sool_boy

Nomads
  • Content Count

    117
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sool_boy

  1. Parading that kid was wrong and sharif needs to answer why his moryans paraded that somali kid?.
  2. Sharif&co forces cant hold their ground with out ugandese tanks... sharif govmt needs to go away , what turned me againt sharif govmt is two bad actions one: salling our sea and two: killing poor somali kid, parading him and claiming him to be paki/afghani....i just wonder why some folks defending useless govmt of sharif and co.
  3. hold your horse , the al-shabab recaptured the lost grounds again.... i see no clear victory for sharif hotel.
  4. Isniin 13 Jul 2009 Waxaan qormaadi aan dirada ku saareynaa dhacdooyinkii ugu danbeyay ee Webset-yada Somaliyeed lagusoo bandhigay sawirkii Marxuumkii Somaliyeed ee lagu sheegay Ajnabiga,waxaa dad badani oo Somaliyeed ay aad ula yaabeen markey dib u jaleecen indha adeega iyo Beenta nocon oo kale ah, ayadoo ay dad badanina xasuusisay warkii u Talefishinada Aduunka kasii dayay Wasiirkii warfaafinta ee Sadam Allaha u naxariistee, kasoo noqday shaqsigii ugu beenta badnaa, kadib markuu yiri Ciidamada Mareykana dib ayaan u cayrinay wana aan ka saarnay Magaalada Baqdaad asagoo hortaagan Talesfishanada Aduunka, intuusan hadalkii dhameena dhabarkiisa danbe u kasoo muuqday Tangigi Mareykanka. Hadaba soow tani kama darna in Mawaadin Somaliyeed oo la tuhun sanyahay in ula kac loodilay, markaad si fican u egto Sawirka dhaforka oo ay ka muuqato Xabadii lagu dilay oo mujineysa in Bastoolad ama qori wixii loo isticmaalay dilka wilaaski aad loogu dhaweyay Dhafoorka Marxuumka,hadana lagu sheegay Ajnab mahaajir ah. Falalaka noocon oo kale waa kuwo kordhiya dhira galiyan jiritaanka kooxaha araxan laawayasha ah ee dadka gacamaha iyo lugaha kajara, raga ku dhiiraday beenta cad ee aan geedka loogusoo gaban waa kuwo la mid ah lana shaqeeya kooxahan Duufanta ah ee raba iney umada oo dhan gacamha iyo lugaha kajaraan, waxana ay dadku wali iloobin xasuuqyaday u gesan jireen shacabka Somaliyeed, ayana waliba idaacadaha kasheegan jireen(Nin waliba wuxuu ku gaboobu la shir tagaa) waxaana muuqata inuu Indha Cadde la shaqeeyo kana tirsan yahay Arxan laawashaya. Qeynuunka bini Adanka iyo Islaanimaduba waa ka reeban yihiin waana wax si weyn oga soo horjeeda in meyd qof Islaam ah oo waliba qaawan lasoo bandhigo ayadoo xitaa la diido in la asturo oo maro lagu dado, Talefishanada iyo websayadana loo soo diro sawirada Marxuum Islaam ah oo gaalada Amisom ay hadba meel meedkiisa u jiidaneyso, waa wax laga xishoodo oo waliba, waxaa dad badani la yaabeen kuwa sheeganaya inay Somaliya madax u yhiin oo wali ka amusaan arinkaan, waxaana taa kasii daran in lagu magacaaban yahay Shekh Diinta Islaamka wax yaqaan. Indha cade Waxaa ayana yaab iyo amakaaga ah Indhacade oo wali ku adkeysanaya inuu Marxuumkii ahaa Ajnabi Mareykan ah, isla markaasna aysan jira Samali midabkisa oo kale leh,iyado loo sheegay in Abihii iyo Hooyadii wiilka ay aqoonsadeen Wiilkoodii. Waa wax aad iyo aad looga xumaado in shaqsi sheeganaya dawladnimo ama masuuliyad uu ku hadlo waxii uu afkiisa soo qabto.Hadaba beenlow indhacade oo ku caanbaxay qaabka loo laayo dadka banaadiriga iyo reermarkoodka ayaa waxaa uu ku tilmaamey Jamaal Buuna in uu maraykan ahaa ee uusan somali aheyn. Mar uu ka hadlayey marxuunka dhintay ayuu indhacade ku sheegay in uu ninkaan ay isla joogi jireen raaskambooni uuna ka mid ahaa dadkii uu uguuriyey. Mar Su’aal la weydiiyey oo aheyd waxaa la wareystay hooyadii iyo aabihii.waxaana uu ku jawaabey in hoyadii iyo aabihii ay yihiin dadka u shaqeeya alqacida oo ay been sheegayaan. Waxaa kale oo uu yiri bal fiiriya midabkiisa, somali midabkeeda waad taqaaniiin ee ma aragteen soomali sidan u eg. Hadaba somliyey indhacade waxaa uu xaqiray oo