ANWAR

Nomads
  • Content Count

    1,616
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ANWAR

  1. you can get 20x20 lot for 300$ in Hobyo..
  2. all Radical Feminism are ugly so it is no wonder that they want to show their boobs......
  3. for god sake that is sooo silly
  4. ANWAR

    mad boys

    Remi Gaillard is the best
  5. ANWAR

    mad boys

    ****** that they show all the pranks before you watch them full
  6. it looks Galmudug do not want to merge with the others! sad
  7. ^^it's not clever of you to trash talk someone if you disagree with their policies
  8. Carafaat;932651 wrote: LasQoray, Badhan and Hadaaftinimo are controlled by Somaliland nowadays. can you give me the source plez
  9. http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/9/9f/Somalia_map_states_regions_districts.png
  10. Siyaad Barre was Forgiven longtime ago, But is somalia ready to forgive Maxamed Faarax Caydiid ???
  11. Dude I will personally go to Galmudug and fix the Shid up... but Mash Allah Cabdi Qaybdiid as done a lot this year Governors in galmudug have not had so much power as now for a long time, thanks to Qaybdiid and Amninga are in place in every corner of galmudug
  12. ^^Yes. I speak for myself.. but that is reality
  13. HAG is not like the D-block or like Somalilanders ... HAG are chaotic and divided group, and they will be so forever
  14. Cabdi Qaybdiid has been VERY busy with building glamudugs army and strengthening local governors power over its own territory,,, That is why it has been quiet around galmudug since he took over power
  15. Xaaji Xunjuf;932269 wrote: Naxar nugaleed, Hiiraan doesn't want to join with galguduud nor share a state with reer southern galkacyo, It's true, people from Galmudug and Galgadud have bad chemistry with people from Hiiraan
  16. Galmudug WILL merge with Galgaduud, I bet 1000$
  17. Galmudug politicians hate other and each other... Cabdi Qaybdiid is in Xamar to take notes back to Galmudug about what federalism is
  18. oba hiloowlow;931219 wrote: My woman comes up to me, and says "take off my drape" so i took off her drape. Then, she said, "Take off my gogorad and diraac." So i took off her gogorad and diraac. "Take off my kabo." I took off her kabo. "Now my Bra and kastuumo nigis" I took them all off. Then she looked at me and said, "I don't want to catch you wearing my things ever again. HAHAHAHAHhahahahahahahHAAHAH
  19. March,28,2013 Wafti balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Somaliyeed ee Galmudug General Cabdi Xasan Cawale ayaa maalmaha soo socda u amba-baxaya magalada Muqdisho si ay ula kulmaan madaxda dowlada federaalka Somaliya, Kulankan ayaa ah mid balaarn oo daba-jooga booqashadii R/wasaare Saacid ku tagay horaantii bishan Galmudug taasoo ay isku maandhaafeen madaxda maamulka Galmudug iyo R/wasaare Saacid ayadoo markii dambe warbaahinta ay iska dhaafsadeen hadalno kala duwan oo ay madaxda Galmudug sheegeen inuu fashil ku dhamaaday safarkii Saacid ee Galmudug halka R/wasaare Saacid uu ka sheegay idaacadaha inay isfahmeen isaga iyo masuuliyiinta Galmudug ayna dhamaynayaan howlahooda 25 maarso ayadoo farsamo awgeed arintaasi dib loogu dhigay waa sida uu idaacadaha ka sheegay R/wasaare Saacid. Ismaandhaafka maamulka