Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Garyaqaan2


  1. Foorjo Siyaasadeed Oo ka Timaadaa Laas-caanood Ma Galaafan Doontaa Xukuumada Rayaale ?

     

    Feb 28 2005 Iyada oo dhegaha shacbiga Somaliland ay wali kasii guuxayso sidii foosha xumayd ee Madaxweyne Rayaale ay ula dhaqmeen reer Laas-caanood markii uu magaaladooda booqday taariikhdu markay ahayd 07.12.2002 ee ay Ciidamadii C/Laahi Yuusuf ay weerarka kala hor yimaadeen wafdiga madaxweyne Rayaale hogaaminayay, iyada oo ay wali muuqato in Xukuumada Somaliland ay ku fashilantay inay ilaa imika fuliso balanqaadyadeedii iyo baalaxooftayntii ay marar badan warbaahinta kala gadisan ka sheegtay inay xuduudaha bariga gaadhi doonto.

     

    Ayaa waxaa muuqata in ay mar kale fadeexad siyaaso ay ka iman karto deegaanada Bari ee dalka gaar ahaan Magaalada Laas-caanood iyo sanaag bari meelo ka tirsan, iyada oo Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Ra'iisal wasaarihiisu ay joogaan magaalada Garoowe oo qarka u saaran xuduuda Somaliland iyo Somaliya u dhaxaysa, lagana yaabo in wafdiga Cabdilaahi Yuusuf qaar ka mid ah ama isaga laftiisuba ay si fudud u booqan karaan Laas-caanood iyo qaybo ka mid ah sanaag bari, maadamaa ay xuduudu furan tahay, lagana warqabo in Xukuumada Somaliland ay ku curyaamisay in Ciidanka Somaliland aanay dhaafin magaalada Adhi-Cadeeye, taasoo u sahli karta Cabdilaahi Yuusuf inuu soo booqdo laascaanood, aduunkana u sheego inuu Waqooyi iyo Koonfurba ka taliyo .

     

    Hadaba hadii ay arrintaasi dhacdo oo C/laahi Yuusuf ama Ra'iisal wasaarihiisu ay booqdaan goobo ka mid ah Somaliland, waxaan shaki ku jirin in ay arrintaasi noqon doonto foorjo siyaasadeed iyo fadeexad weyn oo soo waajahda Somaliland, waxaana ay noqon doontaa dambi ay Xukuumada Somaliland ka gashay Shacbiga iyo dalka oo aan sinnaba loo saamixi karin, taasoo soo gaabin karta, cimrri degdegna ku ridi doonta xukuumada uu Madaxweyne Rayaale madaxda ka yahay, iyada oo shacbiga Somaliland xaq u leeyahay inuu rido oo bedelo xukuumada ka baaqsata ilaalinta sharafta iyo heybada dalka, iyo difaaca qaranimada iyo karaamada qaranka sida ku cad Dastuurka dalka u degsan.

    Dhinaca kale waxaa ayaan darro ah in Xukuumada Somaliland ay awoodeedii oo dhan isugu geysay iska caabinta xisbiga KULMIYE halkii ay uga hawl geli lahayd ilaalinta qaranka , difaaca dalka iyo u adeegida bulshada, waxaana nasiib darro ah tusaalena inoogu filan sida Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu ugu indho beelay ka hadalka Baasaboorrada ay haystaan xubnaha xisbiyada mucaaridka ahi, halkii ay ka ahayd inuu toosiyo oo ku mashquulo danaha guud ee qaranka, sidoo kalana waxaa wax lala yaabo ah in Wasiirrada Somaliland qaarkood ay ku bu'aan ama ku goolaaftamaan car mudaharaad sameeya, halkii laga filayay inay gutaan waajibaadka qaran ee saaran.

