Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garyaqaan2


  1. Originally posted by Farancab:

    [QB] lol@
    Garyaqaan
    , waxaas aa pure qarxis la dhahaa,,,
    ;)

    gabanka waa uu wareeray waan uyare caqli celin rabay. Haduu waano iyo ceeb wax ku famaayo. lakiin haduuba ka sii daray. ethio aan ahay buuba la soo shaqo tagay. eebow ceen astur


  2. Originally posted by Sir-Qalbi-Adeyg:

    These people are power hungry and always bring shishiiye to somalia and they stank.

    Mr Qalbi adeyg iloowsha dhawidaa maxaa ku helay

     

    yesterday you where said this

     

     

    Sir-Qalbi-Adeyg

     

    Nomad

    Member: 10041

     

    Judge Me:

    posted December 03, 2008 03:37 PM

    -------------------------------------------------- ------------------------------

    No, I don't, but I'm still connected to my region and people.

     

    Let me tell you something my freind, everyone is looking out for their interests. Every group wants somali unity on the condition that their adeer and their people are leading it. You should be doing the same and abandon this hopeless cause of somali unity.

     

     

    Posts: 953 | From: Dhagaxbuur | Joined Somalia Online: Jun 2008 |

     

     

    Sir-Qalbi-Adeyg

     

    Nomad

    Member: 10041

     

    Judge Me:

    posted December 03, 2008 03:13 PM

    -------------------------------------------------- ------------------------------

    It's all about your interests at least for myself, you should favor which ever political party caters to your interests in somalia and the west. In somalia, political interests is synonymous with clan interests therefore one has no choice but to support one's clan interests. As napolean said "A man will fight harder for his interests than for his rights".

     

     

     

    and to day you said this

     

    Sir-Qalbi-Adeyg

    Nomad

    Member: 10041

     

    Judge Me:

    posted March 16, 2009 06:04 PM

    -------------------------------------------------- ------------------------------

    Kool Kat

     

    Yes, they do hail from the barren puntland unfortunately. But I don't represent any particular region or group, I'm a free agent.

     

     

    walee in aad qalbi adagtahay


  3. Mogadishu Thursday , 05 March 2009 SMC

     

    Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur Afhayeenka Ururka Alshabaab ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Al-Jazeera qeybteeda ku hadasha Afka Carabiga ayaa beeniyay wararka sheegaya in aas aaska Ururka Alshabaab ay ku lug leeyihiin dad shisheeye ama ajaaniib, isagoona sheegay in Ururka Al-Qaacida ay aysan ka mid aheyn, balse ay wadaagaan dhanka talooyinka

     

    Abuu Mansuur ayaa ****olka ka qaaday in magaca Ururka Alshabaab ay aas aaseen Dad Soomaali, waxaana uu sheegay in Ururka si buuxda ugu howl galo Gudaha Soomaaliya, isla markaana ay ku mideysan yihiin dhalinyaro Soomaali ah oo ka go'an in dalka lagu dhaqo shareecada Islaamka.

     

    "Ururka Al-Qaacida xiriir ayaan leenahay, taas macnaheeduna ma ahan inaan ka tirsan nahay, anagu waxaan nahay koox Islaami ah oo ka dhisan Soomaaliya, waxaana doonaynaa inaan Shareecada Islaamka ka hirgelino dalkeena"ayuu yiri Abuu Mansuur.

     

    Sidoo kale wuxuu sheegay inaysan doonayn inay cid gaar ah dulmiyaan, balse ay doonayaan inay dhulkooda hagaajistaan, hadafkooduna uu yahay mid lagu doonayo in dalka lagu xukumo Islaamka iyadoo aan dadka la cadaadin.

     

    "Hadafkeena waxaa uu yahay inaan Dagaalka sii wadno, si loo helo dhab ahaanshaha ku dhaqanka shareecada Islaamka cid walba oo taas ka hortimaadana waan iska leexinaynaa"ayuu mar kale ku celiyay Abuu Mansuur oo intaa ku daray in aanay jirin wararka sheegay in ay doonayaan in ay gaaraan Ilaa Gobolka Alaska ee Mareykanka, sida uu horay uga dhawaajiyay Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo sheegay in ay dagaalada sii wadayaan ilaa ay ka gaaraan Alaska, Jasiiradaha Solomon ilaa Japan.