uu somaliya ka saaray in dadka reerxamarka, reer markodka,baraaweniga intaba in ayasan somali aheyn waa Nassib daro. waxaa u suurta gashay tv universal in uu wareysi ka qaado abaha iyo hooyada jamaal baana alaaha u naxariisteem waxeyna cadeyeen inuu wiilkoodi ahaa Meydka lagu soo bandhigay Websetyada Madaxda Sare ee Dowlada. Madaxda Sare ee Dowaldu soow ma aheen in ay arinka noocan oo kale ah ka bixiyaan (Apologize) Raali galin ayagoo eegaya Masuuliyada kasaaran Mawaadiniinta ay sheeganayaan ineey matalan ama Madaxda u yihiin. Soow ma aheyn. In hadey wax ka garanayaan Siyaasada ayagoo ka fa’ideysanaya Fursadan iney ka jawaaban Codsiga waalidka Marxauumkii dada yaraa ee ahaa in loo dhoofiyo Medka Wilkooda Dalka Mareykanka, soow mahaan Masuuliyiinta Dowlada waa Shariif iyo Cumar Cabdi Rashiide iney la xiriraan walidkaas ka wal wlasan ubadkoodi bixiyaana kharashka lagu dhoofinayo Marxuumka, ha ******** iney dhacdadani tahay tijaabo! Maa daama Madaxda Dowladu ay saarantahay Masuliyad gaar oo ka duwan falalka ay samenayaan kooxaha mucaaradka,soow mahaan in ay muujiyaan uqalmid Masuuliyada ay sheeganayaan, marka laga tago afka cidlada ah ficil ahaan in looga arko si ay bulshadu ugu soo dhawaato. Madaxda Sare ee Dowlada waxaa waajib ku ah in Amisom ay u sheegaa in dinta Islamka ay Mamnuuc ka tahay Waxyeelenta Madka ama in lasoo bandhigo. Madaxda Sare ee Dowlada waxaa sidoo kale waajib ku ah in ay baaritaan dhab ah ku sameyaan qaabkii u udhintay Marxuum Jamaal Buuna. Hadeeysan saas samenkarin waa iney isaga dagaan kursiga ay ku fadhiyaan oo aan awalba si xalaal ah lagu helin,si an umada Somaliyeed ee u hanmuunin Dowlad nimo iyo Nabagalayada aan wakhtiga laga dhumin. Ha ogaado Khaladaadka sheikh Shariif in ay beesha caalamka iyo umada Somaliyeed intaba indhaha ku hayso, ayna Bulshadu hoosta ka xariiqaday in ay gabi ahaanba khladnatahay siyaasada dowlada, Isla mrkaana loo baahanayahay in ay hagaajiso siyaasadeeda dibada iyo Gudahaba, ha ogaato Dowladu in aysan marnaba ku guuleysan Karin Awood(Military),bals e loo baahanayahay in ay la timaado (policy) cad oo la fahmi karo,si ay u hanto Shacabka Somaliyeed loona helo fursad wanaga loo tuso dhalinta yare e qalbigooda la xaday, waayo hadeey kuwa sheeganaya Dowlada ay si araxan daro ah wax u dilayaan oo ay walib tusayaan dhalinta kale ee la socta kooxaha kasoo horjeeda soow mahaan ineey mintidaan oo aysan marnaba Isdhiibin waayo wanaag kama soo horeeyo wax aqoon ahna uma laha dhaqanka Somalida, sababato ah Marxuumka la dilay waxaa Somalia laga kaxeeyaya Asgo 7-jir ah, waxeey taa ku tusaysaa inaysan dhalintaani waxba ka aqoon dhaqanka Somaliyeed. Allidamaale.com Your Reliable Sources DIB U NOQO
  5. Shame on sharif and his supporters , to parade dead somali-muslm-body and over that call him pakistan/afghani is proof how low this govtmt has falling... I wonder why muqadisho folks allways drag , beat or parade dead people? even kafirs dont do that...the dead is dead , and there is no point of dragin` ,beating or parading dead body.
  6. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Could Riyaale, the great performer be behind all these tricks so as to win another 5 year term on the basis of "uniting the country" and "saving Somaliland" ??. Hmmm … Hmmmmm , it could be so... riyale is like(vote for me , or awdal will go away with me)
  7. sool,sanaag and now awdal rooting for somaliweyn ,those three regions are bigger than rest of so called somali-land.
  8. He could be reerxamar , whats the proof that he is ajnabi fighter , do they have any ID or passport...that man could be somali brawani or reerxamar.
  9. i think unite arab emirates is good example of how federal can forwards somalia.. UAE is smaller than somalia and all of em are ethnic arabs , but still federalism worked good for them.