     

    Hadaba waxaa la gudboon in Xukuumada Somaliland ay garawsato dayaca ka muuqda xuduudaha Bari ee Somaliland, isla markaasana ay xukuumadu dhinac uun u dhaqaajiso Ciidamadan furin ku sheegta jooga sanadaha badan geli darxumo jooga iyaga oo aan dagaal ku jirin, waxaa kale oo lagama maarmaan ah in Xukuumada Somaliland iyo Masuuliyiinta talada haysaa ay yiqiinsadaan oo ay fahmaan inaanay xoog ku haysan dalka, laakiin talada loogu dhiibay inay dalka u hogaamiyaan si daacad ah, taasoo ay ma huraan tahay inay maanka ku hayaan inay xaaraan tahay in xukuumada iyo wasiirradeedu u dhaqmaan sidii dad laga cabsanayo oo xoog meesha ku jooga.

     

    Ugu danbayn Xukuumada Somaliland waxaa ku waajib ah inay ka hor tagto in dad ka socda C/Laahi Yuusuf iyo kooxdiisu ay cag soo dhigaan Somaliland, waxaana ku waajib inay dagaal kala hor tagto cidii soo hunguraysa Somaliland, hadiise ay xukuumadu ka baaqsato inay difaacdo dalka iyo karaamada ummada somaliland, waxaan shaki ku jirin inaan Shacbiga Somaliland aqbali doonin inay arkaan ama ay maqlaan in wafdi ka socda dawlad C/laahi Yuusuf in ay booqasho ku yimaadaan ama cag soo dhiga dhulka Somaliland, hadii ay taasi dhacdana waxaa u furan dadweynaha Somaliland ee geesiyiinta ah iyo Xisbiyada Mucaaridka ah iyo qof kasoo wadani ah inay Mudaaharaad aan kala joogsi lahayn dalka ka bilaabaan, kuna qasbaan in Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadiisu ay is casilaan, maadaama ay xukuumadu ka baaqsatay inay difaacdo Karaamada iyo Haybada Qaranka ee ilaalintooda uu Dastuurku waajibiyay


  2. Militias in deadly clash in Somali capital

    Mogadishu, Somalia

     

     

     

    28 February 2005 05:37

     

    Six people died and at least 11 were wounded when fighting broke out early on Monday in the Somali capital, Mogadishu, witnesses and medical personnel said.

     

    Witnesses said militias of the city's Islamic courts clashed with residents in the northern part of the capital over the control of the animal market

     

    Residents said guns as well as missiles were used in the fighting, and unconfirmed reports said a missile hit a house, killing an additional three people inside.

    "The Islamic courts are trying to dominate the whole area," said Abdi Aden Hussein, spokesperson for the resident militias.

     

    Large groups of people went to other parts of the city to escape the fighting.

     

    " We are tired of the fighting, we are waiting for the government. We ask the international community to safeguard us from those [in Somalia] who still want to fight," said Madina Abdi Ali, a mother of eight who had fled from her house .

     

    The fighting took place a few hundred metres from the compound of the Austrian organisation SOS Children's Villages, which runs an orphanage, school and hospital in the city. :mad:

     

    "We were not hit, and now the fighting has died down," Claudio Croce of SOS Somalia said.

     

    The situation remained tense late on Monday, however, with both militias and residents holding their ground

     

    Many warlords and prominent businessmen boasting their own militias are opposing any move that would curb their own influence in a country that has seen no central authority for more than a decade. .

     

    Tension has risen in the Somali capital in recent weeks ahead of the planned relocation of the country's government-in-exile from Kenya, and the proposed deployment of thousands of African Union peacekeeping troops.

     

    On Sunday, a group of Somali ministers, among them Mogadishu's most powerful warlords, issued a statement in Nairobi saying a deployment of peacekeepers from either Ethiopia or Djibouti will not be acceptable.

     

     

    The Somali prime minister and president are currently travelling in Somalia to assess the situation ahead of the planned relocation.