Galmudug iyo R/wasaaraha dowalada federaalka Somalia Cabdi Farax Shirdoon Saacid ayaa yimid kadib markii ay maamulka Galmudug soo hordhigeen R/wasaaraha qoraal heshiis ah oo qodabaysan kana turjumaya xiriirka dowlada Galmudug iyo dowlada federaalka Somaliya iyo sida loo qaybsanayo khayraadka dalka, Macaawinooyinka Caalamka, Dhismaha ciidamada booliska gobolka iyo kuwa milatariga Qaranka Somaliya, Waxa sidoo kale lagu xusay qoraalka qodob kamid ahaa ROED-MAPKII lagu dhisay dowlada federaalka ee hada jirta kaasoo ahaa in Galmudug laga caawiyo sidii loogu balaarinta gobolada dhexe ee Somaaliya. R/wasaare Saacid ayaa diidmo cad kala horyimid dhamaan qodabadii lasoo hordhigay asagoo ku andacooday Galmudug inaysan buuxinin qodobka 124 ee tastuurka federaalka Somalia ee dhahaya waxa dowlad goboleed noqonkara laba gobol iyo wixii kabadan Sidaasi awgeed ay Galmudug u furantahay inay labada dhinac? Dhinac ku biirto taasoo ay markii la weydiiyay R/wasaaraha ay ka jawaabeen xidhibaano kasoo jeeda *****-****** oo ayagu qayb ka ahaa waftiga R/wasaaraaha kuwaasoo loosoo kaxeeyay inay qanciyaan maamulka puntland, Xubnahaasi ayaa sheegay inay Galmudug raacaan Puntland ama ay noqdaan gobolka Mudug halkaasoo ay kasoo baxday inaan la doonayn inay yeeshaan maamul iyo midnimo dadyawga dagan gobolada dhexe ee Somaliya arintaasoo R/wasaaruhu la qabay xubnaha intooda kale. Masuuliyiinta maamulka Galmudug ayaa caro ka muujiyay hadalka R/wasaare Saacid kuna tilmaamay mid caadifaysan islamarkaana aan xaqiiqada ka turjumayn balse shir wadatashi ah oo ay yeesheen kadib isku afgartay in si dagan looga jawaabo ayagoo shir Jaraa’id oo uu qabtay wasiirka warfaafinta iyo boostada Galmudug Ahmed Baasto uu ku sheegay inuu fashil ku dhamaaday safarkii Saacid ee Galmudug, Madaxweynaha Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa isna la hadlay idaacaha sheegayna inaysan isafgaran R/wasaaraha iyo maamulka Galmudug loona baahanyahay in arintaasi runta laga sheego, Madaxda Galmudug ayaa la xiriiray dalalka caalamka sida Maraykanka, EU iyo UN-ka una sheegay hadalka R/wasaare Saacid ee ahaa Galmudug ma aha dowlad goboleed dhan halkaasoo ay kasoo baxday in dowlada federaalku ka leexatahay Roed mapkii loo soo dhisay inay ku shaqayso, Waxa ayna sidoo kale maamulka Galmudug qabanqaabiyeen mudaharaadyo ka dhan ah dowlada federaalka Somaliya gaar ahaan R/wasaare Saacid kuwaasoo ka dhacaya magaalooyinka Galkacyo iyo Muqdisho hasse yeeshee markii arintu halkaasi marayso ayaa waxaa soo kala dhexgalay madaxweynaha Somaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo xubno kamid ah golaha wasiirada dowlada Somaliya ayagoo codsaday in la joojiyo mudaharaadyada islamarkaana uu R/wasaare Saacid diyaar u yahay in la wada hadlo uuna ka raaligalinayo ismaandhaafkii, R/wasaare Saacid ayaa maalin kadin markii la baajiyay mudaharaadyada casuumada rasmiya u fidiyay madaxda maamulka Galmudug. Dowlad goboleedka Galmudug oo kamid ahayd geedi socodkii nabad kusoo dabaalida iyo dhismaha dowladan cusub ee federaalka Somaliya, Kana qaybgashay shirarkii Muqdisho, Garowe, Galkacyo, London, Istanbul, Addis Ababa islamarkaana soo xushay xubnihii ansixiyay dastuurka sidoo kalena waxkasoo xushay xubnihii dhaqanka Somaliyeed ee ayagu saldhiga u ahaa soo xulida