo nnoqoto.

     

    adeer huuraale garbahaareey tagilahaayaa ama dool iyo dhulkii ethopia . waxaa sugaayo ragii sideeda isbaaro u dhigtay oo ka furtay sadaxda baabuur raganah ka laaye. soo kuwaas iyo kuwa lamid ah sugimaayaan? ee maatada ka soo rarta kismaayo.


  11. Mr bare Huuraale oo maanta wareeysi siiyay bbc da ayaa sheegay in kismaayo xoog looga soo saaray.lol Aynah si wada jir ah uu ga soo saareen ******* lol iyo onlf.

     

     

    Barre Hiiraale “Waxaa naga go’an in aan si dhaqso ah ugu laabano Kismaayo”.

     

    Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo ka Mida MUDANAYASHA BAARLAMANKA Soomaaliya dhawaana maliishiyooyinkiisa looga itaal roonaaday dagaal ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa hada ka dhawaajiyay in uu qorsheynayo sida ugu dhaqsiyaha badan in uu dib ugu laabto magaalada Kismaayo.

     

    “Waxaa naga go’an in aan si dhaqso ah dib ugu laabano magaalada Kismayo”ayuu yidhi Barre Hiiraale oo isagoo ku sugan gobalka Geedo u warramay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.

     

    Barre ayaa sheegay in dagaalkii loogasoo saaray Kismaayo uu ahaa mid qaab qabiil oo kale ah,inkastoo uu hadana sheegay in AL Shabaab ,Maxkamadaha beelaha iyo qabiil kale ay qabsadeen oo ay is bahasyteen,qabiilkaas oo uu ku sheegay in uu yahay *******

    Horay waxaa loo ogaa in magaalada Kismayo xasuuq beeleed loogu geysan jiray dadka ku abtirsada Beesha ******* inkastoo aynsan hada muuqan rasmi ahaan in ay qabsashada Kismayo ugu lug leeyihiin,waxaana hadalkiisan loo arkaa oor kacsi uu ku oor kacsanayo magaca qabiilka Qaawan ee ******.

     

    “Si kasta oo ay noqotaba waan ku laabanayaa kismaayo oo ay ku nool yihiin sadexdeyda Xaas iyo caruurteyda”ayuu mar kale yidhi Barre Hiiraale.

     

    Hadalka Barre Hiriaale ayaa kusoo beegmaya iyadoo muddo dhowr maalin ah uu ka maqan yahay magaalada Kismaayo kadib dagaal muddo sadex maalmood ah socday todobaadkii hore oo loogu itaal sheegtay.

     

     

    source carmooyin

     

    [ August 30, 2008, 01:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]