     

    It is not certain whether they will go to Mogadishu, due to the insecurity in the city. -- Sapa-DPA

     

    sourc

    http://www.mg.co.za/articlepage.aspx?area=/breaking_news/breaking_news__africa/&articleid=198518


  3. ^^^ hey who made Jum made :mad: these was just news that happend in Mogadishu.

     

    views is open to everyone. Is good to know what is goin on around somalia espcialy the capital Muqdisho.

     

    about the warlods well, they made peace agreement In Nairobi. I hope this time to became true so they could stop the meanless killing In mogadisho.

     

    ceeb caleeh caayda xaashaa lilaah xanaaqa.


  4. These was yesterday but what hapen today.

     

    Warmurtiyeed ay soo saareen xubnaha labada gole e beesha ****** .

     

    February 27, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

     

    Axmed Muusse Cabdule. “Idaawaqaca†Nairobi, Kenya.

     

     

    Shirkan waxuu socday muddo saddex cisho ah waxaana guddoominayey xildhibaan Cumar Xaashi Adan, waxuuna ka bilowdey Hotelka 680 ee Nairobi iyadoo aakhirkiina lagu soo gaba gabeeyey Hoteelka Jigaranda ee isla Nairobi.

     

    Haddaba dood dheer iyo falanqeyn ka dib waxey xubnaha Beesha ****** ee ku jira labadda gole ee dowlada federaalka isla garteen qodobadan: -

     

    1-In ay ogol yihiin soona dhaweynayaan in dalka Soomaaliya la keeno ciidamo ka socda Beesha Caalamka, oo aysan ku jirin wadamada Soomaaliya xuduuda la leh (Front line States)

     

    2-Howlgalka, Waajibaadka, Tirada & mudada ciidamadaasi dalka Soomaaliya ay joogayaan waxaa sharciyeynaya Golaha Shacabka KMG oo ah Baarlamaanka jamhuuriyada Federaaliga Soomaaliya.

     

    Sidoo kale xubnaha labada gole ee beesha ****** waxey isla oggolaadeen qodobadan: -

     

    1- Xildhibaanada & Wasiiradu waxey si dhaba u xaliyeen kana gudbeen wixii khilaafaad ah ee dhaxdooda Yiilay, wixii manta ka danbeeyana waxey aragti mideysan ka qaadanayaan meel marinta howlaha qaranka.

     

    2- Xildhibaanada & wasiiradu waxey go’aan ku gaareen iney si buuxda ugga qeyb qaataan hub-ururinta guud ee dalka laga hirgalinaayo, iyadoo la raacayo nidaamka dowliga ah waxeyna balan qaadayaan in ay fulinayaan kaalinta kaga aadan.

     

    3 - Xildhibaanada iyo wasiiradu waxey go’aansadeen iney magaalo madaxda ka saaraan maleeshiyooyinka & hubkoodaba, si deg degana ugu laabtaan Muqdisho si ay u fuliyaan howshaas unna soo dhaweeyaan golayaasha dowlada.

    4-Xildhibaanada iyo wasiiradu waxey isku raaceen in la magacaabo guddi farsamo oo ka baaraan daga howlaha lagama maarmaanka ah fulinta qodobadan la isku raacey

     

    Heshiiskaan waxaa saxiixey afartan iyo kow “41†xildhibaano iyo wasiiro isugu jirey waxaana ka mid ahaa: -

     

    1- Cusmaan Xasan Cali Caato xaafadeeyda ninkii imaado waa u dhamaatay

    2- Maxamed Qanyare Afrax wiilashaan xukumo qoryaha lagama qaadaayo

    3- Al-Xaaji Muusse Suudi Yalaxow madiino aniga iyo cumar finish lee isku heeysan karno

    4- Eng. Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid Raadiyow banaadir anigaa xukumo ma idinka liitaa iyo meela kale oo muhiim ah

    5- Cumar Maxamed Maxamuud “Cumar Finishâ€

    Bar oo bar madiino laga bilaabo suuq weeyne ilaa Xoosh yaan la iigu imaan

    6- Eng. Maxamed Xuseen Cadow

    7- Cumar Xaashi Aadan anigaa hogaamiye ii doorateen


  5. Dagaalkii maanta ka dhacey deegaano ka tirsan degmada Huruwaa ee magaalada Muqdisho oo iskiis u istaagey.

     

    February 28, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

     

    Aweys Foodeey. Muqdisho, Soomaaliya.