     

    Mar la weydiiyay sababta keentay inay ka horyimaadaan Dowlada uu hogaaminayo Sheekh Shariif oo horay u ahaa hogaamiyihii Maxkamadaha Islaamka, ayuu ku jawaabay "Xukuumada Sheekh Shariif waxay wadataa dastuurkii aan ku diidnay C/llaahi Yuusuf, mana ahayn sababtii aan C/llaahi ula dagaalanay inuu ka yimid Puntland, ee waxay ahayd inuu dastuurka aamisan yahay oo uu diidan yahay Islaamka, ma taageersanin, waxaana ula dhaqmaynaa sidii aan ula dhaqanay TFG-da".

     

    Somaliweyn Media Center “SMC


  4. uruurka al shaabab oo meel fiican uuga soo baxay dadka dhibta ku habsatay. kana qaaday jid gooyin badan ee loo dhigan jiray.

     

    Afhayeenka ururka Al-shabaab Sh. Mukhtar Roobow [Abu-Mansor] oo wareysi siiyay Al-jazeera qaybta af-Carabiga ayaa sheegay in Al-shabaab aysan ka mid ahayn Al-Qaacida, balse ay leeyihiin xiriiro dhanka talooyinka ah.

     

    "Ururka Al-Qaacida xiriir ayaan leenahay, taas macnaheeduna ma ahan inaan ka tirsanahay, inagu waxaan nahay koox Islaami ah oo ka dhisan Somalia, waxaana doonaynaa inaan Shareecada Islaamka ka hirgelino dalkeena" ayuu yiri Abu-Mansor.

     

    Afhayeenka Al-shabaab, wuxuu ****olka ka qaaday in ururka ay aasaaseen dad Soomaali ah, oo aysan aasaaskiisa qayb ku lahayn dad shisheeye ah, balse ay haatan la joogaan si ay uga qaybqaataan jihaadka socda si Shareecada loogu xukumo Somalia.

     

    "Hadafkeena koowaad waa inaan dalka ku xukuno diinta Islaamka, cid walba oo taas ka hortimaadana waan iska leexinaynaa, balse waa wax aan jirin inaan doonayno inaan dagaalada wadno inta aan ka gaarayno Gobolka Alaska [Mareykanka], hadalkaasna waxaa sheegay nin qiiraysan" ayuu yiri Roobow.

     

    Sidoo kale wuxuu sheegay inaysan doonayn inay cid gaar ah dulmiyaan, balse ay doonayaan inay dhulkooda hagaajistaan, hadafkooduna uu yahay mid lagu doonayo in dalka lagu xukumo Islaamka iyadoo aan dadka la cadaadin.

     

    Mar la weydiiyay in ururkooda ay burburiyeen qubuuro, ayuu kaga jawaabay: "Meelaha dhaqdhaqaaqa Al-shabaab ay joogaan waxaa ku yaala Qubuuro, lamana dumin; ha rumeysanina hadii la idin yiraahdo Al-shabaab waxay burburiyaan qubuuraha" ayuu yiri Abu-Mansor.

     

    Afhayeenka Al-shabaab ayaa ku sheegay wareysiga lala yeeshay in ururkooda uu ka fiirsado wax uu sameynayo inay dhib keenayaan iyo inay faa'iido leeyihiin, wixii dhib keenayana ay ka tagaan.

     

    "Waa wax aan suurogal gal ahayn in la dilo qofkii fikirka kugu khilaafa... arrintaas waa mid aan jirin oo been ah... waxaana faafinaya cadowgeena" ayuu yiri Abu-Mansor oo ka jawaabayay su'aal ahayd inay sabab la'aan u dilaan dadka iyagoo ku tilmaamaya gaal ruuxii fikirkooda ka horjeesta.