  10. somalido wa kala jaan... somalis been killing one an other for past 20 years , there is alot of hatered and bad blood , somalis can not be united again... puntland and somaliland will not like to be rulled from muqadisho again, i mean this two regions progressed in last 20years with out muqadisho , they dont need south any more.. its more like south needs north(pland/sland) than north needs south...so why not congradilated them and let them continue their progress? instead of trying to pull them down.
  11. Range expands reach 9th July 2009, 10:45 WST WA oil and gas explorer Range Resources has struck up a strategic partnership with unlisted UK group Strait Oil and Gas that will see it farm into two blocks in the Republic of Georgia, Eastern Europe. Range said today it had signed a heads of agreement with Strait to acquire up to 50 per cent of two blocks covering about 7000 square kilometres, which had been explored during the Soviet era. Range also announced a strategic $2.5 million placement to help fund the transaction as well as go towards operational activities at its Puntland assets. Under the terms of the deal announced today, Range will issue 20 million shares and 20 million options to Strait’s nominees once due diligence is completed and shareholder approval received. Additional shares and options will be completed under two further tranches once certain conditions are met. Strait will also appoint a representative to Range’s board. Shares in Range were 0.2¢ higher to 5.3¢ at 10.45am Perth time. KATE EMERY http://www.thewest.c om.au/default.aspx?M enuID=3&ContentID=15 3896
  12. 09 July 2009 Range Resources, the Australia-based oil and gas explorer, has enhanced its oil and gas portfolio after agreeing a deal with private UK company Strait Oil and Gas Ltd to acquire a 50% interest in two oil and gas blocks in the Republic of Georgia. The two blocks - Blocks VIA and VIB – cover a contiguous area of 7,000 sq km and were subject to significant exploration in the Soviet era. As part of the deal, Range will complete Phase II under the relevant Production Share Agreement, which will see it pay around US$4-5 million to carry out 350 sq km of 2D and 3D seismic surveying and well selection. It will also issue up to 70 million shares to Strait on meeting certain milestones. In a move to meet the initial requirements of the Strait deal and to fund its other activities in Puntland, Range is conducting a share placing to raise A$2.5 million. The company said that with its own planned onshore drilling programme in Puntland, the Georgian farm-in was “a significant step” towards establishing the company as a diversified international explorer with a growing oil and gas acreage position and significant upside potential. http://www.smallcapn ews.co.uk/article/Ra nge_Resources_buys_i nto_Eastern_European _oil_and_gas_blocks/ 7873.aspx
  13. infact sharif lost this game , lets admit it. alshabab are threatining villa somali ,and holding all of south satates with out any resistance.
  14. Originally posted by sool_boy: quote:Originally posted by Juje: Gabbal however much you try sxb you cannot deviate that recent history to your benefit. The World Cameras and humanatarian agencies arrived in Baydhabo soon after forces loyal to Siad Barre were evicted. It is well documented the atrocities committed by these latter forces on the inhabitants of Bay and Bakool. Aideed was arguebaly the mother of all evils this civil-war has brought about but certainly not the catalyst, and you dont have to look far Gabbal to know who is the catalyst. siad bare controled baydhabo for 20 some years and people never starved , dont lie about it , dont try to repaint the truth ,usc toke over somalia and we all know what they did . usc toke over baydhabo and enslaved its people , at the end RRA kicked usc out and killed 500 usc fighters... we know the truth dude.
  15. http://www.youtube.c om/watch?v=kWdoyDaw1 ms&feature=PlayList& p=BD844B28A15AA7DE&i ndex=26
  16. http://picasaweb.goo gle.com/salahdonyale /IEC?feat=directlink # http://www.dhahar.co m/article.php?articl eid=7654
  17. are u defending usc/aideed? the topic is about aideed so stick on the topic ,somalia will never be united if we defend the crimnals for qabiil bases.
  18. infact the only think stoping them is ugandese army... sharif soldiers are not match.
  19. damn ,caydiid started all this , he started killing somalis when his usc toke over moqadisho , he couse irrepairble demage to somali nation
  20. That means half of Wardhiigley(wich villa somalia located) is controled by al-shabab.
  21. Originally posted by MoonLight1: quote: isn`t that guy , the one who sold somali seas ? Down with him. I think there is a curse on all of those involved on the sale of the sea, they all lost their passports, first it was Shaiif sakiin's kenyati passport, then now is Mr Shakuur turn, and next it has to be Mr Sharmake losing his green card, or was it a Canadian passport. loool true that.
  22. isn`t that guy , the one who sold somali seas ? Down with him.
  23. I thought secessionist are highly allergic with somalia name , but i see some of em here in somalia online 24/7 , whtas up with the double love?. lol
  24. Rudy, insulting/ebonic words a side .. but how you want farole to act? to join the crazy war in muqadisho? , nah sir farole is right to sort his own peoples problem than try to help other somalis , thats the right way ... its no use sideing with one of waring rivals and be part of problem..DO I MAKE SENSE HERE?