     

    Dagaalkii maanta ka dhacey deegaano ka tirsan degmada Huruwaa ee magaalada Muqdisho ayaa iskiis u istaagey, iyadoo wali kooxihii maleeshiyaadka ee dirirtu dhex marteyna ay isku hor fadhiyaan deegaanadoodii.

     

    Dagaal kaasi oo u dhaxeeyey maleeshiyooyinka fadhigoodu yahay deegaanka suuqa Xoolaha iyo maxkamadaha Islaamiga, ayaa la isku adeeg sadey hubka culus ee ka dhaca qoryaha suuga loo yaqaano, baasukaal, garneelo iyo rasaas kale oo shanqartooda saaka ku soo tooseen dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmooyinka Yaakhshiid iyo Heliwaa dadka dagan.

     

    Dagaalkaasi ayaa wararkii ugu danbeeyey waxey sheegayaan iney ku dhinteen sideed iyo toban ‘18†qof, oo isugu jirey sideed “8†ka tirsan maleeshiyada labada dhinac ee dagaalamaayey, lix “6†qof oo rayid ah oo ku dhintey deegaanka uu dagaalku ka dhacey, iyo afar “4†qof oo ku dhintey isbitaalka Madiina, oo dhaawac ahaan loo geeyey isbitaal kaasi, iyadoo inta la og yahay iney ku dhaawacmeen dagaal kaasi ay tahay shan iyo labaatan “25†qof.

     

    Dagaal kaasi saaka ka dhacey deegaanka suuqa Xoolaha iyo agagaarka SoS ayaa lagu sheegay sababta dhalisey maleeshiyooyinka maxkamadaha iyo kuwa deegaanka suuqa Xoolaha, oo isku heysta gacan ku heynta isgoyska SoS oo ah bar muhiim ah oo ay soo maraan gaadiidka xamuulka ka soo daabula dekedda dabiiciga ee Ceel Macaan, oo maleeshiyooyinka labada dhinac ay doonayaan iney ka qaataan lacago, sida ay HornAfrik u sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka SoS ku dhaqan.

     

    Dagaal kaasi ka dhacey saaka deegaanka SoS iyo suuqa Xoolaha ayaa waxuu saameyn ku yeeshay hawlihii adeeg yada bulshada, waxaa yaraadey ganacsigii ka socdey suuqa Xoolaha, iyadoo gabi ahaanba ganacsigii agagaarka isgoyska SoS albaabada loo laabey, waxaana halkaasi ku gubtey container weyn oo shidaalka lagu iibin jirey.

     

    Dagaalkaas ayaa wuxuu kaloo sababey in boqolaal haween iyo caruur isugu jira oo adeeg caafimaad maalin walba ka heli jirey isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee SoS iney ku adkaatey iney yimaadaan isbitaalkaasi, iyadoo saaka ay aad u yaraayeen tirada haweenka iyo caruurta ee soo gaarey isbitaalka SoS, isla markaana agagaarka isbitaalka ay ku dhimatey haweeney caafimaad ahaan u soo aadey halkaasi.

     

    Qaar ka mid ah culumaa’udiinka iyo waxgaradka deegaanka suuqa Xoolaha iyo agagaarka SoS, ayaa ka codsadey siyaasiyiinta iyo oddayaasha dhaqanka ee ku dhaqan gobolka Banaadir iney u istaagaan joojinta dagaal kaasi, iyadoo dadweynaha deegaan kaasi ay ka cabsi qabaan in mar kale uu ka qarxo dagaal oo ay abaabulkiisa wadaan labada maleeshiyo ee deegankaan isku hor fadhiya.