     

    Mar la weydiiysay sababta keentay inay ka horyimaadaan dowlada uu hogaaminayo Sh. Shariif Sh. Axmed oo horay u ahaa hogaamiyihii Maxkamadaha Islaamka, ayuu ku jawaabay:

     

    "Xukuumada Sheekh Shariif waxay wadataa dastuurkii aan ku diidnay C/llaahi Yuusuf, mana ahayn sababtii aan C/llaahi ula dagaalanay inuu ka yimid Puntland, ee waxay ahayd inuu dastuurka aamisan yahay oo uu diidan yahay Islaamka, ma taageersanin, waxaana ula dhaqmaynaa sidii aan ula dhaqanay TFG-da".

     

    Afhayeenka Al-shabaab Abu-Mansor ayaa si caro leh uga jawaabay su'aal ahayd in lagu eedeeyo inay xiriir la leeyihiin burcadbadeeda, isagoo eedeyntaas ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin, wuxuuna barbardhigay eedeynta ah inay dadka dilaan sabab la'aan.

     

    RADIO GAROWE


  5. Egaaal >Dayuus is bige word to use for someone who did not attcak you, Just if you forget there SOL golden Rules (No personal attack) Think again before you type young boy. Don't let hate take you over.If i were you i will foce on the massage rather then the massenger. besides somaliprites could have completly different hopes and ideas then from his mother.

     

    Ina shankaroonland i am sure you are aware off freedom of speach right?

     

     

    Advise to somalipirate pray for your mom. And make sure she listense to alot (muxaadaro) she seems she is stuck with old system ina ayaa tahay . Haraacin qof aadan isku reer aheen and so on. <---- those are just exsamples,that is why she does not like somali unite

     

    And don't listen to these seccessionists, all they will teach you is hate. Espcisl JB he has bee brian washed by Riyaale. lol


  6. For One minute please let us go back to history, we all know that we suffered a civil war for the last 20 years. Where were the place that where peaceful in Somalia. I guess Shankaroonland and puntland comes in mind. We know Cigaal created shankaronland and will let ilmo shankaroonland talk about his legacy. Xafdia hulaahu sheeq cabdulaahi Yusuf Axmed wone gold medal for peace in puntland. Making sure there was no road block, rapping and killing incent people. He did not stopped there, he went and open hands for reer south and tried to help them out. 1st going and meeting caydiid raxima hulaahu back in 1993 sheeq cabdulaahi Yusuf tried to share peaceful experience with caydiid and rebuild the country, I am afraid to say caydiid refused. Well know sheeq cadulaahi is resting peacefully in Yemen can an will go back to puntland anytime he pleases.

     

    We all know puntland in ay caraartay oo waxaa hada la ordaayo oo koobka looga tagay sheeq cabdiraxmaan sheeq maxamuud faroole iyo sheeq cabdi samed shire waxaan idin lee nahay garabkiina alaha galo


  7. Originally posted by bilan:

    What are the qualifications of the Shariif Sh. Hassan, what does he know about finance, I am not even sure if he can balance his check book let alone a country, when will people be appointed based on their knowledge. I hope it works though.

    He has no qualification at all. He hardly writes the native langue somali. He was promised that post by sheekh shariif that is the only reason he got finance.!!!

     

    I don't see why axmed cabdi salaan was taken out of the list? it seems every one is back.


  8. Cumar Jamal Vs the somali panelist. I was very confused to see this somali panelist all they did was attack omar jamal instead talking about their issue with the media. Every where we go we take with us (Qabiil jaahiliya ) why not talk too many other important issues. Please view the vedio and say your comment. You can started viewing the vedio clip -14 on the 1st vedio

     

    This shocked me


  9. somalidu waxeey tiraahdaa hubsiino hal geela baa la siistaa . Kidoow kashaf i am not sure if you have alot problem reading your native language or waxaaa tahay gaban yar oo dag dag badan, or this has to do with lack comprehensive.

     

     

    Abti macaan marka hore wax hubso. Ha is ka ooyin waxaa tiraahdaa yaa dhintay.Umaleen maayo in ruux uu jecelyahy nin dadkiisa ka gada gaalada!!!!!!!!!!!!!


  10. ^^^^ lol Emperor the man is lowyer don't call him comedian. I like the part where he says we need bay and bakool alliens and he goes to say we need to creat maamul from galkacyo to kismaayo. lol i have every thing in my laptob the road map

     

     

    There are nothing wrong with the meeting, but how can you call from galkacyo to kismaayo for one clan?