golaha barlamaanka Somaaliyeed ee hada jira ayuu R/wasaare Saacid kusheegay inay tahay dowlad aan dhamayn...ayna ku biirto dhanaca ay rabto'' Hadalkaas waa mid meelkadhac ku ah Galmudug'' Waxaase xusid mudan kaligii taliyihii Max'ed Siyaad bare wuu kala qaybiyay dhulka balaaran ee ay dagto beesha saldhiga u ah Galmudug, Sidaad la wada socotaan gobolka Galgaduud waxa uu xoojinjiray beesha uu ka dhashay si loo caburiyo beelaha kale ee kabadan ayaga waxa uuna ku daray tuulooyinka ku teedsan xuduuda itoobiya ee ay beeshu dagto Cabudwaaq iyo Galdogob, dhanka deegaan ku teedsan Galinsoor iyo inta u dhaxaysa deegaanka Ximan waxa uu hoos geeyay Cadaado asagoo kala goynaya beesha, Dhanka kale Afbarwaaqo iyo deegaanka Golol oo dhan waxa uu hoos geeyay Jariiban, Degamada Galkacyo wax alaale wixii ummadi wada lahayd sida Iskuuladii hose/dhexe, Isbataalkii, Xabsigii dhexe, saldhiga booliska, xirada Dayaxa, xirada Daraawiishta,Xirada Injida, Garoonka ciyaaraha, Matoorkii layrka, xarunta dhirta iyo daaqa oo dhan waxa uu ka dhisay dhinaca waqooyiga Galkacyo oo uu ugu danaynayay beesha halkaasi dagan oo dhalasho ahaan ay is xigaan. Waxaa intaasi sii dheer oo uu ku hayay kaligii taliyiihii Siyaad Barre caburin dhan dhaqaale,Ganacsi, Siyaasad, Aqoon,Deaagaan asagoo markii dambe usoo adeegsaday wiilshisii koofiya gaduuda kuwaasoo dadkii maatada ahaa ku guray baraago, ceelal kana dhacay wixii xoolaha ay haysteen, 24 november 1989 ayay malayshiyadii Maxamed Siyaad Bare ku xasuuqday waxgaradkii iyo Odayaashii magalada Galkacyo ee beelaha ku abtirsada Galmudug magaladaasi Docol, Arintaasi waxay dhashay kacdoon xaq ah oo ay sameeyeen Saraakiishii,Ganacsatadii, Aqoonyahankii iyo dhamaan shacabka maanta ku abtirsada Galmudug waxa ay ku qaadatay halsano iyo bilo inay Dhiig yacab Maxa'ed Siyaad Bare ugu galaan magalada Muqdisho islamarkaana ka saaraan magalada 26 Jan, 1991, Waxaa si gaara loo bartilmaameedsaday guriga habar Khadiijo oo ay maalmo kadib u dhaceen Allaha u wada naxariistee saraakiishii iyo dhalinyardii beesha Galmudug. Hadaba Akhristow madaxda Galmudug waxay ku andacoonayaan sida dastuurka Somaliya qabo ayaan nahay oo waxaa dadkayagu daganyahay Galgaduud iyo Mudug oo ah laba Gobol, Ma oranayo dastuurku waa inaad laba gobol oo buuxda dagantahay ee wuxuu leeyahay waa laba gobol iyo wixii kabadan ayaa noqonkara dowlad goboleed, Kaligii taliye Siyaad Barana ma Galgaduud iyo Mudug ayuu noo qaybiyay Shirdoona ma wuxuu nagu haystaa ma tihidin laba gobol akhristow markaad milicsato arimihii lasoo maray iyo mida hada taagan waxaad galaysaa xusuus cusub inkastoo heeryadii laiska qaaday qasaare badana ka dambeeyay hadana lama gaarin guushii la raadinayay waxaana nasiib daro ah in ayadoo mar labaad dowlad Somaaliyeed la sheeganayo nalaku digto, Markan maxaa nala gudboon 1- Inaan isdhisno oon midnamadeena adkayno, 2- Inaan xiriirkeena caalamka kor usii qaadno, 3- In aan laga daalin sidii loo helilahaa maamul ay kumidaysanyihiin beelaha gobolada dhexe. Sikastaba ha ahaatee waxaa laga warsugayaa waxa kasoo bixidoona kulanka lagu wado inuu dhexmaro waftiga madaxda Galmudug ee uu hagaamiyao M/weyne Cabdi Qaybdiid iyo R/wasaare Cabdi Farax Shirdoon Saacid oo ka dhacaya maalmaha soo socda magaalo madaxda dalka Somaliya ee Muqdisho.