     

    Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatey mas’uuliyada dagaal kaasi war rasmi ah oo ka soo baxey horjoogayaasha maleeshiyooyinka suuqa xoolaha iyo kuwa maxkamada Islaamiga ahna ma jiro oo ku saabsan dagaal kaasi.

     

    Muqdisho ayaa todobaadkii uggu danbeeyey lagu tilmaamey ineysan aheyn meel amaan ah oo saldhig u noqon karta dowlada federaalka ee dhowaan lagu soo dhisay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

     

    Dagaaladani ayaa waxey uga duwan yihiin kuwii hore Muqdisho ugga dhici jirey iney yihiin kuwo ku soo beegmay xili uu baarlamaanka federalka uu isku diyaarinaayo inuu u codeeyo in ciidamo Afrikaan ah, oo ay ku jiraan kuwa wadamada dariska la ah Soomaaliya in dalka la keeno iyo in kale, si ay hub ka dhigis ugu sameeyaan maleeshiyooyinka iyo hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ee ka mid noqdey xukuumada federaalka ee Soomaaliya, oo iyaguna dhowaan ku heshiiyey iney maamul wada jir ah u sameeyaan gobolka isla markaana ay nabadeeyaan.


  6. Maxamed dheere " hadii run la sheegaayo maxaa shirka beelah******* ay ku qabteen Nayrobi loogu dooran waaye xuseen ceeydiid maadaam uu yahay wasiirku xigeenka,Marka waxaa was socon haayo ma ahan ee day hee"

     

    Maxmed dheere " Waxaan ku faraxsananahy hadalkuu uu kajeedey cumar geel BBC oo uu muujiyay sida walaal tinimad leh uu u raacsanyhay dowlada somaliayeed ayaan banaanbaxaan loo sameeyay"

     

     

    waxaa hadal kiisa oo kale ka mid ahaa " hadii uu madax weeynah soomaalia C/yuusuf uu dhahay aniga wax iga hub badan majirto hadana waxaan diyaar u ahay in aan hubka is kadhigo oo walaal tinimo wax kuraadino wax hun ma aha"

     

     

    I think the man is knowledgeable about the miss we are in look of some of his words

    Maxamed dheere " aniga rayigeega maqabo in aan hada daawlada tagto muqdisho maxaa yeelay ciidan iyo dawlad hubeesan oo gama horeeyaan. icon_razz.gif

     

    mar laweey diiayay madaama ciidamadaada ay tageen iilaa baladweeyne maxaad u geeyn weeyda madax weeynaha muqdisho. :cool:

     

    this is how he answerd with smartnes and talented

     

    " baladweeyne dad wax garad, dowlad nimo iyo walaaltinimo rabaa jooga xamarse anigu marabo in ninmaka walaalaheeye aan is kudhacno micnadaro"

     

    ;)

     

     

    Siyaasada soomalia waa is badaleey saa qabiilka daawadiisa waa la helay.


  7. Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dowladiisu taageereyso rabitaanka maamulka Soomaaliyeed ee dhowaan lagu doortay dalka Kenya

     

    Waxaa uu ku tilmaamay in aanay jirin cid ballan qaadday in ay bixineyso kharashka ku baxaya ee dal walba laga doonayo in wixii uu ku taageeri karo Soomaalida iyo Madaxweynaheeda uu siiyo.

     

    Dhanka kale wuxuu ku tilmaamay in looga baahan yahay in baarlmaanku uu arrintaa ansixiyo inta aan lagu dhaqaaqin.

     

    Waxaa uu wax lala yaabo oo jahawareer abuuraya uu ku tilmaamay Wasiirrada ku hadlaya hadal si toos ah u khilaafsan codsigii Madaxweynahooda.

     

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxaa uu sheegay in aanay jirin cid Soomaaliya soo weeraraysa ama qabsaneysa.

     

    Annagu dadka afti kama qaadeyno ayuu yiri oo dowladdooda ay iyagu doorteen uma gacan dhaafeyno, sidaa darteed baarlamaanka ayeey ku xiran tahay ayuu yiri.

     

     

    Ethiopia iyadaa sheegtay in ay xasaasi noqoneyso haddii ay ciidankeeda u dirto Soomaaliya. Waxay sheegtay in ay door bideyso in ay si kale u taageerto IGAD.

     

     

    Madaxweyne Geelle

     

    Madaxweynuhu isaga oo ka hadlayay dalalka deriska ah, waxaa uu sheegay in markii madaxda IGAD mid walba la weydiiyay tirada ciidanka uu u diri doono Soomaaliya, ay Ethiopia ahayd dalkii ugu horreeyay ee sheega in ciidammo Ethiopian ah oo Soomaaliya loo diraa ay tahay arrin xasaasiyad leh, oo ay jeclaan lahayd in wixii kale ee looga baahdo ay ku taageerto IGAD .

     

    Kenya isaga oo ka hadlayay waxaa uu sheegay in ay tahay wax laga xumaado in Kenya iyada oo shirka marti gelisay, haddana uu wasiirkeedu markiiba ka sii afeefto go'aankii ay madaxda IGAD gaartay.

     

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle waxaa uu sheegay in ay dowladdiisu si buuxda u taageersan tahay dowladda Soomaaliyeed ee uu Madaxweynaha u yahay Cabdullaahi Yusuf Axmed.

     

    Waxaa uu ku tilmaamay in aan arrintu ahayn wax Djibouti ku xiran ee ay tahay aayaha Soomaaliya iyo go'aanka dadka Soomaaliyeed, Djibouti-na ay ku taageersan tahay Soomaaliya.


  8. afcores the sit works.thanks for the info bro.

     

     

    The first blow came from Djibouti, which has signed an agreement with Saudi Arabia to be the gateway for the exports of livestock coming from Somaliland. It also handed over its customs and ports to the Emirate of Dubai to develop and manage them in an attempt to acquire ultra-modern equipment and implement advanced IT infrastructure solutions, thus eclipsing Berbera’s role as a potential rival the same way that Djibouti had eclipsed the flourishing port of Zeila in the early 20th century


  9. Instead of the Somaliland Times wasting its time talking about Lebanon or Somalia, as far away lands (especially in the case of the latter), it really should have looked after its readership’s best interests and tried to analyse the situation from a Somaliland standpoint. After all, the Somalia of Cabdullahi Yusuf is not in the Middle East or Las Vegas, saaxib. It’s right inside your beloved Somaliland; it’s in Laas Caanod.

     

     

    :D:D:D

    NGONGE

    sxb waxaa jirta maah maah soomaaliyeed oo dhaheesa " Runta dadka way ka nixisaa" And that is exactly what you doing.

     

    It deosn't got more accurat then this It’s right inside your beloved Somaliland; it’s in Laas Caanod ;)

     

    waxaa anigu dhihilahaa waqooyeland riyada ka baxa.


  10. Horaa waxaa hadal udhameeyay Maxmed dheer oo hadalkiisa ku soo koobay "yuhuud xataa nookeena hadii aan dhibkaan kaga baxeeno"

     

     

    soomaalia waxaan dhibaato ku jirnaa 15 sano haduul ilaah naga saaro wadanka waxaa u soo baxaayo dadka hada u soo kacaayo marka dadkaan halyeeyada ah ha is ku dhamaadaan wadanka na nabad hanoo ga dhigaan. Ha dii saan lagu sii jiro waxaa soo baxaayo rag kaloo kudhashtay xabada oo wata magacyo ah xabad laqe iyo xabad kama gabade aykaana na hogaamin doona.


  11. Originally posted by Jumatatu

    Ya xirna 12 sano? And please specify for what reasons?

     

     

    waxaa xiraan 12 sano madax weeynaha cusub ee soomaaliya. 6 sanoo oo uu xiray madax weeynihii hore ee somalia iyo 6 kaloo uu uxirnaa ephio, Marka my point was if the man mantions his bacground that is not big deal.


  12. I wonder why people beilve what they read online.

     

    war madax weeynah hadalkuu dhahay dadbadan baa waxeey u fasirteen si kale adiga qof ahaan hadaa jaceshahay in aad badalato waxa uu madax weeynaha iyo raysul wasaaraha dhaheen markaas adigee ku quseesaa. haday raga wadankood u soo hal gameen waa wax lagu faano nin xirnaa 12 sano oo maanta joogo soomaliya ma ay jirto :D taasna waa wax lagu faano.


  13. Is about time waqoyland full understand that there is no such britsh xuduud.

     

     

    this is what Cade muse said.

     

    Gen. Cadde – Maya, afti hadda hadeer waxaan u malaynayaa xudduddii waa la yaqaan Soomaaliya waxay u qabsan tahay tripe (qabiil), burburkii markii uu dhacay, nin la arko tarayb la arko waa yaqaan meeshii xuduudda ahayd, haddii qabiil loo fiirsho nimankaasi waxay Puntand ku soo aadeen waa dad dadka dega la dhashay, oo ay isku beel yihiin, marka xudduddooda waa la yaqaan, aftidu waxay ahayd afti siyaasadeed, haddii ay dhihi lahaayeen intey istaagaan yiraahdaan annagu Puntland ma rabno waa afdi camal, iyagu markaa meeshey rabaan ha raaceen, laakiin annagu waxaan ognahay 99% in ay dadku rabaan Puntland ayna yihiin.

     

     

    Gen. Cadde – Dacwadu waxay ahayd annaga, mar naloo soo diray dad badan, inoo yimaaddeen journalist-tayaal iyo rag kaleeto, arrinta Puntland laga hadlay labadaas gobol, maaddama iyagu keliya ay ku sheegeen British Somaliland baan ahaan jirney, xudduuddii been beenta ahayd ee ay sameeyeen dawladaha ajnebiga ah bay ku doodayaan, marka annagu waxaan leenahay shicibka ayaa la warsan karaa.

     

     

    maxuu ka yiri doorashadi waqooyiland maxuu ka yiri doorashadi waqooyiland

     

    Gen. Cadde – maya, hadde aaggeena ma keenayaan, mana keeni karaan maxaa jira nin ka yeelaya ma yiro oo shicbibaan oggolayn, waagii horeba election-kii hore waa isku dayeen waa u suurtoobi weysey, marka, een, shicibku wuxuu rabaa in uu ka tirsanaado Puntland, haddey keenaan iyagey jirtaa.


  14. Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa xaley khudbadihii uu ka jeediyey magaalada Jowhar waxaa ka mid ahaa inuu yahay nin geesi ah, isla markaana muddo afartan “40†sano ah uu soo dagaalamayey, iyo inuu yahay ninka uggu tiknikada badan, waxaana khudbada madaxweynaha ka maqnaa wax sharci ah oo ku saabsan arrimaha baarlamaanka iyo sida laga yeeli doono qodoboa badan oo ay isku hayaan xilibaanada iyo golaha wasiirada ee dowlada federaalka Soomaaliya.

     

    :D:D

    I like the way the media translets the speech of the president.

     

     

    C/laahi Yuusuf Wuxuu sheegay in gobolka Shabeelada Dhexe uu kamaqnaa muddo 40 sano ah intaasna uu ku jiray halganno kala duwan , waxaana uu sheegay asagoo inuu yahay Maquuste oo uu xataa 12 xabsi u galay, waxaana uu u mahadceliyay abwaanadii jilayay riwaayad madaxwaynaha lagu soo dhaweeyay oo uu sheegay inay asaga taabanaysay iyo ragga lamidka ah.

     

    CCC Farayaamo

     

    AllPuntland

     

     

    Col. C/llaahi Yuusuf waxaa uu sheegay in ay magaalada Jowhar ugu dambeysay muddo 40 sano ka hor ah, xiligaasoo uu caddeeyay in uu Soomaaliya inteeda badanba ma maqnaa, mudadaasi waxaa uu sheegay Korneelku in 12 sano oo ka mid ah xarig lala dhigay oo markaasina uu 6 sano ku qaatay dalka Soomaaliya, 6 sano oo kalena uu ku soo liqay sida uu u yiri dalka Itoobiya.

     

    Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

    sxiis@hiiraan.com

    Mogadishu, Somalia


  15. what can I say if we are soomaalis we are in dissagreement 14 years. The new generation is hopless, and homeless.

     

    everyone has Qabiil in their miand how can we come together and share the life?

     

    We became free nation 1960 after that we had two great leader. Adan cade and c/ rashiid sharmaake. Then we had Maxamed siyad Bare alaha unaxariistee wonderfull leader build the country. What hapen after that we all know. Ali mahdi, Abdiqaasim. These two leader try to bring their nation but they fail becouse of power. and now c/yusuf and geed us our new leaders lets watch waxba waxbaa dhaamo bay soomali tiraahdaa.

     

    their is an english pharse that says "little education is too dangerous"

     

    hadaan nahay soomaali this is the problem that we are facing. If guy has some money and labo tikniko ah he can hold the nation us hostage :confused:

     

    somali baa horay u tiri dagaal wiil kumadhashtee wiil baa kudhinta.


  16. Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayagoo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL.

    :D:D

     

    wiilo raadiyow waa in aan kuu furaa lol

     

    wararkii uugu danbeeyey waxeey sheegayaan in aay wiilo baafineeyo dadkii baryahaanba laga waaye sol

    hadab cidii na aqrisaneeyo waxaan idka codsaneeynaa in aad gaarsiisaan dadka aan is soo diiwaan galin.


  17. asalaamu calaykum

     

    horta waxkasta wax baa ka horeeya waxaan aniga qabaa in marka hore la helo (1)nabadgalyo buuxdo (2)iskaashi xoogsan oo udhaxeeyo ganacsatada. (3) in ay helaan xorinimo buuxdo ganacsatada. (4) In wadanka gudihiisa laga soo saaro waxyaalah muhiimka ah oo dalka uuga yimaado dibadiisa. In layareeyo waxyaalaha soogalo wadanka gudihiisa oo labadiyo wax kabaxo wadanka. in lamam nuuco Qaadka!lol


  18. tuujiye ciyaal qarxis waaxid ma iska dhaafitidoow maskiimiintaan hoos hoos ha iskaga dhiibaanoow. weershe waaxid cunsur aa ku nuqotay meesha lol is kaarsho dhagax kujiro in madax lagugu dhufto aad rabtaa. tuujiye adiga boortiyeeri lee ku fiicantahay weerarka dhaaf.


  19. Change in direction, change of thinking, change of leadership and change, change, change is the only thing that changes a society. But where every one is afraid of change and wants to be inert there will come no change. And that is exactly where Somalis stand today. No one wants to change his believe or change his policy or changes his tribe. And the last thing is the mother of all, you can not change your tribe and every thing hinges on tribe, then every thing remains stuck.

     

     

    I could not agree more walaahi the auther is drowing very clear picture. Change is the only thing we neeeeeed indeed insha alaah it will hapen oneday.

     

    People in Somaliland prefer to stay in their bottle and are seeking a recognition in the bottle. People in Puntland want to be in their own bottle. So are the southerners. So let us wait till the day we run out of oxygen and die for our self-inflicted wounds.

     

    time is running and we don't have answer yet. Alaah baa u maqan the new Generation. evry bady has hatred in their blood.